|

Fanaanada Qaranka Soomaaliyeed oo la Gudoonsiiyey Abaal marin Heer Sare.{~Daawo}.

Waxaa xalay magaalada Toronto ee dalka Canada lagu qabtay xaflad ballaadhan oo abaalmarin lagu gudoonsiiyey Fanaanada qaranka Somaaliyeed..

ee Saado Cali warsame.

Xafaldan oo ahayd mid si heer sare ah losoo agaasimay ayna kasoo qaybgaleen qaybaha kala duwan ee  bulsahda jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalooyinka Toronto iyo Ottawa, iyo fanaanin Somaalaiyeed oo ay ka mid tahay fanaanada weyn ee Dalays.

Waxaa khudbado laga hadlayo taariikh faneedka Saado iyo halganka ay had iyo jeer ugu taagantahay midnimada ummadda iyo dalka Somalia kasoo jeediyey odayaal, madaxda jaaliyadda iyo xubno ka socda bulshada Soomaalida magaalada Toronto.

Dadkii halkaa ka hadaly waxay dhamaantood xuseen in Saado Cali Mutaysatay abaalmarintan caawa la gudoonsiiyey, iyagoo uga mahadceliyey kuna amaanay Saado doorka ay ugu jirto umaadda Soomaaliyeed, ayna mudantahay ku dayasho.

Xafladan oo ay soo abaabushay Hay’adda (Somali Refugee Awareness Project ), oo ah mashruuc sama fal ah korna loogu qaadayo wacyigelinta dhibaatada qaxootiga Soomaaliyeed ee ku jira xeryaha qaxootiga ee Kenya.

Saado Cali waxay ogolaatay inay noqoto Danjire ka caawiye Hay’adaha Qaxootiga sidii wax loogu qabanlahaa dadka Somaaliyeed ee ku tabaalaysan xeryaha qaxootiga Kenya. waxayna safar ku tegi doontaa xeryahaas dhamadka bishan June hadii Allah idmo.

Hodan Naleeye oo iyadu ka socotay hay’adaas ayaa waxay xafladaas ku gudoonsiisay Fanaanada Saado Cali abaalgud ay ku mutaysatay shaqadii Saado usoo qabatay umadda Soomaliyeed, welina u hayso.. waxaana Saado Guddoontay Saxan Ballaadhan uu ku dhexjiro Disk Dahab ah laguna xardhay 35 sano ee ay ku jirtay suugaanta Somaaliyeed.

Waxaa kaloo halkaas ku guddoontay Saado Bilad sharafyo dahab ah oo ay kala siiyeen Jaaliyadda SSC iyo Ugaadeeniya ee Toronto.

Saado Cali waxay intaas kadib marti sharaftii kasoo qaybgashay xafladan u qaaday heeso badan oo isugu jiray jacayl iyo wadani. dadweynihii xafladan joogay ayaa aad ugu riyaaqay maqalka heesahaas ay ka midka ahayeen, Afkiiba juuqda gabay, Cunaabi, Libdhimaysid Laascaanood, Darwiish, Somali weyn.iwm.. Iyadoo dhalinyaro iyo waayeelba habeenkii xalay ahaa goobtaas dhidid badan lagu saydhay!!..

Gabagabadii Waxay Saado ku boorisay umadda Soomalaiyeed inay ilaashadaan Dalkooda, meelna ugasoo wada jeestaan oo u midoobaan cadawga badan ee dulaanka ka ah dalka iyo shacabka Soomaaliya.

Saado Cali ayaa galabta ka dhooftay Magaalada Toronto, iyadoo kusii jeeda Magaaalda Mineapolis oo ay degentahay, waxaana garoonka Diyaaradaha kusii sagootiyey dadweyne tiro badan oo ka socda Jaaliyadda Somaalida Toronto

Halkan Ka Daawo Sawirda

 

Short URL: http://horufadhi.com/?p=4199

Posted by on Jun 6 2011. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

76 Comments for “Fanaanada Qaranka Soomaaliyeed oo la Gudoonsiiyey Abaal marin Heer Sare.{~Daawo}.”

  1. Kkkkkkk asc dhaman rer s.s.c dadkan snm e dawladaha sheganaya e mel laga jiro garanla miyala washay marka dowlada idor madaxka yahay yaab dadka ya u hesaya ya u qayilaya ya dasadaha u garacaya bal gabaygan ila ega salaanow gob samri wayday wa saancad iyo hooge geel kalasam cane wanigi soobir gawracaye waa soosidna xeedh yihii saabka lootolaye sideedi cashaba waa intii sahanku laalnaaye idoor salfududaa wuxu sugayo moodhawro yarad by sodoten mana aysamrina al abwaan darwish garhaye

  2. IllwaadLooooooooool inaadeer waadku sugtay qumanyoyinkan daadku hoos marayo walale miyan cayay gurigi laydinku kirayn jiray amankisa lasugay umban idhiye waxana weye saani saani bu guursada saani bu dhala saani bu ladhashaa hoygisuna waa hoy saani balnosheg hada ninki germanyga aha xage kusameyay sexga illwaad inader hees ban dhagaystay waxar rer hargaisa ay qaaday o ah hawen ogob baan ahoo ogbaadkuna waygu yaal xishoodkuna wayla haray cadayn anisa mahdi baqada midakale waxban iska niri heerin danbe walay nagatahay

  3. @Hinda maxaad ku qososhay? baasuukaha kugu laba qarxay aad jawaabna u wayday saw maaha>….. ceebta aad aniga ii hayso waxay igu taabo dee? naa hadaad wax hayso mar horaad soo hurgufi lahayde boogahaagi markaan taabtay ayaad hinqatee kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ilwaad yay kuu dhuuman sal iyo baar bay kuu taqaan,,, markaa soomalida kalee aan waxba idinka aqoon aad is leedahay waad hodi kartaan la qabo guura-bahalaynta ……….ta kale iiga jawaab inta meel buqa ee carigiina ku taala ee aan kuu soo tiriyay tee tahay baan ku idhi….? waxaan kaloo ku idhi meel magac buq leh carigayga maku haysaa,,,,why maxaad su’aalahayga uga warwareegi dee waa markhaati ma doonto saw maaha,,,,,,,,,,,guuxaaga haka dheerayn baan ku idhi sabaaxad yahay hadalna ma taqaanid taariihna ma hayside waligaa iyo alahaa wax ku duqaynaya dadka hawla tegin yaan duufaanku ku qaadine;;

    Geesta kale waxaad tidhi ragu mee? oo Golaha yaad ugu timi hadaa?// waxaad isu taqaan ee lagugu aqoonsado waligaa dadka lagu ma sheego teeda kale bal eeg waxa shaadh rag sitee nala tirsanaya ee anu googaradaha u xidhnay? Na Bal car ka dhaaro mid idinka ahi inuusan ku soo furin oo waliba aanad tirsi iyo disiyada oo uu kugu qabsado uga cararin kkkkkkkk ala qosol waynaa. naa ha moogaan baan ku idhi wiilasha daraawiishta iyagaa gobonimo iyo asal wacnaan loogu soo hagaaga,,,,,,,hadaan lagugu soo falaadin oo anad secend hand ahayn waa lagu habayn. awel iska amabixiya baanu lahayn Lakiin hadaad isku dhacayso waa lagu soo dhawayne ha welwelin sxb saan horayba kuugu sheegay..mida kale qof falan baad tahay naag aad golohoodu ugu timid baad leedahay xaya days baad tahay oo inamadayada ayaan ku maslixi iyo wax la mida? Yaa labadeena nin doona oo heerina oo arimahani ku kaamil yihiin dadka golaha soo galaa jawaabteeda leh.

