Home » June 30th, 2011 Entries posted on “June, 2011”

Kor ukicista kutimi maceeshada g/cayn

IMG_0154

  waxaa baryahanba isisootarayey kor ukicida maceeshada waxyaabaha  quutal daruuriga ah, sida bariiska daqiiqda sonkorta saliida,, waxaanu maanta indha indhayn ku samaynay ama dhexqaadnay  suuqa wayn ee magaalada buuhoodle waxaanuna wax ka waydiinay qaarkamid ah ganacsatada waa wayn ee g/cayn, waxa sababay kor ukicista maceeshada. inkastuu gobolku  soo maray marxalado badan, oo kala duwan sida colaad [...]

June 30th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Soo dhawayntii Fanaanada Qaranka Soomaaliyeed Saado Cali Warsame oo video Ah (Daawasho Wacan)

untitled

Waxaan idin soo  gudbinaynaa sida  diiraan ee umada soomaaliyeed  eek u dhaqan  dalka  Kenya  ay u soo dhaweeyeen hooyada fanka soomaaliyeed saado cali warsame  iyadoo guud ahaan dalka Kenya la is kaga yimi.   Waxaa soo dhawayntan qab libaax leh ka qaadatay dawlada soomaaliya  iyo Jowxa ogadeniya  somaliwaynta kale eek u dhaqan dalka Kenya  fanaaninta [...]

June 30th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Xaflad lagu furayey ururka dyo(darwiish youth organization) ooka dhacday g/ cayn

IMG_0137

   Xaflad si wayn loo soo agaasimay oo lagu furayey ururkan cusub ee lamagac baxay(dyo)  una taagan darwiish youth organization ee ladagaalanka iyo xakamaynta somali diidka, ayaa maanta ka dhacday magaalada buuhoodle ee xarunta g/cayn  furitaankii xaflada ayaa ugu horayn waxaa ka hadlay gudoomiyaha uruka ( naaleeye cabdi jaamac) kana warbixiyey sababaha ku dhaliyey inay furaan [...]

June 30th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Fanaanada Qaranka Soomaaliyeed Saado Cali Warsame Oo Si Heer Qaran Ah Luugu Soo Dhaweeyay Nairobi(Daawo Sawiro)

DSC02450

Faananada Qaranka soomaaliyeed saado cali warsame  ayaa waxaa ay caawa ka soo  dagtay caasimada wadanka kenya ee nairobi soo  dhawaynta saado ayaa waxaa  ka qayb galay  boqolal dad waynaha soomaaliyeed ee ku dhawan wadnka kenya  iyo safiirka  somaliya u fadhiya nairobi mohamed cali americo. Sidoo  kale waxaa  goobtaas  joogay fanaanka wayan  ee  somaaliyeed Ahmed Naaji [...]

June 29th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Ogaysiis Shirkii Qurbajoogta SSC.

ogaysiis1

Dhamaan Qurbajoogta SSC waxaa lagu wargelinayaa inuu dhici doono shirkii Sabtiilaha ahaa Ee Jaaliyada SSC. Shirkan oo loogaga xaajoon doono arimo badan oo muhiim ah waxaad macluumaadkiisa kala soo xidhiidhi kartaan lambaradan hoos ku qoran. Shirku wuxuu bilaabmayaa Markay saacadu tahay: 2:00 duhurnimo Waqtiga New York (ET) 1:00 duhurnimo Waqtiga Minneapolis/Chicago (CT) 614-316-2469 614-446-1037 614-571-1641 [...]

June 29th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Shirkii Dhalainyarada SSC Ee Wadanka Nadarland Khaasatan Magaalada Dorderecht Oo U Dhacay Si Quruxbadan (Daawo Sawiro )

IMG_3739

Waxaa Magaalada Dorderecht lagu qabtay maalintii Axada ee 26/06/2011, shir Dhalinta SSc oo aad loo soo agaasimey, Shirkan oo ujeedadiisu ahayd sidii dhalintu ay wax uwada qabsan lahaayeen una caawin lahaayeen dadkoodii tabaalaysan Ugu horayn shirka waxa fur furay, Xiriiriyana ka ahaaa Xuseen Aaadan Kaneec oo kusoo dhoweeyey Sacad Faarax si uu Qur’aanka ugu furo, [...]

