|

Maqaal: Wakhtiga Kala Guurka ah ee SSC gashay Waxay kaga Gudbi Kartaa Midnimo.

Ka dib xilka qaadistii lagu sameeyey Hogaamiyihii hore ee maamulka SSC mudane Saleebaan Ciise Ahmed Kaar, waxaa ka horaysay cago jiid badan, Daal gfara badan iyo weli Habacsanaan si guud ugu habsatay maamulka SSC dhamaantood , gaar ahaan ninkii u sareeyey ee hada laga wareejiyey xilkaas. Sida ka muuqatay eedaymaha Hogamiyaha lagu soo oogay waxay dhamaantood u badan yihiin kuwo xaqiiq ah, walow Khusuusida qaarkood ay ku dareen hadalo la odhan karo waa Malo awaal.

 

Fadhiinimada, Ragaadka, Habacsanaanta , Karti darada iyo Mas’uuliyad xumada ku habsatay Hogaankii SSC waxaa inteeda badan Eeda leh, Mudane Xaglatoosiye, oo in badan wakhtigiisii aan u hurin sidii laga filayey, wax badana Ragaadiyey sida la qabo. Waxaa kaloo dhibaatada dhacday qayb ka qaatay kuwa Khusuusida sheegaty oo u badnaa, Jaahiliin aan lahayn cilmi Diini ah iyo mid maadi ah, wadaniyad caqli leh iyo Karti raganimo leh, duulku waxay ahaayeen kuwo ka madhan Fahanka siyaasada, iyo balaca awoodii loo siiyey masiirka SSC markii 13 Garaad ay u dhiibeen masiirkii umadda.

Kama aysan faa’ideysan waxii la siiyey oo ahayd awood dheeraad ah iyo mas’uuliyad, waxaa kaloo arinta xusida leh ka mid ah in maamulka lagu soo daray xubno intoo badan ahaa Hororo aan lahayn damiir oo u shaqeeyey maamulada Hareeraha sida, Kayse Abdi Yuusuf, Ina Barkhadle iyo Tamaad. Kuwaasoo dhamaantood noqday Horgalo iyo Hoos galo, isla markaana aysan jirin nin lahaa taariikh wadaniyadeed oo ka madax banaana Garoowe iyo Hargaysa.

Nimankii laga filayey in ay ka madax banaan yihii, waa Sabarey iyo Xaglatoosiyee, ciladoodu waxay noqotay jileec iyo dadnimoi daro haba sii kala daaraadeene, tusaale ahaan Xaglatoosiye waxba kama uusan qaban arimaha gudaha. Kuwa debedana iskaba daaba. Intuu joogey Nairobi waxaa dhacay sadex shir oo looga hadlayey arimaha Soomaliya , kaasoo ay joogeen maamulo asaga ka liita , dad yar, ka dhul yar kana Tabar daran. Waxaa ka mid ah Shirkii Mahiga qabtay 12-13 April ee sanadkan, kii 25may ee sanadkan, oo ay goob joog ka ahaayeen maamulada Ahlusunah iyo weliba xaafada Koonfureed ee gaalkacyo ee Galmudug. Sidookale ma uusan qaabilin hay’adaha qaabilsan Soomaaliya ama saafaradaha.

Intuu joogey Xaglatoosiye waxaa magaalada Nairobi yimid Cusmaan Hassan Hadji oo ah afhayeenka NSUM wuxuuna qaabilay in ka badan 6 qolo oo isugu jira hay’ado, safarado iyo shakhsiyaad muhiim ah. Dhaliil kastoo NSUM loo jeedsho waxaa xaqiiq ah in inta ay arimaha debeda ka qabteen aysan weligood ka qaban karin Xaglatoosiye iyo Sabarey.

Maxaa dan ah?

Hadaba shacabka SSC maanta waxaa la kala ogaanayaa in ay yihiin dad qadiyad leh oo shakhsi taageersanaa iyo in ay yihiin dad wadaniyad leh oo qadiyad iyo hiigsi lahaa. Hadeey lee yihiin hiigsi waa in ay ka qayb qaataan arintan kala guurka ah, labo bilood iyo badh ayaa ka hadhay wakhtigii xilka uu ka dhamaan lahaa sii haya Hogaamiyaha Sabarey, intaas waa in la isku diyaariyaa shirkii gudaha ee KHaatumo2 iyo weliba sidii maamulka loo kala wareejin lahaa.