  4. ilwaad

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    rag ku te naa maxaad rag ku sheegi kuwan sida naagaha u hadlaaya
    ee aan ka wiswisay hadalkooda haday rag yihiin sida ragu ula kaftamayo ayaay ula hadli lahaayee
    doqon dhoohan meesha waxaan u soo galay inaan badhaciskiina dhagaysto iyo sidaad u calaacalaysaan iyo waliba ceebihiina inaan ka sheego halkan ileen idinku isma ogidine
    tusbax qumane ah ayaa qorta idiinku jireeeeeeeeeeee
    ragna ha ku fakarin inaad leedihiin adiga qudhaad ninla aan ayaa ku haysa ee xabd ku maslaxno ee is soo xaadiri walaw aanay wiilashaydu jeclayn naag bilaa xayo ah oo wax walba ku hadasha
    qadhmuun foqol qadhmuun dhoohan waliba

  5. To: hibaq inaadeer waan ku salaamay sharafeey, saw maad arag idha adaygeeda dee saw kuwaynu is la garanaynay maaha xagay dad nimada iyo damiirka ka keeni ,,,,,,,,,,,ma u suu iibinaa inaadeer iminka wax kasta waa la helaa caalamkee. dawo caqliga iyo damiirka kordhisa ma ugu taba-rucnaa ilayn wuxu af soomaligii bay inagu la hadlayaan waa falaadhi gilgilasho kaagaba go’dee………………Guuuuuuuuuuuul & Gobonimo waarta SSC OF SOMALIA

  6. Ku: habarta heerinka ah ee hinda la soo baxday ,,,,,,,,,,,,,,, hinda kute ala yaa ila qosla oo ila taakuliya……. naayee waxaa la yidhi mayd maxaa u danbeeyay saa la yidhi kaa la siisido, naa maxaan dhilo kaleba ka raadin adaanu ku haynaaye hadaanad kaalaxad is nacday oo bacaad jooga ahayn why why maxaa meeshan ku keenay ????? sheeg nayaa saw raga daarood kamaanad goobayn oo umaanad soo heermin,,,,naa maxaad hadaad rag leedahay ku soo dhaafiyay?// naa i dhagayso waxaad tahay isma oga aqalkii bay haslaysaa is mana oga wax kaa soconaya la imoow waa lagu og yahay habar garab wayday inaad tahay oo wixii meeshan inamadayada dawarsan jiray oo marna naag iska dhigaysa marna nin inaad tahaye calyada meesha kala bax ama si wanaagsan ula macaamilood wiilashayada, hadii kale ood gorof tahay niiq niiq lay lama yimaadee, wax iska celi wax ku tabcaynaya laguma tac-tacleeye xayawaanad yahay micidu three fiveka le’eeg tahay,,,,,,heestana ha khaldin sharmuuto nimo cidi kuguma gaadhee car car sheeg meel fucking ah oo dhulkayaga ku taala bal wir sheeg? adaa u eg kuwii burco hadhka galay faylka loo geli jiray ee maryan madaw ama cid walba u jaba furtaye lagu cuni jiray, ama hargaysaawiyad baad tahay oo ma xishooto iyo ruun weris baad tahay, ama berberaawiyad baad tahay oo kooca iyo sabeeya kuwii lagu qayili jiray rifanka iyo lisanku baad tahay. qaxbooy madaa cid dhila nimo nimo ku caayi kara ?? naa orod is aas caanya yahay soo luntay ee aan hadalka aqoon dhoosad yahay.

    heesta kalena ha khaldin ragiinii gaagaabnaa ee foosha xumaa markay ka yaabeen noocay u eg yihiin iyaga & dumarkoodu, ayay hindiseen bal hablo dhulbahante inay u hanqal tagaan oo ay sixir saaraan ilayn si kale naag nafteeda wax ku falaysa waxaa ma hawasanaysee,,,,,,,,,,,,halahooday ugu heesi jireen hablo dhaadheer oo dhulbahante ah ayaa dhulki yimid wallee dheehooy dhaaxaad olashaye waa lagaa dhuri………Markaa qawsaareey idinka iyo ragiinu hadaad wax nafle isla tihiin way kuu qiri lahaayen dumar nimadaada rag ku sheegiinii ayaaba ku toogtay maxaad aniga igu la hadli naa uskuud dirty fooqal dirty futadooda iyo faruurtooda taad aragtaba ha la gole tomaado ala wuxu dhaqan xumaa.

    waraabe liqdo xaraam quudato, naa dhareerka ila dhaaf eeg sidaan kuu bahdilay la badhaadhyey weli ma nooshahay oo ma duryamaysaa? iminkana ma hinda ayaad ku soo dhacday oo naf ka dhigatay subxaan waa qaadir orood hablaha toos ugu tag oo la tirso yaa asal ina gumeed oo digsiyada xaafadaha xagxago oo bileedhada leef leef ilayn asalkaaga ahe akhas caleek maxaad yasnini heer walba leh soo martay, washaysiga ku dhalayee aad ku qarawdana anigu noloshayba maan arag kenya kaw dheh lakaiinse hambalyaan hawada u marinayaa sababtu tahay waaba niman raga bal siday kaaga cabaadiyeen eeg markaad soo xasuusataba sawdiga xanaf wareeraya hobo hobo naa ku noqo si wacan hakuu sii budeeyee uskagleey yahay……DHULBAHANTE DHEXDII IYO MAJEERTEENA waxba kaama khuseeyaan garaadlaay hadaad inaba xis leedahay gegidanba maadan timaadeen xunqaaco iyo xaarba aduu kaa dareerayaaye nijaas yahay hana fadarayn.

  7. doqon gooha

    dhilooyin darood ayaad utahay iyo waliba dhulbahnte huteel curubana adigaa ku taamaya waxaan umalaynayaa kuwii lagu kirayn jiray ayaad ka mitahay ileen wadigan muqdisho ku taamayeeeee
    budhcad badeedna waa la ogyahay cida ah ee ma xaga baraad ka waday
    doqonyahay waad abanaysaaye tariikhda dib uraac nagadhadheer oo dhulbahante ah dhilooyinaa dhulkii yimi wax idnka ba aaya maaha curubana wan ka xumahay wali ma nabadoobin iska samra waad sugi la adahaye
    ayaan umalaynayaaye ilee naag dhila ah looma taag helee waxay baratay ayaay rabtaaye
    dhoohan foqol dhoohan

  8. Looooooool asc walalayal hindo indha adag aanku saxe sas mahayn waxay ahyd naaga dhadher o dhiloyina o isaaq dhalay baa dhulki yimi waa naagaha idor waxmel kasta lagaga dhargay cupkuda budhcad badeda miyadan ku jirin kuwa ka qurabta lacag baa ku dhaftee naa eyl ama bargal gadh wa diyarkharashe

  9. Asc ahlu darwish geesiyasha halkan ku jeedla idor wagashaha idor dee magaladi muqdisho badiba gacanta dowladay gashe maydan hotelki curoba e tumashada wacna dib u hagajin kusamaynayn gabdhihina mantayka badan yihin wagi hore mise ampasator bad u furaten od ku kiraysan hada war xagana kinofura guri raxo wa muqdishe

  10. labada habrood ee ilwad hibaq

    waxaan idiin sheegayaa dhilooyinkaad sheegaysaan miyaydaan u ahayn kuwii la baxay naga dhadheer oo dhilooyina oo dhulbahante ah ayaa dhulkii yimi maydinkaa cid ku caayi kara dhilooyin maydinkaa 60 jir gaalo ah cid ku caayikara waa idinka dadka ayagoo islaam sheegta kinisadaha ku jira waa idinka dadka hablohoodu gaaladu siday doonto u wadata ee garacyada urka ugu sidda qaadka iyo khamriguna kaama madhna oo buhodle ayaay uga soo jeedaa
    teeda kale waxaa sharaf dhac igu ah nago xaya daysa inaan la sheekaysto

  11. Ilwad,

    Habartan ilwaad ee ka soo aflaxday xaafada Isili ee Nairobi, waxaa kuwii ay sanwayntu dhinac walba u rogtay, ee iyadoo qalfoof ah Yurub dirqi ku gashay, hadaba anaku qof sidaas in loo jawaabaa waa xaaraan maqdac ah, hadalkeeduna waa hunqaaco iyo isir nacayb .

    Naa maxaad haysataan ee dad uugu faani, meesha aad degentihiin waa la yaqaana dameero mooje baniiaadam kuma noolaan karo, labadiina tuulana ee aad somaliland ku leedihiina gorgorkii baa ka cararay iska baniiaaadamoo, hadaba waxba ma tihiine cago dhigta oo maqaankiina ogaada . cid waliba idin nacday xataa majeerteenkii aad isku nabayseeen waakii shalay dhirbaaxo kaga soo saareen sabary tukaraq ee yidhi jiidani waa dhul majeeteen ee ka bax, hadaba dhulkiina ha la idiin soo dhiciyee aamusa oo la heshiiya Isaaq .

    Waa ka baxay .

    Sallaan wacan, dhamaan asxaabta runta ku hadasha , Daahir, Edbiye, Hinda , Doobiye, Daalo Somaliland iyo asxaabta kale .

    daa dad ooay ku hadashada waxay ku hadlayso maba garanayso, maxaa habar gabowday oo maanta ayeeye ah dhinac dhigay kun iidoor ah, maxaad u odhan 1,000 maryacastii buuhoodle, malaa kunba ma joogaane,

  12. Sorry ilwaad waxan kawada miyadaan garaan?

  13. To my sister ilwaad halgama
    Walal waa runta waadna iga qoslisey
    Maxad tiri wuxu xagay wax ka bilwday? Oo ilwaad midan garaan qofku waa ali ? Oo qof cusub iska dhigaya

    Ilwaad jiiro joog walal halgamay haa dheliyin.

    Ssc guuuuul iyo gobanimo insha allah.

  14. Gooha xaarwayne

    Go fucking learn how to write somali language first !!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

  15. Bal hana gudooman kuwina xita jab bakeri ah dhigshilna waki kacararay marki pro.ali khalif ku kulmen dubai safarka ay dagen burjab dubai hotel 75 thusend doolar by naight balagu sexda 2naight marku sexday dhigshil bu dhahay ali ina cararsi pro.kina yiri iam stay one month marka suyiri dee lacag ta jamacadaha ima sogashe ani wan u dhidida hal halka dolare tagay anigu pro.ki qoslay yiri the money comes of my name waku dadatay oday dhigshil marka caydaba dhante lacag habar laga xaday ma burjab dubai kaso coni

  16. Asc dhaman rer darwished iyo somalida kale anigu macaytamo e iam killer man so idor ma arkan khadra sahra kinsi o marada calanku shega ah howan o ku hesaya saado alina leh shalayna fananad qaran by ahyd mantana qabil o maydinka qimeya fananinta wadanka mise saada hees laga haya snm ah takale berka jecli xaydha jecli miya wixi kuwina kabaqen shalay oy saado lahortagnayd inaaderked siyaad bare haday abalki gudi wayen kuwina may ku xumatay o waxkale ba mesha mayalane riyada snm e melkasta laga diday matinad uun taqanin idor indha adag ma bisad baa duulku

  17. edeblaawe caanaad leedhay baan u malaynayaa ileen nin rag ahi sidan uma hadlee,iidoor cidi wax kufali mayso, war ma futaxun baad tahay mise kuwii indhaha xabajada lahaa ilyare galbeed.koley markaad u yartahay waa lagu taabtaaye, naa meeshan ma nin baad ka raadisaa koley caaanaad leedahaye
    hargaysa tag halkaasaa daboolayaasha laga yaqaanaaye kkkk dabacyuun fooqal dabacayuun ..ssc guul ssc guul inshalaah

  18. waan idin salaamayaa daraawiishtaay hablo iyo inamaba

    wallee sado ali waa kun iidoora qoorta goyso, saa habartaad aragto iyo odaygaad aragto dhalinyariyo waayeelba way ka laadladaan sidii malab loogu daadiyay.. Dee haday iyadoo kale idinka dhalan wayday naag iska daaye nin la caqliya ama la kartiya hadaad yeelan waydeen miyaad xagxaganaysaan???. ilayn makhruuq nimo iyo cuqdad halisa looma dhinto dhaymana looma helo, cudur saado la yidhaahdo ayaa shaabad ku noqday yaa ka jaraya dee?, doctor u taga haydinka gooyee dawa kale laydiin waaye, hadii nolosha laguu quudhi waayo waa dhibaato.

    Dirta waqooyi waxaan kaga yaabay isma maqlaan dhegahaagu iyo afkaagu haday is duqeeyaan waa nooc minal waali waana nolol xumo soo wajahda hab dhaqankaaga, iminka soomali nimadii ayay horay u dafireene Badiyihi ay ka soo unkameen ee ilaa hadana ay degen yihiina ma inkireen waar kuwani waa bisadoo kale yaan qalin lagu khasaarin.

    To: hibaq inaadeer islaanta heerinka ah iska daa wiilasheenay u soo gashay meeshee kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk naa inamada wax kasta hadaynu ka didino waa dhibe laakiin socod xumaa wuxu xagay wax ka bilowday?

    hinda hanala sheekaysan inamadu iminka dagaal bay ku jiraane hindaay la sii yurur shandadaada anagaa ku asturaynee dumaashiyo hadaad ragiini ka waydee kkkkkkkkkkkkkkkkkk laakiin magacaaga ma u qalantaa mise waad iska soo qaadatay? hadaad qurxoon tahay oo arimihii naagaha lagu xilan jiray leedahay waanu kuu aroosaynaa wiil ok kiiska hayska waalin sxb miyirso baan ku idhi.

  19. asiya ,

    Dumaashi taariikh dhacday baan sheegaye maxaad u caytantay, ninkaa sharafta leh ee edbiye awgii igaga nabad gal, haddii kale waan kugu doobin lahaa.

    Midna ogow ragga durriyaddu naagta afka dheer ee ragga ku hunqaacda ma jecla oo waxaan ka baqayaa inaad isku raagi weydaan haddii aad hab dhaqankan saloolashada ah wax ka beddeli weydo..

    Halkii Saado beri noogu jirtay baanu kuu wadnaaye nala soco dumaashi caydana ka fogow

  20. Doobiye ma adaa reerbaadiye dad ku caayaya bal magaca aad sidadato day uf shiir qadhmuun oromo dhasheed. Aan kuu sheegee Saado iyadoo 8 jir ah bay xamar timi markii ugu horaysana waa laga helay kartideeda, codkeeda, iyo qaab dhismeedkeedaba. Riwaayad bay wax ka jishay habeenkii markii lawaydiiyeyna maalinimadii bay xifdiday heesihii riwaayadii nooc kasta oo fanku lahaa jaamacad halmaalin malagu dhameeyaa dabadeed tartan malagu galaa. Saadaa la arkay. marka waxay ahayd qof Soomaali ilaahay u soo diray ee ilaah umahadi hawshay idiin qabatay bahalyahoyey caqliga digaaga lahi.

  21. Doobiye ma adaa reerbaadiye dad ku caayaya bal magaca aad sidadato day uf shiir qadhmuun oromo dhasheed. Aan kuu sheegee Saado iyadoo 8 jir ah bay xamar timi markii ugu horaysana waa laga helay kartideeda, codkeeda, iyo qaab dhismeedkeedaba. Riwaayad bay wax ka jishay habeenkii markii lawaydiiyeyna maalinimadii bay xifdiday heesihii riwaayadii nooc kasta oo fanku lahaa jaamacad halmaalin malagu dhameeyaa dabadeed tartan malagu galaa. Saadaa la arkay. marka waxay ahayd qof Soomaali ilaahay u soo diray ee ilaah umahadi hawshay idiin qabatay bahalyahoyey caqliga digaaga lahi.

  22. Saado markii ay fanka ku soo biirtay ayaa nin abwaan ah oo laxanka u sameeya heesaha ayaa aad ugu dhibtooday inay laxankii qaybto, foorteempo ayey ka bixi weydey. markaasuu intuu iska kacay yidhi from bush to fun is very high jump kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk,

    laakiin waxay waddaba markii dambe la qabsatay.

