Daawo Ciidanka Qalabka sida ee Soomaaliya oo la wareegay Jidka wadnaha{Sawiro}.
Halkan hoose ka daawo ciidanka qalabka sida oo la wareegay Guud ahaan Jidka Wadnaha kuna tukanaya Masjidkii Biyo-maaloow.
Short URL: http://horufadhi.com/?p=3960
Halkan hoose ka daawo ciidanka qalabka sida oo la wareegay Guud ahaan Jidka Wadnaha kuna tukanaya Masjidkii Biyo-maaloow.
Short URL: http://horufadhi.com/?p=3960

s.s.c waxan o dhanlaha s.s.c ama somaliya waa dad dowlada marka yan lala hadlin dadka (googa) kamidka yahay waa dad laga tiro badan yahay
oo ka xun jiritanka somaliya ama s.s.c ha guul laysato somaliya ha guulay sato s.s.c guul kanaxo naftawa
Googaa ali dhareertooy cid walba u jaba maanay buqdii burco ku tiilay ahayn ala hoogteen marba meel ayaa idin dhiiq dhiiq leh xataa boogta idinku taala garan maysaan ceebihini ayaad dadaan lahayn oo dhulkay degaan waxaasi ceeb ka tahay ku sheegi subxaana qaadir.
Saaxiibow kala quusanay,ee yaysan saf iisoo galin,kuwii qaawanaa ee nolosha ka dhacay.dhulbahante qof kasto dantiisa ha raacdo,waloosan been dambe laysu sheegayne
GUUL CIIDANKA XOOGA DALKA SOMALIA MASHA ALLAH HADAY KARBASHEEN AL-SHAYAADIIN CRIMINALS .
CIIDANKA QARANKU WAA INAY TAGAN GOBOLADA DALKA INTA U HADHSAN ILAA AY GAADHAAN XADKA LOWYACADO INSHA ALLAH SSC IYO AWDAL STATE WAY IDIN SOO DHOWEYNAYAAN GOBANIMO
WABILAHI TOWFIIQ..
Guul guul inta somalinimada jecel….. somalidiid iyo shabaab way jabeen ina godane oo burco u soo socda kkkkkkkkkk
yacni yarkan iidoor ee cawaran ma waxuu ka xanaaqsanyahay ciidanka qaranka somaliaya ay lawareegeen muqdisho….kkk waa yaab
war mafutaxun baad tahay waadiga caytamayee.. orodoo meelahaa ku shuban.halkan matag halasoo doonane ciddi kaa neefin maysee
maxamuud googaa iidoor maahee waa calooshiiu shaqayste marka hala yaabin
Nacaskasta ha iska sheekeyo
Arrintii widhwidhbaa wadnaa jartayoo,weyrax bay la qaceen wishaysiyadio
Cidwalba u jaba,ordoo saado iyo xaartoosiye ciidan ka dhigta,waxa raggi
U samaystay haka cs
Cawryinee,gaalo qaawaneey