|

Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil iyo Wafdi Uu Hogaaminayo Oo iminka soo gaadhay MagaaladaTaleex.

Wafdi uu hogaaminaayo garaad Jaamac Garaad Ismaaciil ayaa iminka soo gaadhay Degmada taleeex  Ee Gobolka sool oo si weyn loogu soo dhaweeyay kuwaas oo ka qeyb gali doona dhamaynta shaqaaqo shalay galab ka dhacday meel u dhow degmadda taleex ee gobolka sool halkaas oo lagu qaban doono shirweynaha khaatumo 2

horey waxaa magaaladda taleex soo gaadhay wufuud balaadhan iyo ciidamo uu hogaaminayay axmed karaash kuwaas oo loogu talagalay dejinta xaaladda degmadda taleex ee gobolka sool

ciidamada degaanka ayaa habeenkii xalay bandow ku soo rogey iyadoo la diiday in dadka shacabka ah ay hub la soo galaan gudaha degmadda taleex waxaana lagu wadaa in maanta gelinka dambe uu furmo shir looga hadlayo arintii ka dhacday degmada taleex ee gobolka sool

horufadhi.com@gmail.com

Short URL: http://horufadhi.com/?p=8864

Posted by on Dec 12 2011. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

40 Comments for “Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil iyo Wafdi Uu Hogaaminayo Oo iminka soo gaadhay MagaaladaTaleex.”

  1. wiilka yar ee wata daarood boy waxyar baan oranlaha horta qof muslim ah oo gacan kaxaqdaran dishay waxa mudan in loo duceeyo ilaahayna ha unaxariisto dhamaan intii dhawacantayna ilaahay hacaafiyo.hadaan usoo laabto jawaabtaada inan gumeed inan gumeed dhalaybaab tahay tixdaan yarna waan ku soo gunaanadayaa.NIMANYAHOW AF LABO DAAN LEH BAAN MURANKA DEYNEYNE DALEELAHA CIDLAA LAGAMA SHUBO HADAL DALEELEEDE MA DUQAYNAY REER DHABAYACO WUXUU DOONAYUU HELAYE ANIGUBA DILKOODAAN KU HELAY LIBIN DABOOLAYDE DAA,IRADA EEBIYO MARKII DEEQA NALA SIIYEY MA DABAALDEGIYO MUUFAHAA DUHUR LA GAADHSIIYEY WAA NIMANKA DOOFAARRADII DAARIGUU JARAYE.

  2. Dhamaan waad salaamantiihin aad ayaa u soo dhaweynyaa i maansha garaad jaamac garaad ismaacil ee magaalada taariikhiga ah ee taleex. Waxaan aaminsanahy shirkaasi in uu guul ku dhamaandoono… Insha allah

  3. edbiye

    waar xagaad qabatey dadka waano iyo duco ayaad ku waanin jirtay in badan ayey ku duxdey walow ay jiraan qolo WIRELESS ah oo aanay anfacayni, haddayna miyaanad arkayn sowta taleex la isku liishaamay waa ku sidee ninyahow ummadda miyaanu xilkii muslimnimo iyo kii masuuliyadeedba kaa saarneyn, intaasi inder waa iga canaan waayo adiguba taladaad soo jeedisaa waa samcan wadaacan
    allow sahal amuuraha

  4. ILLA HAW NAXARIISTO DADKA TALEEX KU DHINTAY. DHAAWACANA CAAFIMAAD HASIIYO.
    BEEL WAYNTA SSC WAXAA MAANTA LAGUDBOON TALAABO MUHIIM AH INAY KA QAATAA ARINTA TALEEX KA DHACDAY IYAGOO ISKU DUUBAN.
    BEEL WEYNTA SSC WAA INAY DHAMAAN LAWAREEGAAN MAGAALADA TAARIIKHIGA AH TALEEX IYO UGU YARAAN 60KM NAWAAXIGEEDA. CIIDAMO KA AWOOD BADA LABADA BEELOOD EE WALAALAHA AH EE REER TALEEX AY DHAMAAN LAWAREEGAAN DHAMAAN DEEGAANADA LABADAAS REER DEGAAN.
    CIIDAMADANI WAA INAY KA MUMNUUCAAN WAX KASTOO HUBA OO QOF WAXYEELI KARA MAGAALADA TALEEX IYO 60KM INTA U JIRTA.
    MARKA LAGAADHO WAQIGA SHIRKA KHAATUMO BILAABANAYO WAA IN LAGU WAREEJIYAA MAGAALADA IYO NAWAAXIGEEDA CIIDANKA SHIRKA KHAATUMO GAARKA U AH.
    CIIDAMADANINA AY GAADH BALAAB KA HAYAAN DEEGAAMADA MAGAALADA TALEEX ILAA 40-60KM U JIRTA.
    BEELWEYNTA SSC MAY OGOLAANAYSO WAX KASTOO MAGAALADA TALEEX IYO DEEGAANADA U DHOW NABADGELYO LA AAN KARIDAADA.
    BEELWEYNTA WAA INAY DIFAACA MAGAALADA TALEEX NAFYO MAALBA U HURTAA. LABADDA BEELOOD EE WALAALAHA AH ARINTOODA SI DEGDEG AH LOO DHAMEEYAA.
    WABI LAAHI TOWFIIQ

