Home » September 29th, 2011 Entries posted on “September, 2011”

Wiilyar oo Madow ah oo Lagu Dal dalay Dalka Maraykanka sanadkii 1944 oo Kiiskii dilkiisa dib loo Furay{Sheeko Xiiso badan}.

george-junius-stinney

Sanadkii 1944kii ayaa waxaa magaalada South Corlina ee dalka Maraykanka ka dhacay arin fajaciso ah, ka markii wiil yar oo maraykanka madow ah lagu xukumay in la deldelo. Wiilkan yar ee madowga ah ayaa waxaa la sheegay in ciidanka boolisku jeelka soo dhigeen,  wiilkan yar ayaa xadhigiisa wuxuu sababsaday markii labo Gabdhood oo yar yar [...]

September 29th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Faallo: Saddexda Madax (X,Y, Z) ee Dhulbahante (Wax u Qaybsado!!!)

maqaal

Sheekada beelo ayaa wax lagu qaybsanayaa waxaynu kala mid nahay Soomaalida kale, waxaynu se kaga duwan nahay waxbaba ma qaybsanno!   Haddii aad si dhab ah u sii dhabba gasho sheekada beelo ayaa wax qaybsanaya, waxaa kuu soo baxaysa inaan waxba ka jirin. Haddii cidi wax qaybsatana ay yihiin dad yar dano leh (laga se [...]

September 29th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Mahiga: another UN operative who may have fallen in love with Somaliland By Ali H. Abdulla

Mahiga Loves SNM

They say that pictures are worth a thousand words and the one on the right seems to tell us that Mahiga, the current United Nations Special Representative and Head of the United Nations Political Office for Somalia, may have fallen in love with the secessionist enclave of Somaliland, a clan-based entity that has taken advantage [...]

September 29th, 2011 | Posted in News English,Wararka | Read More »

Madaxwaynaha Maamulka SSC OO Kulan Heer sare ah Maanta laqaatay Cuqaasha G/cayn!

IMGP1324

Madaxwaynaha Maamulka SSC  DR, Saleebaan Ciise Axmed ayaa maanta Casuumad balaadhan Ufidyey Dhamaan Cuqaasha, isimada, Culima’udiinka iyo waxgaradka  Gobolka Cayn Taas oo ka dhacday Hoteel GOBSOOR Ee magaalada Buuhoodle  Markii uu soo galay Hotelka ayuu madaxwaynuhu waxa uu mid mid u gacanqaaday Dhamaantood. xafladan oo ahayd mid heer sare ah ayaa Qadada kadib waxaa  uu [...]

September 29th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Maqaal: Dawladda Iyo Shacabka Soomaaliyeed waa in ay Ka faa’ideystaan Fursada Dalka Turkiga.

Ra'iisal wasaare Erdogan

Markii musiibadu ku habsatay dalkeena Soomaliya, isla markaana mar qudha xidadii loo siibay dawladdiidhexe, waxaa soo baxay waxyaalo badan oo markii hore ee Dawladnimada la haysta aan la Tawsanayn.     Waxyaalaha lagu baraarugay isla markaana si dhab ah loo xaqiiqsaday, waxaa ka mid noqday in dalka iyo dadka Soomaaliyeed aysan lahayn Saaxiib  dhab ah, [...]

September 29th, 2011 | Posted in Fikradaha,Wararka | Read More »

(Daawo Video) Mahiga oo Gabdho SNM ah Qoob ka cayaar la samaynaya

gabar

Ergayga u qaabilsan Qaramada midoobay Arrimaha Dalka Soomaaliya ayaa haatan u muuqda mid si aad ah ugu dhex milmay Soomaalida, iyadoo aad haatan muuqaalkan ku arki doonto asaga oo qoobka cayaarka la samaynaya Gabdho reer Soomaalilander ah oo ku nool qaarada Ameerika.

