|

Gudidii Qaban qaabada Shirka Khaatumo2 Oo ku Qulqulaya Gudaha SSC.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Jig jiga ee xarunta dawladda Soomaaliya ee dalka Ethiopia ayaa sheegaya in halkaas ay gaadhayaan xubnihii qaban qaabada shirka Khaatumo oo wejigiisa labaad lagu qaban doono gudaha deegaanada SSC. Xubnaha gudidan oo ka kooban 15 xubood ayaa badankoodii hada gaadheen magaalada Jig jiga.

Gudida qaban qaabada Khaatumo 2, ayaa waxay ka kala yimaadeen inta badan Yurub iyo Norht America, halka ay gudahana kaga biiri doonaan xubno kale oo la qorsheyn doona halka ugu tooboon ee shirka lagu qaban doono. Waxayna sidoo kale Jig jiga kaga biireen Wufuud isugu jira Madaxdhaqameed iyo Cuqaal kuwaasoo ayaganu u joogey halkaas arimo la Xidhiidha deeganada SSC.

Waftigan ayaa lagu wadaa in ay maalmahan soo socda gudaha soo galaan isla markaana ay bilaabaan hawlaha loo igmaday ee ah dhamaystirka Midhihii guusha lahaa ee ka soo maaxday shirweynihii London ee Khaatumo1.

Shirkan lagu wada inuu qabsoomo bisha Soonfur ama September horaanteeda ayaa ku soo beegmaya ayadoo ay jirto Dayacaad badan oo soo foodsaarta hakaylkii maamuleed ee SSC, kaasoo sida muuqata ay dayaceen kuwii loo wakiishay in ay samatabixiyaan dalka iyo dadkaba. Shacabka SSC gudo iyo debedba waxay isha ku hayaan shirkan Khaatumo 2 oo ay ka naawilayaan in ay ka soo baxaan waxa shacabka SSC daneynayo oo ah ismaamul madax banaan iyo talada SSC aan cid danbe loo daba fadhiisan doonin iyo in la saxo waxyaalihii ay haleeyeen madaxdii hore ee shirkii Horseed.

Hamsa M, Abdi.

wya2007@hotmail.com

Short URL: http://horufadhi.com/?p=5514

Posted by on Aug 10 2011. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

27 Comments for “Gudidii Qaban qaabada Shirka Khaatumo2 Oo ku Qulqulaya Gudaha SSC.”

  1. alama xaa darwish dheere laiska badhbadhay war beenta joojiya wax hishisa majiraan puntland iyo somaliland isma hayaane ssc iyo somalidiid ayaa ishaya guushuna ssc ayay kudanbaynaysa iyo barwaaqo kuwa kalana hoog iyo balanbal guul ssc

  2. Hargeysa(Waaheen) Itoobiya oo bilowday Qaban Qaabada kulan Nabadeed Addis ababa ay ugu Qabanayso Somaliland, Puntland iyo SSC
    Xubno ku dhaw Siyaasiyiintii Dhulbahante ee ka qayb gashay shirkii loogu magac daray Khaatumo ayaa xaqiijiyay inay jiraan wufuud ka kala imanaya Magaalooyinka Nairobi, Hargeysa, Yurub iyo Waqooyiga America kuwaaso kulan ku yeelan doona Addis ababa Maalmaha soo socda, waxaanay qaarkood u sii safri doonaan Magaalada Jigjiga.
    15 Xubnood ee loo xalay in ay ka soo tala bixiyaan halka lagu qaban karo shirka Khaatumo 2 iyo Xaalada Gobolada Beesha Dhul-bahante Degto ayaa sidoo kale la sheegay inay imanayaan Buuhoodle iyo dhamaan Deegaamada Dhul Bahante Dego,
    Hore Dawlada Ingiriisku waxay u sheegtay in Somaliland iyo SSC ay wada hadal sameeyaan, iyadoo midowga Yurubna si cad u shaaciyay inay muhiim tahay in Somaliland iyo Puntland ka wada hadlaan xiisada ka oogan Xuduuda saddexda Gobol ee Sool, Sanaag iyo Buuhoodle.
    Waxa suurto gal ah in shirkaasi Addis ababa lagu dhex dhexaadinayo Somaliland SSC iyo Puntland, si loo soo afjaro khilaafka xuduudeed ee u dhexeeya Somaliland
    Dhinaca kalena wararka naga soo gaadhay Buuhoodle ayaa sheegaya inay soo gaadheen xalay 16 oo ka mid ah khusuusiga SSC oo ka yimi Nairobi,

