Home » October 31st, 2011
Entries posted on “October, 2011”

Waxaa magaalooyinka Garoowe iyo Taleex si lixaadleh uga soconaya qorshayaal guracan oo la doonayo in afka ciida loogu daro shirka Khaatumo2 ee ka qabsoomi doona magaalada Taarikhiga ah ee Taleex. Qorshayaashan ayaa sidoo kale waxay ka soconayaan Qurbaha, kuwaasoo si isugu xidhan ay u wadaan kooxa loo yaqaano Dan diidka Dhulbahante oo kala [...]
October 31st, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

War deg deg ah oo hada naga soo gaadhaya magaalada la haysto ee Laascaanood, ayaa xaqiijinaya in labo qarax oo mataano ah ka dhaceen gudaha magaaladaas, ilaa hada ma cada khaasaraha rasmiga ah, waxaase la sheegay in dad ku dhawaacmeen. Qaraxyadan ayaa waxay ka dhaceen Saldhiga koonfureed ee magaalada , kuwaasoo ilaa hada aan la [...]
October 31st, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Waxaa maanta kulan xaasaasi ah ku yeeshay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya Wafuud ay kala hogaaminayeen R/wasaaraha Soomaaliya Dr C/weli Max’ed Cali Gaas iyo R/wasaaraha Kenya Railla Oding kaa oo ay kaga hadlayeen iskaashiga labada dowladood ee ku saabsan la dagaalanka kooxda Argagixisada ah ee Al-shabaab. R/wasaare C/weli ayaa waxaa kulankaasi ku wehliyey R/wasaare [...]
October 31st, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Waraysigan ayuu kaga xog waramayaa Eng: Maxamed Xassan Xaaji, Jaamacada Nugaal ee magaalada Laascanaood, wuxuuna aad uga hadlayaa horumaro is daba joog ah oo jaamacadu ku talaabsatay, hadaba daawasho haboon. http://www.youtube.com/watch?v=mqCUQL_2Ku8&feature=feedu HALKAN KA DAAWO
October 31st, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Tan iyo intii la doortay Madaxweyne ku xigeenka Puntland Col: C/Samad Cali Shire ayaa waxaa muuqnaysay in loo adeegsado shaqooyin aad uga hooseeya meeqaankiisa siyaasadeed, waxaana inta badan loo diraa shaqooyin aan ku habooneyn. Maxaa ka mid ah shaqooyinkaas hadaba? Furitaanka Tallaalka caruurta. Qado u samaynta Haweenka. Furitaanka Cusbitaalada, weliba kuwa dadka Waalan. [...]
October 30th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Taliye C/risaaq Maxamed Maxamuud Xoosh{Gorajoof}, ayaa maanta ku geeriyooday magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn. C/Risaaq Maxamed Dheeg, wuxuu ahaa taliyaha ciidamada xaq u dirirka ee Aaga Widhwidh, ayadoo lagu xasuusto kaalintii baaxada lahayd ee uu ka qaatay halganka xoreynta SSC gaar ahaan degmada Widhwidh. Shabakada iyo shaqaalaha Horufadhi.com waxay tacsi halkan uga dirayaan dhamaan [...]
October 30th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Wafti uu hogaaminayey Ra’iisal wasaraah Soomaaliya C/Weli Maxamed Cali Gaas ayaa fiidnimadii caawa soo gaadhay magaalada xarunta u ah dalka Kenya ee Nayroobi. Wafdiga R/wasaaraha waxaa ka mid ah R/wasaare ku xigeen ahna wasiirka gaashaandhigga Xuseen Carab Ciise, Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo amniga qaranka C/samad Macalin Maxamuud, R/wasaare ku xigeenka ahna wasiirka Ganacsiga, Taliyaha ciidamada [...]
October 30th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Akhristow ma ogtahay mana la socotaa sababta Dowladii Qadaafi loo burburiyey? Daawo Video- gan Taabo Kalkan
October 29th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Halkan Ka daawo si uu udhintay Qadaafi
October 29th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Gudidii G15 Oo Gaadhay Taleex, kana warbixiyey halka ay Marayso Qaban qaabada Shirka Khaatumo2. Halkan ka daawo.
October 28th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »