|

Kooxdii Suldaan Garaase oo ka soo Cararay Buuhoodle

Kooxdii uu Hogaaminayey Suldaan Siciid Garaase, oo shalay gaadhay Buuhoodle ayaa dib uga soo haayaamay maanta ayagoo wax natiijo ah aan kala kulmin halkaaas. Kooxdan ayaa ilaa shaly ku xanibnaa saldhiga Booliska halkaas oo ay ku ilaalinayeen maleeshiyaad uu watay Dalbac iyo ilaalada ina Faruur oo Faroole ugu magacaaban Wasiir.

 

Xalay saqdii dhexe ayaa laga saaray saldhiga ayagoo odayaal si dhuumaalaysi ah ugu tagay kula shiray Hotel aan ka fogeyn saldhiga, waxayna saakaa isku dayeen inay dadka la hadlaan, waxayna u sheegeen inay Roob doon ka hadlayaan , haba yaraatee aysan wax siyaasad ah soo qaadi doonin, waxayna meel magaalada dhexdeeda isku dayeen in dad isku soo baxay la hadlaa, waxaase lagu bilaabay shiid iyo Foodhi.

 

Ugu danbeyntiina magaalada ayey sidaas uga baxeen, ayagoo xataa diidey inay sugaan qadadii, oo odey ka mid ah kuwa la kulmay uu u sameeyey, waxaana la sheegay in wakhtigii qadada ay Gaalkacyo beegsadaan.

 

Been la isugu makhraaati furay.

 

Ka dib kacdoonkii shalay lagala hortegey ee shacabka Buuhoodle ay kaga hortageen shiqoolkaas fashilmay, ayey ilaacada BBC-da Suldana Garaase iyo Garaad Saleebaan Buraale ku ceeboobeen. Waxayna labada Madax dhaqameed isugu Makhtraati fureen in gaadhigii lagaa fara maroojiyey iyo weliba shiidkii ay kala kulmeen shacabka aysan waxba ka jirin.

taasoo bulshada Soomaaliyeed iyo tan Mandaqada oo saacad saacad wararka kala socdey warbaahinta Madaxbanaan ee SSC ay af kala qaad ku noqotay.

Waxaana wax lala yaabo noqotay in labo odey oo weliba Madax dhaqameed sheeganaya ay isku dayaan inay Awdaan war intaas le eg, ayagoo moog in maanta aduunku yahay Xaafada waxna aysan ku kala qarsooneyn.

Wararkii ugu danbeeyey ee Buuhoodle ayaa sheegay, in magaalada Dabaaldegyo ka socdaan maadaba si buuxda looga saaray Kooxdii Faroole  Buuhoodle.

Horufadhi.com

Short URL: http://horufadhi.com/?p=3212

Posted by on Mar 31 2011. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

53 Comments for “Kooxdii Suldaan Garaase oo ka soo Cararay Buuhoodle”

  1. wada salamatiina dhamaba ssc iyo xargaga manata maxa cusubu

  2. waa wax lago naxo geeriida wiilka yar ee lagu diiley dhuulkiisi xooga lagu ahasato soomali diika waa wax ayana daroah wiil yar oo ladiilayo

  3. WAR WAAN TAGAYE NIN TAGAY LAGAMA DABA HADLE , INTIINAASBA MA HADALKA BA KA QEYLINAYSAAN , WAR ISMA LAHAYN DHULBAHANTE SIDAAS BU DAREEN BADAN YAHAY BALSE WAA MAHADSAN TIHIN HADI AAD SIDAAS CIDKASTA ISAGA DHICINAYSA BALSE WAXA KA BAQAYA INAY AFKA UUN IDINKAGA HARTO OO ADIN BA NUUXIN WEYDAN …

    MIDA KALE DHULBAHATE HOW CULUS BA IDIN TAAL OO CAYNABA CEERIGAABO IYO LAASCAANOOD BA UGU HOREEYAAAN BALSE WAQTIGA AYAAN SUGAYNA IYO DHULBAHANTE XININYIHISU GAARSISAN YIHIN BA

  4. hibaaq salaan sare inaadeer, kkkkkkkkkkkkkkk dameerihiina ma soo geliseen sheekada caadiba ma tihiin kkkkkkkk waxaan maqli jiray dameeraha dameerta ugu foosha xun ayaa ugu biqbiq waalan kkkkkkkkkkkkkkkkkkk iyo naagi waa dameer la bilay, inaadeer anigu dameeraha waanba necbahay teeda kale meelahay joogaan sawta laga cararo maaha ee shaydaanka layska naaro in kastoo iminka daday booskii awrta u galeen la arkay oo dameero la raranayo arkay yaaab.. meelo deegaanka somalia ka midana waaba waxa ugu qaalisan dameerku waxaa la yidhi dad waxaa jira hadii dameer la soo qaado xanaaqaya oo odhanaya anagaa nala sheegayaa kkkkkkkkkkkkkkkk.

