Home » May 31st, 2011
Entries posted on “May, 2011”

Wasiirka warfaafinta maamulka SSC Cumar Jaamac Saleeban oo waraysi siiyay idaacad VOA waraysigan ayaa waxaa uu ku saabsanaa dagaalkii shalay lagalayn ciidamada SSC kuwa jabhada SNM, Iyagoo ciidamada SSC ay guulo lataaban karo ka soo hooyeen dagaalkaasi ayna dharbaaxo ku dhufteen jabhada SNM. Waraysigii wasiirka halkan ka dhacayso [Audio clip: view full [...]
May 31st, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Ka dib dagaalkii cuslaa ee shalay dhexmaray maleeshiyaadka soo duulay ee SNM iyo ciidamada xaq u dirirka SSC, ayaa maleeshiyaadka SNM oo ka baqaya mujaahidiintii gacanta kululaa ee Kalshaale inay dhanka Laamiga aadaan waxya madaafiic ku garaaceen jiida Kalshaalle oo ay xalay ka soo durkeen dhanka Qoorilugud. Markii ay soo gameen dhawr Hoobiye ayaa sida [...]
May 31st, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Bayaan ku wajahan maamulka Siilaanyo ee gabalkiisu sii dhacayo:-Waxa maalin dhoweyd ku soo baxay mareegaha internet-ka qaarkood war sheegaya in beesha Ugaadhyahan ee Dhulbahante shir ay ku yeelatay magaalada laascaanood ku dhawaaqday inay. “beeshu ku midawday aragtida Siyaasada Maamulka Somaliland” oo aqbashay gogoshii Siilaanyo ku baaqay. Hadaba Guddiga Fulinta ee Jaaliyadda Sool, Sanaag iyo [...]
May 30th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Dagaalkii Cuslaa ee ilaa maanta gelintii danbe soconayey ayaa istaagay goor ay ahayd 7: fiidnimo wakhtiga Geeska. Dagaalkan oo ahaa mid la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa wuxuu u dhexeeyey ciidamada Maamulka SSC iyo kuwa Jabhada SNM ee duulaanka ah. Dagaalkan oo ka dhacay dhawr jiho oo Aaga Tukoraq ah ayaa waxaa dhamaatood [...]
May 30th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Waxaa Qurbajoogta SSC la ogaysiinayaa inay ka soo qayb galaan shir deg deg ah oo looga warbixinayo dagaalka saaka ka dhacay aaga Gambadhe ee Gobolka Sool. Saaka subaxnimadii hore ayaa Maleeshiyada Cadowga ah ee SNM ee ku suganaa aaga Laascaanood waxay weerar gaadmo ah ku qaadeen Ciidamada Xaq u Dirirka SSC oo fadhigoodu ahaa Magaalada [...]
May 30th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Maamu goboleedka Garoowe ayaa wuxuu ku eedeeyey maamulka SSC inay isku dirayaan waxa ay ugu yedheenh Puntland iyo ‘Somaliland’ oo ay ula jeedaan maamulka SNM ee Hargaysa. Wasiirka warfaafinta ee maamulka Faroole Ahmed Ali Askar oo asagoo jooga Garoowe la hadlay Saxaafada ayaa ku eedeeyey dawladda Soomaaliya inay taageerso maamulka SSC, wuxuuna sheegay in maamulkaas [...]
May 30th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Dagaalkii kululaa ee u dhexeeyey ciidamada xaq u dirirka dseegaanada SSC iyo maleeshiyaadka SNM ee duulaanka ah, ayaa sii xoogaystay. Wararka war qabada shabakada caalamiga ah ee Horufadhi soo gaadhaya ayaa xaqiijinaya in maleeshiyaadka SNM laga qabtay saraakiil uu ka mid yahay nin Horgal ah oo deegaanka ka soo jeeda kaasoo lagu magacaabo Geedi Shaaboow. [...]
May 30th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Wararka hada naga soo gaadhaya aaga Ganbadhe ayaa waxay xaqiijinayaan in dagaal culusi mar dhawayd halkaas ka bilowday. Dagaalkan oo ahaa mid hubka noocyadiisa kala duwan la isku adeegsaday ayaa ka dhashay markii maleeshiyaadka SNM oo duulaan ahi soo weerareen fadhiisin ciidamada SSC ku lee yihiin meel lagu magacaabo Cadaada. Wararku waxay sheegayaan in ciidamada [...]
May 30th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »
Warsaxaafadeed ka soo baxay Golaha wasiirada ee Dawladda Soomaaliya oo nuqul ka mid ah uu soo gaadhay shabakada Horufadhi.com ayaa lagu sheegay in xil ka qaadis lagu sameeyey xeer ilaaliyihii guud ee qaranka Soomaaliyeed, Abdullahi Daahir Barre. War saxaafadeedkan ayaa lagu cadeeyey in loo magacaabay Xeer ilaaliyaha cusub Abdul qaadir Maxamed Muuse. Hadaba war [...]
May 29th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Xidhiidho kala duwan oo ay Warbaahinta la soo sameeyeen qaar tirsan waxgaradka iyo Odayaasha beesha reer Fiqishini ayey ku sheegeen in aysan waxba ka jirin, in beeshu ay wakiilatay nin la sheegay inuu sheegtay Garaadnimo. Waxgaradkan iyo aqoonyahanadan waxay xaqiijiyeen inaysan waxba kala socon ninkaas is magacaabay, isla markaana aysan beeshu ka wada hadlin. Waxayna [...]
May 29th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »