|

Hogaanka SSC Oo Saaray Warsaxaafadeed PRESS RELEASE

PRESS RELEASE

To: The Transitional Federal Government of Somalia

The United Nations

The European Union

Arab League

Organization of Islamic Conference

African Union

Inter-Governmental Authority on Development (IGAD)

The Somali People in General

From: The Unity and Salvation Authority

SSC Somalia. Dubai, 4-01-2011

We would like to share with the Somali people and broader International community that there is an imminent threat from self styled Somaliland administration who has prepared itself to take Buhoodle in a new offensive. The so called Somaliland has mobilized over 2000 armed men with over hundred “technical’s” gathered about 30 kilometers from Buhoodle, in a bid to take the current Headquarters of SSC Regional Administration.

For a long time we have been holding back our people not to fire a single bullet, during which time we have been calling Hargeisa administrations to withdraw their militia from SSC territories. If they instigate the already arranged aggression they will be responsible for the serious consequences of the human lives. This inhuman action will cause the displacement of at least 150,000 civilians from Buhoodle. After the naked and aggressive invasion by the Isaaq militia in October 2007 and May 2010 on SSC territories there had been minimum of 250,000 civilians dislocated from Las Anod, Widhwidh, Balli-cad, Guumays, Yagoori, Adhi Adeeye, Kala-baydh and many more.

Additional to this hostility there is currently severe drought in all SSC territories. The Deyr season did not fall at all in Sool, Sanaag and Cayn regions. We have depressing reports that sheep and goats began to die and camel started to become very feeble and in poor health. There is acute shortage of water supply for both of people and their herds. Water points either do not exist or are in appalling conditions.

The Unity and salvation Authority of SSC Somalia stands for peace, stability and progress for all Somalis. It disassociates itself from any kind of violence, bloodshed or hostility. In numerous times we have called the Hargeisa administration to pull out its occupying forces from our regions. Unfortunately, our appeals had never been honored.

Therefore, in this press release, on behalf of SSC territories, we are appealing to the International Community and Regional Organizations to impede the organized assault from Hargeisa towards Buhoodle and provide the essential humanitarian assistance to save the lives of hundreds of thousands of people and their livelihood. The amalgamation of hostilities and drought necessitates immediate and consorted actions.

Thank you very much for your cooperation.

Horufadhi.com

Short URL: http://horufadhi.com/?p=1848

Posted by on Jan 11 2011. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

15 Comments for “Hogaanka SSC Oo Saaray Warsaxaafadeed PRESS RELEASE”

  1. SSC waa urur la ogaaday ujeedadiisa, oo ahayd in xagle leexshe wasiir laga siiyo dawladda itaalka daran ee farmaajo horjoogaha ka yahay, intaa yar ayuu shacabkiisa u laayay oo rag masuukiin ah yidhh waxay u shaqeeyaan siilaanyo oo sababtaa awgeed u nafwaayeen, hadaba xagle leexsho isagu miyaanu u shaqayn farmaajo oo loogu balanqaadin wasiirnimo, ujeedadiisu ma weeye anigu waxaan doonaan yeelayaa, dad kalena uma ogoli in ay fikradooda ku kacaan, hadaba xagle leexshe wuu qaldan yahay, waa in odayaasha dhulbahante danta shacabkooda ka taliyaan, waa maxay dadkani qaar hargaysa ayay joogaan, qaar faroole ayaa masruufa, xagle leexshe iyo kooxdiisana waxa masruufa farmaajo. waar bal dhinac wada mara oo hadaf gooniya yeesha oo ha la adin fahmo .

  2. cabdillaahi ma saar dhulbahantuu qabaa markaad aragto webabka ssc buu dhex dabaalanayaa sidii duqsi war meesha paranoid haka qaadin cidi idinkama jeclee ee orodoo habraha gaalada ka beeci baaro hakala daaleene ileeyn camal kale mataqaanaane walaahay dhulbahante dawlad ku noqon maysaan filinkiinii yaraana waanu fashilay kana daalin mayno ilaa qiyaamaha been raad maleh. habarta dheeg iyadu waa bilaa address haday kalsooni leedhay way isa sheegi lahayd waxay thy xoogaa cunto saliid badan ayay soo cuntay way ku yara hunqaacday .cabdillahina norway buu joogaa hadaad edebdarada joojin weydo meeshaad joogtaan walaahay kuugu iman waana ku garaaci dabacayuun yohoow