    • Ilwaad salaan qaliiya walal maxa tiri dadba xanaqaya hadi dameeraha laso hadal qado? Acudubillah waayab dee walal mindha waa kuwi geela ku raraay dameerka kuwasii kkkkk ilwaad waa iska saman akhir kawaran hadi dameer nef geela lasaraay alla yaab badan aduunku illahow no naxariiso amin.

      Guuuuuuuuuul iyo gobanimo ssc insha allah

  5. Ilwaad I mean jandheer.

  6. To Hibaq And dool kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk wallaahay funny naa haaye soo baxa aduunka fardaha arooska lagu gelbiyo wax ka qurux badan lama aragoo lama maqal arooskaa fardaha in lagu gelbiyo nasiibkiisu noqdo laguma cunoo laguma cawryaa ka dhacda wooooooooooow…teeda kale hibaaqeey Haaheey Si fiican Ayaan waliba u aqaan jaandheerta dee maanaba dhulkeedii dhaafay anigu intii yarayde aan qurbaha ku laalnaa mooyee loooooooool. naa halganka inoo wada Aroosyadana waa loo bahan yahay oo Gurmad ayaa La rabaa Iyo Ciidan<<<,ilaahay inamo haynoo calool geliyo waliba waa in laba laba dumara habeen qudha lays la meheriyaa iyo sadexba kkkkkkkkkkkkkkkkkk.

    • To ilwaad waan ku salaamay walashay bacda salaan ilwaad mansha allah hadad xaga dhandheerta nagaga filantahay kkkk aniga sister doola waanu kuu sacabinaynaa dool maa fardahay kabaqda?kkkk ilwaad usheeg dool dameeraha kadaran fardaha dameerku waa doqon markay dooga tahay ee uu dheergo wax kakiibirbadan malaha anigu kasaan kabaqa kkkk sister ilwaad guuuul iyo gobanimo insha allah

  7. ali asaasaq habar iyo habar iyo habar waar orodoo raadi habrahaa aabahood wax yohow aan aabe lahan idoor ma anoo ah dhool dool ahna dowlo saado cali inaadeerteed baad nacas igu sheegtay libaax nin aan ogoon baa lax karita naaga caaye mawaxaad leedahay ragiina ma aqaan ???? ok anigu aan ahaadee laxdaase adigu yaad gashaa aabahaa waakuma waa waxa TALO xumada idiinku wacane iska daa sagaalka maga c oo ka hor kac horufadhi oo tuko oo soo cadayo dhulbahante idoor nacye ilaah bari asaasaq sscguul

  8. to ILWAAD inaadeer kkkkkkkkkkk ileen hadii dhulbahante dagaal kujirana hablaha waa uroon yahiin fardo baa layna saarayaaye wax maka taqaanaa? inaadeer ali miyuu waayey sirtii siilaanyo waa maxay idoorka uu hadal hayaa ala yaa usheega waxa SSC ka damacday ee ah in geed lagu xidho iyaga iyo aabahood ba kufaar diinto ma ogola in aad qaf is laama ku sheegto ilma idoor asaasaqaa wuxuu ku had laaba waa halkan dhow _ ali taariikh ma hayee AROOS keenii waa inoo sidaa xagraajin iyo abdirah man _laaso iyo sagal32 iyadu waa halgamaaye waa se ina raacaysaa hibaq waa inala talo kkkkkkk SSCGUUL

    • Dool walal waa ku salaamay salaan kadib wan idiin racaya insha allah lakin sida jandheerta lo bodo maqane adigu iyo ilwaad wax mayigu dhantan mesha yanu ku cebobinee?kkkkkk xoga xaga mushxarada waa ronahay lakin ciyaar waa zero eber kkkk

      Hadan xoga buranbura isku dayo

      ABDIRAXMAN AROOSKAGA HANBALYAN KADHIIBAYA DIYARA ISDHAFA IYO MIIGAGAN DALBA DUUNIDA IDILKEEDNA WAA LAAGA DAWANA EE ALLAH HAKUDAYO GABADHAD ISDORATEEN WAAKA IKACAY DHIIGA iKACAy IKACAY BOQOLBU IDEEGEY WAAKA. NIMAN DHALONTIYA OO LANDHEERA KU HEELAY OO DHULBAHANTO DHALONTIYO DHEEMANA KU HEELAY EE ALLAH HAKU DAYO WIILKAD ISDORATEEN AMIN. WAAKA IKACAY DHIIGA IKACAY. Kkkkkk.

