Home » December 31st, 2011
Entries posted on “December, 2011”

Waxaa maanta magaalada Taleex ka soconayey shirar kala gedisan oo ay xubnaha G6 laqaadanayaan Bulsha waynta Ku Dhaqan Magaalada Taleex, Dhinaca kale G6 ayaa Maanta Usoo tacsiyeeyay Eheladii iyo Qaraabadaii ay dhawaan shaqaaqooyinkii halkaasi ka dhacay Ay dhibtu kasoo Gaadhay. Sidoo kale G15 ayaa maanta waxay uga warameen xubnaha G 6 waxyaabihii uqabsoo may Mudadii [...]
December 31st, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Ciidamada Dowlada Ayaa la wareegay xarunta gobolka Hiiraan ee Baladeweyne, kadib dagaal culus oo dhex maray iyaga iyo kuwa kooxada argagixisada ah ee Alshabaab. Dadka deegaanka ayaa Wakaaladda wararka SONNA u sheegay in ay xaafadaha magaalada ay ku dhex arkeen ciidamada dowladda oo sita hubkooda isla markaana baadi goob ugu jiray canaasiir Alshaab ka mid [...]
December 31st, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Waxaa saaka aroor nimadii kasoo anbaxay magaalada Buuhoodle ee Xarunta gobolka cayn Wafdi miisaan culus kuleh Guud ahaan Gobolka cayn kuwaasi oo kusii wajahan magaalada Taleex Ee uu kasocdo Shirka Khaatumo 2. Wafdigan ayaaa waxaa hogaaminya Garaad Cabdilaahi Garaad Soofe oo kamida Isimada Magaca wayn kuleh Deegaanada Sool Sanaag Iyo Cayn aya waxay isugu jireen [...]
December 31st, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Waxaa maanta shir jaraaid Ku qabtay magaalada Buuhoodle Ee xarunta gobolka cayn Caaqil C/raxmaan Axmed Olol oo kamida ahaa Dadkii ay dhaawacyadu kasoo gaadheen shir baabuur oo dhawaan ku dhacay Duleedka Magaalada Dameer cad. waxaa uuna ugu horayn salaan baahsan udiray shacabwaynaha Ssc meelkasta oo ay joogaan, Caaqilka ayaa waxa uu sheegay in ilaahay U [...]
December 31st, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Halkan Hoose ka dawo sawirada degmadas Saaxdheer shacabkeeda iyo weliba Ciidamadii soo dhaweeyey Aqoonyahanka G6 shalay.
December 30th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Magaaladda taarikhiga `waxaa maanta soo gaadhay xubnaha aqoonyahanka ee G6 kuwaasoo ka so kicitamay magaalada Saaxdheer oo ay soo gaadheen maalinimadii shalay ee Khamiista ahayd, shacabka, Madaxdhaqameedka, ciidamada iyo weliba guud ahaan bulshada degmada Taleex ayaa meel magaalada u jirta 20km kaga hor yimid aqooonyahanka. Dr: Cali Ciise abdi ayaa u sheegay shacabka taleex inay [...]
December 30th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Waxaa Soogaadhay magaalada Taleex wafdi culus oo ay hogaaminyaan Xubnaha G6, Kuwaasi oo Safar dheer ku soomaray Deegaano Aad u tirabadan oo si kala gedisan halkaasi loogu soo kala dhawaynayey. Waxaana Wafdigan lagaga hortegay Meel aad uga baxsan Magaalada Taleex, Halkaasi Oo dadkii soo dhawaynayey ay wateen gawaadhi aad u tirabadan iyo dhanka kale ay [...]
December 30th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Wafdi aad u culus oo uu hogaaminayo garaad jaamaca garaad cali iyo Gudiga G6 ayaa saaka ka anbaxay magaalda saax dheer Ee gobolka Sool halkaasi oo ay xalay kusugnaayeen. Wafdigaan ayaa siimaray deegaano kala gedisaan iyagoo ku sii jeeda magaalada Taleex halkaasi uu si Habsami ah uga Socdo Shirwaynaha Khaatumo2. Wafuudan ayaa waxaa si heer [...]
December 30th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

qiira geliye waa tix gabay ah oo abwaan hurre dabayl tixdii qiirada iyo guubaabada ahayd ee uu soo tiriyey sii ta, kiidaysa akhris wacan 1 hurre gabaygi uu soo qaddimay waa mid qara wayne 2 qalbigii fayaw bay gashaa qiiro caliyoowe [cali food] 3 hadduu qaafil yahay ruuxa waa laga qatoobaaye 4 anigana qandhuu igu ridiyo qoomammiyo [...]
December 30th, 2011 | Posted in suugaan,Wararka | Read More »

Ku:-Wasiirka Arr.Debedda. Ku:-Safiirka Somaaliya Dalka Tanzaaniya. Ku:-Gudigga Qaxootiga iyo Jaaliyadda Barlamaanka. Ku:-Gudigga Arr.Debedda Barlamaanka. Og:-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda KMG. Og:-Madaxweynaha Dowladda KMG. Ujeeddo:-Somaalida Jeelasha Afrika Ka Buuxa. Mudanayaal-Burburkii,dagaalada,colaada iyo xaaladaha jaha-wareer ee ka dhacay dalkeena hooyo mudada gaareeysa 21-sano welina qeybo ka mid ah ka taagan ayaa ah arrin ayaan daradeeda leh,murugadeeda leh dhimashada,dhaawaca,barakaca,qaxooti-nimada ayaa ah [...]
December 30th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »