Home » December 29th, 2011 Entries posted on “December, 2011”

Faah faahin Dheeraada habkii Loogu Soo dhaweeyay G6 Magaalada Saaxdheer Ee Gobolka Sool.

shirka-Bahararsame1

Waxaa Hada  soo gaadhay Magaalada saaxdheer oo katirsan gobolka Sool Qabanqaabiyaaasha shirka Khaatumo 2  ee G6. wafdigaan ayaa waxaa si heersare ah loogu soo dhaweeyay magalada Saaxdheer, iyadoo lagaga hortagey meel ujirta magaalad ilaa 20km. markii ay soo galeeen gudaha  magaalada ayaa waxaa meel fagaare ah ay kula hadleen dhamaan shacabka reer Saax dheer Kuwaasi oo [...]

December 29th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

War deg deg ah G6 oo hada soo gaadhay magaalada saxdheer.

waaw horufadhi

waxaa hada soo gaadhay magaalada saxdheer oo katirsan g/sool wufuud balaadhan oo ay hogaaminayaan  xubnaha G6 ka waxaana soo dhaweeyey  kumanaan qof oo kaga hortagay meel ujirta ilaa 20km magaalada. iyagoo ku sii wajahan magaalada taleex sacadaha inagu soo aadan  halkaa waxaa warka nooga soo diray wariyahayaga saleebaan xaashi dheere oo halkaa ku sugan kana [...]

December 29th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Deg Deg -16 Kamida Ganacsatada Kasoo Jeeda SSC Ee Ku dhaqan Magaalada Boosaaso Oo Maanta Xabsi Lagu Daabulay!

breaking-news

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Boosaaso Ee xarunta Gobolka Bari ayaa waxay ay sheegayaan in maanta halkaasi si bini aadanimada ka baxsan loogula  dhaqmay qaar kamida ganacasatada kasoo jeeda deegaana SSC kuwaasi halkaasi ka ganacsanayey. Ciidamada Maamulka faroole ayaa waxaa lasheegayaa inay iska soo qabqabsadeen 16 kamida Ganacsatada ugu caansan ee kasoo jeeda deegaanada Ssc ku [...]

December 29th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Dib udhac Ku yimid Kulan Ay Lahaayeen Xildhibaanadii Xilka Ka Xayuubiyey Shariif Sakiin Oo Maanta Ku Balansana Xarunta Golaha Shacabka!

baarlaam

Waxaa maanta dib u dhac ku yimid kulan Xildhibaanada barlamanka KMG Soomaaliya ay ku balan sanayeen inay ku yeesheen Xarunta golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho. Xildhibaan Cumar Islow oo la hadlay Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu sheegay in ajandaha maanta looga hadi lahaa fadhiga barlamanka uu ahaa in barlamanka u shaqeynayo islamarkaana [...]

December 29th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

War Culus – Qaarka mida Dilaaliinta Maamulka Faroole Oo Caawa Gaadhi Kula Rogmaday Duleedka Dameer Cad, Kuna Soo Wajahnaa Buuhoodle!

breakingnews

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Dameercad  ee ku taal  Gudaha dawlad Degaanka Soomalida ee Ethopia ayaa waxay sheegayaan in caawa halkaasi uu gaadhi kula rogmaday Rag uu hogaaminayey  Boqor C/laahi Maxamed Cali “Dabagooye” ku waas oo kusoo wajahnaa Magaalada  Buuhoodle Si ay khal khal ugaliyaan Ergooyinka Ubaxaya Magaalada Taleex, Kana soo Lacag iyo shidaal Qaatay xafiiska [...]

December 28th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Deg Deg -Sadex kamida Aqoon yahanada Ssc Una Socday Shirka khatumo2 Oo Maamulka Faroole Ku Xanibay Garoonka Magaalada Boosaaso!

2_breaking_news_photo-278100040_std

Waxaa maanta garoonka diyaaradaha ee magaalada boosaaso hakad lagu galiyey sadex  kamid ah aqoon yahamiinta dhulbahante ee ka qayb galaya shirka khatumo2 isla markaana lagu xadgudbay lagagana qaaday baasa booradii iyo ducumiintiyadii ay wateen sadexdan nin oo samcad wayn kulahaa g/ssc  Sadexda nin oo magac yadoonuu kala yihiin sidan Eng, Nuur Gaas Saleebaan Waji xaad [...]

