Home » July 31st, 2011 Entries posted on “July, 2011”

Ramadaan Kareem Dhamaan Muslimiinta.

Ramadan Kareem All muslim

Shaqalaha iyo Maamulka Shabakada Horufadhi.com Waxay u rajaynayaan dhamaan Muslimiinta oo dhan gaar ahaan umadda Soomaaliyeed in Allaah ka aqbal Soomkooda, isla markaana siiyo Barakada iyo denbi dhaafka Bishan Barakaysan oo beri oo Isniin ah bilaabanaysa. Shabakadu waxay bilaabi doontaa Casharo ku Aadan xasanaadka iyo Axkaamta bishan Barakaysan hadii Eebe idmo. Markale waxaan leenahay umadda [...]

July 31st, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Seminaar ay Qabanayso Jaamacadda Nugaal oo ku saabsan Kobcinta Saxaafadda.

nugaal university

Jaamacadda oo hada  gashay xiliggii fasaxa ee sanadka 2010-2011  ayaa ayaamahanba waxa ay ku hawlanayd sidii aqoonta ardayda kor loogu qaadi  lahaa xiligan fasaxa lagu jiro. Jaamacaddu waxay  mudo hada laga joogo isbuuc soo gabagabaysay tartan  aqooneed iyo isbarasho ay uqabatay 9 Dugsi sare oo kadhacday xarunta Jaamacadda Nugaal ee magaalada Laascaanood. Waxaa kusugan magaalada [...]

July 31st, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Qoyka Reer Maxamed Xassan Xaad oo Tacsi u Diraya Ehaladii Marxuum Maxamed Abokor.

tacsi

Anagoo ah qoyka reer Maxamed Xassan Xaad, waxaan halkan tacsi tiiraanyo leh uga direynaa qoyskii, Qarabadii iyo Eheladii uu ka geeriyooday Marxuum Maxamed ABokor oo maalinimadii shalay ku geeriyooday magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya. Tacsida waxaa diraya anagoo kala ah. Aabe Maxamed Xassan Xaad{Dilal}. Hooyo Xaali Dhoodi Saadiq Maxamed Xassan Aamin Maxamed Xassan. Daahaa [...]

July 30th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Warbixin Dagaalka Maalintii Sadeexaad ka Socda Muqdisho oo Qir iyo qir Taagan{Sawiro}.

dagalada-toska_1

Dagaalo culus ayaa wali ka soconaya Caasimada Soomaaliya ee Muqdisho, kaasoo galay maalinkii 3aad, iyadoo dagaalada ay xoogooda ka soconayaan Xaadaha degmooyinka Wardhiigley iyo Yaaqshiid oo rasaas iyo madaafiic culus ay ka dhaceyso. Inkastoo dagaalka aanu u xooganeyn sidaa saaka ayaa hadana wixii ka dambeeyay 12-kii duhurnimo uu ahaa mid goos goos ah, oo dhinacyada [...]

July 30th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Eng Mohamed Xasan Xaad Prof Mohamud Cali Jaamac Iyo Baashe Cali Jaamac Oo Soo Gaadhay Nairobi Sawiro Daawo

SANYO DIGITAL CAMERA

Eng Mohamed  xasan xaad oo ah qasnajiga  guud ee maamulka SSC iyo sidoo kale wasiirka arimaha dibada  Prof mohamud  cali jaamac ayaa soo gaadhay caasimada  Kenya ee Nairobi halkaas oo  si wacan loogu soodhaweeyay  soo dhawaynta mas uuliyiintan ayaa waxaa  ka qayb galay  garaad jaamac garaad cali  hoggamiyaha ssc  saleebaan ciise  iyo sidoo kale  wasiirada [...]