  5. ARINTAN SIDAY KU DHACDAY WAA KHALAD WAXA LOO BAAHANYAHAY IN LA XALIYO WAAYO DAD CADOW U AH SSC AYAA KA FAAIIDAYSANAY OO RABA IN SHIRKA LAGU KHALKHAL GALIYO RER TALEX WAA WALALADAY KAN DHINTAY WAAN KA XUNAHAY KII DILAYNA WAAN U CAQLI CELINAYNAA

  6. ma kuwii hablo ahaabaa iyagii isku muruxsaday alaylehe kuwani waa WIRELESS sidaan hore u sheegay talow lkn shaqaaqadii ma la demiyey, waxaaba la leeyahay ragga waxa dillay waa kuwii garoowe lagu xidhxidhay oo berigii hore jidh dil lagu sameeyey lkn inay tan kaga jawaabaan may ahayn

  7. Somalidu waxay ku maahmaaddaa fallaari gilgilasho kuma hadho.Ama dhabayao noogu yeera ama reer boqor noogu yeera wallee ceebta dhulbahantow idinhaysataan idin kaga hadhin cid aad ku xoqotaa.Reer baadiayanimo islawaynai ,muwaafaqo darro nacayb, baa idinla dagay.
    MJ waxay idiin ogtahaaba iska yar.

  8. waan idin salaamay dhamaantiin salaan kadib waxaan halkaan tacsi uga dirayaa dhamaan reer cali shire meel kasta oo ay joogaan in ilaahay samir iyo imaan kasiiyo labadii marxuun ee shalay gacan ka xaq daran kudishay degmada taleex jana fardowsana kawaraabiyo Amiin Amiin.waxaan halkaanna mahad naq uga dirayaa xurmadle garaad jaamac garaad ismaaciil ilaahayna ajar iyo xasanaad hakaa siiyo isaga iyo inta waxgaradka ah ee kusugan taleex.

  9. farduus 1 iyo nina salaan sare, hadaba baayoyaal ama walaalayaal xaalada dejiya, waxaad tihiin ilmaadeer ama tol markaa qaboojiya arrinta waxaana idinka dhexmuuqata is fahanwaa, arrintuna ma taagna majeerteen iyo dhulbahantee waxa wax qalindaaraya waa maamulka faroole isaguna wuxuu naga heli doonaa feed-back,hadee shacabku waa walaalo ee yaan arrinta la fogeyn

  10. asc all , garaadka iyo wax garadka kalee kusugan ama imandoona taleex waa inay mudada labada usbuuc ahee shirka ka hadhay kusoo afjaraan shaqaaqadii taleex ka dhacday tacsina waxan halkan uga diraynaa dadkii ku dhintay , dhaawaciina ilahay ha shaafiyo , shirka waxa igu maqaala ah hal usbuucbaa dib loo dhigay si loo dhameeyo arrinta taleex ee hada garaadku u yimid taleex
    ilahay arrintaa guul haku dhameeyo

  11. @janada ssc inaadeer adna salaan saraan kuu soo gudbinayaa maanta reer riyoole raaxadaad ka qaaday kkkkkkk waa wakhtigay riyaha lumay baafin jireen kkkkkkkkk

  12. @shaxda waa ku salaamay inanta faroosa1 iyadaa halkan marba xoogaa nooga akhrida oo buul naga samaysatay inder kkkkkkkkkkkk

  13. Magaca dhabayaco waa magac lawada yaqaano cida la yidhaahdo iyo sababta loogu bixiyeyba. Markaa fardhuus1 taariikhda waa inaad dib u baadhaa baayo.

    Mida kale xagee lagu arkay dhabayaco taariikh uga sheekeyneysa daraawiish kkkkkkkkkkk walee waa yaab

  14. @FARDUUS. inader waan ku salaamay. Fadlan inader qabooji xaalada.

  15. @ NINA &NICIIMA. ilmderayaal waan idin salaamay. Fadlan xaalada dajiya. Inantan farduusna laydhka ka gaabiya.

