Home » February 28th, 2011 Entries posted on “February, 2011”

Wajigabax ay Laascaanood kala Kulmeen Horgalayaasha Siilaanyo.

Horgalada

Halkan hoos linkiga ah riix si aad uga bogato wejigabax ay kala kulmeen magaalada Laascaanood Horgaladii SNM. http://www.youtube.com/watch?v=sageJIrcXmE&feature=player_embedded

February 28th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Daawo sida Naxariis darada ah ee ay maleeshiyaadka Siilaanyo ugu Tacadiyeen wiil Raacato ah oo reer SSC ah,{Sawiro Naxdinleh}.

wiilka3

C/weli Ibraahim Ducaale Darwiish,oo ah wiil raacato ah waxaa laga helay isagoo geed ku yuurura sida uu sheegayna uu ku xidhnaa sadex habeen iyo labo maalmood waxaana si naxariis daro ah loogu giijiyay xadhig nooca bunjiga ama cayngeriga ah sida uu war baahinta u sheegay c/weli wuxuu yiri aniga oo geel la jooga ayaan maqlay [...]

February 28th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Shirweyne Ay isugu Yimaadeen qurbajoogta Beesha Gulleed Garaad Ee London.

uk_flag

ShirkII BEESHA GULEED GARAAD OO LAGU QABTAY LONDON:   Waxaa Shalau 27th bisha febuary lagu qabatay shir ay isugu yimaadeen beesha barkad ee ku dhaqan carigan ingriisaka   shirkan oo ahmiyadiisu ahayd in laga wada hadlo am laga arinsado dhibaatooyinka kataagan dalkii ama deegaanka SSC iyo kan Barkadba, waxaa iyana kasoo qaybgalay xubno katisrsan odoyaasha jaaliyada ingriisaka oo [...]

February 28th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Wasiir ka Tirsaanaa maamulkii Puntland La odhan jirey oo ka hadlay Burburka ku habsaday maamulkaas{Dhagayso}.

Bashiir Biixi

 Mudane Bashiir Cali Biixi oo Fagaare kala hadlay Shacabka Magaalada Gaalkacyo aayaa sheegay in  maamulka faroole raali ka ahayn Soo celinta Deegaanada maqan ee SSC. Mudane Bashiir ayaa sheegay sababtii looga qaaday xilkii uu hore uga hayn jiray maamulkii hore loo odhan jiray Puntland. Mudanaha ayaa cadeeyey qaabkii Faroole uga qaaday xasaanada Sadexdii Xildhibaan ee [...]

February 27th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Siilaanyo Oo Siyaasad xumadiisii ugu Weynayd Lugaha la sii galay.Iyo weerar cusub oo u ku qaadayo Buuhoodle{Warbixin}.

Siilaanyo oo Fajacsan

Koox ka tirsan beesha Habarjeclo ee uu ka soo jeedo Dagaal ooge Siilaanyo ayaa galabta si dhuumaalaysi ah ku so galay Kalshaalle, waxayna halkaas ka sheegeen inay Aaseen baraagihii ay ka qodeen maleeshiyaadka SNM iyo weliba beesha Habarjeclo. Kooxahan ayaa waxay horey u sii gaxaysteen ilaacada BBC-da oo hada loo aqoonsaday afhayeenka Siilaanyo, ayadoo ku [...]

February 26th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Dib u Sixid warkii Sadexda wiil ee Libya lagu dilay.

libya

Ka dib warkii xalay na soo gaadhay ee ahaa in la diley sadexdii wiil ee la qafaashay, kana soo jeeday deeganada SSC, ayaa wax iska bedeleen. Sadexda wiil sidaan horeyba u sheegnay habeen hore ayaa la afduubtay, waxaana lagu qalday wiilal kale oo mayadkooda la soo hordhigay safaarada oo Soomaali ah. Waxaana sadexdii wiil xalay [...]

February 26th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Wada hadal dhexmaray Faroole & Siilaanyo uu ka soo shaqeeyey Wasiirka Arimaha dibada Ethiopia Hailemariam Desalegn.

KENYA-SOMALIA-PUNTLAND-FAROLE-PIRACY

War aanu ka helaynay diplomasiyiin jooga geeska africa sida madaxa IGAD u jooga Soomaaliya dalka Ethiopia  oo ka soo jeeda degaan ahaan SSC ayaa waxuu noo sheegay in wada hadal dhexmaray Horjoogaha maamulka Puntland iyo Horjoogaha maamulka Waqooyi galbeed intuu uu ku sugna Faroole caasimada dalka ethiopia ee Addis ababa. Ayaa waxuu sheegay diplomasigaas in [...]

February 26th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Digniin:Ma Jiro Shir Qurba joogta Barkad!

warning

Waxaa looga digayaa guud ahaan Qurba joogta Beesha Gulleed Garaad inuusan jirin shir beeshu lee dahay, kaasoo lagu soo bandhigay baro aan la hubin cida sida rasmiga ah ugu gudbisey, Xidhiidh ay nala soo sameeyeen Gudida qurba joogta beeshu, waxay ku beeniyeen inuu jiro wax shir ah oo beeshu lee dahay. Waxaana ay sheegeen in [...]

February 25th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Golaha Wasiirada Ee Soomaaliya oo War saxafaaded ka soo saaray Dagaalkii Kalshaalle iyo Xaalada dalka Guud ahaan.

Golaha wasiirada

Golaha wasiirada ee dalka Soomaaliya ayaa fadhi ay xalay yeesheen ka soo saaray war saxaafadeed dhawr meelood taabanaya, kaasoo ay ku canbaareenayaan tacadiyada uu maamulka Hargaysa ka wado deegaanka Kalshaalle iyo weliba, ayagoo baaq u diray dawladdo waa weyn oo hurinaya colaadaas, isla markaana taageero Militery siinaya maamulka Siilaanyo. Hadaba warsaxaafadedkan oo nuqul ka mid [...]

February 25th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Axmed maxamed caraale (bisleeye) iyo Murwadiisa ismahaan cabdi maxamuud

TAHNIYAD

Hanbalyo hanbalyo taaniyad dhalasho 1)      Maxamuud aadan garaad jaamac 2)      Axmed cabdi cawl 3)      Saleebaan xaashi dheere 4)      Cabdiwahaab cabdi weyne 5)      Mustafe xaaji axmed xaad 6)      Aamino maaweel maxamed (shiino) 7)      Haashin ducaale axmed 8)      Maxamuud cabdirixmaan dabay 9)      Aamuno nuur qodob 10)  Mustafe xuseen taar wale 11)  Cabdifitaax faarax cabdigaas 12)  Aamino cabdilaahi [...]

February 25th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

<

Recently Commented

  • kuluc: oh i forget to say HORUFADHI DHUUMASHAY KAGA DHEGTAY KKKKKKKKKK . idinka laftiinu horgalnimo soo codsada...
  • kuluc: very good markay reer buuhoodle bartaan dhacdhaca dawladnimada lagu helo qorigay tuurayaan marhaday qoriga...
  • sOmalilander: idoor yare kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkk k k k k...
  • sOmalilander: idoor yare kkkkkkk inaad englishta taqanan moodayay awoowe waa maxay what have u drunk kkkkkkkkkkkk can...
  • sOmalilander: laascaanod fighter kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkk kk k k k...