Home » October 31st, 2010 Entries posted on “October, 2010”

Wararki Ugu Danbeeyey Ee Widhwidh Iyo Garaad Abshir oo Gaadhay.

abshir oo saxeexaya hogaka

Wararkii ugu danbeeyey ee naga soo gaadhaya magaalada Widhwidh ayaa xaqiijinaya inuu halkaas soo gaadhay Garaad Abshir Salaax, Garaadka ayaa waxaa la sheegay in lagu soo dhaweeyey shiid, mudaharaada iyo dhagax tuur. Waxaana la sheegay in maleeshyaadka SNMta ee magaalada haystaa ay ku soo galbiyeen tiknikada ay ku hastaan deegaankiisa, Rasaas ay fureen ayaa waxaa [...]

October 31st, 2010 | Posted in Wararka | Read More »

War Deg Deg ah: Xabad diyo Mudaharaad ka socda Degmada Widhwidh

breaking-news

Wararka naga soo gaadhay magaalada Widhwidh ayaa sheegaya in uu halkaas ka socdo Mudaharaad balaadhan oo shacabka Widhwidh qaybihisa kala duwan ka qayb qaadanayaan. Mudahraadkan oo looga soo horjeedo Horgalada deegaanka u dhashay iyo Maleeshiyada SNMta la socda, Garaad Abshir Salaax oo asaguna ku soo wajahan magaalada si uu kulan ula yeesho wasiirada beesha Isaaq [...]

October 31st, 2010 | Posted in Wararka | Read More »

BAAQ NABADEED OO AY SOO SAAREEN Beesha Reer Fiqi Shinni

Nabad-flag

BAAQ  NABADEED OO AY SOO SAAREEN Beesha   Reer Fiqi Shinni Bismillaahi Raxmaani Raxiim Maanta oo ay Bisha Oktoobar tahay 29, 2010 Odayaasha, aqoonyahanka iyo waxgaradka beesha reer Fiqi Shinni ee ku kala nool Europe, Ameerikada woqooyi, Nairobi, Hargeysa, dalalka Carabta iyo gudaha dalkaba; Ka dib markii ay yeesheen shirar iyo kulamo is-dabajooga ee xagga taleefanka; [...]

October 30th, 2010 | Posted in Wararka | Read More »

Ogaysiis Ku Socda Jaaliyadda Guleed Garaad ee Dunida Dacaladeeda.

ogaysiisbarkad

Waxaa la ogaysiinayaa Dhamaan Jaaliyadda Guuleed Garaad{Barkad} , ee ku dhaqan daafaha dunida in ay ka soo qaybgalaan shir dhanka Telefoonka ah oo la qaban doono maalinta Sabtida ah 30/Oc/2010. Shirkan waxaa looga doodi doonaa dhaqdhaqaaqyada ugu danbeeyey ee ka soconaya Gudaha deeganada beeshu degto, isla markaana waxaa laga soo saari doonaa Go’aano ku adaan [...]

October 29th, 2010 | Posted in Wararka | Read More »

Ogaysiis: MN Shir loo Qabanayo Jaamacada Nugaal ee Laascaanood.

Picture 006

Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan dadweynaha taageera waxbarashada iyo Aqoonta Soomaaliyeed in maalinta sabtida ah shir loogu qaban doono magaalada MN Ee dalka Maraykanka Jaamacada Nugaal ee Laascaanood. Hoos ka daawo faah faahinta,

October 28th, 2010 | Posted in Wararka | Read More »

Garaad Jaamac Garaad Cali Oo Shir Jaraa’id Oo Maqal Iyo Muuqaal ah Ku Qabtay Dharkayn Geenyo.

Garad Jama Garad Ali

Waxaa magaalada Dharkayn Geenyo ee xarunta KMG ah ee Hogaanka SSC, Shir jaraa’id ku qaybtay Garaadka Guud ee SSC Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad Jaamac. Daawo Vedio-ga.

October 28th, 2010 | Posted in Wararka | Read More »

Mustafe Galaal Oo Dib Ugu soo Digarogtay SNM-tisii

galal

Wararka ka imaanaya Magaalada la haysto ee Widhwidh ayaa sheegaya in halkaas uu caawa fiidkii soo gaadhay Mustage Galaal Xirsi oo ahaa Horgal hore uga tirsanaa jirey Maleeshyaadka SNM. Mustafe ayaa waxaa dhawr bilood ka hor ka soo saaray maleeshiyaadka beesha Isaaq oo uu horgale u ahaa Qaar ka tirsan Jaaliyadda beeshiisa ee Qurbaha joogta. [...]

October 27th, 2010 | Posted in Wararka | Read More »

Holland;-Daawo Maqal Iyo Muuqaal Soo Dhaweynta Fannaannadda Qaranka Soomaaliyeed Saado Cali Warsame

saado

Waxaa si diiran loogu soo dhaweeyey wadanka Holland Fannaannada qaranka Soomaaliyeed ee Saado Cali Warsame , waxaanu haddaba halkan idiinku soo gudbinaynaa Soo dhaweyntii Fannanadda Daawasho Haboon

October 27th, 2010 | Posted in Wararka | Read More »

Hadii SSC Hogaan Midnimo & Xorayneed Yeelatay, Urur Miyaa Loo Baahanahay?

Mushkilad kasta oo la soo derista aadanaha waxay khasab ka dhigtaa in xalkeeda la doono, waana hal qabsi caan ah “Mushkiladu waa furaha xal u helida dhibaatooyinka aadanaha.” Hadaan marka tagtada dib u jaleeco soo bixitaankii uruka NSUM wuxuu ku soo aaday xili baahi laxaadle loo qabay in la helo cid raadisa  xaqii umada SSC ee [...]

October 27th, 2010 | Posted in Wararka | Read More »

Maqaal:Horgal Cismaan Garaad Soofe: “Garaadada Buuhoodle iyo Beesha Barkad ba Nabad ayey Qaateen”

horgal

Horgal Cusmaan Garaad Soofe oo ka mid ahaa Horgaladii dhawaan maamulka Hargaysa ay xilalka u magacaabeen, ka dib markii Xisbiga uu madaxda ka ahaa dhiigyacab Siilaayo ee Kulmiye guulaystay ayaa waraysi dheer siiyey TV-ga maqal iyo Muqaalka ah ee Universal. Horgal Cusmaan Garaad Soofe ayaa si weyn carrabka ugu Jiidey Beelo ka tirsan beel weynta [...]

October 26th, 2010 | Posted in Wararka | Read More »

<

Recently Commented

  • kalshale: suldaankii beesha ciida gale oo laga reebay casuumad beeshiisu u soo dirtay oo uu rabay inuu xoogaa sooryo...
  • NINA: snm oo runta isu sheegaysa iyo habrihii oo xisaabtamaya dhegaysta suldaanka guud ee garxejis oo cimaamadii...
  • kalshale: xafladii soomaalidiidka ee denhaag lagu qabanayey oo caawa tooray iyo budh laysku garaacay iyada oo markii...
  • saambuuse: waa wax laga naxo in nimankan dhibkan gaystay weli la sito lanbaradoodii anigu waxaan joogaa buuhoodle...
  • halbeeg: kkkkkkkkkkkk waar sowka reerku halka dollar hargeysa usoo doonta, dollarka somtel aad siineysaaan dhulkiina...