|

Shir Lagu kala qaybinayo Jaaliyadda SSC ee Nairobi oo ka soconaya Islii.

Shir ay soo qaban qaabiyeen shakhsiyaad aan hore uga dhexmuuqan qadiyada SSC, ayaa wuxuu saacadan ka soconaya Hotel Easleight Mall. Shirkan oo ay ka soo qayb galeen dad u badan kuwii aad ula dagaalamay Shirweynihii Horseed ee lagu Aasaasay Hogaanka SSC, ayaa la sheegay inay doonayaan in ay ku afduubaan gudiga Jaaliyadda SSC isla markaana ay iska dhigaan kuwo taageersan qadiyada SSC iyo weliba shirka Khaatumo ee London.

Xubnahan ayaa la sheegay in ay xataa shirka geeyeen qaar ka mid ah wufuudii SSC ee joogay Nairobi, kuwaasoo aan si dhab ah wax uga ogeyn Ujeedooyinka guracan ee ay wataan xubnaha shirkan qaban qaabinayaa. Warbaahinta SSC ee rasmiga ah ayaa diidey in ay shirkaas tagaan maadaba la helay xogtiisa ah dhagarta ka soo socota, halka la sheegay in laga yaabo in warbaahin magacyada SSC deegaanadooda huwan ay soo bandhigaan, ayagoo  ku muujinaya wejiga khiyaanada ah halka la qarin doono ujeedada dhabta ah.

Dhanka kale waxaan arintan Shirka wax ka weydiiney xubno ka tirsan Jaaliyadda SSC ee Nairobi oo ahaa Aasaasayaashii qadiyada SSC hormuudna ka ahaa guulaha lagu naaloonayo, waxayna si kooban noogu sheegeen inaysan ka qayb geli doonin shir aan loo dhamayn isla markaana aan cadeyn ujeedka dhabta ah ee laga lee yahay.

Waxaa dhawaanahan laga soo sheegayey dhamaan qurbaha ay Jaaliyadda SSC ku badan tahay inay ka kacaameen xubno Unugyo ah oo isku xidhan, isla markaana dadka ku Harawsada qadiyada SSC baanu taageersanahay, Haseyeshee u shaqeeya maamulada Hhareeraha siiba maamulka Garoowe oo hada adeegsanaya Siyaasad cusub, oo ah inuu jaaliyadaha bur buriyo, loona ekaysiiyo dad isku haya qadiyada SSC laakiin isku mab’da ah.

Mid ka mid ah qaban qaabiyaashan Shirkan shirqoolka ah, ayaa laga soo xigtay inuu si badheedh ah u yidhi ” Jaaliyadii waa Bur burtay”, mana jirto wax SSC ah oo jaaliyad u dhisan tahay’ sidaas daraadeedna ay tahay inaynu la wareegno talada.

Jaaliyadda SSC ee Nairobi, ayaa ah mid si weyn isugu xidhan isla maarkaana u hogaansami jirtey gudida jaaliyada ee ay doorteen, waxii shir ahna ayagaa soo qaban qaabin jirey, waxaana jirtey kala danbeyn, is ixtiraam iyo wadajir, waxaana laga yabaa in arintaasi hada Khalkhal geli doono, hadaan si wada jir ah la sooga caabin kooxdan dhuumaalaysanaysa ilaa hadana aan si cad loo ogeyn cida Igmatay.

Horufadhi.com

?

Short URL: http://horufadhi.com/?p=3372

Posted by on Apr 14 2011. Filed under CONTACTS. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

29 Comments for “Shir Lagu kala qaybinayo Jaaliyadda SSC ee Nairobi oo ka soconaya Islii.”

  1. Salan sare rer derwishaland jiritanka darwishland cid an alle o kaliya ahyn loo beryimayo cidkalena maya ninki waxyeli karo geed haku so gabane isken hargagaysta snm iyo garocirta farole ka hor ban jirnay khiyanona wan la naqan xoogna daba ninki u shaqeyow haso gabane adna isken