Kii Xaglatoosiye jeclaayoow la bedelye raac kii SSC xornimadeeda , deegana maqan soo celinteeda iyo wadaniyad qadiyad leh lahaayoowna SSC waa joogtaa, waana joogi doontaa, waana jiri doontaa, waana halgan bilowday meel wacana maraya. Habsaanka ku yimidna noqon maayo mid ay u dhutisee wa mid lagu cibira qaadan doono, lagana fekeri doono qofka danbe ee wax hogaamin doona.

Ugu danbeyntii shacabka SSC waxaad tusaale ku qaadataan jabhada SNM markeey bedeleyeen Horjoogihii hore ee Riyaale laguna bedelayey gacan ku dhiigle Siilaanyo, wax is bedelay oo aan ka ahayn dhul boobkii ay bilaabeen oo uu sii waday ma jirto. Qofka hada Xaglatoosiye iyo ururiska khursuusidan bedelayaana anagu hadaanu nahay warbaahinta Xalaasha ah ee SSC waan la shaqaynaynaa.

Kii dantiisa gudan waaya ee hurdo ku dhamaysta wakhtigiisana waan u sheegaynaa runta, warbaahintuna waxay la shaqaysaa dareenka shacabka SSC iyo horumarkooda, maanta waxaynu horumar ku gaadhi karno,.  dhulkeena ku hanan karno waa isbedel midnimo lagu Ladhay.

Shakhsina ma bedelo Qadiyad, Hiigsi iyo weliba horumar, waxaase wada, ka midho dhaliya socodsiiya waa shacabka iska leh qadiyaas, waana SSC, Shacabka SSC waa SSC, SSCna waa joogaysaa jiraysaa shaqaynaysaa, Aqoon iyo karti kuwo Alle ku manaystayna waa buuxaan waana joogaan.

Horufadhi.com

Horufadhi.ocm@hotmail.com

Short URL: http://horufadhi.com/?p=5252

Posted by on Jul 26 2011. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

53 Comments for “Maqaal: Wakhtiga Kala Guurka ah ee SSC gashay Waxay kaga Gudbi Kartaa Midnimo.”

  1. nothing baad ka tahay ceerigaabo iyo sanaag. sool iyo buuhoodle baad ismooday inaad tahay mid baaxad leh. sool iyo buuhoodle oo ah wax yar baad mooday in aad duniweyn dhex joogtid. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ma ogtahay sool inay tahay gobolka somaliland ugu yar. halka buuhoodlena tahay degmo kamida gobolweynaha togdheer. sanaag ayaa somaliland ugu weyn majority of sanaagna waxaa degan habarjeclo iyo habaryoonis. dacalk yar ee bariga ah bay warsengeli degaan adna dacalkaas ayaad meelaha sii xiga koonfurta kaga dhex laaqantay warsengeli se hamoodin in aad gobolka leedahay sidoo kalena hamodin inaad warsengeli gobolkiisa leedahay waxaad u tahay marti warsengeli hamoodin inaad ka qaadi kartid dhulkiisa. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk. soolna caynabo anaa leh kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk adna waxba malihid. kkkkkkkkkkkkkkkk

  2. haye kolkaad daciifteen baad hada bilawdeen oohintii ahayd isaaq ayaa san ii gala. kan leh basal iyo diirkeed hadaad dhaxgasho waad qadhmuunaani jawaabtaadu waatane basal iyo diirkeeda waa lakala dhilaa. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk. saraakiisha joogta hargeysa dantoodu waatan inay deegaanada ay kasoo jeedaan horumar gaarsiiyaan. kuyena anaa ceerigaabo xaafad ka degan. heedhe ceerigaabo majority waxaa degan habar jeclo iyo habaryoonis. warsengelina wuxuu degaa xaafado yar oo bariga ah. adna meeshaba waxba kama tihid waxaad ka tahay ceerigaabo 0.1% kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  3. Looooool dagmada wajaale o beryahanba sarakil ku shega silaranyo laga qafalanayay halka imika toos ay u la wareegan cidamad qaranka dawlad deganka somalia ethopia e liyu police besha habaryunis o goansatay inay xidhidhka u jarto mamulka warersan why beshu inteda badan kilil kay dagta dawlada ethopiana shaki wayn by ka qabtay ila kolki ladorty dhigyacab imikana shakigi so bax halkasay tagan tahay imika looool sss.sss.ccc guuuuuuul