  9. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ma rabtaan inaad ogaataan sababta aan idiinku hambalyeeyay. waatan majeerteen iyo dhulbahante kolkay noqoto dhulbahante ayaan la jiraa. kolkay isaaq noqoto isaaqaygaan raacayaa saaxiib.

    mida kale hadaad somaliland ayidaysaan ood rabtaan in aad ismaamushaan waa acceptable laakiin somalia iyo puntland hadaad u socotaan waa in aynu cagta idin soo qabanaa weeye.

  10. dool kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk oky inaadeer waan grty waa inaan soo xidhxidhaa oo isa soo diyaariyaa inaaderkeen waa inaan si cajiib iyo xidigo leh uga tunaa? sadex qaydii iyo qaraafiicdii ayaan soo diyaarsane…..is keeeeen oo soo diyaar garoow adiguna kih kih kih.

  11. hayaay ma halkaas miyaad gaadheen kolkii aan idiin tanaasulay. waa hagaag iska wata kolka aanu cadaabta idin marino waad arki.

    waar heedhe aniga ssc waxba kama aqaanin oo waxaan moodayay koox puntland keensatay dee haday yihiin dad ayakii ismaamulaya waxba kamaan idhaahdeen. se caydan la igu bilaabay waa maxay. dhulbahante hadii loo bogaadi la isyidhaa iyo hadii la caayo waa isku midkii. acudubillah. iska wata caydiina saaxiibayaal waxba iga qaadimaysaane.

  12. Doqonka mudug sheegtay car ka jawaab su’aalihii halyeey Xagraajin ku weydiiyey oo is cadee inaad mj tahay waad arki daqarada kugu dhacee.

  13. Walaale SSC-Tiger

    back-up iyo garab iyo hiil iyo anoo furinta soo istaaga intaba waad iga helin ee ina adeeroow bal xooga isdaji oo aanu si fiican diirada uu saarnee cadowga!

    maxaanu dagaalna adigii oo wali ku dhow uun baanu maalin walibaaba badi goobeynaaye
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    war sheydaanka iska naara hadee daalney!

  14. salaan sare dhamaan reer SSC guul iyo gobanimo ilaah idankii//////////////

    TO ilwaad inaadeer anigoo meel kaga dhaaranaya walee dhulbahante baan ahay baan keligay qosal ladhacay waxaan xusuustay fardihii iyo arooskii inaadeerkeen xagraajin uu usameeyey abdirahman-laaso iyo casuumadeenii inaadeer ilaamaalintii waxaan kabaqayey ilaah baa mudane in laga boqo a ——– sidii aan fardo u hor joogsan lahaa dee maynagaa til maan u baahan waxaan haybinaynaa BAROOR sscguul

  15. Aniga

    kkkkkkkkk Islaan waan qoslay wallahi….. waa sidaa inaadeer anagoo awalba gacantu naga horaysay, baa hadana xoogaa buufis ahi nagu dhacay kkkkk markaa meeshii qof majeerteen ahi soo galoba in siyaasadi jirtaanu u qaadanaynaa,,,,, markaa hadii cuqaasha xoogaa buuq lagu furay xaal baanu bixinaynaa inaadeer, maalin dhowna waxaa bilaabmaya xorayntii Lascanod, markaa dee Cumar Maxmuud ha noo diyaar garoobo, cid kale umaba baahnin haday reer mudug back-up na siiyaan.

  16. SSC Tiger

    Walaale anagu marka ay na dhaafayeen odayaashu hadee wa marka koowaad ee cuqaal ma hor istaagi karno oo waa wax laga xishoodo. teeda kale abaaraha iyo dhibka ayaanu soo kormeeri doonaa ayaanu uu ogeeyn, waxaanu hal mar ka war helney in buuq dhacay,

    balaayo waxay ka dhacdey hadee dhulbahante kacsan wax ma maqlo!

    marka hadii aan xitaa bal sidee wax uu dhaceen dhihi lahaana hadee yaaba ii maqlayaba kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    dhib malaha waligiinba kacanta uun baa idin ka horeyseey ee iska wada koley wax badan waa igu dhici doonaane kix kix kixki

  17. dool kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk walaahay waan qoslay, inaadeer ma lagu tilmaamay meeshaan soo mari lahayn hahahahahah ma dhulkii hooyaa mise meelo kale.

  18. Aniga,

    Islaan waan ku salaamay, cadawgu inaga faa,iidaysan maayo oo ishaan ku hayaaye, idinku seeflabood baanu nahaye markaanu seefta galka kala baxno na dejiya kkkkkkkk ta kale inaadeer ina faroole iyo odoyadaan uu wato Cumar Maxamuud ma nagaga filaan waayeen? kkkkk hadee islaan waataynu is afgaranay, anaguna dagaal baanu iidoor kula jirnaayoo hadee juqajuqaynta dulqaadan kari maynee inaadeer xoogaaga xasarada ah ee tolka aynu dib u dhigno oo xabada iidoor ku wada jeedino, macnahu waa intaa uun….. waana kugu mahadinaynaa inaadeer sidaad mar walba noogu caqli celisid…..