June 28th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Warbixin Ku Saabsan Jiida Hore ee Degmada Widhwidh{Sawiro}.

Jiida Widhwidh iyo weriye Xaashi Dheere

Waxaanu maanta safar shaqo ku tagnay Jiida hore ee ay fadhiyaan ciidanka Xaq u dirirka SSC ee deegaanka Widhwidh. Socdaalkan oo uu nagu weheliyey Tifotiraha Shabakada caalamiga ah ee Horufadhi Suleiman Xaashi Dheer, ayaan ku booqanay xaalada ciidanka deegaanka Widhwidh ee ku sugan Tuulada Dhalaamacune oo 34 KM kaga beegan dhanka Bari magaalada Buuhoodle halka [...]

June 27th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Jamhuuriyada Jabuuti Oo Si weyn Ugu Damaashaadeyso Munaasabada 27 Juun

DJIBOUTI

Waxaa maanat si weyn looga dareemaya gud ahaan dalka jabuuti Munaasabado loogu dabaaldrgayo xuskii 27 Juun eed 1977 oo ku beegan Maalintii ay xuriyada qaadat Jamhuuriyada dalka Jabuuti. Fantasiyo loogu dabaal degayo maalintaasi  ayaa xalay ilaa  maanta ka socda dalkaasi jJabuuti waxaana saqdii dhexe ee xalay Wadooyinka magaalada Caasimadda ah isugu soo baxay dadweyne aad [...]

June 27th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Shabakada Horufadhi Oo Xafiis Rasmi ah ka Furatay Magaalada Buuhoodle Ee Xarunta G/Cayn.{Daawo}.

horufadhi News Online office Buhodle

Xaflad si weyn loo soo agaasimay isla markaana ay ka soo qayb galeen qaybaha bulshada ee kala duwan ayaa ka dhacay magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn. Xafladan oo lagu furayey xafiis ay yeelato shabakada Wararka ee Horufadhi.com ayaa waxaa ka soo qayb galay Cuqaal, Ururka dhalinyarada ee BYVO, Ururka haweenka  iyo qaar ka tirsan [...]

June 26th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Xalay fiidkii Ayaa Magaalada Widh Widh Dagaal ka Qarxay

ciidamada3

Dagaalkan ayaa waxaa uu u dhaxeeyaya dadka deegaanka widhwidh dagan iyo maleeshiyaadka u adeega SNMta ee ku dugan deegaanadaas. Dagaalkan ayaa waxaa uu ku bilowday kadib markii baryihii u danbeeyay ay shirar ladoonayaya in lagu dago shacabka SSC  laga waday  magaalada widh widh  shirarkaas oo ay wadeen horgalada u adeega siilaanyo kuwaas oo dhaawaanba shacabka [...]

June 26th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

<

Recently Commented

  • Idoor liqe: Ugaadhyahanka Réér ceerigaabo Qoodhiin Iyo xeradiin intaad is hubeysan wariyaha jabhada (snm) ha laga...
  • Baligubadle girl: Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkk. Naag baa Askar dishay , Waa yaab . Mareexaan ku Waa...
  • Qariidahaye: @idoor liqe indr dhibka waa lagu laqabaa PC gaaga maahan amb sifiican waa iigu furmi waayey
  • AFElmi: NIINA. Anigu buugaa sidiisaba ma arag wadanka aan ku noolahayna u maleyn mayo in laga helayo, balsi waxaa igu...
  • NINA: AFElmi hadaad xaqiiqda arintaan rabto akhri buuga cabdilaahi yuusuf qoray ee halgan iyo hagardaamo adigaa...