  4. EDBIYE
    WAAR ADIGAA FLAASHA AH OO ADUUNKA HORTIISA ISKU SHEEGAY ANAA KUU SOO DIRAYA ARJIGII MADAXDIINU KU TUUGSANAYSAY YUHUUDU INAY IDIN AQBASHO QAXOOTI AHAAN WAKHTIGAASAA KU SUGAYEE OGOW ADOO BURCO BOODHWAYN A YIMI SIIGO CAS CID HA KU CAAYIN SAC YAHOW NINKAAD CAAYEYSAA CAWS ICTRAAF DOON INUU KUU DHIGUU KUMIYADA KAAGA FURTAA MARDHAWNA AMA XASHIN AMA XAMAR WEEYE MAXAAD XAAR IYO DUUF KAA DAREERAY CAR HADAAD RAG TIHIIN SOOMAALI WAX LA QAYDSADA FULAYAYAHOW WAR OROD KU EKAADA TUUGSIGA NGODA IYO QAADHAANTA HABRAHA DULI YAHOW WAQLIGA GRAABADA LIHI

    • mj

      uraaye midan qabo car hadaad awood haysaan wax iska celiya. sug huuno garoowe ayaan kuugu dul imaan dushaadaan fadhiisan hadaad oohinta kala joojin waydo. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

      fule waa caytamaaye waxma qabto. waxaad tidhi car hadad rag tihiin somali wax la qaybsada anna waxaan ku idhi car hadaad wax tahay sool iga dhaqaaji. mise waxaad sugaysaa inaan garoowena kaa qabsado. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

      mida kale huuno mj maxaad ula baxday hadaad tagay dhulbahante waayo isagu waa hore ayuu ku nacay oo xagiisa waad ka yasantahayee magaciisana u daa. mise waxaad ahayd dacawadii soo huwan jirtay haraga liibaaxaad ahayd kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.

  5. ali
    daawo http://www.qaranka news.com com/index.php? option=com-content&task=view&id=11420&item=65 taasi waa cayda siilaanyo oo ka imanaysa hargeysa madaxda SSC tay isku haystaan waa dantooda hamoodin tafaraaruqooda dhulka iyo mayeerteena waa walaalo oo ilma harti baa la yiraahaa markaa basal iyo diirkeed hadaad dhexgasho adaa qadhmuun ku dambayn ceerigaabanaa anaa aqal ku leh sanaagna waa degaa hadiiaad ka xun tahay gidaarka madaxa la dhac..SSC guul

  6. nugaal girl ssc

    Maxamuud

    Bismillah
    Inadeer maxaad isku yelyeelaysa laascanood dhulbahante ayaa u gacangashay somaliland. Runtuana waxay tahay wa in laraadsho dhulbahantaha hargaysa joogo oo lasoo horfariisiyo garaadada dhulbahante si ay noogu cadeeyan ujedada iyo fa’idada noogu jirta somaliland.

    wa fikradayda … Wabillahi towfiiq
    Ssc guuul

  7. durba xurgufkii kowaad aya ka socda buuhoodle oo dagaal ayay jabhadu qarka u saaran tahay. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  8. Loooool its a top news edeblawe sawkan allaw dulee niman diin lahayn car buyiri intan ridaa ibinayo isnuga hayska dayso dhaarjidhe sawtad sadexda magac e rabi ku dharatay inadan sogalayn horufadhi allaw yaa geel laso dhacay ku dharsada daad ka ku qadaye looool s.s.c up up up snm down down

  9. Looooooooool war hedhee wa yaab yaabka yaabkisa idorku idooridi inanta weyane lama arag isaq nimu dhalo abe leyahaye ali doqon tixda bal dib u raac cadayna waxa ah habraha adku abtirsaten markasad geenyada puntland gril mudug garacad ku shegaysa nacas inaabti mudug gril ana xalku siyay kani wa nin daad qaaday xunbo cuskaye looool ssss.ssss.cccc guuuuul

  10. 2duufle iyo
    4ta caga boodhlay
    Kkkk idinkoo xaarku sibraha idinka da,ayo,
    Duufkiinana sida lo,da leefaya,carrabkiinu sida eyga lulanayo,taladiinu,sida cambarka dumarka kolba qar raacayo,dhuusadiinu siigo kicinayso,caqligu caloosha idiinkaga jirro,cawradiina qudhaamjadu ay cunayso,sida yuhuuddaa ciil ku nool

    Aamus waxba yahay laga dukaan sadaa shifto fuqu bararay,ssc 2ba qof bay ahayd waywaa kuwaa is haysta,
    Shut your fucking mouth,xumbayahay doobigu saydhay,uunsigana si fiican usii shita shiftooy,ileen waanu idin qabnaa oomasiiliyad baa naga kiin saarane.kkkkkkkk
    Walaa kalma yaa cawaan
    Xaarkiina fandhaalkaa iskaga dhuuqa,illeen,cayda dadka kaa fiican mooyee,wax kale iskuma raaci kartaane