July 30th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Xafiiska QM, Oo Taageeray Dhaarinta Golaha Wasiirada ee Cusub}English And Somali Version}.

wasiro2

WARSAXAAFADEED 013/2011 Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud oo soo dhoweeyay dhaarinta Golaha Wasiirada cusub Nayroobi, 29 Luulyo 2011 – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Dr. Augustine P. Mahiga, ayaa soo dhoweeyay sida degdegga ah ee uu Baarlamaanku ugu ansaxiyay Golaha Wasiirada cusub ee Soomaaliya, amrkii dambena lagu [...]

July 29th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Hay’adda HADA (Ohio) iyo Doorka ay ka qaateen Dugsiyada sare iyo Jaamacadda Nugaal Lasanod.

Nugal

Jaamacadda Nugaal waxa dhidibada loo taagay sanadii 2004. Xiligaas oo lagu bilaabay dufcadii ugu horraysay, iyadoo ay xiligaas jaamacaddu la kulantay dhabarkana u ridatay culayskii baahidii loo qabay Jaamacad oo aanay ka jirin deegaankan wax jaamacad ahi.   Sidaas daareed na ay arday badan oo ka baxday dugsiyada sare, iyo arday kala duwan oo ay [...]

July 28th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Talo Soo Jeedin Ku Socota Dhamaan Dhalinta SSC.

SYSDO

Anagoo ah dhalinyarada dhulbahante ee u dhaqan gobolka mudug  oo kumidoobay  ururka (SYSDO)  somali youth society  development  organization  waxan talo usoo jeedinaynaa  dhamaan  dhalin yarada dhulbahante  meel kasta  ay joogaan dal iyo dabadba  in ay u istaagaan  danta  dadkooda iyo dalkoodaba  sidii loo midayn lahaa  loona xorayn deegaanka dhulbahante loogana gudbilahaa  khilaafka  iyo qabyaalada ragaadisay [...]

July 28th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

OGAYSIIS: Shirkii Sabtida Dhalinyarda Abdigarad Ee (UDWA)

95

Dhamaan Dhalinyarada Abdigaraad ee  Qurbaha iyo gudaha dalka soomaaliya waxaa  lagu wargelinayaa inuu dhici doono shirkii Sabtiilaha Fooda inagu soo hayso hadii ale idmo   Shirkan dhalinyarada UDWA oo loogaga xaajoon doono arimo badan oo muhiim ah wixii  macluumaadkiisa ah kala soo xidhiidhi kartaan lambaradan hoos ku qoran.     1:00 Duhurnimo WaqtigaMinneapolis UK7:00 Fiidnimo [...]

July 28th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Shariifka Barlamaanka iyo Faroolaha Garoowe oo Jab Siyaasadeed kaga Dhacay Xukuumada Cusub{Xog}.

golaha wasiirada

Ka dib magacaabistii golaha wasiirada ee xukuumada cusub, waxaa in badan lagu wareeray qaabkan cusub ee ay ku biyo shubatay xukuumadu, dad badan ayaa filayey in xukuumadu noqon doonto awood qaybsi.  Taasoo ay qayb ka yihiin Shariifka Barlamaanak oo ay isku lamaan yihiin Faroolaha Garoowe iyo Madaxweyne Shariif Ahmed. Hadaba markii xukuumada xaalkeedu uu noqday [...]

July 27th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Recently Commented

  • BOOCAME CEELKA: dad wadaninimadu dhabkatahay waa reer buuhoodle ilaahoow isha dbaacuyuunta doc ina kamari dhanka...
  • BOOCAME CEELKA: KAYAABSHE10 inaadeer waa runtaa asxaabtii qaaligha ayahd iyamaahn lamahayo ilwaad aaranlaaye hibaaq...
  • garowe: all shabaabkana waxaa kareeban xabashida siday soomaali ugu goolaaftamayaan markay maqlaan 20 askari oo...
  • BOOCAME CEELKA: mansha allaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaah reer buuhodle ii noolaada ilaahow reer tolkay balaayada hareer mari...
  • nabiha: haahey inader ur right am goin with the family insha’Allah… thanks for the...