  23. horta waxaan la yaabanahay ninka wuxuu qoraayom aan arkayn ee cidkale wax ka sheegaya yaa cuqdad buuxdfaa yaase cayi ka soo hadhay kalmad markay qoraanba waxay odhanayaan idoor tawlaw hadaanay soo qaadin miyaay dhimanayaan teede kale waxaan la yaabanahay nimankan naagahooda iyo ragooduba waa isku caqli kalmad ayaa ka soo wada baxaysa waxaan umalaynayaa xataa markay salaada tukadaana waxay ku wardiyaan idoor idoor walahay cudur yaay idinku noqdee ragyo dumar waa ku wardiyaayan xumaantu halkay ka gaadhay walahay somali dadka ugu caqliliitaa waa dhulbahante ee ugu reermiyisan saw wuxu waa bilaa caqli futay ku wada xaarayaan duli foqol duli

    • Bismillah

      To hind huuno waxan ku weydiyey maxad magaci ali isaga bedeeshey? Miida kalee waxad tahay gabadh aad iyo aad uu runbadan wayo waxad tiri dhulooz waa reer miyi ok taas maxuma hadanu nahayiba lakin idoor waa reer magaal soo maha?kkkkk miskin maxad reer magal ku tihin mataqaan ?maybe you don’t know but I can tell you now ok waa KHAMRI waa JAAD waa ODAY Gaala 60 yrs old ah oo lalaa tunto naag laqabo iyo naag gabadhaba iam sorry that’s what you call reer magal huuno reer magalnimadas haa iga maqnato bye

      To edo saado cali warsame
      The most beauitful woman on the world
      Our queen we love you4 ever mansha allah

      Edo cadawgaga cagta hoosteda
      LONG LIFE edo

      Ali) hinda meshad tiri markay tukanaya waxay dhahan idoor naaya that’s not funny ok salaada waxa iska leh allah wax lagu kaftamana maha you need to wachat out

      Ssc guuul iyo gobanimo insha allah.

  24. saado noolow somaali oo dhan baa ku garabtaagan guulayso, idoorkana ha la yaabin waa umad feedh qaloocan laga abuuraye,reer ibnu iblays bal car eega duulkaasoo wax wanaagsan ku fakerya waa umad shaydaan futada u kala qabtay alla duulku nassiib daranaa, nolashiibay si dhaba uga dhaceen bal u fiirso somalida kale oo dhami kala tegi maayaan iyagoo dagaalo soo wada maray iyo colaado hadana walaaltinimadii iyo somaalinimadii way ka muuqataa xumaantii dhacdayna way tufeen oo ilaaween,waxaana ka soo hadhay iidoor dumar cay dhaqan xumo iyo cuqdad ka gashay lafaha oo aan dawo lahayn ilaa xaarkooda loo shido somaaliyeey anaga hanalooku duceeyo anakaa kuwaa meel saaraynee waad ka xil la’dihiin IIDOOROOW WAA SSC XUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUXXXXXXXXXXXXX

  25. anigu waan aqaan cadawga somaliland oo dhan mid mid ayaan u aqaan, daahir culusaw waa public enemy number 1 waa diradiraale munaafiq ah, maalmihiisuna way tirsanyihiin way dhawdahay maalinta madaxiisa websitekiisa la soo dhigi lahaa.

  26. war saado ma xumee waxa waalay mid yar oo dibin cas yaa arkay oo la yidhaahdo daahir culusaw oo websiteka waagacusub.com (beentacusub.com) wax ku qora, yarkaasi waa ka saado ku yidhi laba million ayuu dahabshiil madaxaaga duldhigay waa yar dahabshiil mooyi wuxu ku arkee aan mar afkiisa ka dhigin, waa ninka sidoo kale yidhi siilaanyo waa gay intuu sawirkii siilanyo geliyey websiteka khaaniisinta, waa mid doofaar doofaar dhalay ah isagaana ka danbeeya badiba dacaayadaha somailand laga faafiyo wuxuuna sidoo kale qayb weyn ka qaataa isku dirka habarjeclo iyo dhuloos, bal waaba hawiyee maxaa ka galay somailand war illeen dan la,aan

  27. Ala hayaay kiimeeshan ku waashay goormuu sidan ubay. war heedhe horta nin siyaasiya baatahay, sida aad wax ukala dabarayso waan kula yaabaa. Shaluu icaayey oo wuxuu rabo lahaa maantana gabay dheer buu meesha soo dhigay. waryaa waynu is ognee macayda iga dhinbaa walee kaama dhimo beer laxawsi badanaa. maalinba wax bay kaa tustaa. meeshaan adna difaac baad usoo gashaa ana difaac intaakabadan waa edebdaro. Runbaan kuu sheegayaaye qabiil iyada oon iga ahay dadka waqooyigaa galbeed kayimaada shukaansigooda ma fahmo ama dhulka ha ahaado ama cidkale marka hadii aad edebdarada dayn waydo dee caydiibaa sonoqonaysa.

  28. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk IIdoorkii Cudur Sado la yidhahaa ku dhacay Tollow halaga cuudiyee wax ka fooxiya xanuunkan dilooday ee gabadha ka raacay malahayaa.kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkhadaad garanaysaa soo sheega aanu doonee.

  29. xaraam quudato alaylee adaa jab iyo hoogba kuu dhamaaday…… waa mida ugu horaysee ala muxuu abahaa hooyadaa digsiyada iyo malqacadaha ku qabsan jiray oo la tirsan jiray waxaa la yidhi qorqode aragiisa hadaad rabto inaad aragto wasiirtiisa oo aad aragtaa kugu filan waayo way matalayaan, waa markhaati ma doonto inaad meel lagu hoogay jiqila buurnaan jirtay …. ee ha naga cayuumin fanaanada bisinkaa laydinka hayaaye!! ama ha gaboowdo ama yanay gaboobine anagay na khusaysaa oo soomaali ah oo ay naga dhalatay, adigu maad washaysigii ku dhalayee 24/7 ku qarawdo nac-nacda ula tagtid maxaad anaga noolo soo doonataan huurada.

  30. Saaxibayaal ma taasaa idiin fanaanad ah, Ileen meesha waa ku jabteen, dhalintii bedeli lahayd maye, iyadu hadda waa ayeeyo .

    Tani waa laga dhamaystay oo maanta waa ayeeyo . Iska ilaawa .

  31. naa bahal yahay ilkaha sare xaaratimeeyeen orod meelihiini la qabo nac-nacda adoo wagaashae ah saado ali qurux dumar, waxba lagaa waydiin maayee cidina arimahaa kula gorfayn mayee sirqa yahay qalfoofta ahi ee iska quusatay orood meelaha siilaanyo harab la qabo buuqa, hadaad caqli leedahay meeshanba maad timaadeene cawaanad yahay. baranbaradu sidaa raad uma dhigto ay wax u maluuqaan.

  32. Saado cali waa gabadha qudha ee fankeedii ku doorsatay qabyaalad iyo isir-nacaayb, sharafteedii iyo karaamadeediina xagaas buu ku hadhay……oo maanta waxay noqotay gabadh aan sumcad lahayn oo qofwalba uu ku nacay qabyaalada ay u badheedhay maanta in ay reer sheekh isxaaq ku caydo..

    waxaase ayaan daro ah saado cali in ay isaaq caydo iyadoo isaaqu yahay kuwa saado cali fanka kusoo daray…….saado cali iyadoo gabadh yar oo reer baadiye ah ayuu helay abwaan Qalinle maarkaas-buu hargaysa oo ahaa hooyga fanka somaaliyeed geeyay xagaasna ugu sameeyay heesteedii ugu horaysay kadibna Mr. qalinle uu ku guursaday Saado cali……

    markaas walaalayaal waxaan aad iyo aad uga xumahay in ay maanta Saado Cali Caydo reer sh. isxaaq oo ah beeshii fanka kusoo daray……laakiin Saado cali waxay ka qoomamayn doontaa maalin aan maanta ahayn………la arki doonee iyadoo Somaliland u heesaysa!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

  33. Saado Cali waa gabadh Somaliyeed oo sharaf iyo karaamo ka mudan qof kasta oo sharaf lehina erey xun odhan maayo. Gabdhaha Somaliyeed iyana xishoodku wuxu ahaa huga ay ku xarragoodaane hablow dhammaantiin ilaaliyo. wixii aan din cajabinna waa laga aamusaa, sidaa ayaa sharaftu ku jirtaa bay ila tahay aqoontay ..

    Fanku wuu ka sarreeyaa qabiilka, waxana fiican inay fannaanku raasamaal kiisa oo ah shicibka dhegeysta uu ilaashado, haddii kale waxa ku dhacaya xaaluf oo sidii dukaan kacay buu noqonayaa..

    Edbiye sxb waan ku salaamay, kkkkkkkk, xalay waad da’day sidii hogol daruureed.. taliye ciidamada amarkaagii waa u soo wada gaadhay sidiisii baana loo qataye wada shaqayn wacan..

  34. To: abdirahman-laaso, inaadeer waan ku salaamay darwiishoow adiga iyo dhamaanba halgamayaasha kalee jiilkii darwiishta.

    inaadeer waa sidaad sheegtay saado ali warsame karti hadal cod kar nimo caqli sugaan nooc walba leh waa lagu gaadhi waayay, is la markaana waa fanaanada keliyee kicisa soomaalida tustana in ay soo qaxeen oo ay qaxoonti yihiin is la markaana dalkoodii aanay ilaawin oo ay wax u qabtaan maantada la dooxayo iyo biri ma gaydada intaa la biraynaayo Markaa Qoon Kan Waqooyiga Sare Inaga Xiga..Iyagu waa horyo daba diid Sina ma ogola Garna ma qaataan Garina kama baxdo, waa dadka keliya ee aan waxaan ku qiyaaso garan waayay. caqligu meeluu kaga jiro garan maayo xataa qofka markaad eedaynayso waa inaad waxaad ku sheegayso adiga kaa muuqan oo aad saliim ka tahay,.. waxaan ognahay markay wax yaabo xun-xun oo aan geyin qof caara oo haweena ay ku cayaan haween somaliyed amaba sado ali taasi waxay ku tusaysaa inaanay iyagu haween lahayn oo dad nimo lahayn oo dhaqankii islaamka & kii soomaliyeedba lahaynoo beri hore ka baqooleen , xaalna qaban?. ilayn nin raga ayaa xaal qabtaa…..maan arag wax afkaa furan u hadlaya oo waxay soo gaadhaanba u aaba yeelayn oo xadba xidhin Sida Dirta Waqooyi.

    SAADO WAA FANAANAD QARANOO DHEEMAN GOONIYAHE
    WAA WADANI GAARA CEEBNA LOO HAYNE
    WAA SAAFI SADRIGA SOOMAALI KAGA TAALE
    ALE HA DAAYO WAA HALGAMAD LAGU DHAATO.

    GUUL IYO GOBONIMO WAARTA REER SSC & SOMALIA GUUL GUUL.

  35. @ edbiye
    waxan si sharaf le oo kalgacal iyo tollimo ku jirto kaaga aqbalay codsigaas yar ee aad u soo gudbisay ciidanka qaranka jiida hore, anigo ku hadlaya afka ciidamada halkan dhufayska kaga jira iyo kuwa intelligencega ahba waxanu kaa balan qaadaynaa in marka laysgalo qaniimada aan lagu darin gabdhaas aad calmatay ee AASIYA. waxan kaloo soo deedin lahaa war meeshan xikmadbaa ka socotee bal ha la kaydiyo edbiye iyo aasiyay dad hal aabura ayaad tihiin ee waan idiin hanbalyeynayaa marka hore marka xigana waxan talo idiinku soo jeedin lahaa in aad kaydisaan ereyada maskaxdiina kasoo maaxday oo aniga kolay ila qurux badan.

    • Kuluc
      Si tolliimaan kaaga qaaday inaadeer,waanad mahadsantihiin codsigad ii tixgeliseen kkkk waxan ku qoslay kaa qanimaysan mayno.eesh calaa qoom kkk noolaada.

  36. abdirahman-laaso

    Saado cali,soomaali oo dhan bay garab walaalnimo kahaysataa,waxay kunooshahay sharaf, hamigeedu wuu kaweyn yahay in ay reer sarkhaanland uheesto,halkay hees ay uqaado kafilayeen ayey daaha uga rogtay waxan ay kusocdaan in ay tahay waxaan loo dulqaadan karin,duulaanka laascaanood indha uroon ay kujoogaana ay tahay mid aysan aqoonsi iyo kala’go’ kuhelayn. Markaasaa loo saaray heestii ay saska kaqaadeen ee libdhimayso laascaanood “lafta dhabarkaad dalka tahayoo,kuma loodshaan.Laabatada diid waw lugooyee, ninkii lumayaa,beenta laasimee,runta laalee. Libdhimayside laascaanood laba maahaa wadankeenuye.” markii ay intaa maqleen ayey bilaabeen af lagaado rag iyo dumar. Lagama yarayne dhanka kale ayaa loogu dhigay”liki foodhacay qudhac malegdee,libaax baabulaa laaska soo galay wallee lama ledo.”way kayara aamuseen ileen loojoojin maayee. Heestii darwiishbaa loogu xijiyey”soo joogso diidee,jara geliya oo bara,casharay kujiiftaan jawaabaha ilaawaan, hajabeene siiyoo, jilibkii darwiishkoow.” ileen waa iidoor saska qaaday SSC’e markaasaa loo bayaamiyey,loona sheegay in ay hanaqaaday”heegadiyo dayaxa saree,hawaday maraysaa, mahad waata eebee soohooya guushii(iidoor sifayn iyo midnimo ilaalin)” saaxigay keeneen, in ay meelahaa kahad hadlaan oo kacaayaan mooyee waxkale way awoodi kari waayeen. Markaasaa dagaalkii kalshaale loo sheegay in dhulka lala dhacayo, kalshaalena SSC leedahay”geesiyada darwiishkuna geeri kama cabsoodaan, ma ogola gunnimadiyo dalkoo laba ukala go’a. “kalshaaliyo anay iskaleh,qorilugud korkeediyo,caynabiyo kiridhiyo kaymaha hagoogane kibir laguma degi karo, kalshi lagama qodikaro.” markaa iidoor waxba caalamka ha usheegin waqooyi baanu nahay oo koonfur waanu kago’nay. Saado waxay arinka katidhi “waqooyi anaw dhashoo,walaalahay koonfur jecelee, miyaa lay waalayaa” dee waa maya ma waali karaysaan ee iidooroow “haddaad ficil hinaasiday,asaad hilin kariwayday. Ma afkaad ku hawlbixi cidlaad kahanjabaysaaye”. Viva Saado cali,insha allah Nolol dheer saado. Cadowgaa ujir oo ujoog.

  37. Edbiye
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk, horta kan warsame la yidhaa waa ka loogu qaatay shuftada meeshan ka dhex ooyeysa, waase dibjir aan waxba ka xishoon oo siduu dhulka uag warramayo uun cirka kaala hadlaya kkkkkkkkkkkkk. mar xaar buu is marinayaa marna wax macquul u eeg baa ka soo yeedhaya.

    Waxase yaab ah kan Abdrahman laaso la baxay iyo isagu dumarka ku jira, bal u fiirso markuu hadlo heblaayoyooy buu leeyahay markaasuu cay racinayaa kkkkkkkkkkkk, mar qudha ragga la hadli maayo, waxan is waa halkii carabtee waa GAWAAD

  38. abdirahman-laaso

    Fannaanadda Qaranka Soomaaliyeed SAADO CALI billadaas way mutaysatay,taas iyo mid kabadanba way uqalantaa ee kii kanaxayoow wadhnuhu ku go’ oo ka waageero dunidan. Cisi iyo sharaf kunooloow wadaniyadda dhabta aheey,guul badan baan kuu rajaynayaa, codka dhab ta ah ee soomaalida dunidan saaran weeye, iidoorkuna soomaali maahan ee waa ehlu banii israaiil,sidaas daraadeed yeysan ududin annaguna maxay noogu hadli wayday! Kala afqashuushlayaal aan cadayan qaalida soomaaliyeed afka kala baxa.