  19. War ma miyir keenteen? kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    war bal warama, labadaan bari waad kacsaneeydene?
    war cadowga soo jireenka ah yeysan naga dhex faaideesan!
    war cadowga soo jireenka ah yeysan naga faaideysan!

  20. Sallidkii Gurraase ahaa maxa ku dhacay??
    sidii dhabayaco geelii laga dhacay dhafoorra xumaa..

  21. wax iga qosliyeey baan arkay koleey aniga waan qoslay baal idinkana ilaa qoslaa waxan maqli jiirey aduunyada ninolow maxa araagti kulabaan

    Reer xamarkuna waxay dhaahan ciimrigaga oo dheerada geel dhalayu ku tuusaa anyway miyaad aaragteen weligin dameer geel sidaa yes dameer geel sidaa did you guys ever. see a donkey carrying a camel???? Waaw amizing waa yaaab koleey anigu waa kayabay baal firiiya bbc somali sawirada ku jiraa.

    Guuuuul iyo gobanimo ssc insha allah.

  22. TO ilwaad inaadeer sow tii adoos ka xagraajin inaga casuumay
    inaadeer wiilkeenii miyaynaan dhisayn kkkkkkkkkk

  23. waxaan ka yaabay idoor dowladiisii sowtay dhacday waamaxay kan sita
    dawlada waar adigu miyaadan arag taada siilaanyo kaaga ciyaaray intaad
    dhulbahante dhulkiisa yuudayso taada katali ina idoor anagu marka aan kuu abtirsado waxaan ahay gabadh tolkeed kuu jeedo kaana horeeyo og ina idoor iyo xaal kaaga hadii aan dagaal laaascaalood ku soo qaado

    Interest kaa dhamaanaaya waxaad itustay hadii aad dawlad noqoto sidii aad iicunilahad car aan sooduulo walee abti baaxigi sool sanaag cayn anaa leh ha igu quuqin talo xumaw sscguul

    • saaxiib sool cayn ayaad leedahay sanaag shaqo kuma lihid galbeedkeeda waxaa degan isaaq habaryoonis iyo habarjeclo barina waa warsengeli. warsengeli maakhir ayaa la yidhaah ee ssc shaqo kuma leh. by the way magacaasi waa in aad iska dhigtaan ood isku sheegtaan sc oo kaliya sool iyo cayn. yaah dool nacas.

  24. Ordoo laascaanood soo ceshada baroorta iga daaya,ta labaad adeer xagee isaaq oo dhan isugu qaden ma laf kaliya oo hj la yidha ba aragtan isaaqa hargaysa iyo berbera jooga idinma yaqan magicinaba ssc aasaaskeedi buu maqlay marka adeer reer yaroo itaal daran hadana cabasho iyo baroor badan baa tihiine aamusa

  25. Wiil Dashiishe,
    Xayaakalaah Ina _adeer, warkii khayrkiisa adigaa dhameeyey, siyaasad waala isku qabankaraa laakin tolnimadu waa muqadas. Harti marka la eego xagga abtirsimada waxay lamid yihiin laba jilib oo Maxamed Abokor ah, Habar Jeclo maatana waxaad arkaysaan iska dhaaf Habar jeclo’e waxaa socda SNM iyo qaar ka mid ah Dirta waqooyi oo la soo khalday. Hadaba, waxaa haboon in wada dhalashada laga dhabeeyo laakin waxaa meesha ka baxsan in nasabnimada Harti wax laga sheego, waana ayaandaro waxa meeshan lagu soo qoray oo runti ah hadalo aan marnaba laga fiirsan. Waxaan raali gelin buuxda ka bixinayaa gefka lagu gefay labada beelood ee walaalaha ah, waxaana ka codsanayaa maamulka websitekani Horufadhi online in ay monitor’gareeyaan qoraalada ka fog akhlaaqda Islaamka ee halkan lagu soo qoro.