  3. ASC
    KKKKK walahi hadalka c/laahi adban ugu qoslay dadkana waxan filaya inyar ba fahmi karta waxa uu ula jeedo hadaba anigu hadalka sidaa uma dabooli aqaan ee wan cadeya AXMED walal horta wad mahadsan tahay ilahayna waxan ka rajaynayna wadada toosan lakin SUAAL sida aynu wada ogsonahay anigu wadada dhulbahante ma jecli waayo meesha reerka laga soo galayba waa xagooda hadii ay tahay mid hore iyo hadii ay tahay mid dambeba diintana sifiican ayan u aqaan weliba ssc waxa loo sameyey waa wax ku tagan sharecada islaamka sida kitaabka iyo sunaha runtii ma jecli inan tafasiil kale oo badan sii galo waayo meshu waa buplic website lakin waxan leyahay mar 2aad wadada dhulbahante doorkoodii mesha waa ka maqan yahay wsc wr wbk

  4. Asc

    Waxaan xasuustay Prof, sheeko ku dhacday nin ay saaxiibo yihiin ayaa maalin ku arkay magaalada uu degan yahay ee Oss markaasuu yidhi waar yaa maxamuud maxaad doon doonaysaa waadigan meelahaa eeg eegayee , markaasuu yidhi bisad aan lahaa ayaa iga luntay oo ay islaantii ii dirtay oo aan eeg eegayaa , markaasuu yidhi ( isagoo u dhex raacinaya ) oo hawshiina meeday laguu magacaabay . markaasuu is gartay oo uu yidhi ninkaygaa bisada fiidka doon doonaaya ayay qolana wasiir arima dibadeed ka dhigatay.kkk

  5. walaalayaal dhamaan waan idin wada salaamayaa

  6. waan idin salamay dhamaan ssc walaalayaal waxan kale oo gaar usalamayaa ikran iyo sagal iyo abdirahman iyo hibaaq salan kadib waxan idin leeyahay naagtan caytamaysa ee meesha ku qoran waxay doonto haku hadasho yaysan idin dambaajin walaalayaal oo aakhiradiina yaysan idinka halayne waxba hala caytamina waxaad ku dhahdaan uun waxaad lawareegayso naladhaaf waligeed haday caytamaysana iyaday udaran tahay aakhiradeeda waxaan idin leeyahay danteena aynu kawadano dhegna ha udhigina that is all brothers and sisters

    ssc waxaan leenahay xukuumatal islamiya hanoqoto insha alaah guul iyo gobanimo sinaan iyo cadaalad INSHA ALAAH waydhamaystirmidoontaa

  7. abdirahman-laaso

    HIBAAQ

    salaantaadu qiimo gaar ah ayaa ay noo leedahay,waana lama celiyaan oo waanu kaa gudoonay,mahadsanidin.SSC GUUL.

  8. dhaman walalaha ssc waan salaamay abdirahman laaso ikraan sagal iyo buuhdlady dhamaaaaaaaaan dhalanka xalasha ah ee reer ssc guul iyo gobanimo walalayal salaan kadiib habartaa dheeeg waxan dhihi lahaba waxa yirii walalahay sagal iyo ikraan markaa waxan umalayinaya dheeg waxa beeri xumeeyey wiil inaaga wayo waxay uhadlaayisa siidi naag lafuray ama laguu xumeyeey marka deenbiigeda hanala dhafto

  9. War Beloo!! Dheeg anaa aqaan waa Ina Jaamac Dheeradii Habaryoonis ee jidhkeeda ka ganacsanjirtay. Buuhoodlena way joogtay oo waxay doonaysay ina SSC ashcaarteeda ka miisato waase laga diiday oo waxaa loo masaafuriyay Burco. Marka waa kiiska iska waale ha u bixina.

    Waxaad ku tidhaahdaan “BUURUUS” Sunbayahay soco oo Taxigii cadaa ee Burco ha ku deeqo

  10. sagal iyo ikraan abdirahmn dadkediy lakiin ha la caytamina wixii qasama waa la waniya viviv helganka netka kkkkk

  11. kkkkkk gaadasho kulaha ma soomaaliya dabadisu kasoo jeedo akhiro baa waxa gadan kara isagab tiisa uyaaban kan madaxada lagu sheegayo caydhi u soo goosaya ingirska laga sin laha kkkkkk dhulkan somaliy somalikale kama gadan karo coz snm yaay gacamah udhigata gaalo inay waxa uqabtan marakas xooga yaro shilimo ah la soo siya kadiban waxay kula soo dhex dhacan ssc inay aag dagan intay waxa ku qabsan lahayn oo dadkoda u baahane sii san lahayn dhulan ma lagato ee kala baxa hadalkag webka isku xiishood is dhiskagag mooye aad iska dhisaysid ciidan ku danaynayn kuwan snmta meel kuma geenayane naciibka ayii ku qaban waxab kama ogide aniga ku waramaye