  11. iidoor guul bay inaga joogaan mar hadii 2dii caasimadood ee dhulbahnte ceerigaabo iyo laasanod ay xoog ku haystaan dhulbahantena dabadhilif u noqday qaarkii, miyaysan ahayn in aynu meesha iska qaadno oo isxorayno inta aynu leenahay dhulbahante waa libaaxyo.libaax gurigiisa lama qabsado ee aan aayaheena ka fekero waxba inooma harine

  12. Ssc waa waadi rogmanaaye aan lajiri karnine ku soyaca aad kutadataane mel aad garani weydaane hadaad ku jirtane aad ledihin alow yaa nagasare wale markan waa markii aad hobani lahayden hubkana anaga is kaleh hadyad qarson weeye ssc guul iyo soomaaliya guul?

  13. SSC WAY DUUSHAY, XAGLATOOSIYENA WAA LA BEDELAY, WAANUNA TAAGEERSANNAHAY MADAXWEYNIHII HORE EE SSC. SABARAY IYO WIXII QABTABA WAANU TAAGEERAYNAA….

    WAAN QOSLAY MAANTA WALEE, IDOOR WEBSITEka KU WAASHAY AYAAN ARKAY OO WAXAAN OGAADAY INAY SSC MAALIN IYO HABEENBA KU RIYOODAAN ….OO AY U ARKAAN LIBAAXYO AANAN LOO DHOWAAN KARIN..

    BAL AKHRIYA COMMENTS gooda.

  14. Sheekada Habar iidoor ah oo Masjid Jaamaca Hargeysa khamri ku hor gadaysa oo la qabtay ma maqahseen??!?!?kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Walee waalida iidoor in waxaas iyo wax kasii darani ka soo socdaan waan iska garanayey

  15. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk jamac waad iga qoslisay somaligoodi maha waqooyi maaha reer xamar waa elaay waa qudhun bakhtiyay waxani muranka nasab baad kunoqonaysan ayay isleyihiin kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk guuuul ssc waysocotay mamooda afkooda inay wax kaga qaadi karaan hahhaha waa maya ssc alowdhawr alow midee amiin

  16. Ceebey ceb ar kuwani maxay ku hadlayaan soomaaligodu kii saxada ahaa maba ahee war ordo oo school sogala shirka hala imaadine soomaali aan jirine mise san baa lay igu ababiye ssc guuuúuuuuuul?

  17. War golahan daraawiishta Ciyaalka odayaashii cudurowga (makhaaniid)ahaa ee iidoor ee Gayskii ingiriisku wasi jiray yaa yaa u soo fasaxay oo waaba faanayaane waxaan ogaa iyagoo makhaaniida ingiriiska futada u dhigta oo yiraahda waa nala laayee si walba waan idiin samaynaynaaye na citiraafa.
    Daraawiishtana waxaan idiin sheegayaa makhnuud lalama sheekaystee waa la dilaa kii makhnuudka ahaa ee ingiriiska uga doodi jirayna wiil ina siilaayo ah buu ku qabaa halkaa waa lasoo cadeeyey kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk iska ilaasha maca ragoodu salaada way jebiyaane kan majeerteenka iska dhigayana
    habar waalayd oo iidoor ah oo nin dhulbahante ahi qabi jirey oo nin kale ku qabtay dabadeed waalatay oo burco joogi jirtay oo SOODAA la odhan jiray baa dhashay iyada iidoor waalan oo iyadoo debi jiifta ku qabtay baa ka dhalay
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  18. ali-dhareere inna
    Siibakhti/Land
    SSC waadigana ku qarwayee ma Futo-Jaanbadii ay dabada laxooxda ah haraatida kala dheheen baad tahay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Adeer SSC iyo Madaxdeedu waa kuwii IIdoor oo aan kala maqanay min Habay ilaa Huush futada ciida kaga shubayee magacooda sidaa ugu dhadhab ilay way ku cusbeeyeene kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Qoobab kadaflay walee indho adag ma dayso waxaan xasuusta hees ahayd.

    Inkastaad eebadii waran iyo ablay aad u qaadaan
    oo Naftaba kaga aguugtaan ilko xun walee taasaa afxumo dayn
    way iska kaa ag ligantahay oo asaartamaysaa
    waa waxay hore u eedeen kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk nin aan idin aqoon dad isaga soo dhiga kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waxani wax ka badanee muranka IIdoor tolow ma waxay isleeyihii nasabaduu idinku soo darayaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk haka yaabin.

