Home » November 30th, 2010
Entries posted on “November, 2010”

Shacabka Soomaaliyeed waxay mar mararka ka mid ah si weyn ugu tiirsanaayeen Ilaacada BBC-da qaybteeda afka Soomaaliga, ayadoo waayadaas ay iskaba yarayd in war kale ay helaan. Waxaase waayadan danbe isa soo taray warbaahinta xorta ah ee dunida si weyn uga hano qaaday, sida Website-yada oo ayagu hada ah Hormuudka qalabka warbaahinta baahiya, maadaba Website-ku [...]
November 30th, 2010 | Posted in Fikradaha,Wararka | Read More »

Habeenimadii Xalay ayaa Jaaliyadda SSC ee Uganda qabatay xaflad Balaadhan oo loo dhigay wefdigii Hogaanka SSC ee ay hogaaminayeen Garaad jama Garaad Cali iyo Hogaanka SSC.. Kulanka ayaa waxaa Goob Joog ka ahaa Dhamaan Xubnihii Safarka ku weheliyey Hogaanka ee Hore ugu sugnaa Magaalada Kampala, waxaana sidoo kale ka qaybgalay Kulanka General Yuusuf Xuseen Dhuumaal, [...]
November 30th, 2010 | Posted in Wararka | Read More »

Walalyaal bal Daawada Vedio-gan hoose waxaad ka arki doontaa arin Cibiro ah, runtiina ah jaanis aad ku raadsan karto Ajri.
November 29th, 2010 | Posted in Wararka | Read More »

shirkii u socday labada beelood ee oodwadaagta ah ayaa waxaa laysla qaatay in aanay shirkaasi ka soo qayb gelin siyaasiyiinta maamulada Garoowe iyo Hargeysa, arrinkaasina loo daayo dadka madaxdhaqameedyada ah ee iyagu ehelka u ah nabada iyo dhaqanka, hase ahaatee waxaa maanta ka dhex kacay Horgale Fuaad Aadan Cadde, taasina waxay keentay khilaaf iyo buuq [...]
November 29th, 2010 | Posted in Wararka | Read More »

Wasiirka cusub ee Wasaaradda Warfaafinta, Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Ku Xigeenkiisa ayaa Maanta Howlo kormeer ah ku soo maray Qeybaha kala duwan ee ay ka kooban tahay Wasaaradda warfaafinta, iyadoo dhanka kale uu Wasiirku sheegay inuu ka shaqeynayo sidii loo horumarin lahaa Isgaarissnta dalka. Wasiirka iyo ku Xigeenkiisa ayaa waxa ay soo kormeeren dhammaan [...]
November 29th, 2010 | Posted in Wararka | Read More »

Waxaa maalmahan ku sugnaa magaalada Buuhoodle xubno u shaqeeya maamulka C/Raxmaan Faroole ee Garoowe, Xubnahan oo uu ka mid yahay Maxamed Faarax Faruur , Xaajo Waal waal iyo xubno kale ayaa waxay ku soo hirteen odayaal Garoowe ka soo jeeda oo sheegay inay u yimaadeen Nabada labada beelood ee ka socota Maygaagle. Laakiin waxaa ay [...]
November 28th, 2010 | Posted in Wararka | Read More »

Safiirka SOmalia u Fadhiya Dalka Uganda Sayid Ahmed ayaa Saaka waxa uu Booqasho ugu tegay wefdiga Hogaanka SSC ee uu Horkacayo Garaad Jama Garad Cali, Halkaas oo ay Safiirka iyo Wefdiga Kulan ku dhexMaray. Safiirka oo weheliyey General Dhumaal oo ahaa Taliyihii Ciidanka Milliteriga DFKMG ah ayaa waxay qaabilay Hogaanka Dr: Saleebaan Ciise iyo Garaad [...]
November 28th, 2010 | Posted in Wararka | Read More »

Madaxweynaha dalka Uganda Yogeri Mouseven ayaa gaadhay magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya, Madaxweynaha ayaa waxaa Garoonka ku soo dhaweeyey madaxda dalka Soomaaliya sida Madaxweynaha iyo Ra’iisal wasaaraha. Waxaa Yugeri ku weheliyey Xaaskiisa, kuwaasoo si weyn loogu soo dhaweeyey Adan Adde International Airport. Madaxweynaha ayaa amaankiisa waxaa si weyn u sugayey ciidamada AMISOM, oo kuwa [...]
November 28th, 2010 | Posted in Wararka | Read More »

War saxaafadeed afhayeenka jaaliyad SSC Ee wadan Imaaraadka Carabta Mudane Rashid diiriye Faarah (Kadeed).. Halkan Ka Dhegeyso
November 28th, 2010 | Posted in Wararka | Read More »

Waxaa caawa la dhaariyey xukuumadii Maxamed Abdullaahi Farmaajo oo maanta si aqbaliyad leh u helay Barlamanaaka Soomaaliya. Xaflad si weyn loo soo agaasimey oo ka dhacday Hoolka aqalka madaxtooyada Villa Soomaaliya, waxaa ka hadlay Gudoomiyaha barlmaanka Sharif Xassan wuxuuna ugu hambalyeeyey wasiirada cusub xilka loo doortay wuxuuna Barlamaanka ugu baaqay inay heshiiyaan. Ugu danbeyntii waxaa [...]
November 27th, 2010 | Posted in Wararka | Read More »