  3. ramadaan kariim dhamaantiin………. shacabka tiisa uun bay tegaysaa way cadahay in ay ssc guul iyo horu mar ku danbaynayso waxa layidhaahdo khibrada ama waayo aragnimaduna waa qaali lagamana soo iibsado dukaan ee waa wax life loo soo maro haday noqoto dhibaatokula soo derista ama wanaag aad soo marto sidaa darteed inaynu waxbadan fahanay waa arrin inoo wacan guushun gacanteenay ku jirtaa dibna loo noqonmaayo kala baranay beentiyo runtii, waxaanu hada ka bilaabaynaa ingiriiska mudaharaad looga soo horjeedo lacagtan snmta ay siiyaan sanadkii waxaanuna ku soo jeedinaynaa shacabka ingiriiska ah ee gadoodsan waana jaanis aanu kaga faaidaysanayno shacabkan kacsan ee uk si ay noola saftaan taasina waa guul soo socota mar hadii xoogaagaa dawirsiga ah laga jaro xagee dhaanka loo rari rag baa dhababay ceelkiiye ssc guul

  4. edbiye culaysad haysay iska daaye baranbaro naga bakhtiday ayaad ahayd dhulbahante guul markaad lahyd waad murqansanayd lkn hada caadi ayaad noqotay hadalka isburiyana ba fiicna waa ramadan kudhafi maayo intaa se kawaran odayga kuxidhan ethiopia ee loo diday inuu dhinac udhaqaaqo ee somalia lala socodsiayy ee layidhi jabhad ayaanu uaqoonsanahy uma aqoonsanin dal oo casumaad manan udirin kkkk indho adaka bahdilada biyaha bada xita kamaydhi mayaan viva ssc guuuuuuuuulshu waa anaka

  5. SSC way hana qaaday, horumar bay gaadhay ssc…mashaa allah.

  6. Kkkk inaan culays wayn idinlu hayay,waxaa caddaynaysa sidaad magacayga naruuro uga dhiganaysaan.kkkkk waa ramadaan oo waxba idin odjan maayo aan ahayn,RAMADAAN KARIIM

  7. Dhulbahante hadii uu aayihiisa ka Tashanayo waa arin u taal waana mid mar hore u ekayd. Laakiin cidna yaan la aflagaadayn dee Isaaqna dad wax badan ka dhexeeyeen oo Somalida iska xigaynu ahayn hadiise iyagu ay garanwaayee waxba malaha oo nin waliba dhulkiisa ayuu leeyahay wuuna ka Tashanayaa. Anugu waxaan jeclaan lahaa in aynu walaalo isnabad geliya ahaano hadiise taa la waayo waa nasiib daro.

  8. Bh Bismillah

    Mansha’allah guul.
    Laakiin wa in shirka dhulbahante udhanadaa oo laga qaybgashaa dhulbahantaha Somaliland si shirku unoqdo mid dhulbahante oo idil udhanyihiin si aan dhinac’uun iskugu wada biyoshubano.

    Wa fikradayda
    Wabillahi towfiiq

    • tan nugaal girl wadata naa walagu garanaya oo ali naag baad taye hakuwalan ssc gabadh ssc waa tii dhawrsan een sidaa uhadal en somaliland iyo dadka islamnimada kadheeraday afkeeda soomarin ali please magaca sharafta leh noo dhig ssc 4ever guuuuuuuuuul sc amiin ssc alow dawr cadawga ssc alow jabi ssc hady midawdo waala faruurta faroole wala odaygan ethiopia kuxidhan ee siil anyo inaysan agtooda soo mari karin habeen ayaa laburbursanaya guuuuuuuuuul ssc amiin shirka khaatumo alow guuuuul dawlada ismaulka somalida waa dad inala dhashay oo aynu wadagno tolnimo kuwan harti iskuku keen xoqxoqa yaaga inoo dhama oon qadiyadeena faragalin karin maaha kuwan siilanyo ka amar qaata ee faroole hoganka uhaye ee burburtay xalka sscna ka iftimayso wlhy ssc somaliyoo dhan ayaa jecel oo dhaha wadad somalinimadu ka go,do geesiyaalna ah snmta garaaca

  9. Bismillah asc dhaman
    Mansha allah wixi khayr inogu jiiro
    Waxan rajanayaa wax wanagsan oo diinta iyo wanaga ku salaysan inay kaso baxaan insha allah.