  19. ssc allow daaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa!!!!!!!!!1

    waa war bixin aan aad uug riyaaqay mansha allah
    guul ssc iyo somalia
    ssc maa ha mid joogsanasa ama istagasa xilkaqadsituna waa mid iska caadiya dantaana gashay
    guul ssc
    cidii kaxun iyadaa cirka roob ku eg cid wax kawaydiinasan ba jirin

  20. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk idoor dooxa mudug kudawarsanaya hahaha kkkkkkkkkkkkkkkkkkk goormu isaaq sidan udulobay inuu naco xitaa dhulkiisi oo udhulkale kuwasho kkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  21. dhulbahante waa wareeray oo marba meel isku qaaday kkkkkkkkkkkkk ama idoorland ku yaacaa ama xaarkiina walaaqda kkkkkkkkkkkkkkk waxani waa naceebeeey eeeen ilaahay cadaabta idinku gur , faroolena waa geesii waanaa madax weeynaha for ever and ever , ninkii oyaya hayska ooyo
    viva puntland

  22. yab aniga waxay ila tahay. in laga gudbo waxan odhan. loona gudbo gacan.
    sababto ah mesha maha in xil laga doono wa in loo cadeeya dadka in meesha dagal ayalo. takale waxan leeyahay shacabka ssc janiskiina wad heli doontane ha dayicina. hana dalina. inshalaha hogan dacada iyo mamul hagagsan.2 talabad waxan odhan laha odayasha qar iyo sioyasinta qar. war wa ladoogiye yan la dacaron . ssc kawayn wax la iib geeyo.
    ogadana in maxakamad laydin so sarayo. marka waxan laga baxo.
    shacabka waxan odhan laha walalo yal yan cadow idinkala shekayn.
    qof walow ogow in ay kutalo. hawshan waxna ad kutahay waxad leedahay

  23. iga raali ahaada habarjeclo waxay ku dhawaaqday maamul goboleed layiraahdo futaxunstate

  24. allaylehe maantaa ssc midowdey mar hadii doorasho xor ahi dhacday oo khusuusidii intay codeeyeen ,cod kaga wareejiyeen xilkii ,laakiin hal su,aal baan qabaa calisabarey wuxuu ahaa hogaamiye kuxigeen inuu wax socodsiiyo ma xaglatoosiyaa ka hortaagnaa ,mise haday kaduwanaanaysaa hadii isaga hogaamiye laga dhigay ? iidoor isaga hadalkiisa looma baahna iyagiibaa 10 maamul goboleed noqonaya dhawaan ,maroodijeex state hadaa lagu dhawaaqay ,habarjeclo iyana maamul layiraahdo furaxunstate ayay ku dhawaaqday ,faysal cali isaga waa lahayaa siilyaanyo xaarkaa kasocda dawersigiina waa gabaabsi ,meel xun bay marayaan ilaahay meel xun mari iidoor dabacayuun

  25. ugu horeeyn waxaan salaamay dhamaan shacabka SSC waxaana leeyahay Ramadaantan teeda kale ku gaara midnimo barwaqo iyo dhulkiina oo ka xor ah jabhada SNM amiiiiiiiiiiiiiiiiin aamiiin

    kan yar oo CALI labaxay bahashii qamrada ayuu iska badiyey marka fadlan warkiisa yaan wax ba laga soo qaadin kuwii horee oo aan halkaan ka jafnay buu la mid yahay sidaas bay u hadlijireen EDABLAAWE markay arkeen nin dhul bahantaha in aysan la ficil tami karina way ka baxeen golaha

    CALI qorun loow ilaahay dabka aad la jeceshahay reer SSC hooydaaa hakuguba ilayn idoor wax kaama galin hooyadaaa baad rabtaaa

    insha alaaah dadka reer SSc waan in halgankii meeshii kasii wadnaaa waligeed qof waa tagi jiray oo la badeli jiray laankiin fikurku ma dhamaado
    waxaa inoo balan ah in taan idoor dabacayuun iska daynooo in aan isku tashano taas bayku jabayaaan oo kaliya

  26. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk xaktloosiye gone? kk

  27. Kan sagaba Washay ha u jawaabina cid u jawabta hawaye daba dhilif weeye isaaq ma ehe ssc guul?

  28. haday xurgufkii bilowday so ayaan dhow maamul goboleed baa soo socda kaas oo lagaga dhawaaqi doono buuhoodle.

    ssc girl maxaad tidhi anaan somali qori aqoon mise lahjada waqooyigaanad aqoon oo maymay baad u baratay lagugula hadlo. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    • ali anigu reer waqooyi ayaan ahy afkayguna waa sidaa dee lkn xooga murqan hadal ayaa kamuqda ayuun walal sasan kawada afkaga maan fahmin maaha qoraal somali ee waa hadalkago is maan dhafaya bal dib isugu yara noqo sscna afkaga wax kunoqonmayso adiga ayuunba akhiradada seegaya kujawabi maayo oo hadalkii inantan habaryarta uaha mudug ayaa dhamaysay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waa lagugu daadiyay ali caac kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk guuuuuuuuuuuuuuuul ssc maxaa kaquseya siyasada madaxda ssc doqonkan