  2. aar maxaa adunka jooga neefneefdhalay iska hadle ah waxaan maqlijiray af noluna wahadlaa eeyna waciya wakan labaxay waraabe iska amus naagyohow nagu dhalay ka hadal ciddad tahay ee ha iska saarin majeerteen dusheee anu ila dhashay oo hadaan cayo iyo hadii kaleba waa walalkay miseee naag ay qabaan baatahay waa yaabe midakale war ma adaa laangaab iyo waxad tahay igu sheegaya taasuna ninba meeshii bugdaa isagay bal bashaa, hadii aan lan gaab ahay maxaa anoo qabiil ahaan lasiman jilib habarjelo ah aan u kufsadaa idoor taasa cadaynasa in aan ahay laandheeree banaan degay mida kale markaad faroole ad taageeraso ileen wadigan majeerteen waxka sheeganayee, ka dhagayso voa madaxweyne ahna halyey cabdulaahi yusuf axmed wakaa dadkaygiine kanax nacasta idoorey

    dhulbahabte hadaan ahay dad waw amarsareyaaye, oo ubaxa baarkaan ihiyo urta hashimahe, halkaan uga aroorana waa odaygii daaroode, rasuulkii udgoonana waa inaaderkauye, ibraahim rashid abahay odaygii weeyaane, saxaabihii oo dhanbaan ehel wadagnaye

    habar idoor ha isku hadlin hadii kale waan kufaraxumaynayaa walaahay waan dhaartee,

  3. aslaama calaykum warkan waraabe liqae isku sheegaya iska aamus waxba ku hadlimayside. caqligii waraabahaa kugujira. ma ogtahay waraabuhu in uusan kala lahayn dhadig iyo lab ee uu labeeyahay, tan labaada waraabuhu waxaaya waanka ugu caqliga xun inta xayawaan ilaahay abuuray uguna foosha xun. markaa magacaaga iyo waxaad xarxariiqday baa lagaa garanayaa in waraabe wax kuugaleen.
    mahadsanid a
    abdiwaxid

  4. Waxa halkan waraaqaha isu qorayaa waa weceladii hawiye, jareer iyo wishaysigii dhaleen markii daarood jabay ee uu xamar laga eryay, kuwii baa leh Soomaali baanu nahay, Aabihiin oo aan lagaranayn iyo hooyadiinii idin ku dhashay xaaraanta ayaa been idiin sheegtay , dadkan daarood ayaa sidaa u galay oo nacayb iyo qabiil dhex dhigay oo iskuwada diray. markaa idinku waxaad tihiin minorty degan waqooyi waxna ma tihin, waxa la idin waydiinayaa marka aad shirkaasoo kale tagtaan waar nimankii waawaynaa maye waa isaaq iyo majeerteen,, markaad ku jawaabtaan ma naqaano, jawaabtu waa dee anakuna idinma naqaano, ee orodoo soo kaxaysta .

  5. @Abdirizak nacas.

    Inaad adigu xaaraan tahay shirkaasna xaaraan ahaa hadalkaaga laga garanyaa India ayaadna joogtaa IP gaga qarso jaahil jaahil dhalay,.

  6. aslaama calykum.salaanta islaamaka kadib waxaan odhanlahaa af lagaadada halayska dhaafo waxaan lahubina dadka yaan lagu ee dadayn. umaduna waa kala feker, kaladan iyo kala aragti, markaa cagta udhiga. dibaatada ka jirta dalkii cidgaar ah maqusayso ee ninwalba way qusaysaa. xaglatoosiye cidina maal iyo murtuq muma siiso hawshuu wado ee ninkii wax qabanayoo fasax baad utahay.

    Mahadsanidin
    Abdiwaxid

  7. bismilaah

    hadaan si xalaal ah fekerkayga uga dhiibto mawduucan aniga waxaan aaminsanahay in beesha dhulbahate amaba SSC dadka udhashay aynu isku si wax uwadno inyar mooyaane oo hunguri qaaday qofkastaa waxa uu jecelyahay dadkiisa inuu kadi faaco cawaanka kusooduulay keliya waxaa laysku khilaafsanyahay fekerka iyo sidee aniga run ahaantii aslanba lamasocdo shirkan laleeyahay nairobi aykuu kadhacay warna umahayo

    horta sideedaba yaan midlaga tegin hadii qof ladoorto hawlna loodiro khasab maaha in %00 per qofku kuguulaysanayo hawshii loodiray oo taasi dee xigmadba maaha oo shay dhamaystirani majiro aduunka laakiin wax dhibaato ah maleh hadii ladhoho aan bedelo qofkii haDII hashii yar istaagtay kuna bedelo qofkaloo meeshii uqalma daacadna ka ah hawsha loodiray waad u jeedaan waxa kadhacay wadamada carabta markaa halkan waxaan ka akhriyayaa in aad waduuciiba kabaxdeenoo aynu iskuba haysano xaglotoosiye hala bedo iyo labedelimaayo aniga fekerkayga wax waynba uma arko bedelka waayo waa wax saxa hadii daacad laga yahay