    Waxa jiira dhibatoyn badan xaga nabada abaraha dawladlanta
    Marka illahay somali duunida inteda kale hagarsiyo amin duunida waynu kaharnay waad araagtan ilmihi somaliyed siday gaajo ugu dhamaden
    Illahay waxan kabaryayaa isku duubni is jacayl is caafin wallahay hadaynu somali nahay waan dulowney waan ceebowney
    Illahow no gaargaar adaa cadiile amin amin

    • hibaq macanto waan kusalamay adiga iyo dhamaan darawiishta ssclanderska aad iyo ad ayaan ugu duceeya shirkan adina uduceeya mar walba waa bil ramadane inteena waxba lainaga qorayaye alow guuuuuuuuuuuuuuul kadhig taa aynu adka ugu bahanhay waa ducada ilahy inta kale gacantena ayay kujirta ilahy inuu inala garab qabto waxwalba isagay gacantiisa kujirta balse siday ukala adagyihiin ayaa lowajahaya waxaa layidhi oodo dhacameed siday ukala sareyaan baa lokala guraa ssc guul amiin alow khayr khaatumo amiin alow kii midnimo iyo barwaaqo noo horseeda amiin inaa inaku manihin kuwa faashade dadkaynu ognahay anaku waynu dicaysana oo dhal islam baynu nahaye kkguul ssc

  10. idoor iam ur kusband

    Aad iyo aad bey u Mahad sanyihiin horufadhi.com.. Waxaad kaga sheen Baal dahabi ah SSC mujaahidiin..takale kayaabshow edbiye wil abtilooyahay buu ahaa markiisi horaba kkkkkkk.masha Allah,guushii dhulos wey dhow dahay insha Allah.markuu shirku isku dabadhaco baa balan noo ah aniga iyo dariskaba kkkkkk.Ramadan kariim…

  11. salan sare mr. janada ssc
    waa in si wacan loo maamusaa
    shirkaa
    asc dhamaan dhalinyada soomaaliyeed
    iyo kuwa ssc
    edbiye waxaa ii sheegtay inaad qowl lahayn seedi
    mida kale
    waa ramadane wax baan kaa oran lahaa
    ereygaaaaaaaaaaa guuuul dhulbahantow aad leedahay

  12. Mashaa allah, war dhulbahante wakaas meel maraya

  13. GUUUUUUUUUUUUUUUUL Dhulbahante, guul ssc

  14. mashalaa ssc way dhaqaaday dabadhilfikii snmta oo ceebti ugu weynay ku shacday mashalaa saas baa loogu bahan yahay meel kasta aad joogtaan is ku midowa shacabka ssc guul meelkasta aad joogtaba

  15. ASC, Ramadaan Mubaarak!! Mucjisada Garoowe iyo Odaygan faroole (cali-geelii Ba’ay) maxaa ka khuseeya deegaanka taleex iyo shirar laga abuuro degaan aan mj shaqo ku lahayn, ujeedadu waa cadahay wuxuu rajo ka qabaa in shirkado beenabuura oo tuugo ah dhulka SSC lacag looga qaato oo dadka loo sheego in Patrol laga baadhayo Nugaal. kadibna Tuubooyin soo nuuga patrolka la gashado dhulka SSC, Heshiis-hoosaad qaab-tuuuganimo ku dhisana lala galo Odayaal reermiyi ah oo wax la kala macaashayaba aan Ogayn ama fahansanayn. aqoonyahanada u dhashay degaanka SSC isha ayey ku hayaan waxayaabaha ka dhacaya degaankooda. aduunwenahana Qoraalo wax-ku-OOL ah ayey u gudbiyaan si aan mustaqbalka muran u imaan, nimanka u dhashay GGB (Garoowe Gaalkacayo iyo Boosaaso) waa ku filantahay inay magaca Daarood oo dhan ku dhisteen degaankooda Bes, waa haday diin iyo imaan leeyiin; Hunguri wax ka weyn la mariyaa waa dilaacaa . Degaanka taleex waa dhul SSC. hana Hawaysan Hubaal waad ku hungoobiye by Sirdoonka SSC;

