Home » August 31st, 2011 Entries posted on “August, 2011”

Maxaad Kala Socotaa Tabaha Cusub ee Faroole Ku Burburinayo Shirka Khaatumo2{Warbixin Xaasaasi ah}.

Faroole-22

Ka dib intii lagu dhawaaqay in shirka Khaatumo wejigiisa labaad lagu qaban doono gudaha deeganada SSC waxaa jirey Suxul duub iyo u diyaar garoow dhagaraysan oo ka soo Maxaayey magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Waqooyi bari. Arimo cul culus oo ah wejiyo Boodh isku qarin ah isla markaana arintoodu Salweyn tahay ayaa si xawili ah [...]

August 31st, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Reer Balicad Oo Si weyn u Soo Dhawaayey Gudidii Qaban qaabada Khaatumo2{Daawo}.

balicad

Shacabka, dhalinyarada, Odayaasha iyo Haweenka reer Balicad ee deegaanka gobolka Cayn ayaa si aan kala hadh lahayn ugu soo dhaweeyey magaalada Balicad waftigii Gogol xaadhka shirka Dhulbahante ee ka qabsoomi doona dhawaan hadii Alle idmo gudaha deeganada SSC. Hadaba soo ka daawo.  

August 31st, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Reer Awrbowgays oo ku Dhawaaqay in Marti gelinayaan Shirweynaha Khaatumo2.

magaalada-awrboogays-300x168

Kulan maalmihii aan soo dhaafnay uga socdey waxgaradka iyo madax dhaqameedka degaanka Awrboogays oo hoostimaada degmada Xudun ayaa laga soo saaray qodobo dhawra oo ay ka mid yihiin dhinaca amaanka iyo qabashada shirka Khaatumo2 oo haatan qabanqaabadiisu socoto. Xidig Maxamed Ismaaciil oo ah afhayeenka gudiga degaanka isla markaana shirkaasi daadihintiisa hurmuud ka ahaa ayaa waxa [...]

August 30th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Faallo : Madaxdhaqameedka SSC Waa in la Geeyaa Jaziirada Madagascar!!.

isimada garoowe

Sida muuqata shacabka SSC wuxuu la daaladhacayaa arimo badan oo is biirsaday, kuwaasoo qaarkood ay mas’uuliyadeeda yeesheen kuwa maamulada u shaqeeya. Hase ahaatee Aabayaasha dhalay Horgalada iyo hoosgalada ayaa ah kuwa Madaxdhaqameedka cimaamadaha waa weyn u xidhay sidii ay Labo diblayn lahaayeen dadkooda. Odayaashani waa kuwa Bacramiyey ee sida Ukunta ugu fadhiistay kuwan marba sida [...]

August 30th, 2011 | Posted in Fikradaha,Wararka | Read More »

Munaasabada Ciida Oo Siwayn looga Dabaal Degay magaalada Buuhoodle Ee xarunta G/cayn!

b c1

Waxaa maanta si wayn looga xusay magaalada buuhoodle ee xarumta G/cayn munaasabada ciida Taas oo looga dabaal degayey Dhamaan wadamada islaamka, Kumanaan dadwayna ah ayaa soo  buux dhaafshey Goroonka way nee xabado stadium football  Siay ugu tukadaan salaada ciidul fidrigi, iyadoo dhamaan dadkaasi aan farxadooda lasoo koobi Karin oo aad dareen koodu ukacsaa!, kadib markii [...]

August 30th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Ciid Mubarak Dhamaan Muslimiinta,{Warbixin ku Saabsan Bisha}.

eid-mubarak-08

Dalal badan oo Muslim ayaa lagaga dhawaaqay in berri ay bisha Shawaal koowsatay, isla markaana ay si rasmi ah u noqotay maalinimada Saalasadu ciidul Fidri, Dalalka Sucuudiga, Qadar, Libya, Malaysia, Yemen, Baxrayn , Soomaaliya  iyo kuwo kale oo badan ayaa laga arkay bisha isla markaana lagaga dhawaaqay in beri ay tahay maalinta Soonfur u horaysa. [...]

August 29th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Ogaysiis Ku Socda Jaaliyadda SSC ee magaalada Birmingham ,Xafladii Ciida.

CIid Mubarak

Waxaa bulsho waynta SSC ee ku dhaqan Magaalda Birmingham iyo nawaaxigeeda la ogaysiinayaa in xafladdii Ciida la qabanayo maalinta Sabtida 03/09/2011 marka ay saacadu tahay 12:00 ilaa17:00. Goobtuna waa:Nechells community sport centre rupert street B7 5DT. Busses:RN 55, 56; 72; 90; iyo 94 from city centre. Ssidaas iyo ka soo qayb gal wacan.Waxii faahfaahin ah  [...]

August 29th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Interview with Special Envoy, H. E. Ambassador Mohamud Ali Hashi

Mohamoud Hashi

Interview with Special Envoy, H. E. Ambassador Mohamud Ali Hashi on the present humanitarian crisis in Somalia and the lack of an effective and well coordinated response. Ambassador Mohamud Ali Hashi has worked as a Humanitarian Advisor for the United Nations. He has alsoheaded the Office for Humanitarian Coordination of the UN in a number [...]

August 29th, 2011 | Posted in News English,Wararka | Read More »

Jaamacadda Nugaal oo shir uqabatay Dhalinyarada Sportiga ee G/sool agab Sport tina gudoonsiisay{Daawo}.

Waxa maanta ka dhacay hoolka shirarka ee Jaamacadda Nugaal, magaalada laascaanood shir aad u balaadhan oo ay kasoo qayb galeen isuduwaha sport ga gobolka sool Jaamac khaliif ,Gudoomiyaha Jaamacadda Nugaal Pro:Abdirizak Mohamed Aadan (lafoole) ,Gudoomiye kuxigeenka Jaamacadda Nugaal  Abdinaasir Mohamed Bare (Abusheybe) ,ururka midowga jaamacadda Nugaal University Student Union (Nusu) ,dhalinyarada kooxaha Sport ga ee [...]

August 28th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Madaxweyne Shariif oo Markii Ugu Horaysey Garoowe ka Degay.

Sharif Ahmed

Madaxweynaha dawladda KMG ah ee Soomaliya Shariif Sh Ahmed ayaa gaadhay xarunta maamul goboleedka Waqooyi bari ee Garoowe, Mr: Shariif oo hogaaminaya wafti kooban ayaa halkaas waxaa ku soo dhaweyey Ra’iisal waasare Maxamed Cali Gaaz oo u ahaa waftiga madaxweynaha gogol xaadh iyo C/Raxmaan Faroole oo ah maamulaha maamulka Waqooyi bari Soomaaliya.   Sidoo kale [...]

August 28th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

<

Recently Commented

  • mire: kulanka deg dega ah ma laascaanood bay ku xoraynayaan yaryarkani? mise Somaliland bay ku...
  • M.H.Buraleh: JL dadkeedu waa inay si dhab ah u wada fadhiistaan, u wada hadlaan una heshiiyaan, hadal meel laga...
  • duurgal.com: sidaaan ku helay warar xaqiiqa ayaa sheegaya in gurguurte uu ali ciise ka codsaday inuu raisalwassaare...
  • duurgal.com: ali ciise abdi wuxuu ka midyahay khabiirada fara kutiriska ah ee adduunyada hadda kunool,waxana hubaala...
  • suldaan: khaatumo,maakhir, awdal state waxaad moodaa 3dumar ah..hadal iskama daayaan ma khajilaan tamar maleh..waxay...