  39. habraha kusbankoodii

    waryaa raheen idoor kii ma halkanay ku ciil baxaan baryahan danbe kkkkkkk, walahay wey soo shaqa tageen..macal single mother radodii,qamriya cabkoodii iyo marqaan qaloocaday doodii kkkkkk… waryaa idoorow hadaad rabto dhuloska xaqa ah bal kalshaale iskeen kkkkkkk.400 oo kale aan mar wadheee mise waad yaaci futo jilicow.single mother radan uu katagay ninkii germalka ahaa ee cajaladaha kaduubay nagala taga doonimaynee yadoo single ah baan uf iyo aq dhahnaa waaba yadoo oday germalha fara xumeeyey kkkkkkkkk.wardagaal baa balan nooha gaal u kaba tolow….

  40. Warsame Labeeb
    Maxaad tidhi ma wayny simanay?
    Awoowgaa ayaa hore yidhi kelmadaa.
    Awoowgay jawaabtiisa dhagayso

    Abaskuul isaaq inan lasimo igama eegtaane
    Aanada rag kale haw dhintee erey yar baan baanay
    Waataan ogaadeen noqdaa oon ahabta diidaaye
    Waataan in gooniyo habaas kala afuufaaue
    Waataan sidii ey ambaday ilo ka yeedhaaye
    Waataan adduunkoon la dhicin ka arradnaadaaye
    Waataan awaaraa badhyaa dib ugu aasaaye
    Waataan agoon xooloheed ku intifaacaaye
    Waataan irbado iibado iibsadaa sida ugaas nuure
    Waataan absame kuumadiyo ehelkii sheegtaaye
    Adduun nool aniga oon lahay adhiyo gee?toona
    Waataan middiyo aada iyo biro afaystaaye
    Waataan ib dhuunyaale iyo dhiraha eegaaye
    Waataan abqada meeriyaa idil dharaareede
    Inantaydu waatay dhashaa ubad marreexaane
    Arrin xumada waatan sida dhuloos eber kajoogaaye
    Iimaanka waataan sidii maro illaawaaye
    Abtirsiinyo waataan hartiga uga ekaadaaye
    Waataan majeerteenka eyl inan ka doonaaye
    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk warsame Labeeb i told you several times before,dont play with me other wise i will give you knock out!!!!! Kkkk be careful bby:-D :-D :-D

  41. Saado Ali, noolow waa fanaanad qaran, iidoorka habaarkiisu waxba yeeli maayo, waayo waa qof xaqa ku taagan….. kanaxow nafta waa!!!!

  42. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk edbiyow sxb Qurjigu cay ma aha waa gus 2aad kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk yaa heli kara.mid dee waa kii raga Qurjiguna wuu ka yara waynyahay oo IIdoorkaanu ku xiloodinaa waa sidaa sheekadu sxb. Hadaad maqasho fut-xun waa raga qurjiga lala dhaco ee daba rogatada aanu ula baxnay. IIdoorka kalana waa haro gudo macaan oo iyagu waa kaydka Qurjiga ma garatay sxb kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk hadii aad tahay nin garxejisa ah waad nala simantahay oo adigu kuma jirtid habraha kalese waa xoolohoodii Qujigu kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ka war hay sxb

  43. Xayit saydhiye
    Waar waad ka wareegtay ma istidhi ilaa sibraha

    • Edbiye,

      Xayir ii daa waa nin mj ah oo lala deal garayn karo e, iyaga nimankaas si sharaf leh baynu wixii ina dhex mara ugu kala bixi karraa oo waa rag yaqaane dhibku waa kuwan shuftada ah ee dhan ay u socdaan iyo dhan ay ka socdaan midna garanayn.. Shalay garaad dhan baa ku leh inaad Ethiopia daacad u tahay baan kugu dhaarinayaa kkkkkkkk. Waar illeen waa runtood qolyihii waa waraaboo dhankii loo eryaaba waa u bannaan kkkkkkkkkkkk, ma waxaad aragtay nin aad dagaal ku qabatay oo aad sii deysay oo aad mar labaad qabatay oo ku leh abtow i bixi. doorkan ninkii shufta ah ee la qabto waa in gurya yafanka hoy looga dhigaa kkkkkkkkkkkk.

  44. walaalayaal saciid harti rag iyo haweenba, waad arkaysaan inankan yare iidoor saan hogaanka ugu soo ritay, laascaanona waxba maanta naguma qaadateen soo celinteeda haddii puntland loo dayn lahaa laakiin runtaan idiin sheegayaaye
    waxa ssc la yiraa anagu waan dhibsanay adinna waxtar idiinma leh ee tolow xal kale reerka haloo keeno.
    raallina ha laiga ahaado ereyada qaar aan habooneyn haddaan isticmaalay.
    Teeda kale caruurtan iidoor ee meelaha birinbirqaynaysa fadlan webmasterku yuu noo soo gudbin warkooda doonimayno.

  45. Akhyaarta reer Somaliland
    Inantaa aasiya hallay nabad galiyo
    Xitaa hadday idin caydo,ogaysiis
    Uma jawaabi kartaan,ciidanka qaranka ee jiidaha hore
    Arrintaa mudnaanta hala siiyo
    Thank you my fellow Somalilanders.

  46. KKKKKKKKKKK, KKKKKKKKKKK, Iidoorka naagaha ma shukaansan yaqaniin baan maqli jiray waa run, gabaybuu halkaan lasoo istaagayaa kkkkkkkkkkkkk, xayawaanyahaw, naagahaan westernka jooga ee information ageka ku nool baad gabay dheeraaday oo boring lasoo istaagaysaa reerbaadiye yahow, dhag, dhag, dhag, baa loo qaadaa, iyo waxyaabaha cusub c’mon. badow

  47. Aasiya
    Inaabti

    Sidii baarqab jamal ah oo kaliil jaawi lagu qoojay
    Jeenyaha intoo laga xidhxidhay jimicsi loo diiday
    Oo jiibinta doobtiyo mcda jiidu dami weyday
    Waxan jiidhki iga gooyayer soorta iga joojay
    Inaan joogo horufadhi waxan igu jigraaraaya
    Aaawada oon jeclaadoo naftani jamatay weeyaan:-D :-D

  48. Aasiya

    Aasiyadan waayadan bertee
    Wacane ee fiican
    Inaanan waajib guuriyo u dayin wacaney haasawe
    Hablahaba inaanan waydiin biyaa wali makuu sheegay
    Waraabaha habeenkii inaan wali rafiiqayno
    Oon waayadaa gama’ ka tegey wali makuu sheegay
    Hooyada wacnaan loo qiriyo waalid iyo aabbe
    Walaalaha runta ah kaa jeliye wali makuu sheegay
    Suntaas ii waleeqdeen cabbeen wacanay aan laacay
    Warmaa igu qatsooniyo biraa wacaney beerkayga
    Kuwareegayeed igu muddiyo webab ku doodkaaga
    Ayaa hadalka inaan sii wadiyo keenay wiiradda eh
    In dartaa wadnuhu ii damqado wali makuu sheegay?:-D :-D :-D

    Inaabti haddaba waa sidaase haygu dumaroobin,
    Inkastoo webka laga buuxana il naxariiseed igu eeg hadal waayeel waa guud marrkklkkkk thanks<3 <3 <3

  49. Nagihiibaa halkan ku boodaalaysanaya, mijin jaada mahaynee durduro nagu dhaaf. Sarqaanyey mawadarka ahi meel walba hanooga tactac layne.