  16. GUUL Shirka Khaatumo2
    Dhulweynaha SSC aad iyo aad ayaa looga soo dhaweynayaa shirkan.

  17. asc dhamaan ummadda SSC meelkastoo ay joogaaan
    waana ku farax sanahay imaansha gudigaas insha alalalh wax kheyrna waan ka filaynaaaa
    waxaan waa faqnsahay ra ayi ga oranaaya yaan la sheeg sheegin arimaaha ummada ilaa ay gaarto meel lagu faani karo
    maamulka horufadhi way mahad san yihiin lkn arinta inta aysan na jixin yaan la faafin si aaan cadawgu arimeena u car qaladeen

    dadka deegaanka in sh alaah nabad galyo ilaah ha siiyo

  18. shirka halga daayo qoraalad aan waxba anfacayn laakiinlaga yaabo inay lugooyo u geysato oo cadowgu ogaado, kadibna jalaafo loo dhigo

  19. anigu wan soo dhawaynaya. waxana leeyahay wa guulaysanayna.
    mana soconayso mana awalka iyo hadalada deelqafka .
    anigu waxan jeclan laha,in shirka lagu qabto.

    casimada labad ee cayn gar ahan buhoodle.

    wa in talada lagu gorfeeya habsami.

    cidanka gobolka cayn. markasta waxa uu diyar uyahay in uu cashar lama ilawana udhigo. waxa yalaha maneenada ku dhisan.

    wa in la badala lana shandheeya mamulka ssc.
    lana dardar galiya.

    wa in loogu dharta idoor in baroor badani dhacayso. hadii ayn dhiidhiibsan.

    inshalaha ilahay kii midha dhala ee dal iyo dadka iyo jiika danbaba anfaca haka dhigo.
    hadii hadaf mida. iyo mamulwanag la helo lana tabagaliyo.
    waxa dhaba in jiilka danbe iyo guud ahanba ay noqon doonto lama tabtan.
    marka ninkii gabis layimada iyo ninkii midnimo ssc layimada
    labadaba tariikhda aya qoraysa.

    • ssc guuuuuuuuuuuuul amiiiiiiiiiiiiiin
      ssc alow dhawr amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin
      khaatumo alow khayr amiiiiiiiiiiiiiiiiiin
      midnimo amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin
      barwaaqo alow amiiiiiiiiiiiiiiiiiiin
      dib uxoray xalaal ah amiiiiiiiiiiiiiiin
      dhaman shacabka ssc waan idin salmay melaad joogtaan amiinta iyo ducada dhulkeena haloo badiyo afurka xitaa markaad bilabaysan xasuusta dee damashaadkii iyo farxadii way dhawdahay insha allh shirka khatuumona waa midan abid loo arag waxaan isdhaha nasiib malihid kii london man tagney kana aad ayaan islaha kii dhulkiyo sommerkaygii waxaan kuso dhamaystay denmark lkn xalkasan xoogayga malkayga iyo afkaygaba uga riyaqaya waxwalbo ssc kumidobi karto diyar ayaan uahay guuuuul ssc amiin midnimo samaan iyo midnimo ebow kayeel

  20. maasha alaahu aad iyo aad ayaan ugu faraxsanahay arintaan soo iftiintay ilaahay haka raali noqdo gudiga shirka khaatumo iyo 6 oday ee reer ssc oo miisaan culus ku leh somaliya waa guul ssc iyo gobonimo waa in lasoodhaweeyaa odayaasha dhulbahante iftiinkiisa dhamantayo shacabka ssc gudo iyo dibadba marka laga reebo u adeegayaasha labada maamul kuwaasna maxkamaha ssc ayaa go aan ka gaari doona guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul ssssssssssssccccccccccccc gobonimo kanaxow nafta waxaan ula jeedaa silanyo

    • kanaxow nafta waa silanyona ethiopia lainagaga xidhay fruurki ayaa taleex waxka eegaya walay katahay yaaba taleex usocda horta oo kushiraya taleexna waa ssc waad kusoo barakacday viva ssc kii didayow naarta kii ogolow janada guri lagaga yegleyl amiiiiiiiin

Leave a Reply

Recently Commented

  • Idoor liqe: http://harowo.com/daawo-khaatu mo-state-oo-dhaqaaqday-horumar ka-iyo-hees-macaan-oo-wadani-a h-video/
  • Idoor liqe: http://harowo.com/daawo-khaatu mo-state-oo-dhaqaaqday-horumar ka-iyo-hees-macaan-oo-wadani-a h-video/
  • Hawshaada Wado: i iyagana xilka ha laga qaado
  • MOHAMUUD: aabahaa iyo biyaha macaanba was kulahaa biyo, muu hargaysa biyo geeyo yaa uga baahan , qabiil xiiqsan oo...
  • hargaysawi: kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkk nicholas key oo sheegay wuxii...