    DarwiishBest
    London UK

  26. To Dhamaan dadka meesha wax ku qora ee Harti u dhalsha-sheegta.

    Runtii waxaa haboon in hadalka la hufo oo aan la caytamin waxaa hubaal ah in Dhulbahante iyo Majeerteen eyn sina u kala tagin waa runta hadeynu isu-sheegno, cadowga Beelaha Daarood waxa uu maalin walba ku naalooda inuu abuuro colaad sokeeye balse Alle ayaan weydiisaney inuu bad-baadsh maatida iyo waxgaradka Daarood. Hadii aan u soo noqdo dulcda hadalkeyga dhalinyaradan ku hadleysa labada beeloo ee Harti waa Dhuloos iyo MJ adeerayaal goobta waxaa soo booqda cadowgiina uu gowska ka qoslaya Ilaah baan idin ku dhaarshey ma heysaan caruurti SNM ee wax ku qori jirtey goobta wey aamuseen oo waxa ey daawanayaan isqab-qabsigiina iyo qaabka hoose aad u wada hadleysaan hadii aad dooneysaan inaad wada hadashaan ordoo Forum furta oo ku dooda balse goobtan waa la idin-la wadaaga. Ma aqaan waxa idin dhoohey hadaa Daarood tihiin Irir waxa ey u bir-lisanayaan waa idinka ee adeerayaal hadii aad tihiin caruurtii qurbaha ku bar-baartey dib u akhriya taariikhda.

    Guul SSC Guul Daarood

  27. dool salaamullaah inaadereey,,masha allaah aroos khayrle alle hawga dhigo wixii is aroosaya aamiin, inaader waan la yaabay kii cali caawa kkkkkkkkkkkkk maxaa khaldan taloow miyuu isku qasmay maxaa soo dadajiyay inuu u hambalyeeyo reer ssc amazing kkkkkkkkkkkkk.

    • kolkay timaado puntland iyo ssc. ssc ayaan la jiraa se kolkay noqoto somaliland iyo ssc somaliland ayaan dhinaca saarayaa taas uun illa garta dhulbahantow. kkkkkkk anigu majeerteen iyo dhulbahante kolkay arrintu noqoto dee dhulbahantaad door bidayaa. kolkay noqoto habar jeclo iyo dhulbahantena habar jeclaan la jiraa waayo habar jeclo isla isaaq ayaanu nahay. kkkkkkkkkkkkk waa walaalkay iga yaraa habar jeclo.

      dhulbahante iyo majeerteena dhulbahantaa iiga soo dhow.

  28. Qofka boqolka magac sita waa Ali odayga la baxey ee idoor iska ilaaliya,

  29. ilwaad salaan sare walaale nigu OROOS baan xine uraad sanayaye mawaxaa idhaafay cali oo waa shay ilaahay waa is laame lama habaaree hana dhaafiyo shar kooda idoor bal maxaa ka galay arinta daarood iyo wax ay ku had leen idoor waa salaamay dhamaan ssc guul baan idiin baryayaa

  30. KKKKKKKKKK KII CALI MIYUU DHIMANAYAA SAW KAN SAAXIGA KEENAY

  31. well hadaad tashanaysaan ood ismaamulaysaan you are welcome. ssc kolkaa waxba kama qabno. waana geesinimo aad tusteen majeerteen. anagu anyway waxaanu isku dili jirnay majeerteen ha ii arrimiyo ayay ahayd. sidoo kale xamar ha la iiga arimiyo.

    atleast hadii dhulbahante is xukumayo waa caqli ay keeneen se dhulbalaadhsi uun hanoola imaanina. qolodaasi samaroona xoriyad waanu siin doorkooda.

  32. adaaba naag dhilo ah u hadal egee armaad tahay dooxada dhiladaay majeer ma tihid saa mahmaah daa ku ka shiftay aad tidhi dhulbahantaa lagu yidhi
    ka tag jaahil yahow jaahilku dhalay meeshaa noocaagaana lama hadalo

    Cad haduu carada kaaga dhaco mase ciidoobo caqlinimuu ku weyn yahay macuno calafka qaarkiisee maxaaan ciyaalada kala hadlaa caqil baan ahayeeeeeeeeeeeeeeee

    Plz we don,t like bitch

    Ssc guul iyo gobanimo

  33. aniis ssc wada salamntahay thorta thnkz inder sida figarada uga dhibatay
    kulin wada salamantihin rer ssc
    guulssc insha allaah

  34. kkkkkkk idoorkii oo magacayadi soo wada badashaya wa wada suntii haragaha shara baya la wareegayan maxa ka galay niman hartiya oo isa bacasanay adigo huura wayn baa meel kasata iska so dhex galaysan isaqora bila lis anaga sidanu dono isku galayna shaqada maha ee ka hulela lascanodan suga waxa yar hadan kabash kabasha badanu ka bixin

    mj iyo dhulos shaqado ka baxa
    guulssc

    • asc to all ssc ilmaadeerayaal yeeynaan ujawaabin cidkasta oo hadalkeena ku khasaareeyn doooralandkan marba shaadh noosoo xiranaya aan ka aamusno oo yeynaan hadalkiisa qiimeeyninagaaba qiima uyeeleeyneewaa idin sidee ?

