Home » September 30th, 2010
Entries posted on “September, 2010”

Madaxweynaha Soomaaliya Sh Shariif Sh Ahmed ayaa kulamo wada tashi ah ku maraya dalalka Geeska Afrika, Madaxweynaha oo ka soo qayb galay shirarkii New york iyo Madrid, ayaa shalay wuxuu soo gaadhay magaalada Adis Ababa ee dalka Ethiopia. Madaxweynaha ayaa kulan la yeeshay Ra’iisal wasaaraha dalkaasi Meles Zanawi. Wararku waxay sheegayaan in Shariifku uu ku [...]
September 30th, 2010 | Posted in Wararka | Read More »

Warar aanu ka heleyno Deegaamada Nugaasha ee u dhaxeeya Xuddun iyo Yagoori ayaa waxaa ay sheegayaan in Beelaha Habar Jeclo iyo Sacad Yoonis ee Isaaq ay deegaankaas ka wadaan weerarro Wareemato ah, oo ay la beegsanayaan sida la sheegay Geelal Gobolka Cayn laga leeyahay oo dhulkaas u Daran tagtay. Beelaha Isaaq ayaa waxaa ay iyagoo ka [...]
September 30th, 2010 | Posted in Wararka | Read More »

The UN is celebrating World Habitat Day on Monday 4 October 2010. This year’s theme Better City, Better Life, echoes that of the Shanghai World Expo and UN-HABITAT invites journalists and other colleagues to raise awareness about the state of our towns and cities and the basic right of all to adequate shelter. The Global [...]
September 30th, 2010 | Posted in News English | Read More »

Tahniyada Dhalasho oo loo Dirayo C/Kariim Maxamed Maxamuud iyo Farxiya Yuusuf Cawil oo wiil Ugu Dhashay Sweden. Waxaa 23 ki bishan aynu ku jirno ee September wiil ugu dhashay magaalada Gotenborg ee dalka Sweden. Hada waxaa hambalyo iyo Ran rayn u diraya Wiilkaas dhashay oo loo bixiyey Maxamuud C/Kariim Maxamed, dadkan kale ah. Awoogiis Maxamed [...]
September 29th, 2010 | Posted in Wararka | Read More »
):-Guddoomiyaha Jaalliyadda SSC ee London Uk C/laahi Axmed (C/laahi Daarood) oo Si diirran Loosoo Dhaweeyay Magaalada London. C/lahi Daarood oo ka mid ah Halgamayaasha Aad uga Shaqeeya Arrimaha SSC, Loogana bartay nin Geesi ah, oo hadallada La gabban, inta badana Caddeeya Mowqifkiisa iyo Kan SSC-ba. Halkan Ka daawo. Horufadhi.com
September 29th, 2010 | Posted in Wararka | Read More »

Oog:-Ciidamada si gaarka ah u tababaran ee ssc ayaa xalay weerar Barakaysan ka gaystey Saldhiga ugu weyn ee Jabhadda SNM Tuulada Oog,iyagoo halkaasi ku diley ugu yaraan shan Askari halka ay sadex kalena maxaasiib ahaan u soo kaxaysteen. Sida ay noo xaqiijiyeen Saraakiisha ugu saraysan Hogaanka SSC waxaa xalay weerar xeeladaysan ka fulayey Tuulada Oog Cutub [...]
September 29th, 2010 | Posted in Wararka | Read More »

Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya waxaa si xoog leh uga soconaya dedaalo kala duwan oo loogu jiro sidii ninkastaaba u heli lahaa Jagada Ra’iisal wasaaranimada ee dawladda KMG ah. Wararka Horufadhi.com ka helayso xubo ku sugan madaxtoyada Villa Somalia iyo shakhsiyaad ku madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in uu madaxweyne Shariif aad u daneenayo C/Kariim [...]
September 28th, 2010 | Posted in Wararka | Read More »
Kulan Ballaadhan oo qaban qaabadiisa muddo lagu soo jiray ayna ka soo qayb galeen wax garad iyo marti sharaf aad u fara badan oo kor u dhaafaya illaa 700 oo qof, kuwaasi oo ka kala yimi meelo kala duwan, ayaa ka qayb qaatay caleema saarka caaqilka. Xafladda Caleema Saarka Caaqilka Ayaa lagu furay wacdi iyo [...]
September 27th, 2010 | Posted in Wararka | Read More »

Aqoonyahanno Soomaaliyeed oo ka yimid dalalka caalamka ayaa lagu casuumay shir looga hadlayay xaaladda dalka Soomaaliya, kaasoo lagu qabtay magaalada Den Haag ee dalka Nederland. Shirkani oo ahaa mid looga doodayay waxyaabihii 50-kii sano ee Soomaaliya madax banaanida haysatay wixii u qabsoomay, qaladaadkii dhacay iyo xiligan la joogo iyo waxa la gudboon xiligan, waxaana shirkani [...]
September 27th, 2010 | Posted in Wararka | Read More »

Sida aanu ka helay ilo xog ogaal ah oo ku sugan Tukaraq waxaa maalmahan halkaasi ku soo noqnqonayey C/rashiid Garaad Ismaaciil Ducaale isaga oo halkaasi kulamo kula qaadanayey xubno u kala dabqaadayey isaga iyo maamulka Garoowe. C/rashiid Garaad Ismaaciil ayaa waxa uu halkaasi Kula Kulamay C/salaam Muuse Dari iyo xubno kale oo u kala dabqaadyey [...]
September 27th, 2010 | Posted in Wararka | Read More »