    • Aasiya
      Inaabti soodigi maalin horana ilahaa nala joog mar haddaanad hj ahayn!!%!!% illeen allah haddaaye Soolamadowbaa gidaar idinku tiirisaye.horta miyaad tima tidcantahay illeen dad waakii is waraystee? Saacadaha qaarbaa caadi loo sheekaystaa iyadoon,wax xun lays odhanayne:-D :-D :-D

  50. Waar edbiye weli ma Qawlasto waqooyi baad u doodaysaa sxb kuwaas gabal baa u dhacayee ka gudub sheekadooda way soo gabagabayday Siilayo/Laaladkiisiiye kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk IIdoorkii huurada lahaa haatan laga yaacee.
    Habrihii dabada libdhsanaa way kala huleeleeye.
    Hoosadii Hargaysa iyo Berera Huluq ha jiideen.
    Gaalkii Habraha dhabi yiqiin ha u huluusheen.
    Hadba xabashigii hoysan jiray baad ha siiyeenee.
    Bali-Gubadle kii uu holiyo iyo Hablaha ha ugu geeyeen.
    Hadba ha u basaaseen ragay hilib wadaagaanee.
    Hadeerna Awdalbaa tidhi anug waan hoyanayaaye
    Habrayow Salaamay ku tidhi waad haliganteen.
    Huuraale gaal baad wadaa aadan hurahayne.
    Hartigiina beri hore ka yaac oo ka haajire.
    Allaylehe bagaa loo hanjalay huushtii IIdoore.
    Habro Qudhukii bagaa loogga tegay hoolifta lahaaye.
    Land tay ku hamiyaayeen hadeer waa hal aan jirin
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Haddaa qabiilkii IIdoor hoog allaa badaye kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Nin kalana wuxuu yidhi.
    Socon wayday S/L lagana soo yaacay.
    Siil-Layo iyo wixii la jiray waa salaayane.
    OO Somali wayn inay qabtaa seegi maayaanee
    Seladii dawarada iyo lawaa waxay sugayeene.
    Ingiriiskii baa saas yidhi bay la soomal haadeenee
    Ictirfkii waa soo socdaa bay maatadii sabiye.
    Sidii bay intaa soo dhacyeey sara u yeedhaane
    Somalina wada yaabta duulkan aan abid saqiir bixine.
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk socon wayday Sakhraan /Land lagana soo yaacye.
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waar bal Somali gartay macnaheeda ee Land tuna maxay tahay?

    • Warsame
      Kkjkkkkkkj wallee calaamatal su’aal baa ku saaran waar huluqa iyo siiraanyo ka kalaalaada maxaa ku tusay? Dumarka halkaa eegee kkkkkk
      Wallee shiftadii qurjiile noocwalba yeelatay,ceebay tacaal.kkkkkkk

    • Bismillah
      Salaan dhaman walalaha

      To walalkey warsame
      Waaaaaaaaaaaaaaaw
      Mansha allah
      Waxad tahay abwaan
      Waad no amustay maxad mar hore isugu kayashegi weydey inaad tahay abwaan?
      Walal guulayso insha allah

      Ssc guul iyo gobanimo insha allah.

  51. Saado ali warsame
    Noolow dumaashi
    Waxaan aad uga helaa,markaad qaadayso

    Waa layli waayuhuu
    Looxiyo khadkiisubaa,
    Marbay kala lumaanoo
    Aan liilaafba lagu qorin
    Adiga oo ku leday nabaad
    Kolkolbay lugtaadani
    Luxudka kuu tilmaantaa
    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Iyo

    Dahabshiil ha dhigan
    Ha dhigan ha dhigan
    Dollarbuu ka dhergee
    Ha dhigan.
    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Caleek caleek yaa fanaana
    Yaa dumaashi
    Axyaa wadani kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkjkkkkk

  52. Dahie,Waraabe liqe,ali,Halem bahaila,Daalo sl,kyluc,khadar,hinda,doobiyw,cabdillaahi,cabdinuur

    Aad
    baan idiin salaamayaa,maadaama aad tihiin Ciidanka qaranka ee jiidaha hore
    Ardaydenu kulliyaddaha kala duwan jaamacadda ayay ku jiraan,sanad walba 11000 oo jaamici baa inoo soo baxa,iskuuladii baa iyaguna dhinac socda,Scholarshipkii,saraakiil iyo saraakiil ku xigeen 73 ayaa uk waxbarasho u jooga,7 sarkaal maantay itoobiya kasoo qalin jabiyeen,xooliibaa shoofaya,diyaaraddii baa is waydaaranaya,ganacsigi waa caaddaa,caafimaadkii iyo waddooyinkii ayaa imika lawadaa.alxamdu lillaah,

    Waxaasoo dhammi idinkay idinku seexdeene halkaa kasii wada waa janno janno ku suge.
    Maasha allah.kkk
    Guul Sonaliland

  53. Xayir
    Aboo aysaa dhuftee
    Aboo bishaana naakhani
    Aboo jimaa fidi
    Kir
    Waar wid wid dugaag

  54. waryaaya war anagaa wax aragnay, warheedhaha kuwiinan ssc ku waashay ee wada isbitaalka ubaahan, war cayda iyo aflagaadada meesha kala taga, waxyahow waxmagaratada ahi, halna aan idiin sheego ssc inta aad ku gunuunucaysaan iidoor un bay dan u tahay, oo aniga haddaan iidoor ahay ssc lacag baaban ku bixin lahaa jiritaankeeda sababta oo ah, dee tabar ay cidna wax kaga qaado male, laakiin inay puntland niyadda ka jebiso oo aflagaadeyso oo ihaaneyso dad iyo dalba oo xumaanteeda ka shaqeyso oo ku hadasho oo ku hadaaqdo, walaal ssc intaa unbay ku filan tahay oo inta aad waxaasoo idil aad faleyso inaan rag kaa dhacsho oo aan weliba dhiig kuu huro adna aad wexeero wada xumaanteyda ah ka shaqayso niyad uma hayo arrinkaa.ogaadana arrinkaanna soomaali oo dhanna waa ogtahay ha moodina inaan laidin la socon. anigu ssc iyo iidoor waxba isuma kay dooriyaan. laascaanana iidoor kuma maqnee ssc bay ku maqan tahay.

  55. Kkklk Dahir

    Bal akhri jidbaale,dhaawacii iyo shiftadii oo leh sidaanu hawsha u billownay waxmushahar iyo raashin ah nalama siinin.kjkkkkkkkk
    Gaajay wada daacayaan.subxaanallah
    Waar ina xaabsade isooga taga laba boqol oo doollar haydiin qoree,kollayba calooshood u shaqaystayaal baad ahayddeene,xagguu cali sabaray ka keenayaa,isagiibaa halkuu u dhashay dhirbaaxo inshaa loo saabiyay hadh cadna laga dhsqaajiyay,inta dabada lagasii laadaye,iyadoo laga baqanayo in ciidamada Somaliland ee sida shabeelka weyraxa inay ilaa boosaaso cardaafiqaha ka dhiggaane,eesh qiyaasakum .reer miyi waa reer miyi uun,albadaw nisful rujul.kkkkkkkk

  56. Waahwaaah,fanaanadda caanka ah,saado cali warsame inantii khaalid,haddaan xalay moodayo inay qaadayso,afkiibaa juuqda gabay tigidhbaan goosan lahaaa:-D :-D :-D :-D

  57. afartan baadida ah edbiya, waraabe xaarcade ,daalo faajeer .daahir duulfle
    ma xanuun ssc layiraahdo baa haya tolow alla maxay bukaan ,habeen iyo maalin markaad aragto wax aan macna lahayn bay ku wareereen
    wax land layiraahdo, anagu maba naqaane, oo aad moodo dadka inay sanka intay uga guraan kasoo gurayaan haddan, waa calaacal timo kasoo baxeen
    riyadda aad lamurqaansan tihiin,, ka huleela meesha cidi wax idinku fali maysee

    • Maxamuud Futo dhul u dhow

      Ma irbaddii baa kaa baxday,oo injection kalaad u baahanrahay? Wallee haddaan gacan kuu qaado in dhakhaatiirtu kaa wiswisi ooy ku dhayi kari waayi..
      Habaryeey majeerteen ee qaarka dambe u wayni.
      Ma nimankan aanu jeel mahnuunka ku haynaad is leedahay u hiili.
      Doqon haramasha shiftadaa aanu dabiibaynaa ku rajo dhaanta,ee orodoo haa xaggaa iyo badda baddeeda iyo berri cumaan qabo.kkkkkkk ma fahantay berri cummaan? Kkkk halkaasa lagaaga baahan yahay.