  16. NINA labis ama toob waa garanayaa lakiin xaa hore usoo qortey ma fahmin si kale ayaa uqaatey kkkk waaban xanaaqey.

  17. @ DOOL. inder waan kaaqaaday.kkkk walaahay waad iga qoslisay. Maxaad tidhi waxaad igu salaantay salaan la kala guran waayay.kkkk

  18. NINA okay walaalo si kale ayaa u akhriyey waxaa soo qortey, walaal xamar waa joogi jirey lakiin af xamari ma aqaan. inaa labis iisoo qorto ayay aheed. kkk

  19. Kkkkkkkkk aar hablaha kala qabta.kkkkkkkk

  20. Waar dee dadkan dhabayaco caayayow xishooda dadka aad u jawaabaysaan waa dad isyeelyeelaya oo doonaya in aynu inagu iscayno oo dabeedna ay halkaa sir ka helaanee kkkkkkkkkkkkkkkkk walee tolkay baan fudayd looga taag helin Islaantii galbeed baa Alla u tuuray.

  21. Fardoosa1 mar kale ayaad i tustay in af soomaaligu si kaa yahay xaasha abaayo gabadh anoo kale ah dhilo kuma iraahdo ala tuubada nigeryaanku =labiska dumarku qaataan ee afrikaanka oo madaxana ay duub ku samaystaa duubka madaxa oo la yidhaahdo=ala tuubo miyaadan reer xmar ahayn seedan u garan

  22. NINA qof dumar hadey wax baratey maxaa lagu yiri waa gabar dhilo ah kkk ala maxaa meeshan internet lagu ceeboowey. ilaahay ha kusoo hanuunimo ayaan ku oran lahaa kalo saar siyaasad kaftan iyo aflagaado intaas le’eg.

  23. NINA ilaahay hakaa abaal siiyo walaaley waxaa ka been sheegtey oo aad si aan kaftanimo iyo somalinimo ku jirin u tiri waxaa tahay qof sineysta oo african qaataan. miyaa itaqaan goorma ayaan sineystey, walaa xuwla naa ilaahay nacdalshaash waa iga fogeeyey waligeeyna iska dhaaf sino e maskaxdeyda masoo gelin inaan sameeyo. naa hadalka aa leedahay macno u yeel oo labo malag ayaa garabadaada wax ka qoraaye iska dhaaf been intaas le’eg.

  24. Fardoosa 1 horta markaad hadlaysa maxaad naayaa naayaa ugu waalataa ma suuqa kaluunkaad ka qaylin mise sidaasaad mutacalimad ku tahay yaa ukhtii waad na wareerisaye bal yare qabooji yaad islaamo leedahay inta gabadha ee bogan ku kulmaa waa kaa wada yar yihiin saa waxaad qiratay inaad berigii cold war ka aan computerku jirin aab buugta saad u koobi garaynaysay indhuhu ku madoobaadeen baayo waan ku garan karaa waxaad tahay nooca ala tuubada nigeriyaanka qaata ee cuqdadu dilootay dadkaad halkan ku aflagadeyso waa kaa wda aqoon badan yihiine hadalka ha badsan wuu ku hodaaye

  25. Naciima meeshan siyaasad iyo fikir ayaa loosoogalaa meshan ma meel dhoocin lagu shukaamiyo, meeshan ma aha meel laysku caayo si shaqsiyaad ah. Fahan qof walba fikirkiisa ayuu ka dhiibanayaa caydaa mid qof ay wax udhimeyso ma jidho ee adaa is caayay nayaa. Nayaa qof si shaqsiyaad nimo u caytana shacbiga waa garanayaa inuu qofkaas yahay qof aad u liito. nayaa

  26. Naciima islaan webka hadalka ku baratey ayaa tahay, lakiin hadaan kuu macneeyo nayaa kalmada dhabayaco waa marka Geela awrka ugu kibirka badan uu isku kaadsho oo loo yaqaan habeeda uu doonaya inuu geela tuso inuu yahay ka ugu xooga badan. marka Dhabayaco dadka reer baadiyaha ama reer miyiga waa qofba siduu u yaqaanee ninka ama wiilka ugu kibirka badan ayaa loogu yeeraa Dhabayaco. sidaa u fahan adoo dhaqan karaneeen ayaa ku caayeysaa wax aadan fahan saneen tariikh iyo micnaheeda.

  27. Naciima, nayaa horta kalmada dhabayaco ma taqaan waxbaa lagu caayaa ayaa isleedahay soo baro horta afsoomaliga. hadii aad macneheeda aqoon anaa kuu fasiraaya. magaratey hadii aan wax yar kuu fudeeyo nayaa dhabayaco reer baadiya wiilka kibirka badan aa loogu yeeraa lakiin macanaheed iyo halka ay ka timaadey soo baro horta.

    Macal asaf islaan kasta meeshan calaacal iyo murti yari ee lasoo galaan. naa soo baro horta tariikh.

    • weger
      maxaa caqli ku haysa ma magacii la idiinku wan qalay baad maanta wiilyar u rogtay kkkkkkkkk afsoomaliga iyo taarikhda aad adigu ibaraysid maad adigu intaad baratid si fiican wax u qortid naa horta islaanimada cay baad mooday mise adaa cajuuso ah naa kula doodi maayee idhaaf habar kharifsan baad iila muuqataaye

  28. Asc, Garaadka aad baa loogu hanweynyahay asaga iyo cuqaasha xalka beesha iney wax ka taraan, Arinka taleex ee lagu laayay Jamac cali shire iyo wiilkiisa laguna dhaawacay raga kale ka bilaaba howshiina. Dadka halkaan wax ku soo qora ee sida digashada leh uga hadley dulmiga dadka lagu laayey ee leh(dad ha la laayo iyo ka socda wixii dhimanaya ha dhinteen) ALLAHA hasoo hadeeyo.

  29. shaxda salaan aaan kala guran waaya qaado

  30. shaxda indr salaan sare inader ayaantan wax magaradii baa xadhkahoodii soo goosatay ee adaan kuu daynaye buufi sidii duqsiga xasharaadkan meesha yaacaya

  31. naawaa dhabayacadaa sidaada caqliga dabada laga geliyeye maxaad ogaaden ku gashay ma iyagaa sidaaba ah dadka nacasnida lagu yaqaan waa reer tolkaaye maxaad uga galgalan inaad ithopia inaad ka iibsato ma dood baad kaqabtaa

  32. Daarood boy caqli Reer-Caanoboore (ogadeen), war nolosha adiga waxaa ku tahay qaxooti marka ha hadlin waryaa. mida kale harti ma tihid sheekadan kuuma banaano. darood adeer sheekada markee soo kaarto ayaa kuu taalo. waa ku aqaanoo adoo kale waxa puntland ku nacdey waa sheekoyin nacnac ah oo la leeyahay puntland ayaa ethiopia onlf u dhiibto. war iska yaab adaa ethiopia basaas u ah oo is xirxiro.

  33. @DAACUUN BOY. laxeey miyaadan xawaalada tagin maxaad la meeha naabi? Mise aabbe ZANAWI ayaa kaala daahay biilkii? Kkkkkkkkkkk.

  34. Jacfar lol farabadnaanta waa loo baahan yahay. Camaasiir ayaan intaas jihaad kula jirnaa aniga iyo daraawiish kaloo badan. Markaa hanala yaabin.
    Wixii qaswada waa la qabanayaa. Wixii hub sharci daro ah lasoo gala Taleex waala qabanayaa. Wixii magac Dhulbahante waxaan aheyn sida waala tooganayaa. Wabilaahi towfiiq.

  35. XAFITUHULLAH GARAADKA
    DADKANA ILLAHAY HA KALA QABOOJIYO.

  36. JANADA SSC–adigu fara badnidaa meelkasta waxbaad ku qorta ilaahoow adigana hanaga kaa qaadin adiga iyo garaad jaamacba AAMIIN–tan kale wixii dhimanayaa ha dhinteen cidna yaan loo jiijin shirkuna ha socdo qofkii qashqashaad la yimaada koob shaaha oo danbe yuu cabin hala soo afjaro–calool jileec looma baahna viva ssc viva khaatumo–viva janada ssc

    • bismillah asc bacdaa salaan to jacfar walal hadalkaga kaa fiirso maxay tahay wixii dhimanayaa ha dhinteen? hadalkasii waa miid xuun miyaad jeceshahay in walalka iyo adeerka oo dhintay waxa qof so qoro jawaabtu waa maya hayan adiiga kaa dhiman dadka dhintay ogow dadbay kaa dhinteen oo kanaxaya oo kaa xuun waxa dhacaay walalkiis iga rali noqo hadad iga xumato lakin kama heliin qoralkaga runtii illahay xaqaa haynaa tuuso dhaman xagaa kale garaad jamac garaad ismaciil waa ku mahadsan yahay tolkiisa uu kalaa dhex gelaayo illahay cimriigisa haa dheeeryo amin

  37. Garaad Jaamac garaad ismaaciil alow hanaga qaadin. aamiiin

Leave a Reply

Recently Commented

  • SSC-Citizen From xudun: Indhasheeloow Khaatumo hadaanay dhulka difaaci karin oo arinteedu noqotay hadal iyo marba...
  • Darbisamaroon: Shidaalka holhol waxaa iska leh Daraaiiwshtii xoreysay Somaliland ee naftoodhurayaasha ahaa kuwaasi...
  • Khatumostt: Indhosheel wadaduu ku socdo dhul laguma xoreeyo adeer khatumo sidaan dhul ku xoreenmeeyso shilimaadka...
  • Khatumostt: Darbisamaroon iidoorka runtaa farta ka saartay allaa yacizag ,,,
  • djama: derbisamaroon waar ninyow maalmahan isku daran baad qaadee maxaa ku daaray.