    dhalinyarada waxaan ku odhan lahaa hada shirbaa wuxuu kajiraa lodon wax kaoobaxayana ilaahbaa og kolay ningarboodkii reerka ayaa imanaya bal aan eegno kaasna wax kasoobaxa laakiin jidkasoo aan umarnaba waxaa waajiba inaan dalkeena difaacano magaca aadoonaysid sheego

    wbilaahi tawfiiq

  8. abdirahman-laaso

    Amin aan Ufilayo In Ay Ahayd 11/apri/2009 Ayuu Garaad Jaamac Garaad Cali Safarkii Aan Kii Guusha ugu Magac Daray Kutegay Wadanka Kenya,Midhihii Uu Dhalayna Waa Kuwa aynu Hadda Kudhex mushaaxayno Meelkasta oo aynu Guranayno.Madaxweyne Xaglatoosiye in Uu Dhulbahante Toosiyey Oo Uu Wax Jira Oo Hadda Lagu Xisaabtamo Kadhigay Muran iyo Shaki Mageliyo Nin Cadow Ushaqeeya Mooyee Oo Aan Kalsooni Naftiisa Kuqabin,Doonayana In Aynu Sidaas Sii Ahaano.Dhawaan Isagoo (Madaxweyne Saleebaan) Nayroobi Kahadlaya,wuxuu sheegay in haddaad aragtaan Mid leh hebel waxba maqaban iyo Bedel Buu Ubaahan yahay iyo SSC way fashilantay in uu yahay mid shisheeye u shaqaynaya,markaas yaan sidaas lagu sifoobin ee mid kastoow intaad odhan lahayd SSC maxay Qabatay,Adigu Waxaad Isweydiisaa,Maxaad SSC uqabatay?!! Si Aynu Guul Muuqata Ugaadhno. Bal Hadalka Hogaamiye Saleebaan Ila arka,Kii Wanaagga SSC Doonaya Wuxuu Hogaamiyaha Ufidin Doonaa Gacan Muuqata Oo Taageero ah,Waana Nin Daacad Ah Hogaamiyahee Aynu Garab siino.Cadowguna Wuxuu Ku aflagaadaynayaa Markasta Waa Waxqabadka Uunoo Qabtay. Ee Ila Daawada Khudbaddan uu Jeediyey Isagoo Jooga Kenya,Intaanu Ka Ambabixin!!
    http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=mDcW5rU5Y48

    KAYABSHE10:-Indr Su’aalahaaga oo Dhan Jawaabtooda waa Maya,waynu Guulaysan ee Yeynaan Hoos Ufekeriyaasha Wakhti Kulumin.

  9. waan ku salamay inadeer salaan kal iyo laab ah oo aan lasoo koobi karin
    su,aashaadi jawaabteedu
    waa maya xataa lama soo qadin
    dadka wax dhaliilayaana wa dadka aan kalsoonisda ku qabiin dhulbahante nimada waxaana lee yahay ilaahay quwadiina ha idin tuso war aniga iyo inta ila midka ahba waxaanu aaminsanahay ama xaqiiqduba tahay war yaa iga sareeya oo aan daboo fadhiistaa war fulaynima ha la iska daayo dadka wax dhalilaayow waa fulaynimee
    waxaana jirta xigmad dhahasa cowords may dei many times before their death ama coward has no luck markaa war tani waa dhaqaaqdee haka dhicina gaadhigu xawaare aad u dheer buu ku soconayaaye kanaxaana ha dhinto ssc guuuuuuuul

  10. ASC DHAMAN DARAWIISHTA OO UGU HOREYO AXMED SSC.IYO INTA KALE EE AAN HALKAN KU XUSIN.SALAAN KA DIB SU.AALO BN IDIN WAYDINE IIGA JWBA 1.MA JIRAA NIN XAGLATOSIYA KA HOREYEY OO GARTAY IN LA MIDEEYO SSC LANA SAMEEYO MAAMUL? 2.MA HAYSAN DADNIMADA IYO MAGACA AANU MAANTA KU DHEXLENAHAY NIN HOREY U HINDISAY? 3.MA JIREY CID LOOGA BAQO DHULKA SSC KA HOR XAGLATOSIYA IYO MAMULKA SSC? 4.MA GAR BAA IN QAARKEEN LA YIMADO FEKERADII IYO ORAAH HORGALE? SSC MAANTA QAYRKEED BAY WAX LA QAYBSANEYSAA.BAL DIB U JALEECA SHALAY MARKII AANU HOOS FADHINEY GAROWE IYO HARGAYSA OO AY JAALIYADAHODA YURUB KU QABSANAYEN BANDHIG FANEEDKA.EE AY NALAHAYEN XAFLAD AY DHIGTEN JAALIYADA SL AMA PL.MARKA MAANTA INAGUNA WAANU LA LEENAHAY JAALIYADO WALI KA DHEEREYEY KUWODA OO LA LEEYAHAY SSC BA MARTAY HALKAN WAR AYAAN MEESHA LA KEENIN HADALADA HORGALADA

  11. to dhamaan dadka sida fiicaan ee qotada dheer wax u fiiriya horta niman yahow waxa degdega ladhahaa waa camal shaydaan ee hala joojiyo xaglona amaan iyo maamus buu inaga mudanyahay ee yaan lagu degdegin mida kale war ssc xiligii la aasasay waynu wada ogayn wanataa cadaw oo dhan cabaadayoo ee beerka kaga tagaan ee dadka wax dhaliilayoo waxan umalaynayaa in aan dhaliishaa loo bahnayn ee loo bahanyahay wax qabad iyo ficil waxaana filayaa dad aan xaladaha dhabta ah ka war hayn baad tihiine please indhahiina kor uqada oo wax yaalaha aan loo bahnayn ee cadawga umada soomaliyeed ku farxayo joojiya waa iga talo waxaan kaga tagayaa salaan kal iyo laab ah baan hawada idin soo marinayaa halyeeyada abdi rahmaan laso kayaabshe sagal hibaaq ilwaad dool xagrajin iyo dhamaan inta samaha ssc ka shaqaysa waxaana idin leeyahay ale guul iyo warsan aan meela qoonsi maad kulahayn

  12. KU; ALL
    WAAD SALAAMAN TIHIIN TOLWAYNAHA!.Maalmahan dambe arimuhu meel
    aan caadi ahayn bay marayaan, mugdi baan yare jira, laakiin waxaa la yaab leh in cid si cad uga hadlaysa arimaha SSC si aysan jirin, raggii hogaaminayey na ay meeshaba ka bexeen oo warkoodii la la’yahay, markaa qofkii soo jeediya in dad ku haboon xilka SSC la keeno ama la raadiyo, waa in loo ogolaado fekerkooda oo sabab leh.
    Xaglatoosiye waa ka xumahay in ay u suurtoobi weydey in uu guto waajibkiisa
    si dadban iyo si kale ba ha ahaatee. Waxaa la joogaa wakhtigii niman kale la dooran lahaa, ariantaas shaki kama taagna.
    waxay u baahan tahay in SSC la daba qabto inta aan la dumin!. Waa run oo waxaa jira dad lugooyo kula dhex jira SSC, oo aanu ognahay, laakiin waa in dadka SSC metelaa wax ka qabtaan, haddii kale cid daacad ka ah arimaha
    SSC ama in dhulbahante lugihiisa ku istaago ama wax noqdo aad bay u yar yihiin!. 2WAR JIRAABA CAKAAR U IMAN” a.laaso ha noolaado gabayga
    aadka qiimaha u leh ee uu na xasuusinayo. Waxaan ku darayaa dhibka iyo kala daadsanaanta,, waxaynu la qabnaa somalida oo dhan!.
    VIVA SSC DARWIISHLAND

  13. ANIGU WAXAAN AHAY SHAKHSI AA UGU DAGAALAMA SSC AADNA U RABA INAY SSC HEER SARE OO MAAMULEED GAADHO, LAAKIIN BERYAHAN DANBE MARNA PUNTLAND BAA DAD KU XIDHAYSA BUHOODLE MARNA SOMALILAND BAA WAFDI SI AANAN QARSOONI LAHAYN U SOO DIRAYSA WIDHWIDH . MARKAA XAGLA TOOSIYE MUUSAN QABSAN SHAQADIISA SIFIICAN…..INUU KABAXO WARBAAHIDA MAAHAN, WAAYO DADKIISII BAA GUMAYSI KU JIRA. SANAD IYO BADH KABACDINA LAASKII MEEYAY?

    XAGLATOOSIYE HALA BEDELO, SABAREY AAD BUU U DAGAALAMAYAA ISAGU , SSC BERYAHAN ANIGU WAAN KA BIYO DIIDANAHAY WAAYO MACAL CAYN PUNTLAND KAMA CELINKARAAN…..WAR DAMBENA LAGAMA MAQLIN LAST FEW MONTHS.