      guul+geesinom+ gobonimo ssc

  35. Wardheer, ilmaaderdayoow idankaa u jawaabey aniguna hadal kale ku khasaarin maayo, marka hore waxaan halkan uga mahad naqayaa HORUFADHI.COM….jira oo jooga inaadeer, weligiina sidaa danteena uga shaqeeya idinka iyo Allssc iyo Jidbaale,,,,, waxaan kaloo halkan uga mahad celinayaa shacabka geesiyada ah ee reer BUUHOODLE ee naftooda u huray jiritaanka DHULBAHANTE…wallee taariikhda dambe ayaa xusi doonta meeshaad maanta magaca dhulbahante uga soo baxdeen….jira oo jooga tolkayoow!!!! maanta SSC meel wanaagsan bay maraysaa, taasina waa waxa ka kabash kabash siinaya maamulada hareeraha inaga xiga,,,, ha la feejignaado meel kastaba oo laynaga soo geli karona markiiba ha la xidho, waxii dhibaatadeena wadana markiiba sidaa BUUHOODLE oo kale ha looga hortago…. talo yar baan Dhulbahante u soo jeedin laha… GARAADADA GAROOWE JOOGA IN XILKA LAGA QAADO, OO ADUUNKA LOO CADEEYO INAANAY DHULBAHANTE METELIN!!!!!! salaama calaykum.

  36. horta waxaa la yaab ah Nimankan dhulbahnate ma dhilaa xishood daranaa , war miyeeydan ahayn raga iidoor ka qaaday

    1.ceerigaabo
    2.caynaba
    3.qorulugud
    4,gar adag

    maxad ku faantaan oo u dhahdan idoor baan ka adakayn kkkk bal faanka inaga daayo dhulkii awoowayaashiin raga xalashaday maantana caasiamdiina laascano casarkii idin seexiya iska celiya inta aad leedihin Suldan garsse oo hal shaqsi ah oo aan hubaysnayn ayaan cayrinay.

    garaase wa nin dhaqan mana hubaysna ee guushan aad sheeganaysan wa maxay?
    24hrs idinka ku haya waa nala xasuuqay oo taagi ayaa nala mariyay oo abaar baa na haysa markii la idin naxay oo lacagtii laga soo uruurshay Galkio , Garowe, Bosaso, Qardho, Burtinle, Calula uuhoodle la idinku geeyay ayaad cay iyo af xumo halkan la soo fariisanaysan ..
    waxan maqli jiray maah maah somalieed oo tiraahada
    ”dhulbahante inta uu Nabad kugu yeelo colaada kugu ma yeelo”
    inta nabadu joogtu wax ka afkun oo ka cay badan oo ka kibir badan la wa malinta rag la is qabtana wanala xasuuqay baad ku walatan lol

  37. i dont believe this man he is mj waa idoor donaya inu ka dhex fa idaysto labadan reer sabato ah sidu u hadalayo ma u eeka mj colad bu donaya inu na kala dhex dhigo oo side soo kale anu nacano reerka oo dhanba mj oo dhan isma haysano waxanu is haysan plnd oo faroole u sareyo shacabka waya jiran qara badan oo dhigu ka kaxayn marka yaan reerka dhan afka la ino galin faroolan fahan malah imisa jeer banu nidhiy hana wiiqine aman nasi waxan hano qaban wadad naga mar maxa u diidaya inu wada maro oo na daba dhigaya ma waxa u naga raba inu nugu buxasado liska ader la iskuma buxasanayo liska wix ka socoda isagan oday iyo sharifba wanu iska basirinayn as xaan noma hayo ninkasu ee intii waxa garanaysa ee tol nimada doonaysay naga qabsada duqa iyo waxa usheqeya waxan ogatan ka naga dhashaya ee ushaqeya iyo mamulkasu inaya isku siya noo tagan yihin sabato aha nafa nooma hayan aan ahayn xasida nimo iyo cadawunimo aya noo jabinay cadawuga

    • asc to all ssc walaahay waan kugu taageersanahay buuhoodlady aragtidaada waa wax dhici kara inuu yahay iidooor oo uu wax kale usocdo kan bakhtiga ah eeh ka hadaaqaya sidii il,ma yar oo xalay dhashay meesha

      anigu rayi ahaan waxaan qabaa inaan reerka lawada cambaarayn eeh inta xun eeh froole uwaynyahahay layska ilaaliyo iyo intuu cagaha kujiidanayo mj waa dad fara badan eeh yeeynaan ku talax tagin caydoodu meel inagama jirtee kuwa booca lagu dhagay eeh uukamidka yahay faroole aan iska qabano

      bye

  38. aar laaso inaader iga gudoon salaan dahab ah dee kadaa hadaba waa lix dhibcood oo home and away aheeeee kkkk sorry dhabayacow

    Gobanimo iyo guul s s c

  39. abdirahman-laaso

    @wardheer man

    Dhubuq-Dhubuqda iyo faanku waa Dhaqan majeerteene.

