Shir Looga Hadlayay Fidinta Diinta Islaamka Oo Ka Furmay Wadanka Turkiga!
Shir looga hadlayo fidinta diinta Islaamka ayna ka qeybgaleen in ka badan 40 Dowladood oo Muslim ah ayaa maanta ka furmay magaalada Istambuul ee dalka Turkiga.
Kulankan oo ay soo qabanqaabisay dowladda Turkiga islamarkaana ay ka qeybgaleen in ka badan 40 dowladood oo Muslim ah ayaa waxaa Soomaaliya uga qeybgalayay wafdi uu hoggaaminayo wasiirka wasaaradda Garsoorka arimaha diinta iyo Awqaafta Axmed Xasan Gaboobe”Ugaas Bile”iyo culumaa’udiin caan ka ah dalkeenna.
R/wasaaraha dalka Turkiga Rajab Dayib Urdigan oo furitaankii kulankaasi ka hadlay ayaa sheegay in dowladda Turkigu ay taageero hiil iyo hoo ahba la garab taagantahay dalka Soomaaliya sidaasi si la mid ahna looga baahanyahay wadamada Islaamka in ay taageeraan dalka Soomaaliya.
Shirkan looga hadlayo fidinta Diinta Islaamka ee maanta ka furmay dalka Turkiga ayaa waxaa uu socon doonaa muddo Shan maalmood ah iyadoo la filayo in ay ka soo baxaan qodobo wax tar u leh shucuubta Islaamka ah.
Horufadhi News Online
horufadhi.com@gmail.com
Short URL: http://horufadhi.com/?p=8122




koleyba diinta islaamka khatar ayay ku jirta umada muslimiinta ah ee maanta nool waxaad moodaa inaysanba diin waxba ka aqoon aduuunyada waxaa ka socda gaashaanbuur islaamka maxaa u diidey inay is difaacaan oo aan maalinba mid la galaafan?
Indr gooha thanks inadr somalia muqdisho ayaan safar shaqo u tagay oon joogaa
My facebook waa anazyare@hotmail.com
Asc kayashe10 inadeer xagee k dhacday ma aroos baa gashay indhawalo wa lagu waye addresr na kama hayne xaladah kolay safar an yaren ba gashe mida kale waxan wabki dharer bu kala daale qolada wabka si un haw galan eyga raabiyada qaba
allahu akbar….iftiin ayaa muuqda, midnimada muslimiinta ayaa muuqata, soo noqoshada Ottoman Empire ayaa muuqata, Hogaaminta Dalka turkiga ee ummadda Muslimiinta ah ayaa muuqata……
AAAAAAAAAAAAD IYAAN UGU FARXAY, AAAD IYO AAD, AAD IYO AAD.
Gooha salaan sare
Salaan ka dib webmasterka horufadhi waxaan ka codsanayaa kan yar ee caaga ah ee tik ta ka dhergay oo kale tuura commentgiisa maxaa yeelay caqli ma leh isaga iyo sinjigiisuye
After that maif for this becouse this nai make me upset
Af noolna waa hadla eyna waa ciyaa ali naag naag dhalay cadayn kuma cayin wana si faynayaa inaad saa tahay weliba kufaar nimo ku dhertahay kii asagoo aduunka dawlad ka ahyn waraaqaha u dirayay yuhuud cigaal mahayn miya ka shalay u ordayay cawaanta dhagaha jexjexan e southsudan kufar ka hada ad cabudan mahayn miyaa halku u madax buuxin laha walalihisa carbeed mahigana gabdhaha u siyay o yiri la tumo adunka sida wax iga raadi hargaisa askarti france iyo englane e second war gi logama duceeyo ila wadadada idoor hadalkad qortayna dib u akhri bal inad islamnimo ka muqato munaafaq ey ah baaniyaal ku abtirsada o gaalo un daba dhahleya wabkana nooda baakhad ba ku dhashaye naag naag dhalay wasakha
Alahu akbar alahu akbar alahu akbar maansha allah its a good chance ordagan geediga horu qaad guulayso ki isu keena amin amin amin
islaamnimadu sidan kuma imanayso ilaa inta madaxda xun xun laga qubayo carabta sida bashar asad reer ala sacuud wadamada khaliijka. niman gaalada u shaqeeyaa ood ogtahay dee fidinta islaamka haday kula soo qaadaan rumaysan maysid kanana dhab maahan in ay teedhi umada u dhigaam mooyee. intaan fidinta islaamka laga hadal carabta si wacan halooga daadiyo kaligood taliyaasha xun xun ee ay qaarkood isku maqaam yihiin kii aanu saarnay somaliland sidoo kalena ka ridnay somalia. somaliland ayaa cashar u dhigtay sida deictator loola dagaalamo cagtana loo mariyo.
carabta waxaan leeyahay iska rida dictataradan xun xun waayo mid lamid ah oo weliba kaba sii daran dictatora dan ayaanu soo ridnay xoog na ugaga xoraynay arligeene idina saas yeela oo iska rida ilaashada midnimadiina dalkastaana midnimadiisa ha ilaashado.
shirkan islaamka ahi waa wanaagsan yahayee se xiligan munafaqiin baa ku dhex joogta oo wadamo muslim ah dhex jooga oo kusoo dhex fadhiisanayee dee hala sugo inta munaafaqiintaasi gaalada u shaqaynaysa loo ga wada gurayo dhulalka islaamka ah.
Allahu….akbar…ilahay muslim ku bataa