  14. asc waxaan salaan kal iyo laab ah hawada oo aan laakoobi karin hawa u marinayaa labada halyeey ee biladaha dahabka ah ku qaatay miidaynta iyo geesinimada ssc waa cabdi rahmaan laaso iyo kayaabshe waxaan kaloo salaamayaa hablahayaga qaaliga ah iyo inta samaha ssc jecel waxaynu ognahay hagardaamoyin ka imaanaya garoowe ilaa iyo asaski ssc hadaba jahliyada reer nairobi umalayn maayo in ay dabo dhilif hoor fadhisanayaan maxaayeelay waan aqaanaa raga meesha jooga iyo xubnaha jahliyada oo ah dad xalaal ah waana jahliyaadii hirgalisay asaska ssc ee aan maanta ku naalonano hadaba in ay qaybsamaan waa habeenkii xalaytagay ee ka naxoow hada dhimo sscna way socatay dibna u laabmi maysee ducufow durug, dadka iska hadlaya ee magacyada iska soo qaatayna waxaan idhi anaguu waanu buufinaa waxii isku dayaa delqaaf iyo tol la kala gurnimo ee asluubsada hadii kale waxaad naga heli doontaan cashar lama ilaawana,

    Waa sidaa doxora mudug ku dhacday oo uu is cadeeyey in uusan ahayn dadkuu magacooda watay markuu ku fashilmay jufidii u sheektay dhul anaan degin u dhahay anaa daga markaa beeney waa run guul iyo gobanimo aan gunimo raad ku lahayn

  15. Illahay hanagaa qabto kuwa tuugta ah meel ay jooganba dal iyo dibaad amin manta maha malin dadka xalasha ah lakala furfuro wayo cadow dhuloos an kala jeclayn ban dagal kula jira insha allah weynu guuulaysan.

    Ssc guuul iyo gobanimo insha allah.

  16. abdirahman-laaso

    KAYABSHE10

    Indr salaantaada qiimaha gaarka ah iileh waan kaaqaaday,midlamid ahna waan kuusoo gudbinayaa indr. Maraamiinta aan aduunba war uhayn ayaa iska badan hadduu SSC udhashay iyo Hadduusan SSC udhalanba waa in Runta Loosheegaa walaal!!….Mhdsnd

  17. TO. C.LAASO INDR MAR 2 SALAAN INADR MAALMAHA WAXAA NAGU SOO BIIREY DAD CUSUB OO INTA PC DUL FARIISTA ISKA HADLA MID SSC KALA GURA IYO KALSHALE LA BAXAY OO AAD HADA TUSTAY JIDKIISA INADR UNA SHEEGTAY IN AAN MANIIC NAGU SOCON SSC MURUG. MAAL.IYO MASKAX WAANU KA MIDEYSANAHAY.DABADHILIF.HUNGURI RAAC.QADIYAD LAAWE.KULI WAA DIL.LA SOCDA

  18. maanta ninka dhulbahnte ee og dhibaatada dadkiisa iyo deegaankiisa lagu hayo ka gilgilan waayey ee shir khiyaano ladhuumanaya,maxay ka doonayaan marka hore hadiise ay arkaan waxa lagu soo bandhigayo hagaraaceen wixii kadanbeeyey ileen way kasbadeene
    maanta lama joogo in umadd kale ladifaaco iyadoo aad ogthy gurigaagii
    ilaah baa weyn ninkii aaminaa awood leh ssc guul

  19. Assalaamu calaykum WrWb Dhamaan Reer SSC iyo Intii muslimaba,, salaan dabadeed waxaan si gaara u salaamayaa inamadayada XAGRAAJIN Abdirahmaan laaso Abdi Samad Kayaabshe iyo intii kalee fikir ficanba,,,,,,,,,,,,,,,,waana sidaad sheegteene rabi baa dhamays inaga dhigaye dhalasho maan sheegano, inagoo dhulbahante ah waxa dhacaya maan diidno,wallee waa gabay qiimo badan,… waa inaynu ilaashanaa midnimadeena kana fayjigaano wax kastoo ina wiiqaya oo hoos u dhac inagu keeni karaya, cadaw hada hoos inoo dhiga Foolxumo idilkeedna ina huwiya taag & Tamar Midna uma hayno….. nacas micidu dheer tahay oo cawaana oo maskaxdu gudhan tahay waa in laga hor tagaa munaafiqiinta waa inaynu iska dabar jarnaa ta keliya ee aynu horu socod ku gaadhi karaynaa waa taa, Mida aynu taageernaa waa inay noqotaa qof kasta oo raba inaynu horumar ku talaabsano oo labadaa maamulna ka madax banaanaano oo danaheena ka racano oo inagu danteena & dadkeena iyo dhulkeena ku mashquulno qofka doonaya sidaa waa in la garab is taagaa oo la soo dhaweeyaa dalkeenuna inaga bes waa inuu gacanta inoogu jiraa oo qoomiyado kale u daba fadhiisan,,qof kan kalshaale hotmail La soo baxay waxaan u malaynayaa inuu yahay kii cayn qabsade oo is dhuudhuubaya jaw goormaa laga tagay warkaa Intaan seeftayadu ku saydhin dhulka meel ku le’eeg ka mar baan ku leeyahay.

  20. abdirahman-laaso

    @kalshaale-88@hotmail.com

    Adeer Looma Baahna Naf Intay Soo Fadhiisato PC meeshaas Why Un Ka gurtee, Macno Kale Lakaalay.Arinka Xaglatoosiye Xafidulaah iyo is casilaadiisa iyo ciidanka Sool,waa Mid Rag Loo Igmaday Ee Maahan Mid Kalshaale iska Soo Qaate Wax Laga Weydiinayee,Dhan kale Kahaaneed Halkaas Biyo Kaaga Soo Dhibciwaaye.

  21. yaab waa mxay ciidanka laleeyahay wuxuu soogalay widhwidh oo wuxuu ka yimi garoowe,
    xaglatoosiye haduusan waa jibaad kii loo doortay ka soobxayn hays casilo
    gobalka sool hada ciidan kii sii iyo tiknikadiiba waa udiyaar tababarna xitaa uma baah na ciidankaasi why buu waa jib kii sa ugudan waayay

    • saaxiib been ayaa laguu sheegayay wax dhab laguugu keeni karo maahan. ssc wax suura galaya maahan waana somaliland. ee shaqsiyaadkani aad sheegtay ee ssc wata puntland ayuunbay xaraarad u qabaane waa ka been. wax daacad ay ka tahayna ma jirto. manana hirgali karto ayay ogyihiin wax la yidhaa ssc. waayo dhan anigaa haysta oo aduunkii oo dhan sidaasi ayuu kugu aqoonsaday inaad tahay somaliland. colonial estate ka africa ka jira in aan haysto ayaan caalamka oo dhan u sheegay kolkaa ka quuso. ee ragani puntland ayay u xaraarad qabaan. kolkolna somaliland ayay xiisaha ugu badan ka helaan. lacag iyo mushaharna somaliland ayaa siisa. shilinkeena iyo lacagteena iyo calankeena ayay kor u baacinayaane. ee saaxiib runtu waatane somaliland ayaad tahay saas isku arag. you are somalilander muwaadin ah. cadha ayaa idinka tan badisayee kasoo laabta. puntland as a somalia ayay ku nooshahay. adna as a somaliland ayaad ku nooshahay. kolkaa waatan ee sidan garo go’dooom mooyee wanaag kuu keeniba maayaan.

  22. shirka ka socda nairobi waxaa wada sscdii xalaasha ahayd ee u damqanayey dadkooda iyo dalkooda waa kuwa habeen iyo maalin u faydan badbaadinta dadkooda una huray naf iyo maalba maantana markii ay arkeen dadkii ay ku aamineen hogaanka ururka inay la anbadeen oo wixii yaraa ee qurba jooggu soo ururiyeenna ay iygu meelaysteen wixii gudahana ay iska gabaabsi yihiinba inay marlabaad guntiga dhiisha iskaga dhigaanoo ay badbaadiyaan dadkooda iyo ururkaba websetyada jidbaale iyo horu fadhina waa kuwo u adeega iyga doonayana inay xaqiiqda dadka gacanta kaga qariyaan.

  23. abdirahman-laaso

    @Abdul Samad

    Daba-dhilif Intaan Noqon Lahaa Kabaha Loo Dhiibto.

    Dhanbaal Wale Intaan Noqon Lahaa, Dhibaya reerkooda.

    Dhuuni Raac Intaan Noqon Lahaa, Dharaska Loo Daadsho.

    Dhilowyahan intaan noqon lahaa, lagu kor dheelaayo.

    Rabibaa Dhamays Iga Dhigaye , Dhalasho Maan Sheegto.

    Aniga oo Dhulbahante ah, Waxaaa Dhacaya maan diido.

    Indr,Waa Sidaad Hadalka Udhigtay oo Jaaliyadda SSC ee Nayroobi waa Gidaar Bir ah Oo aysan Marnaba SSC kamaarmayn.Hoos Ufekerayaasha iyo Ninkale Udoodayaasha in layska qabtaa waa wadiiqadda Toosan ee Toolmoon ee Looga Tabaabushaysan Karayo Tabaha Cadowga Ee Hoostaas Nooga Taamaya sidii ay Mar Un ah U Taaban Lahaayeen Kuwa Taladda SSC Kaalinta Taagan Kaga Jira.

    Webka ALLSSC.COM sheegtana Indhawayd Waanba Kabiyo Diidsanaa,Sababta aan udiidanaana waa Isagoo Meel Uga Dhacay Rabitaanka Shacabka SSC,iidhehgareeyeyna Dhiigmiiradda Dhiigshiil oo ay Shacabka SSC go’aanka Midaysan ay Kaqaateen.Midnimo ayaa Inoo Door ah, gacmo isqabsi Walaalnimo waxaynu Wada Saaranahay Hal Doon, waxaynuna Maraynaa Badweyna Hindiga Dhexdeeda aadbay Ukhatar Badan Tahay Sidii aynu ubadbaadi lahayn dhamaanteen ayey Nootaallaa.Jaaliyadda Nayroobi ee SSC waxaan rajaynayaa in Dib usocdayaasha aan Kalsoonidda nafahooda Kuqabin ee Kii “Dhagartooda Qabay Weli Sii Dhuganay ” Ay iska qaban Doonaan.Ninka Garoowe wax Kasugaya,muxuu yahay?waa ayaan daro in Weli Carro dhulbahante Beel kale Loo Tiirinayo.Waynu Guulaysan Ee Fadlan Aynu Midnimadeena Halkaa kasii Ambaqaadno.Insha allaah Cadaawaheena waynu kaguulaysan.Qolyahaasna waxaaba kufilan Warbixintan ay kaqoreen Jidbaale Iyo Horufadhi.com oo Sidaad Usheegtay aan qudhayda si aad uniyad san utaageersanahay,aadbaan kaalintooda qadiyadeed iyo go’aan adkaaneed ugu hambalyeynayaa! Mhdsnd.

  24. TO.C.LAASO IYO ABDUL SAMAD ILMDRYAL WAAN IDIN SALAAMAY SALAAN KA DIB. WARKII IDINKA DHAMEYEY EE WAXAAN LEEYAHAY WEBKA ALLSSC WAA MID AAN AHAYN WEB XALAALA KA DIB MARKAN ARKAY IS ROG ROG BADAN BAN JOOJIYEY INAAN BOOQDO.WAA SIDA ABDISAMAD YIRI WAA ALLSNM EE HADANA WAANU OGNAHAY WEBEBKA TAGI DOONA SHIRKA WAA ALLSSC IYO WIDHWIDH.WAT EVER.WAX NOOGA XIRAN WEB IYO HORGALE IYO QADIYAD LAAWE MA JIRTO.SI XUN U FEKERA ANAGA MA AHA.EE DADKAYGA XALASHA HA ISKA JIRAAN.MADAXDU HA KA FUJIGNADAN.DADNIMO JIRITAAN.ISKU DUUBNI BAAN KA DOONEYNA.KUWA U ADEEGA DADKALE HADAY TAHAY.WEB.RADIO.AMA SHAQSI HORGALA WAA IN MEEL LOOGA SOO WADA JEESTAA SSC GUUL JALIYADA SSC EE NBI KENYA WAXAN RAJENAYA IN DADKA AAD KA GUULAYSATAN

  25. Waa jiraan dad markii hore diidanaa Dhulbahaantanimada iyo SSCnimada oo bilaa mabda ahaa oo sida baalalayda marba meel isaga duuli jiray, kuwaas oo qurbaha iyo gudaha dalkaba jooga walaw aysan tiro badnayn meelo kalna looga gacan haadiyo khasaatan Garoowe, oo maanta markay arkeen fashilkooda raba inay waji ka dhex samaystaan dadkooda. Marka meesha waxa soobaxaysa labo fikradooda oo ka ah ma dhibkii bay wali wadaan iyo u shaqayntii dad qalaad mise tolow waa ka daacadoo inagaa aaminila. Waxay u dhawtahay tahore oo ah inay wali dhibkii siiwadaan iyo cadaw u shaqayntii, waanata ta warbixintu sheegayso.

    Dad ka noocaasiya waa in laga digdoonaadaa, jaaliyada Nairobi, waa jaaliyad qiimale oo lafdhabar u ah dadka SSC, waana ta ay ka timid midhaha aan maanta maalano. Ha ogaadeen dadkaasi, inaysan afduubi karin rabitaanka shacabka SSC ee raba inay taladooda yeeshaan, asaagoodna aysan dib u dabo fadhiisan.

  26. @Abrahman-laaso.

