Home » April 30th, 2011
Entries posted on “April, 2011”

Dhammaan jaaliyadda SSC ee ku nool magaalada Bristol ee dalka Ingriisku waxay hambalyo u dirayaan dhammaan dad-weynaha goboladda SSC dal iyo dibedba uguna habmalyaynayaan shirkii todobaadkii lasoo dhaafay ka dhacay magaalada London kaasoo lagaga arrinsanayey arrimaha goboladaas Waxay jaaliyadda Bristol iyadoo aan ukala hadhin rag iyo mdumarba aad u taageersantahay shirkii Khaatumo iyo go’aamadii dhaxal-galka [...]
April 30th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Waxaa galabnimadii maanta lagu khaarajiyey gudaha magaalada Laascaanood taliyihii Tarraafikada ee ugu magacoownaa jabhada SNM Laascaanood. Aadan Ahmed Yaasiin, ayaa waxaa toogtay koox hubaysan oo aan ilaa hada Haybtooda la aqoonsan. Wararka qaar ayaa sheegaya inuu dhaawac yahay halka warar kalena ay ku waramayaan inuu dhaawac culus yahay. Waxaana la sheegay in ay meeshii ka [...]
April 30th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Wasiirka Warfaafinta, Boostaha iyo Isgaadhsiinta Soomaaliya Mudane C/Kareem Xassan Jaamac ayaa jawaaab kulul ka bixiyey hadalkii Faroole ka soo yeedhay maanta. Wasiirka oo asagoo ku sugan magaalada Dubai ee isku taga Imaaraadka carrabta u waramayey ilaacada VOA-da qaybteeda afka Soomaaliga ayaa sheegay inuusan aaminsanayn in dawladda Soomaaliya lagu eedeeyo falalkii ka dhacay Gaalkacyo” Dawladdu way [...]
April 29th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »
Hadii aanu nahay jaaliyada SSC ee magaalada sanjose , california,waxaanu si buuxda U taageersanhay ,shirkii khaatumo ee dhawaan lagu soo gaba gabeeyey magaalada london. Waxaanuna mahad gaara u diraynaa wax garadkii soo abaabulay shirkaas. Oo ay ka mid ahaayeen . Ali ciise Abdi Ali khalif galaydh Sidoo kale waxaan amaan iyo boogaadin udiraynaa Saleebaan ciise [...]
April 29th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »
Weerar mar dhawayd ka dhacay magaalada Laascanood ayaa lagu dhaawacay nin kii ugu magacoownaa taliye ku xigeenkii maleeshiayadka SNM. Kaasoo la sheegay in la gaadhsiiyey dhaawac culus, waxaana loola cararay magaalada Burco. Labo shacab ah ayaa ku dhaawacmay rasaastii lagu furay ninkaas dhaawucu soo gaadhay.
April 29th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Hogaamiyaha maleeshiyaadka SNM, ee hargaysa ayaa wuxuu socdaal dhib badan ka soo maray ku tegay magaalda Kuwait ee xarunta dalka Kuwait. Gacan ku dhiigle Siilaanyo, ayaa la sheegay in markuu tegay Magalaadaas dhabaha dayuuradaha loogu direy inay soo dhaweeyaan Boolis ka tirsan waaxda socdaalka, kuwaasoo uu u sheegay inuu aad u weerarsan yahay isla markaana [...]
April 29th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Wasiirka Warfaafinta Boostada iyo Isgaarsiinta Xukuumadda KMG ee Soomaaliy Mudane C/kariim Xasan Jaamac ayaa ka qeyb galay shir ay isugu yimaadeen dalalka ku mideysan Dayax Gacmeedka ArabSat oo ka dhacay dalka Moroko. C/kariim Xasan Jaamac oo wareysi siiyay Radio Muqdisho ayaa sheegay in shirkaan oo aysan Soomaaliya ka qeyb glin wixii ka dambeeyay 1985-tii, ay [...]
April 28th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Magaalooyinka Hargaysa iyo Garoowe ayaa si weyn looga dareemay shirkii Khaatumo ee dhawaan ku soo gabo gaboobey magaalada London ee caasimada Ingiriiska. Dareenka Shacabka magaalooyinkaas. Magaalada Garoowe ayaa waxaa mukhyaadaha iyo meelha fadhi ku dirirada aad looga doodaya shirka Khaatumo oo dadweynaha deegaankaasi isku raaceen mid mideeyey guud ahaan shacabka Dhulbahante gudo iyo debedba. Waxayna [...]
April 28th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Dagaalkii maanta ka dhacay Gaalkacyo ayaa wuxuu dhaliyey khasaare baahsan, kaasoo ay ku naf baxeen dad gaadhaya todobo ruux oo ka soo jeeda labadii beelood ee walala ahaa ee halkaas ku dagaalamay. Dagaalkan oo u dhexeeya labo beelood ee wada dhashay kuwaasoo ka soo wada jeeda Waqooyiga Gaaalkacyo, isla markaana kala ah Cumar Maxamuud iyo [...]
April 27th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Aqalka cad ee Maraykanka ayaa sii daayey Shahaadadii dhalashada ee madaxweynaha Maraykanka Barack Obama , taasoo la sheegay in su’aalo badan ay ka keeneen sababta loo qarinayo Odayaal ka tirsan aqalka Maraykanka ee Senate-ka . Afhayeen u hadlay Guriga cad ee Maraykanka looga arimiyo ayaa sheegay in si rasmi ah markale loo sii daayey waraaqda [...]
April 27th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »