|

contact us

contact us E-mail    webmaster@horufadhi.com

Short URL: http://horufadhi.com/?p=36

Posted by on Sep 21 2010. Filed under CONTACTS. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

4 Comments for “contact us”

  1. dagaal maanta dhexmaray shicibka dunbuluq iyo boliska hargaysa ayaa waxa ku dhaawacmay sideed waxaana ku dhintay sadex ka dib markii siilaanyo u saxeexay in nin reerkooda lagu wareejiyo injiida dunbuluq lagana saaro dadka caanaha ku iibiya halkaas ayuu ka bilaabmay iska hor imaadku

  2. asw waxaa mahad iska leh ilaahy ka dib waxan halakn uga mahad celinayah website madax banaan ee ku hawlan danta dadka iyo dalka ssc ka dib codsigaygan igu kalifay in aanidiin la soo xiriio wxaa weeye waxad ka codsanayah waaxda maamulka website in aydib ui soo galiyaah booqashadii taariikhiga ahyd ee wafdigii khaatumo ay ku tageen maamulka somalida itoobiyah gaar ahaan jigjiga hadii aysan suurta gal ahyn in la soo galiyoh waxaan ka codsanayah in ay iigu soo diraan ciwaanka ah craxmaan07@hotmail.com maadaama ay iaygu yihiin hoyga arruurinta xogaha muhiimka ah ee khuseeya ssc waad mahadsan tihiin

  3. war niman yahow filter ka kanaa i dhibay dadaan aqaan oo ssc afqashuusha ku taagayaan gacacanta la gaadhi la ahay.i need help please

  4. BAAQ AY SOO SAAREEN REER MAXAMUUD FAARAX(KHOOFMARKE)

    April 11 2011

    KU DHAMAAN BEELWAYNTA GULLEED GARAAD
    KU DHAMAANBA BEESHA DHULBAHANTE
    KU WAX GARADKA, AQOONYAHANKA IYO SIYAASIYIINTA SSC
    KU UMMADDA SOOMAALIYEED

    Caaqilka, Waxgaradka,Culuma-awdiinka, siyaasiinta, Odayaasha, Dhalinyarada, ururka Haweenka iyo Dhammaanba Qurbajoogta Waxaan beryahanba noo socday shirar gudaha iyo dibadaba ah oo aanu kaga wada hadlaynay Dhibaatada kasoo cusboonaatay deegaanka widhwidh iyo horgalayaasha kasoo jeeda deegaanka widhwidh waxaanuna isla qaadanay qodobadan hoos ku qoran

    1)- In meel looga soo wadajeesto masiibadda iyo Colaada raagtay ee salka ku haysa kala qoqobka iyo dhulboobka beesha beesha isaaq ka wado goboladda SSC

    2)- In reerka taladiisu ku go’an tahay ta dhulbahante guud ahaan gaar ahaana ay ka mid ahaayeen beelihii ka qayb galay dagaalkii kalshaale ayna la wadaagaan dhamaanba talada gobolka Cayn diyaarna u yihiin difaaca gobolka

    3)- Waxaa reerku shir isugu yeedhayaa dhamaanba beesha guulleed garaad si looga saaro turxaanta

    4)- Caaqilka,Waxgaradka, Odayaasha iyo Siyaasiinta waxay garaadka beesha ka codsanayaan in uu cadeeyo mowqifkiisa ku aaden fidmada la keenay Widhwidh iyo arinka Garaad diiriye uu Widhwidh ka sheegay in uu wakiil uga yahay beeshuna Somalidiid tahay, Hadduu garaadku ka aamuso arinkan waxay noogu muuqanaysaa in uu la qabo garaadku waa in uu cadeeyaa sida ugu dhakhso badan. Haddii taa la waayo reerkani waxaa uu beesha guulleed garaad u sheegayaa in ay kalsoonidooda kala noqonayaan uusana garaad ugu ahaanayn Somalidiidka.

    5)- Ugu danbayntii waxay reerku isla qaateen in aan wiilasheenu noqon kuwa loo isticimaalo dadkooda ee ay noqdaan kuwo dalkooda iyo dadkoodaba difaaca.

    AFHAYEENKA REER MAXAMUUD FAARAX
    Cabdirashiid Maxamuud Saleebaan

Leave a Reply

<

Recently Commented

  • farduus1: Nafaqo News, Warar nagasoo gaaraayo oo lagu kalsoonyahay ayaa sheegaaya in hadeer wasaarada arimaha gudaha...
  • farduus1: Laascaanood belo ma ka jidho lakin wiil aya lagu xirey cerigaabo kkk alow sahal amuuraha war reerka ma...
  • sOmalilander: waar kii IDOOR LIQE oo markay amisom tuu shegayay imanwayday hargeisa waa kaas gabar arrrab ah intuu...
  • sOmalilander: BALIGUBADLE GIRL …… IDOOR LIQE ahahahahahah ……. be care full …. Wariyahay...
  • mire: Dhalfo liqe Waar maystidhi beryahan waad yara khalkhashay kkkkkk Topicga laga hadlayo bal dib u akhri...