    Haalyeey nimadaada mid kale ayaa kuu sii dheer oo ah meel fog wax ka eeg, waxaana kaaga mahadnaqayaa sida geesinimada leh ee aad hadh iyo habeen ugu taagan tahay qadiyadeena difaacideeda. Webka allssc anigu hada waxaan u aqqaaanaa allsnm, waayo wararkooda aan hoos jirin waxaa ka daran dhibta kale ee ay inagu wadaan, waadna ogaan doontaaye warkaas asaga lagu soo daabici doonaa inkastoo aysan horufadhi sheegin webebka aadey shirqoolkaas.
    Waxaanse fialyaa inay iska diidayaan inay la Yooyootamaan oo dee horufadhi waa web weyn oo qadiyadiisa 3 sano ayaan ku xidhnaa maalin isma uusan rogin.
    Anagu hadaanu haysano jidbaale iyo horufadhi webka kaleba ka qaadan mayno wararka SSC. Runtiina waa niman karti badan leh.

    Talo reer nairobi>

    Cudurkii London lagu faafiyey ayaa idin soo gaadhay, koox dhahaysa shirka London baanu taageersanahay ee anaga ha naloo dabafadhiisto ayaa jirta oo nafta noo keentay, idinka kooxdani inteey soo qor qoraan shirkaanu taageersanahay hadhwna ay Froole u doodaan ha yeelina ee hada ayey jilicsan yihiin Hangool iskaga qabta.
    Jaaliyadana waxaan lee yahay shirkaa mar hadaad tagteen oo la idinku khalday yaan sawiradiina la oo gelin, oo hadhaw niman aydaan isku qadiyad ahayn idinku mano sheegan.

    Salamaad.

    • ABDUL SAMAD inaadeer walaahi waan kula arkay qolyo xoog ku afduubay qaban qaabadii shirweynihii aqoonyahanad.waxaan ka qayb galay meel xaflad soo dhoweyna ayaamihii shirka la qaban qaabinayey.waxaa la isweydiiyey lacag wufuuda lagu dejiyo dee siday noo sheegeen nimankii howsha watey oo aan wada garanano.waa rag walaahi ilaa iyo hada snmta lacag ka qaata,waana horboodayaasha shirkasta oo dhulbahante qabanayo intaan soo kacay oo makarafoonkii qabsaday baan ku qayliyey anigu waxaan bixinayaa 200 oo lacagta ingiriiska ah
      waxaa laygu yidhi fadhiiso waa kuu yeedheynaaye.markaan mudo fadhiyey
      baan u tegey niman iyo naago gudi isku sheegaya waxaana ku idhi war lacagta ha layga qabto.inta laygu qoslay baa la iyidhi telefoonkaaga nasii anagaa kula soo hadleeynee.cidina ilama soo hadal sababta lacagta la iiga qaadi waayeyna waa aniga mudo aad u dheer u dagaalamayey midnimada
      dhulbahante taas oo sababtay inaan isku dhacno caadaqaatayaal badan oo ragii shirka qaban qaabinayey ah.sidaas daraadeedna waxay i tusayeen inay dhulbahantena afduubayaan oo snm gacanta u gelinayaan
      dhulbahantena wax garadkiisa ku garaacaan wax ma garadkooda.

  27. abdirahman-laaso

    Horufadhi.com In ay Waa Hore Soo Bandhigto ayaa ay ahayd,ileen Ogaysiiska Shirkaasi Waxaa Lasoo Geliyey Warbaahinta Codka Shacabka Sheegata ee ALLSSC.COM,Lkn Si Cad Ugu Shaqaysa Dhiigmiiratadda Dhiigshiil. Insha allaah,waxaan Shacabka SSC ee Nayroobi Urajaynayaa Midnimo Buuxda Iyo Walaalnimo Ay gacmaha Isqabsadaan,iskana ilaaliyaan Sixun Ufekerka aan Sidaa Usii Faaiido Badnayd.Haloo Midoobo Qadiyadda SSC,Ilaa Lacaddaysto Dagaal Looga Soo Horjeedo Maamulka Garoowe Iima Muuqato In Dhibkooda Laga Fadhin doono.Mhdsnd

Leave a Reply

Recently Commented

  • ruun: Kuwaam khatumo hogaamiya yaa naga qabsada , war orda iidoor isku dhiiba ceeb u dhintee waad na ceebeeyseen...
  • khabiir: ileen hadaad nasabnimada katagtid ceebi ku qaban mayso, qajilaaduna waa kaa guureysaa. Dad xishooda hadaad...
  • halbeeg: Dhere power a wise man is the one who keeps his tonque, also they said grey hair is a sign of age ur leader...
  • nugaal godan: Ninka sita Darbi samaroon ,Adeer samaroon waa dad agtayada kaleh sharaf iyo karaamo ,laakiin waxaa jira...
  • AFElmi.: Adeer dadka beenta ka daa, oo runta u sheeg , ninkani waxaa uu u socdaa jabuuti , halkaas oo wada hadalo uga...