      • huuno hadaad reer waqooyi tahay ssc maxaad ula bixi wayday ood iskaga soo xidhatay magac aanad lahayn oo la yidhaa puntland aka pirateland aka majeerteenia.

        hadaad dhuloos tahay lasoo bax magac dhulooos yaah. mida kale adaan u malaynayaa inaad qaadka xoogaa dhadhamisayee anigu waxba kana aqaane adigu ii sheeg siduu qaadku dhadhamo waxba afkayga iskamaan saarin iskama saari doonee adigu ii dhadhami oo iiga waran sida qaadka lagu noqdo adaa soo hadal qaaday oo sheegay inaad cuntee. yaah

    • waxan cayayaiinki miyaa soonoqday waxay waxan isdhexyacaya ala sawtan maha kuwii lajala firdhiyay haha kuwo aan lafahmay oo cayayaan ah aaaba yimiye

  29. SSC waxay ka tidhi arinta Dharkayn geenyo ka dhacday
    Monday, 25 July 2011 22:10 | Last Updated on Tuesday, 26 July 2011 10:08 | Written by Administrator | | |
    Waxaa kulan isuguyimixildhibaano katirsan maamulka ssc kadibna ku dhawaaqay go aan aanayka midaysnay khusuusid halkaas oo kasheegeen in xilkii laga qaaday .
    Salebaan Ciise Axmed (Xaglatoosiye) iyadoo qaar katirsankhusuusidu aaminsanyihiin hogaanka koowaad ee SSC ama umada dhulbahante oo dhan. inuu yahay dr saleebaan xaglatoosiye hadana Waxaana xilka looga qaadkaraa uun
    shirweyne dhulbahante oo dhani udhanyahay.
    Daalay oo murtideydaan intaa daadinayaa
    oo foosto hooska dalooshaan dulka dhaaminayaa

    Ma anigaa dhulbahantoo cayiman duuba calankooda
    Ma anigaa cidaydii u rara duul i cashuuraaya

  30. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kan waa nacas hoogay somaligaba ma qori yaqaano kano kale iskuul gal ayaa lagudhaha kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk war sidii kalshaale in laidinkala baaciyaa aya idinsoo baxday gunyahay guntu dhashaykkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  31. Anagu ma nihin mamulo badan waxaanu nahay mid ssc ala koriyey guul ssc hadal badan hamo ma buxiyaan ali wal la ismahadlo qanunka sobaro niyahow ssc guul?

    • kkkkkkkkkk wacalkan ali kusheega inuu magacan soo copy yeeyo waan ka xumahay abtiyaal wlhy ilahy ayaan idinku dharrshe ha moodina wacalkan reer putlan waa wacal idoor oo raba inuu dadka isku diro reer ssc waan tageersanahy aad ayaan uga xumahay wacalo aan haybtooda laga ranayn inay soo qataan mudug oo sharaf leh orodo sooqaado labadii tuulo ee idoorku dagi jiraye abaarta ahyd puntland haday ku noolyihin anaba ssc waanu kunoolahay wana tolkayo lkn wacaloy adinka nagihiini kawarma budhcad badea 1 dollar kuwasta idor ictiraaf majiro somaliland way burburtay ka xaaxabiyahe la huungooye midakale madax waa labadala intaa kun madax ayaa somaliya xilka laga casila maha inay dawladi burburtay hadi qof lacasilo gabagabdi waa idin tageersanahy hogan cusub reer abtigey ilahy meel fican haidin mariyo ssc adinkaa samaystay idinku ilashada isku duubna cadowgiinu idinkama faidaysanayo hadad saa yeshaan walhy guuul bye ali idoorow 2tuulo miya ka gubtey soo qaado no more dooxa mudug ana kaimi waa tol jira ali danyeero kkkkkk ictiraafki away dhawac ayay kutahy dowlada biritain inay somaliland aqoonsato kkkkk somaliyodhan ayaa usiman aqoonsiga somalidiidka hungoobay waligiin moqdisha laidinka xukuma reer heerin gabdhihini boosasay kabuuxan oo lagu wasa akh dad qudhmay ayaa hadloya

