Home » March 31st, 2011 Entries posted on “March, 2011”

Ra’iisal Wasaare Farmaajo, Wasiirka Warfaafinta iyo Xubno kale oo maanta qaabilay Wakiilka Ingiriiska ee Arimaha Soomaaliya.

qaabilaada_ergeyga_uk

Ra’iisla wasaaraha Soomaaliya mudane Maxamed Abdullaahi Farmaajo iyo wasiirkiisa Warfaafinta , Boostaha iyo isgaadhsiinta iyo weliba xubno kale, ayaa maanta xafiiska Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ee Muqdisho ku qaabilay wafti ka socdey dalka Britain oo ayaamahanba ku sugnaa magaalada Garoowe. Ra’iisal wasaaraha ayaa uggu horeyn uga warbixiyeyxaalada guud ee dalka Soomaaliya marayo, xag Amaan , Abaareed [...]

March 31st, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Hashani Maankayga Gadaye, Ma Masaar Dabaysan Bay Liqday??

maqaal

Waxaa mahad oo dhanle Eebe, nawaafujiyay hanuunka, nabad iyo naxariis idilkeedna ha ahaato korka Nabi Muxamed iyo dhammaan inta raacday baaqiisa. Waxaan fursadan, kaga faa’idaysan inaan salaan u diro shacabka SSC gudo iyo debedba. Intaa haddaan ka soogudbo, una gudo galo qoraal kayga intiisa kale, ayaan waxaan jecec lahay inaan kaga hadlo arimihii u dambeeyay ee [...]

March 31st, 2011 | Posted in Fikradaha,Wararka | Read More »

Kooxdii Suldaan Garaase oo ka soo Cararay Buuhoodle

Garaase

Kooxdii uu Hogaaminayey Suldaan Siciid Garaase, oo shalay gaadhay Buuhoodle ayaa dib uga soo haayaamay maanta ayagoo wax natiijo ah aan kala kulmin halkaaas. Kooxdan ayaa ilaa shaly ku xanibnaa saldhiga Booliska halkaas oo ay ku ilaalinayeen maleeshiyaad uu watay Dalbac iyo ilaalada ina Faruur oo Faroole ugu magacaaban Wasiir.   Xalay saqdii dhexe ayaa [...]

March 31st, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Waxgaradka Buuhoodle oo ka Hadlay Shirqoolka Suldaan Garaase.

Garaad Baaaruud

Cuqaal Uu Hogaaminayo Garaad Baaruud oo ay ka mid yihiin caaqil Axmed xasan xaaji cumar (Caydhboob) Caaqil Cali Xaaji Cumar Qaal{Cali Malay}. & Caaqil Sanweyne  ayaa shir ku yeeshay maanta Shaxda iyagoo arimo badan ka hadlay ay ka mid ahayd in ay Shirka bisha Soo socota cariga UK. gaar Ahaan magaalada london lagu qabanyo & Shirka [...]

March 31st, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Madax dhaqameed ka Soo jeeda SSC Oo Garoowe Qaxooti ku Ahaa Mudo dheer & Maxay ka wada hadleen Wakiilka dawlada England U Fadhiya Soomaaliya Mr.Baugh

Madax dhaqameedka Garoowe

Maalmahii lasoo dhaafay ayaa magaalada Garoowe Waxaa ku sugnaa wafti oo uu horkacayey Safiirka ingiriiska ee Soomaaliya Mr.Matt Baugh waxaana ka mid ah saraakiisha dhinacyada amaanka & arimaha bulshada ee safaarada Engaland ee Soomaaliya oo xilligan ka shaqeeya magaalada Nairobi ee dalka Kenya iyagoo imaanshahooda lala xidhiidhiyey Shirka ka dhici doona bisha Sideedaad dalka kenya ee [...]

March 31st, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Faah faahin Wajigabaxii kaga dhacay Buuhoodle Kooxdii Suldaan Garaase iyo gawaadhidii oo laga wareegay.{Warbixin}.