  12. Wasiirka amuuraha dibadda SSC aadbuu ushaqaynayaa,waana wadani dhab ah. alle hakula garabgalo,hawsha SSC meel sare ayaad gaadhsiisay, guulayso ayaanu kuleenahay.waxaan kaloo kuusheegayaa in aydaan kacaajisin kawaranka hadba xaaladda ay shacabka SSC kusugan yihiin,waayo idinkaa maanta metela,taageero hiil iyo hoo ahna waanu idinla garabtaaganahay. wallaa SNM yaan dhulkayaga metelin,wallaa SSDF,ayaan dhulkayaga metelin .wallaa EX.NSUM ayaan dhulka metelin ee hawsha hogaanka aad haloo adkeeyo, wixii khaladdana hala saxo.ta kale,meeye masuuliyiintii safarada kutagtay dibaddaha ee looqoondeeyey in dhulka kusoo laabtaan sida kii difaaca iyo wasiiradii kale ee dastuurka iyo warfaafinta, waa in jawaab laga helaa.wasiirka warfaafintana markasta uu kawaramaa xaalka HOGAANKA SSC iyo wixii uqabsoomay oo uu shaqadiisa siwacan ugutaa. hogaamiyahana safarkiisa USA ha soo gaabiyo.guulbaan urajaynaa hogaanka SSC.

    nafta dheeg labaxday,hablahagii qiimaha badnaa ayaa jawaab siiyaye anigu xaalkiisa waxka odhan maayo. SAGAL IYO IKRAAN,wixii lafahmi waayaba waa ku idinka,karbaasha,oo meel uga soo hadha.alla hablahagu dagaalyahansanaa,wallee waa mahad alle mar hadduuba alle kuwaas oo kale in ay garab noo noqdaan uu naga beeray. guulaysta labadiinaba.

  13. naagtan urtay ee dheeg
    naa orod shaqa yeelo jaajuusad yahay maxaad rabtaa inay garoowe mataga faroole ku cunaan dee wey diideen madaxdayadu inay dhabayaco u shaqeeyaan, dhabayacu daraawiish baa wax ka dhigtay hadeerna idinka tashanay ee joojiya baroorta. dadnimo hadaad leedihiin idoor ulama heshiiseen colaada dhulbahante. idoor ma isagaa ku raba adaa isku dhedhejinayee waana kula yaaban yahay. xisaabtanka dhabayaco waa marka aan idoorkaad lasanod ka gaday ka soo jeesto, makula tahay inaad badbaadiso maamulka lagula dhisay mise sidiinii isu qabsada cumar, cismaan iyo ciise. mise hadeerba idinka dhex bilaabantay oo oo cumar bay isugu jirtaa. guul reer ssc daacadi ma hungowdo.

  14. dheegeey habar fadaro ah baad tahaye edab yeelo
    wax bilaa rabayada baad tahaye orod meeshaad ka soo heerintay qabo bahalyeey soo luntay danbigaga uma bahnin inaanu kula wadnee
    maamulkii maxaa ku dhacay waxan ugu eegayaan meesha waxa bilaa basarka ah meesha ka sifeeya.

  15. ssc waa fataalo iidoorka u shaqeeya waa nimankii gatay WIDH WIDH, KALSHAALE, HAGOOGANE, MAYGAAGLE maantana BUUHOODLE ku gor gortamaya in ay lacag culus siistaan .
    hotelada raaxada ah ee 5 star ayuu dagan yahay Khaniiska iidoorka u shaqaaya mr xaar toosiye Buuhoodle waxa uu siistay 20 mallion oo dollar.

Leave a Reply

Recently Commented

  • mire: Idoore yare Don’t worry kan waanu ku heshiinaynaaye , adigana waxaanu laascaanood kaaga furaynaa meel...
  • cagey: Bismillaahi Raxmaani Raxiim,amaa bacdi,waxan xusuusta beesha Hayaag ee dhulbahante oo isimkoodi taladii beesha...
  • Gabadh Nugaaleed: COODINLE WAA DHUL _DHULBAHANTE. dhulka intaanu islahayn adaagaal iyo dhiigdambe yuu dhicin baa ku...
  • Xaqdoon: 1. Xaqdoon April 24, 2014 – 3:58 pm [ Xaaladda Beesha Isaaq baa haatan u muuqata [ Xaarwalwaal Xaarkii...
  • Idoor liqe: Buuhoodle waa qayb Ka mid ah dhiigeyga, mana ogoli in aad wax Ka sheegto. Bal abtirso ha Lagu gartee !!!