  32. Midgana kadaran xaradti xaranta baa ka qalin sinasa halayabina doxada buu is ku asa baan u malenaya

    • suga goor dhow maamul goboleed ayaa buuhoodle loogaga dhawaaqi doonaa ka madaxbanaan ssc. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
      sool lafteeda ayaa yeelan doonta 50 maamul goboleed sidoo kalena buuhoodle ayaaba noqon donta maamul goboleedyo aan kala hakanayn. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk dabkaad bilowday waa kugu soo fool leeyahay insha allahna waad ku guban kolbay dani ku keeni somaliland. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
      viva somaliland somaliland hanoolaato. cadowgeedu hadhaco faqash ayaad tihiine suga waxyar ayaa cadaabtaad furatay kaaga hadhay hadaanand ku dhex dhici doontaa dabkaad shidatay. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
      somali bi’is baad tihiin ee ku quusta intaas.

  33. Dooxo midgaan,

    waa doqon iidoor oo raba inuu dhabayaco iskaga kaaya dhigee dhag jalaq ha u siinina.

    SSC guul
    Soomaali diidku hadhaco

  34. Katag mesha anagu melkasta luga waanu ku walaqna cid aan kabano majira ale moye idinka aay anqowka naqabtay inshala waanu kabaxana markanu wax noqno tahina baanu maqleyna wali yaa is gadhay ssc guul?

  35. Mashalah ssc guul markanu wax noqno ayanu nolo imayaa markaanu wax qabsano aanu mel istagno kibiridan u qabilsana xaga afirica ayaaba ku yiri somalidiidka lahadla ssc wada hadala ku dhameysta wale inta dhula ssc ledahay ay fadhido snbta wale wax heshiish ah lagelimayno wayo waan ku haysta heshish aan ku galo wax dhacaya maha horta iga bax nabad hadaad rabtid ssc guul?

  36. ssc waa budh budhay maxaa lasheegayaa oo kale kkkkkkkkkkkkkkkk dhulbahante waa isku xaaray markii ssc budh budhay oo baabaday !!!!!!
    no more ssc waxuush yahay waxuush ti dhashay ee xaaraanta ahi oo naceebeeyay oo IDOOR dhulkii harti faraha uga qaadey oo hadana garoowe iyo boosaso dhex dawarsanayaa <,kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    viva puntland

  37. Mashalah ssc guul waanu tagerana kii wax qabanaya xilka shacabka ssc naftisana u huraya aad baanu u tagerana corlay sabarey haguleysto intu xika u hayo dad maamulka qonofka u dhigaya ale hajebiyo amiin amiin. Ssc guul?

  38. Qadiyadii reer SSC wali wey taagan tahay. maaha wax shakhsi ama dano gaar ah ku xidhan.
    Waxaa loo baahan yahay is bedel la taaban karo. Sida in sheekada laga soo wareejiyo Buuhoodle oo loo soo wareejiyo Caasimada Laascaanood iyo Ceerigaabo.

    Howlo badan ayaa sugaya hogaanka cusub, ee guul iyo gobanimo ayaan u rajeynayaa.

    GUUL SSC

    • naarta ssc haku riyoon ceerigaabo oo ah degaan isaaq iyo sanaag bari oo hada la baxday maakhir estate. ogow isaaq iyo warsengeli kaa yeelimaayaan in aad degaanadooda ugu timaado. mida xigtaana suga ayaan dhow ayuu xagla toosiye isna ku dhawaaqi doonaa maamul ka madaxbanaan ssc sidoo kale kayse abdi yusuf isna dhankiisa kaga dhawaaqi doonaa.

      hadaad dareemtay cadaabtaad bilowday in aad adigiiba ku gubatay baga.
      waxaad tidhi sanaag oo ka kala kooban bari iyo galbeed galbeedna yahay isaaq barina yahay warsengeli iyo ceerigaabo oo ah deegaan isaaqu u badan yahay warsengelina qaybo gaar ah oo yar igala dego. se ma filaysaa in aad 50 estate u kala dhantaalnaato. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
      puntland sadex bay u dhantaal matay sscna iyana 50 estate ayay u kala dhantaalmi. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk dan baa igu kaa soo celin kolka aad ku gubato dabkaad adigu dhalisay. ku gubta insha allah. hadaad edebsan doontaan oo afkinana dib looga maqlimaayo shekadiina.

    • kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ala ba,ay cali caac ayaa washay waan kuqosla wlhy bilahy dhulbahante ayaa leh ceerigaabo xaguu daga warsangali ma konfurta sanaag meelan ahayn isaqna gar adag iyo ceelafweyn oo intaba lasiyay war xafadaha ugu qudhunsan ayaad kadagantihiin ceerigabo lailaha maad aragtay ceerigaabo iyo caynaba dhulbahante ayaa leh isaaq dhulboob mooyaane waxkale mayaqaan waa laidinka jafaya inta laidinka dad gureeyo ayaa burco laidinku guraya walal tinimadii iyo daraisnimadii ayaa idinka dartaye cerigaabo dhulbahante ayaa laha lahana doona hamoodin in lailaway caynabo iyo ceerigabo lascanoodo kaliya hamoodina halgankay kujiraan wlhy ba,ini adinkoo laidin ilaway saw laascanood maydaan soo hungureyn wata wax idinku dhaceen kkkkkkkkkkkkkkk guuuuuuuuuuuul ssc

      • huuno ssc ceerigaabo isaaqa ayaa degan siiba waxaa wada dega habar jecle iyo habaryoonis warsengelina wuxuu ka degaa xaafad. laakiin mainly warsengeli wuxuu degaa waatan lasqoray badhan dhahar.

        adna sanaag shaqoba kuma lihid sool iyo degmada buuhoodle ee gobolweynaha togdheer. kolkaa waabatan riwaayadaadii ahayd burco ayaan dul tagayaa miyaad tidhi alla hayaaaaaaaaay ssc ma heerkaas miyaad gaadhay. maanad ka baqayn in kooxdiinan oo cago la oo gacmo la inay kuugu imaan doonaan qurbaha oo beeshaba bad u furto. kolkaa burco iskeen waaba fursad aan sool kaaga qaadi doono. labadii isaaqa ugu dagaalka badnaa baad deegaankooda ugu tagtay ee kala ahaa habar jeclo iyo habaryonis. arbal mesha yaan lagu arkin bakhtigiina oo dhulka wada wadhan.

        haye waabad sheegatay in aad fidayso se ma ogtahay inaad dhul beelayso walaalo. warsengelina waad isku daaratay isagii dhulkaas kaaga lahaa xaqa baad leedahay anaa ka leh. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
        mise warsengelina waxaad tidhi isna waan ka nadiifinayaa ceerigaabo xaafadaha uu ka dego iyo laasqoray dhahar iyo badhan. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

        waayahay ssc girl haday ssc awoodaasi hayso aanu isku aragno togdheer sanaag iyo nuugaal. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk “ceerigaabo dhulbahantaa leh” waxaad ku dartaa sanaag oo dhana dhulbahantaa leh haye. waaba intaan kaaga helay oo sonkorta lagu dhuuqayay.

        hayehuuno riwaayadaadii waan la dhacayee qaar kalena maad jili doontaa. aan arko dhulbahante ssc guul ah more riwaayad.

  39. wale sc inatay lekayd midawdey hadana waxa inoo hadhay waa waxyar ssc waliged way soconaysaa ila aynu duldagno burca boodhwayn iyo garoowe oo hal xafad leeg xafada laanta hawada ee laascanood kutaala iyo garoowa isleeg ayaa layidhi kkkkk kuwa garowe kayimi ayaa xita dhihi jiray markaa ilaa yuucada iyo laanta labida ladul dago miyaynu fadhisan karnaa waa maya guuuuuuuuuuul ssc alow dhawr amiin rabadan wayy soosocotaa dhalinta sscyeey dhulkeena aynu uducayno ssc iyo somaliaba guuul saasa inoo balana ducadu wata ugu fican ee ilahy lagu baryo oo midnimo iyo nabad lagu waydisto ina gacantiisay kujirta waxwalbe anakoo dhan somalia adunka ssc dhamaan say noqonayaan gacantisay kujirtaa isga dhisi kara isaga burburinkara shikhsi iyo qabiil waxba inagama qaadi karo sscyeey noloow cadowgaa hajabo amiin

  40. Loooool wax waliba wa ok gaban mayo jeran duldago burco bodhweyn s.s.c gul

Leave a Reply

Recently Commented

  • xarbI: waar holhol taleex may ka sukayssaa mise way ka shishaysaa horta alla hakala badbaadiyo dadkiisa
  • SSC-Citizen From xudun: Iidoor waa naflacaari, marba meel haysku qaadaan sidii digaagad madaxii laga gooyey, hadalkan...
  • Galool: Ilaahay baa I dilaayee manta Siilaanyo ayaan ku kacsanahay waa nin aan dagaal waxba ka aqoon, waa raga...
  • mire: Edbiye and derbisamaroon Bal waydinkaa odaygii ka cadhaysiiyeye ka gurta………kkkk kkkkkkkkkk
  • naasir: kkkkkkkkkk waxaan aad ula yaabay ninka pugland u hadlaya waa nin madhan khalaas waa ceeboobay kk hartibaan...