Garaase

Waxaa abaaro 11:subaxnimo soo gaadhay magaalada Buuhoodle koox uu hogaaminayey Suldaan Siciid Garaase oo ka soo kicitimay magaalada Garoowe. Kooxda isimkani hogaaminayey ayaa waxaa ay wadeen shirqool ka dhan ah shacabka Buuhoodle iyo guud ahaan kan SSC. Markii ay magaalada Soo galeen ayey la kulmeen kumanyaal dad ah oo mudaharaadaya kuwaasoo ku qaylinaya erayo ka [...]

March 30th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Xaaladda Magaaladda Buuhoodle Oo Kacsan Ka Dib Ay Magaalada Yimaadeen Rag garoowe Laga Soo Abaabulay.

  Magaaladda Buuhoodle ayaa xaaladeedu circa isku shareertay ka dib markii ay magaalada yimaadeen rag laga soo abaabulay magaalada Garoowe oo uu horkacayey Ninka lagu magacaabo Suldaan Siciid Garaase iyo xubno kale oo maamulka Faroole ee Garoowe ka arrimayaa u soo diray gobolka Cayn si ay taageero ugu aadiyaan C/raxmaan Faroole.   Shacabka Magaalada ayaa [...]

March 30th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Wafti uu Hogaaminayo Suldaan Garaase oo Buuhoodle ku wajahan iyo Shirqool ka dhan ah Jiritaanka Shacabka SSC oo ay wadaan{Warbixin Xaasaasi ah}.

Buuhoodle

Waxaa caawa ku wajahan magaaalada  Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn, wafti isugu jira Isimo iyo xubno kale oo ka tirsan maamulka Faaroole, kooxdan ayaa waxaa hogaaminaya Suldaan Garaase oo ah Isimka Ciise Maxamuud iyo Garaad Abdullaahi Ali Ciid.   Hadaba waa maxay ujeedada socdaalkoodu   Ujeedka socdaalkan kooxdan oo ka koobaan ilaa sideed xubnood ayaa [...]

March 29th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Faarax Aadan Dhalac” Anaguna waxaanu ahayn Pakistani kuwa SNM u adeegaana waa Hindi{Daawo}.

faraxdhalaca-342x256

Wasiirkii Hore ee Qorshaynta maamulkii Ex Puntland Eng Faarax Dhalac oo kaqaybgalay Shir Loogu Gogol Xaadhayay Shirka Khaatumo oo ay aqoonyahanada SSC ku yeelan doonaan Magaalada London ayaa kahadlay Arimo Badan oo Xasaasi ah oo ay kamid yihiiin in Labada maamul ee Dhinacyada kaxiga SSC ay heshiis kuyihiin in SSC ay kala qaybsataan. Daawo——————————-> http://www.youtube.com/watch?v=tfJ1KwXjYWw&feature=player_embedded

March 29th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Waraysi Xoghayaha Arimaha Gudaha ee SSC,{Vedio}.

barkhadle_s

halkan waxaan idiin ku soo gudbin doona waraysi uu bixiyey wasiirka Arimahagudaha ee SSC Mudane Cabdirashiid Barkhad, isagoo markaasi ku sugnaa degmada Kala baydh,  marka si aad uga bogataan halkan riix Horufadhi.com

March 28th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

<

Recently Commented

  • Sanaag girl: REER KONTEENAR ISKAGA DHIDIDA KONTEENARKIINA WAA TII ABID IDIINKU DANBAYSAY SANADKAAN AAD CALAN QABIIL...
  • Ifraax: garaadadii taleex ka oynayay oo lahaa gaajo baa nadishay markii somaliland bariis ugeysay beey aamuseen...
  • Ifraax: ala kuwan reer kastuumo meel kasta waaku dayacanyihiin masakiin kuwo garaado isku sheegaya oo taleex gaajo...
  • Matan: kkk
  • DHeere power: Maaha xadhig waa AFDUUB jamhad beeleed budhcad ah samaysay. Reer Khatumo state of Somalia waa inay...