September 29th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Dood Ku Saabsan Doorka Madaxdhaqameedka Dhulbahante ku yeelan Karaan Shirka Khaatum2,{Vedio.Daawo}.

Waxaan halkan idinkugu soo  gudbinaynaa Dood ku saabsan doorka ay Madaxdhaqameedka deeganada SSC ku yeelan karaan shirka Khaatumo2 ee ka dhacaya bisha Novenber shanteeda deegaanka qadiimiga ah ee Taleex. Doodan waxaa wadaagaya Odey Yaasiin Cabdi Galaydh{ Koofil}, oo ka mid ah odayaasha deeganada SSC ee ku dhaqanka dalalka Bariga Afrika gaar ahaan dalka Uganda, hadase [...]

September 27th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Jaaliyadda Perth,Galbeedka Australia oo Taageeraysa Shirka Khaatumo-2

perth

Jaaliyadda Dhulbahante ee Perth,Galbeedka Australia waxay si niyad iyo kalsan u taageeraysaa shirka Khaatumo-2 ee Shanta, bisha November 2011 (5/11/2011) lagu qaban doono Magaalada Taleex Hooyada Halganka, Xorriyadda iyo Haybadda ummadda Soomaaliyeed. Jaaliyadda Perth,Galbeedka Australia waxay shirka Khaatumo-2, u rajaynaysaa inuu ummadda Dhulbahante,Soomaali iyo Soomaaliya u horseedo Midnimo,Madax-bannaani,Nabadd,Nolol iyo Horumar sugan. Jaaliyadda Perth,Galbeedka Australia,waxay ku boorinaysaa dhammaan [...]

September 27th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Qurbajoogta Beesha Maxamed Garaad{Baharasame} Oo Taageeray Shirka Khaatum2 iyo Taleexba.

Anakoo ah qurba joogta beesha bahararsame waxaanu sibuuxda u taageeraynaa shirka Khaatumo-2 ee gogoshiisa uu fidiyay Garaad Saleebaan Garaad Maxamed laguna qabanayo Magaala madaxdii umada soomaaliyeed ee Taleex. Ugu horayn waxaanu Ilaahay uga baryaynaa Garaadka iyo ergada kale ee shirka uguntaday in Ilaahay hawshaas u fududeeyo.     Waxaanu kaloo cadaynaynaa inaanu hiil iyo hooba [...]

September 27th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Dawladda Soomaaliya oo Beenisay in ay ka Baxeen Qudbadii Madaxweynaha Iiraan Ahmednijaad ee Q,M.

nijaad

Wasiirka Amuuraha debeda ee dalka Soomaaliya  Maxamed Maxamuud Xaaji Ibraahim ayaa si cadho leh uga jawaabay warar wrabaahinta Soomaalida iyo qaar ka mid ah kuwa Maraykanku ayaamahan isla dhexmarayeen. Barta MSN ayaa dhawaan shaacisay in dalal ka badan 27 oo Soomaaliya ku jirto ay ka baxeen hadalkii Mr: Ahmed Nijaad ee ku aadana reer galbeedka [...]

September 26th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

<

Recently Commented

  • M.H.Buraleh: JL dadkeedu waa inay si dhab ah u wada fadhiistaan, u wada hadlaan una heshiiyaan, hadal meel laga...
  • duurgal.com: sidaaan ku helay warar xaqiiqa ayaa sheegaya in gurguurte uu ali ciise ka codsaday inuu raisalwassaare...
  • duurgal.com: ali ciise abdi wuxuu ka midyahay khabiirada fara kutiriska ah ee adduunyada hadda kunool,waxana hubaala...
  • suldaan: khaatumo,maakhir, awdal state waxaad moodaa 3dumar ah..hadal iskama daayaan ma khajilaan tamar maleh..waxay...
  • Baligubadle girl: Dee huuno MAAMULKA H.j Iska celiya , arinta qabiil ahaan u wajaha , waayo Waa Isku mid Wixii hore...