Home » January 31st, 2011
Entries posted on “January, 2011”

Wararkii ugu danbeyey ee naga soo gaadhaya magaalada Laascaanood ayaa xaqiijinaya in mudahaaraadyadii looga soo horjeedey maleeshiyadka magaalada Haysta ay sii labo jibarmeen, ayadoo kacdoonka shacabku muujiyen ay kaga jawaabeen rasaas iyo madaafic ay ku duqeeyeen mgaalada. Ilaa hada waxaa ka qajiiyey in hal gabadhi ku nafbaxday ka dib markii ay rasaas la begsadeen maleshiyada [...]
January 31st, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Waxaa hada magaalada Laascaanood ka soconaya mudharaad balaadhan oo rabshato wata kaasoo ay shacabka magaaladu kaga sioo horjeedaan maleeshiyaadka Isaaq ee gumaadka ka wada deegnada SSC, Dadka mudaharaadaya ayaa wadooyinka gooyeye, waxana qaarkood isticmaalayaan quraarado, dhagxaan iyo weliba taayiro. Mal;eeshiyaadka magaalada haystaa waxay isticmaalayaan rasaas ay ku ridayaan shacabka, hada waxaa magalada ay ku dhex [...]
January 31st, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Ka dib dagaalkii shalay casarkii ka qarxay Baliga Kalshaale ayaa waxaa saacadba saacada ka danbeysa isa soo taraya Khasaarihiisa. Warbaahinta SSC oo ilaa xalay u kuur galaysey khasaaraha dagaalka ayaa ugu danbeyntii saaka wararka badankoodii helay. Dagaalkii shalay dhacay ayaa ahaa mid gaadmo ah, kaasoo ay labo jiho ka soo weerareen Ciidamada maamulka SNM iyo [...]
January 31st, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Wararka naga soo gaadhaya deeganada SSC ee Soomaaliya ayaa sheegaya in colaadii deegaankaasi ay xoogaysatay. Kalshaale Kalshaale waxaa saaka ka dhacay dagaal goos goos ah kaasoo haba yaraatee aan khasaare gaysan, waxaase dagaal culus dib u qarxay 3dii galabnimo , waxaana dagaalkani kaga duwan yahay waxaa la isku adeegsanayaa hubka noocyadiisa kala duwan. Sida ay [...]
January 30th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Waxaa qadar yar ka hor ka duulay magaalada Dubai ee dalka isku taga Imaaraadka Hogaamiyaha Hogaanka SSC Dr Saleebaan Xaglatoosiye. Hogaamiyaha oo ka duulary gegida caalamigaha ee Dubai International Airport 11:00fiidnimo ee wakhtiga dalkaasi ayaa ku wajahan dalka Maraykanka oo uu u aadin doono hawlo shaqo oo ku aadan xilka uu u hayo shacabka Sool, [...]
January 29th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

War deg deg ah oo hada naga soo gaadhaya magaalada Laascaanood ayaa xaqiijinaya in dagaal uu guur dhawayd ka dhacay meesha loo yaqaano Xero Daanyeerka halkaasoo ay ku sugan yihiin Boqolaal ka tirsan ciidanka maamulka SSC. Ciidamada ayaa weerar ku qaaday kolonyo Maleeshiyaadka SNM ah oogalbinayey mushahaaraad, halkaasoo ay kagala wareegeen dhamaan Aagabkii niyo baabuurtii [...]
January 29th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »
Warka naga soo gaadhaya magaalada Laacaanood ayaa xaqiijinaya in maanta lagu diley Duleedka dooxada Xargaga muwaadin reer SSC ah oo lagu magacaabi jorey Ina Siciid Xareed Kaboyar, kaasoo ay waalalo yihiin Sahra Xareed oo hada ka hor isla maleeshiyaadlka Isaaq gaadhi ku jiidhsiiyeen bishii May magaalada Balihadhac. Dilalkan iyo tacadiyadan maleeshiyaadkani ku kacayaan ee ay [...]
January 28th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Kulan albaabada loo qafashey oo ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho golaha wasiirada ee dalka Soomaaliya ayey si buuxda isugu raaceen in dalka laga eryo shirkada Saracen international oo ka hawl galaysey magaada Muqdisho iyo qaybo ka mid ah maamulka Waqooyi bari ee Soomaaliya. Kulankan oo lagaga dooday waxtarka iyo waxyeelada ay yeelan karto shirkadaasi [...]
January 27th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

R/wasaaraha Xukuumadad Federaalka KMG-ka ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo oo saakay dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho ayaa faahfaahin rasmi ah ka bixiyay Socdaalkii uu ku soo kala bixiyay Afar wadan oo ka tirsan Caalamka. Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo R/wasaaraha Soomaaliya oo maanta wareysi gaar ah xafiiskiisa ku siiyay Radio Muqdisho Codka [...]
January 27th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Nairobi, 26 January 2011 – Special Representative of the United Nations Secretary-General, Dr. Augustine P. Mahiga, announced that a Special High Level Meeting on Somalia will take place in Addis Ababa on the side lines of the African Union Summit which opened today. The meeting, jointly convened by the UN Secretary-General Ban Ki-moon and Jean [...]
January 26th, 2011 | Posted in News English,Wararka | Read More »