    Ma Dawdar iidoor ah baan karbaashaa mise Dawdar indhatiran oo ujeedka aan iidoor ula dagaalamayo aan garanayn oo dhabayaco ah ayaan umiisaa waaba xaal aduune.Nin raggaan ahayse aan ninkan laba erey oo aan badnayn kukhasaariyo.kaagan wardheer labaxay ee sidii indha la’aanta uyidhi garaase ayaa dan dhulbahante idiin waday waa hadal beel waayey ee garaase wuxuu usocday dhibkii aad dhulbahante kuhayseen iyo sidii uu markale cadowga iidoor jaanis ugu heli lahaa,lana socoo ninkii kalshaale ka iibsaday iidoorka ayuu ahaa,sidii adeerkaa cadde uu u iibsaday laascaanood. Abaalkiisana wuu helay ee wanaagga uu dhulbahante uwaday,gurigiisa hakula qabto.Adeer qolyaha webka ee horufadhi wixii jira way soo gudbinayaan,daba dhilifna maahan dee belo doonkiina waa lacadayn ee xamil adaa aar libaax soo doontaye waa maxay oohintu!!!

    inuu mid kadhacsan yahay oo iidoor iskadhaadhicin kucaanbaxay maxaa lagu garan waayin,xaggaad kumaqashay ,iidoor ,karbaashay dhulbahante,,, taariikhda dib udaraasee iidoor oo daarood udhigma ayaanu casharo udhignay,hadda iyo hadeerba intayar ee kahadhsanna maad inyar sugi waadba iska arki.SSC ama dhulbahante waxaan dhibaato ahayn uguma filnidin,dhibaato mooyee wanaag idinkuma qabno.annagaa maamulka Pintiland kuudhisanay,kaagana tagnaye maxaa nakiin dabadhigay.waa habeenkii xalay ahaa ee tegay in aad cad danbe magacayga kucunto oo aan kuugu soo joogsado hartaanu isku nahay.Faroolena fulaynimuu kucaanbaxay ee nimanyahoow intaanay seeftu idin qaadin,shaqo yeesha.waakii lahaa abwaan:cabdi-qoorgaab:-

    Dhaliishii majeerteen lahaa maadan sii dhugane.

    Dhaleecadda kutaal waa midaan laga dhamaanayne.

    Inkastood dhamays sheegato iyo reerka lagu dhaato.

    Hadba kii xigaal kaa dhigta yaa dhaxani haysaaye.

    Dhoolaha caddayntoodu waa dhuumashiye xeele.

    Dhiishii munaafiqa ayaa dheega kuu sudhane.

    Dhaday kugu mislaan maalinta laysku dhiidhiya’e.

    Marka ay dhimbiiluhu qarxaan sooma dhiiranide.

    Dhirbaaxadda saleebaan qudha, yaad dhab uga yaacdaane.

    Dhalinyaro iyo waayeel markuu dhamac kuleefsiiyey.

    Waa taad Dhacdiinii Qabiil uga Dhaqaaqdeene.

    Dhoobaybaa lageeyaa hubkii aad idinku dhiibteene.

    Halka Odayadiinii ladhigay waan kadhididaaye.

    Dharaar iyo Habeen Gaalkacyey kugu Dhufaanaane.

  40. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waxaba sheegi mayso caac uu meelahaa ka yidhi dhubuq dhubuqdu waa dhaqan majeerteen,,inay hadalo jilicsan iyo waxaan loo fadhiyin ku hantacaan waa cadadoode maaha la yaabkood,,Budhline kooxda budhcad Badeeda is la markaana ah saylada daarood laga dhoofiyo…..teeda kale kan iska hadlayaa ee wardheer man kuye marka iidoor idinka adkaado ayaad sheeganaysaa Budhline baa iga qosliyay ala reerku macna yaraa, eeg in intaad dagaalanto lagaa adkaado waa raga nimo,,,laakiin waxaa raga nimo la’aan ah inaad fulay nimo awgeed is dulayso oo haad ka carar noqoto wax kastoo xaq u lahayd ka tanaasusho..Mj waa reerka Yidhi inaan u dhiibno xabashida nimanka daarood waxaa nagu kalifay iidoor oo iga dacweeya amxaarada oo yidhaahda reerkaa iyo reer kani waa tol oo onlfta ayay hubeeyaan kuna soo dhaweeyaan deegankooda? taasoo suura geli karta iidooroo ii soo dega Boosaaso Iyo garoowe Dhulbahantaha xaga iidoorka xigana waa inaan ka cararaa iyagana oo aanan sheegan fulayga soomaliyeed inuu adiga yahay cid waliba way ogtee caga dhigo af majeerten looma baahne,….. kkkkkkkkkkk…ala niiko waalanaa reer kani wallee waxa tolka idinka dhigta ayaa idinka sii liita oo idinka ayaan daran waa reerka qudhee somaliyeed ee 20ka face leh ee waxay u jeedaan iyo waxay diidayaan iyo waxay magan yihiin midna la kala soocin waa sunta hargaha sida jabisada ayay marba dhinac iska jebiyaan subxanallaah tol ku moodaa kaa ayaan daran.

