Home » December 30th, 2010
Entries posted on “December, 2010”

Waxaa dhamaan Shacab weynaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Isku taga Imaaraadka Carrabta la ogaysiinayaa in ay ka soo qayb galaan xaflad weyn oo lagu soo dhaweyn doono Hogaamiyaha SSC Dr: Saleebaan Ciise iyo Madaxa Waaxda Arimaha debeda ee SSC Pro: Mohamud Ali Jama, kaasoo dhici doona 2/1/2010 habeenka sabtida ah ee axadu soo galayso [...]
December 30th, 2010 | Posted in Wararka | Read More »

Garaad Jaamac Garaad Ali Garaad Jamac Abdillahi Garaad Jaamac Garaad Ali Abdihamiid Garaad Jaamac Garaad Ali Abdirashiid Garaad Jaamac Garaad Ali Abdi Aziiz Haji Abdi Garaad Ali Omar HAji Abdi Garaad Ali Ilyaas Haji ABdi Garaad Ali Abdirizaq Haji Abdi Garaad Ali Caasha Garaad Jaamac Garaad Ali Xaliimo Garaad Jaamac Garaad Ali Caasha Haji Abdi [...]
December 29th, 2010 | Posted in Wararka | Read More »

Laga soo bilaa wakhtigii uu Saancadihii calaamaysnaa ee Gumasytaha ahaa Geyigeena soo cago dhigtay waxaa maalin , maalinta ka danbaysa isa soo tarayey dhul riixa lagu hayo deegaanada SSC. Ka hor intaanu dalka imaan Gumasytihii Ingiriisku, Geelasha Dhulbahante waxay daaqi jireen Ber bera iyo Sheekh dhexdooda, inta deegaan ka sookeeyana wuxuu ahaa deegaan SSC ama [...]
December 28th, 2010 | Posted in Wararka | Read More »

Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta dood ku saabsan Miisaaniyadda Dowladda ku yeeshay xarunta golaha shacbiga ee magaalada Muqdisho. Kulanka ay soo xaadireen 278 mudane ayaa warbixin looga dhegeystay Wasiirka Maaliyadda Mudane Xuseen Cabdi Xalane oo faahfaahiyay Ilaha Dhaqaalaha Dowladda , wuxuuna sheegay in bishii la soo dhaafay ay Dekadda Muqdisho ka soo xarootay 960kun oo [...]
December 28th, 2010 | Posted in Wararka | Read More »

Maleeshiyaadka Jabhada Hargaysa ee SNM ayaa waxay beryahanba saldhigyo waa weyn ka qodonayeen deegaanka Maygaagle oo Buuhoodle u jira 20km. Maleeshiyaadkan ayaa waxay halkaas ka wadeen ayaamahanba Tacadiyo waa weyn oo ay shacabka deegaanka Baadiyaha kula dhaqmayeen, sida Boob xoolaha ah, Barakicin iyo ayagoo deegaanka dhirta waa weyn ee ku taala goynaya si ay dhuxul [...]
December 26th, 2010 | Posted in Wararka | Read More »

Waa qaybtii Labaad ee waribixintii Xafiiska SSC ee Shalay laga Furay Nairobi. ugu horayn waxaa halkaasi aayadaha quraanka kariimka ah ku furay Shiikh Xasan iyo wacdi kane mahadceliyay hawshan wacan ee la qabtay Waxaa halkaasi ka hadalay gudiga jaaliya oo uga mahadceliayay xafiiskan qiimaha badan ee maanta la furay aane garanay in aanu furano xafiiska [...]
December 26th, 2010 | Posted in Wararka | Read More »

Dhamaan dadkan hoos ku xusan waxay tahniyad kal iyo laab ah u diriyaan Mudane Naciim Xasan Shiikh Mohamed iyo Marwo Aamina Maxamuud Dhaaye oo dhawaan aqal galkoodu ka dhacay magaalada Portland Oregon ee Wadanka Marayakanka. Aabe Maxamuud Dhaaye Nuur Hooyo Caasha X. Cumar Maxamuud Goonle Faarax Kooreeye Nuur Cawil Dirir Jigaxey Siciid Faarax Kooreeye Cabdilaahi [...]
December 26th, 2010 | Posted in Wararka | Read More »

Munaasabad balaadhan oo lagu furayay xafiiska SSC ee dalka Kenya ayaa manta waxaa ay ka dhacday xafiiska gudihiis Xafiisakan ayaa waxaa albaabada u furay wasiirka arimaha dabada mohamuud ali jaamac iyo sido kale wasiirada kala duwan ee SSC oo halkaasi joogay waxaane isne halkaasi ku sugnaa garaad jaamac garaad ali garaad jaamac iyo sidoo kale [...]
December 25th, 2010 | Posted in Wararka | Read More »

Wasiirka Warfaafinta Boostada iyo Isgaarsiinta Xukuumadda KMG Soomaliya mudane C\kariin Xasan Jaamac ayaa maanta shir jaraa’id oo uu ku qabtay xarunta wasaardda warfaafinta Soomaliya waxa uu faafaahin dheer kaga bixiyay heshiiskii ay DKMG Soomaliya la gashay shirkadda Sarsen International. Wasiirku waxa uu sheegay in shirkadu ay fulineyso heshiisyo ay ka mid yihiin tababarida Ciidamada Ilaalada [...]
December 25th, 2010 | Posted in Wararka | Read More »

Dugsi Malaha Qabyaaladu waxay dumiso moyaane. Tribalism does not offer shelter. It only destroys things. Timadde In an organizational behavior class for my MBA degree in the United States, we had an old professor who liked to tell us riveting stories to hammer complicated subjects into our young minds. One of the stories he told [...]
December 24th, 2010 | Posted in News English,Wararka | Read More »