December 28th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Hees Cusub shirka khaatumo2” Shaaciya inuu shuushki Baxay”iyo fanaaniinta Nairobi.

SONG-150x150

Waxaa baryahan iskasoo daba dhacayay heesaha ku aadan shirka khaatubo 2 waxaana haatan hees cusub soosaaray Faaniinta Nairobi heestaasi oo layidhaahdo “Shaaciya.       HALKAN KA DHAGAYSO HEESTA   Waxaana heestan sigaara isuugu hawlay soo saaristeeda. Abwaan Jamac Cisman Kaarshe Abdirahman Omar Abdi ( Somali) Abdiwahab Mohamed Abdi Saleban Mohamud  Hashi Mustafa Hussein Mohamed

December 27th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Magaalada Taleex Oo Farxad Iyo Rayn rayn Laga Dareemayo Iyo Shirkii Oo Galay wejigii Labaad – Sidoo Kale Daawo Vedio Ah Furitaankii Shirka Khaatumo!

yaa salaam

Magaalada Taariikhiga ah ee taleex ee uu ka furmay shirwaynaha khaatumo2 ee Beelwaynta dhul bahante kaga tashanayso aayaheeda ayaa wararka aanu ka helayno halkaasi waxay sheegayaan inuu shirkaasi si habsami ah uga soconayo maalintii labaad. iyadoo ay welina halkaasi kusii qulqulayaan Dadwayne kala gedisan oo Kasoo kala kicitimay Dhamaan Daafaha caalamka Si ay qayb laxaadleh [...]

December 27th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

FURITAANKA SHIRKA KHAATUMO2 TALEEX-HANASHADDA RABITAANKA BULSHADDA SSC.?

khaatum2-300x217

Mahad oo dhan Allah ayeey u sugnaatay-Naxariis iyo Nabadgelyo Suubane Rasuulkeena(Muxamed CSW)korkiisa,Farxad weyn,guul biloowgeed,Xus iyo Munaasabad dabaal-degeeda leh,riyaaqeeda iyo rajo wanaageeda leh,niyad Samideeda leh,xaqiiqo rumoowdeey ah Munaasabada furitaanka Shirka Khaatumo 2 Taleex(26/12/2011)maalin mudnaan gaar ahaneed iyo maqaam gobeed u ah Guud ahaanba Qoomiyadda Daraawiishta SSC iyo ummadda somaaliyeed inteeda qaranimadda,wada jirka iyo hanashadda hanaan dowladnimo [...]

December 27th, 2011 | Posted in Fikradaha,Wararka | Read More »

Wufuudii Hadhay ee Buuhoodle iyo Saaxdheer Oo kusoo Wajahan Taleex. Iyo Widh widh oo Beri Aroor Laga Soo Baxayo!

Taleh_Castle

Waxaa magaalada Buuhoodle galabta  ka an babaxay dhamaan xubnihii hadhay ee loogu talagay inay ka qayb galaan shirka Khaatumo2, waxaan magaalada Buuhoodle si aada looga dareemay Xalay iyo maantaba Dadwaynha  oo si aada isugu diyaarinaya sidii ay uga qayb geli lahaayeen Shirka. Waxaana Xusid Mudan in Baabuurta yar yar ee Taraaguna ayba noqotay gabaabsi maadaama [...]

December 26th, 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Recently Commented

  • idoor liqe: Haber yoonis. Siilaanyo waa tagiye ha tahriibin walal. Ka dib markii dhalinyaradii reer burco tahriib ku...
  • maxamuud: 18may maalinta qashingurka khatumostate
  • Janada SSC: QARANNEWS oo eedeynta xasuuqii shalay ee New hargeysa dhiig yacab siilyaanyo dusha uga tuurtay. Isimo...
  • Janada SSC: MUST READ: Wargeyska caanka ah ee African Review oo warbixin cajiib ah oo xaqiqda ku saleysan ka qoray...
  • Nuura: lol two-gii baan ka booday sorry <.