    Mabruuuuuuuuuuuuuuug shacabka Reer SSC,,,,,Wallee reer tolkay garay dabinkii hoos yaalay, Guuuuuuuuuuuuuuuuuuuul SSC.

  41. to wardheer la baxdo

    Sxb horta waa la isyaqaan hadan sidada kuula hadlo isaaq wanu isnaqaan adna markaanu isqabanaba huubkaad u gayn jirtay waana taariikh qorane ugee hadana hadad doonto midda kale markaad ilee dahay majeerteen ma anaa majeerteen dagaal u kaxaysta war qajil ninyahow waligayna dagaal ugama bahaan hadana daaba sxb, adeer waad ogayd 93gii markii kalgacayoo lagaa soosaaray taan kuu sameeyey
    Ee af qadhmuunka kala bax meesha rer badiyanimadaad cid ku sheegay sidna aday lafta iyo ruuga kaa gashoo an garanayn tariikhda dadkaad la hadlasee
    La tafaraqu bayna saad waa siin batahaye hanala sheekaysan miseee xaalkagu waa dhulbahabtaan la hadlay

    majeerteen wa wax aan man waxsooragiyo lahayn mihindis waayeele alaylehee bagaa loo makalay reer abtigay midhifyo gabnaaye

    guul iyo gobanimo 4 aaallll ssc

  42. Wardheer man

    War niicda meesha kalatag, majerteen iyagaa ssc cadow is dhigtay, oo idoor lasoo saftay. Tass Somali oo dhan baa og. Markaa labada magaalo aad degtaan ku ekaada, dhulka ssc na ssc baa leh madaxna is ah, faroole ama futoolena madax Kama aha, mana kanoqon, kamana noqonayo….ssc tashatay oo wakaas caalamku ictiraafay ee baroorta jooniya.

    Idoorna waligay waan ka adkaa waana ka adkahay, adigana maalintaan garab kuwaydiisto waa maalin aan is duleeyay.

    Daraawiishta Somali ku faantaa waa aniga, dagaal iyo siyaasadna aduunyada waan kaaga horeeyaa. Markaa idoorbaan baacsanayaaye adigu maxaad jambalka iila daba socoraa?……ms idoorka aan jabshay baad is guban mise dowladaan noqday baad is guban, ms somaliweyntaan markale soo celin baad is guban mise farooleha aan cidlada diray baad ka guban?…

  43. Adeer Suldaan Garaase ma uusan waayin cidu uu lahadlo iyo cid uu hogaan u noqqdo taas dadku inay fahmaan ba fiican ee mesha wax u tagay dhulbahante bal xalkiisa , sida ay wax ka yihin iyo sida abaaruhu usaameeyeen dadka masaakiinta ah bu u tagay mesha , waan wax laga xumaado in wax magarato iyo dad dano kale leh ay meelahas iyo idaacado war aan jirin ka sheegshegaan …

    mida kale qolada webka leh adeer inaad cidkast cadow ka dhigataan idin ma qumana , mida kale puntland maanta wax ba kala ma maqnidin oo waxa so qeyslisaan maalinta isaaqu idin so baacsado , kaarbashna idin qoro baa dhahaysaan anagu waxa nahay reer puntland ..

    mida kale hadi uusan faroole joogin la idin ma arkeeen walaahi ee isku xishooda reer baaiyadanimad iska daaya saan dhan wax loo ma mucaaadao

  44. abdirahman-laaso

    wallee way laheleen,hambalyo iga gaadhsiiya mar hadday garaas iyo direen nimankii soo guuray,,aadbaan ugu bogay tallaabaddii ay shacabka cayn kaqaadeen iska soo galayaashii aan lamahaddin hadda iyo kal horeba!!

Leave a Reply

Recently Commented

  • Idoor liqe: Boqol Kun oo qof inuu wiil yar oo horgale ah magacooda ku ciyaaro ma aha . We have to learn from our...
  • hargaysawi: kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkk argagaxland aka pusyland oo...
  • hargaysawi: kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkk waar qoladii isimada ahaa...
  • Idoor liqe: Riwaayadii waa dhamaatay ciidamada qaranka khaatumo waa in ay ka daba tagaan cadowga ilaa ceerigaabo....
  • run sheeg: kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkk been ha isugu sheekaynina markii indho beel cararayey ayay wax ka...