      Halkan anaa taqsiin kaa dhifanayee intaan asxaabtaydi kusoo gaadhin

  58. KA CADUR DAARASHO (sorry)
    waxaan ka xumahay in aan anoo nin SSC ah aan halkaan ka soo gudbiyo hadal aynaan fir ulahay marka ALL darwiish ha iga raali ahaadeen iyo maamulka webkaaan

    FG laakiin qof waliba afkuu fahmayo ama tusaaluhuu garanayo baa lagu la hadlaaa marka sidaan aan wax u soo qora waa sida ay fahmi karaan gabdha IDOORLAND oo webkaan sooo booqda naagaas sida edbis a waraabal liqddaa iyo daalo
    waxaan leeyahay adkaysta meeshaan isla oganahay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  59. TO NAAGATA DAALO

    MAANSHA ALAAAH MAANSHA ALAAAH ka xumaadow hadda ciil u dhimi hadddaad rabbtid ,
    dhanka kale waxaa hadda soo toostay NAAG cusub oo ku soo biirtay naagihiiii idoorland ama siiilaanyo laand sooo dhawoow jirkaagana dabci hana ismartiyeen
    ANOOO NAASKAAGA GULUCDA LEH FARAHAYGU GAARIN ………….ADIGAA DHAMAYSTIRANAYA
    SAADO eedo cadawgaaga u jir ooo u joog

  60. To: kayabshe10
    waan kaa qaaday inaadeerkay darwiishoow,
    waa run inaadeer waa fanaanad qaran is la markaana ka hadasha arimaha markaa taagan kuna cabirta bandhig faneedkeeda, iidoorna anigu rag uma aqaan qaarkood iyo website-yadooda waxa qora imika habartan daalo webka ay soo dhigtay meesha bal waxay ku hadlayaan ama ay ka qorayaan qof haween ah oo waxay u gaysatay jirin bal eeg?/ wax raga soomaliyeed dhaqankooda lagu yaqaanay ma kula leeyihiin

    Sado Ali Warsame
    Saado Sayruuq alla ha daayee waa dookha Soomaali waana fanaanada Qarniga ilaahay hayska daayo AAMIIN.

  61. Daalo walaal anigu waxaan umalaynayaa in aad Saado kala fikrad noqoteen oo wax aad adigu hada wanaag u aragto ayay iyna qalad u aragtaaye dhib kale ma jirto mida kale dhiig shiil isagaa yidhi qofkii Sado Cali dila lacag baan siinayaa runtii iyadu maba ay aqoon ee isgaag isku soo jeediyay markaa walaal hadaad u aragtay saado in ay qabiil noqotay waad ku qaldantahay iyadu dadka dhiban ee la gulmayo ayay u hadashaa shalayba iyada oo Sahra Axmed,khadra Dahir iyo xaliimo kaliif midna kahadli wixii Jiray oo weliba inta layidhi heesahan maqaadaysaa ay wada diidiin ayay iyadu samaysay nafteedana biimaysay oo weliba ruwaad laga daba sameeya Laankuruusar Magool dhigaysay markaa walaal shalay shiqsiyadeeda kumaad jeclayn maantana kumaad nicinee caadifad baa ku haysa ayaan u malaynayaa.

    • wlhy way dawarsanayeen waxay lahayeen xalwada nosoo tuura bay lahaayeen saado way ku shiidaysay viva aado waxaa cayaaba ado xaarkeeda kasharafbadan oo kab xaar lehba kamataqano viva ssc gaajada idoor haku lumina qurux leyda dhulbahante waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw go go saaado ilove you 4ever iladan afdeere silaanyo xitaa waligii mausan helin mana helidoono kkkkkk

  62. Dallo Somaliland,

    The weak can never forgive. Forgiveness is the attribute of the strong.

    Cimi weyn baa ku jira xikmaddaas

  63. daallo dhiidhiibso naayaa biya dhaamis waa maxay,yaa wax uga baaghan dhiig shiil

  64. Run ahaantii Saado Cali Warsame fankeeda waan jeclaan jiray oo waxay ahayd fanaanada afaraad ee gayiga soomaaliyeed aan ugu jeclaa marka laga yimaado fanaaniinta kale ee aan jeclahay sida Sahra Axmad, Xaliimo Cumar Khaliif Magool, iyo khadra Daahir Cige oo aan iyaga fankooda illaa hada aan aad u jeclahay.

    laakiin hada fanka Saado Cali Warsame waan nacay. because way ka leexatay jidkii fanka somaaliyeed oo waxay u xuub-siibatay in ay qabiil dhan oo soomaaliyeed aflagaado u geeysato ku salaysan isir nacayb taas oo xaaraan ka ah fanka soomaaliyeed iyo fanaaniintooda-ba.

    arintaasi hadaba waxay gayaysiisay saado cali in sumcadeedii dhinaca fanka ay waydo oo fankii soomaaliyeed sidaas kaga baxday oo ay noqotay gabadh hal beel ama hal qabiil fanaanad u ah……

    Saado Cali waxy si isir nacayb ah u aflagaadaysay Dahabshiil oo $150,000 dollar ugu deeqay gobolka sool oo Saado Cali lafteedu kasoo jeedo taas oo biya dhaamis luugu sameeyay aabaaraha jira awgeed arintaas oo ugub ku ah gayiga somaaliyeed oo dhaan, sumcadii iyo fankii Saado Calina halkaas ku wayday oo uu ku dhamaaday, cid soomaaliyeed oo heesaheeda dhagaysta ay wayday………………..daawada videoga ay Dahabshiil ku aflagaadaysay si isir-nacayb ah……:)

    http://www.saraarnews.com/?p=7054

    Mahadsanidiin…….

  65. To.ilwaad qurux inadr wn ku salamaya sln qiimo badan salan ka dib saado cali warsame ilaahay ha daaye waa hobolad qaran somali oo idil jeceshahay marka laga iidoor oo iyagu qaba cudur xun oo ah somali nacayb…… mida kale fanaanadu waa ay u qalanta bilad sharafta la gadoonsiiyey waxaa wax weyn ah dalays oo ah fanaanad qaran waligeedna caan ku ahay wadanimo ay qirtay in ay tahay hobolad wada wacyi galin wadaniyadeed waa guul ay gaareen somali

  66. sado cali warsame fanaanada qaranka soomaaliyeed aad ban ugufarax sanahay guusha usoohoyatay fanaanada qaranka kiika naxow nafta waa guul iyo midnimo soomali weyn and ssc

  67. nooloow eedo saado qaraneey.

    cadawgaa jaban ishii nacabee ku aragtaay baf dheh.

Leave a Reply

Recently Commented

  • Matan: qurbojoog dhulka ma maamulaam, wax badan ma sheegayaan.
  • Matan: nuux waxaad soo qortay in holhol laga xukumo xudun & carooley. maamulka s/land ayaa ka jira dhamaan...
  • ali: Daawo: Guddoomiye Ku Xigeenka Golaha Wakiillada Somaliland oo ka hadlay Imaatinka Garaad Jaamac iyo wada hadallo...
  • edbiye: Berde khaatumo eyaa cunay is jir
  • Abdi Khaatumo: Well-done Beesha JS hadal runtaa lagu caddeeyaa ilkahana caday! Kuwo badan oo dhufays ugu jira inay...