Home » January 31st, 2012 Entries posted on “January, 2012”

Madaxda Sare Ee Maamulka Khaatumo State Oo Maanta Booqday Jiida Hore ee Sooljoogto (Daawo Sawirada)

SONY DSC

waxaa Maanta Gelinkii hore Socdaal Indho indhayn ah ku tagey jiida Hore ee Sool joogto madaxda maamulka Khaatumo State of somalia oo uu horkacayo madaxdwayne Axmed Cilmi Cismaan*Karaash* , Madaxwayne ku xigeenMaxamed Yuusuf Jaamc Halac*Indho Sheel* iyo Xayn wasiiro ah oo ka tisan golaha Wasiirada maamulka khaatumo. waxa ayna Qudbado u jeediyeen Ciidamada Xaq u [...]

January 31st, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Wafdiga Khaatumo State ee ku sugan Magaalada Jigjiga Oo La Kulmay Madaxwaynaha DDS & Ardayda Reer Khaatumo ee ku sugan magaalada Jigjiga (Sawiro)

hapy

Kulan aad u qurux badan oo ka dhacday Aqalka Madaxtooyada Dowlada Deegaanka Somalia Ethiopia Cabdi Maxamuud Cumar ayaa Madaxweynuhu ku Casumay Wafti Sare oo kasocotay Maamulka,Isimada ,Aqoonyahanada Khaatumo State Of Somalia. Kulankan oo ahaa sidoo loo adkayn lahaa Xidhiidhka Deegaaneed iyo Nabadeed ee Dowlada Deegaanka Somalida  Ethiopia oo ay qayb weyn ka yihiin Bulshada SSC  [...]

January 31st, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Qaarkamida Jaaliyada Khaatumo State oo Deeq Lacaga Soo Gaadhsiiyey Ciidamada Xaqu dirirka Deeganka Buuhoodle!

Mujaahidiinta buuhoodle

Qaarkamida Jaaliyada Khaatumo State ee ku dhaqan Wadanka Austarelia ayaa maanta soo gaadhyiiyey deeq la cag ah ciidamada xaqudirirka deegaanka Buuhoodle, kuwaasi oo dhawaan dhirbaaxo xoogan ku dhuftay ciidamada Maamulka SNM ee kusoo duulay deegaanka Buuhoodle.   Dhanka kalana waxay dayactir kusameeyeen qaarkamida gaadiidka ciidamada xaqudirirka deegaan Buuhoodle ee Maamulka Khaatumo State Of Somalia.   [...]

January 31st, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Shirkada Dhiig shiil – Oo Jabhada SNM Ku Wareejisay Gawaadhida Dagaalka & Shir Dhowr Geesa oo Ka Socda Tuulada Qorulugud!

dhiig shiil

Shirkadda Dahabshiil ayaa Maamulka Siilaanyo ku wareejisay 17 gawaadhida lagu rakibo qoryaha dagaalka iyo rasaas fara badan sida ay ku  xog warrameen ila wadareedyo u badan ragii ay wada shaqaynsan jireen Daahir Riyaale. 6 ka mida gawaadhida Shirkadda Dahabshiil siisay Siilaanyo ayaa lagu rakibay qoryaha dagaalka kuwaas oo kala ah, Qori Zuu badeed ah, 3 [...]

January 31st, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Jabhada SNM Oo Diyaar uah Inay Ooda Jebiso $ Dhamaan Maxaabiistii Ku Xidhnayd Magaalada Laascaanood Oo Burco Loo Daabulay!

TOP_NEWS_071

Wararka aanu hada kahelayno magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa waxay sheegaan in saaka uu maamulka SNM ee uu horjoogaha kayahay Siil-aanyo ay bilowday inay maxaabiistii ku xidhnayd dhamaan xabsiyada kala duwan ee magaalada laascaanood inay u daabusho maagalada Burco. waxaa hada ku sugan salidhiga magaalada laascaanood 4 qof keliya kuwaasi oo waraaba utaaga [...]

January 31st, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Wadada Isku Xidha Magaalada Laascaanood & Hargeisa oo Gebi ahaanba Xidhantay!

laamiga

Waxaa illaa shalay xidhnaa wadda isku xidha Lascanood iyo Hargaysa kadib markii uu billoowday muujadii lagu yiqiinay Hargaysa iyo Burco. Waxaa illaa shalay isa soo taraya buuq iyo sawaxka aad u fool xun oo lagu ugaadhsanayo shacabka reer Khaatumo State ee ku sugan Magaalooyinka Hargaysa iyo Burco, waxaana saaka tuban dhamaan gawaadhidii u bixi jirtay [...]

January 31st, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Akhriso:Liiska Maleeshiyaadka SNM ee ku Hoobtay Dagaalkii Duleedka Tuulada Sooljoogto Ee Gobolka Cayn!

Maleshiyad SNM

Dagaalkii ka dhacay deegaanka Sool joogto ee gobolka Cayn 26kii bishan Jan, oo ku beegnayd khamiistii, ayaa waxaaa ay shakabada calaamiga ah ee Horufadhi.com heshay liiska ayaan aad isugu hawlnay inaan xaqiijino anagoo marnay wadooyin badan oo aan ku xagyasanay xaqiiqda jabka gaadhay Maleeshiyaadka SNM. Inta badan dadkan waxaa noo xaqiijiyey dad ehel ah, kuwaasoo [...]

January 31st, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Duqa Magaalada Minneapolis oo la kulmay Urur u dhaqdhaqaaqa arimaha Soomaalida iyo gudi ay ku midaysan yihiin Xawaaladaha Soomaaliyeed

Soomaalida_MN1

Kulankaan oo ku saabsanaa sidii xal loogu heli lahaa lacagaha biilasha ah ee ay dib eheladooda ugu diraan dadka Soomaaliyeed ee ku dhaqan wadanka Mareykanka gaar ahaanna gobolka Minnesota kadib markii dhawaan ay istaagtay shaqadii xawaaladaha Soomaalida ee gobolkaan ayaa xubnihii ka qeybgalay waxaa ay duqa magaalada Minneapolis Raymond Thomas Rybak ka codsadeen in uu arintaan wax [...]

January 31st, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Shacabka Gaalkacayo Oo Looga Mahad Naqayo Garabkay Muujiyeen.

Goobo badan oo ka tirsan daahafaha aduunka ayaa waxaa naga soo gaadhaya Mahadnaq balaadhan oo loo dirayo shacabka Ku Dhaqan magaalada gaalkacayo sida wanaagsan ee ay isu garabtaageen dhaawacii dagaalkii ka qarxay duleedka Sool Joogto ee ay iskaga horyimaadeen Malayshiyadda SNM iyo shacabka SSC . Waxayna dhamaantood dadkii mahadnaqa na soo gaadhsiiyey ay sheegeen in [...]

January 30th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Andrew Mitchell Oo Garoowe Kula Kulmay Madax-Dhaqameedka Majeerteen Oo Kaliya.

Andrew

Wasiirka horumarinta caalamiga ah ee dalka Ingiriiska ayaa maanta booqasho gaaban oo uu ku yimi magaalada Garoowe waxa uu kula kulmay madaxda maamulka Garoowe oo uu horkacayey C/samad Cali Shire iyo Madax Dhaqameedka beelaha Majeerteen. Wasiirkan ingiriiska ayaa booqashadiisani waxa ay ahayd mid uu ugu kuur galayo xaaladda dhabta ah ee ka taagan gobolada waqooyi [...]

January 30th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Recently Commented

  • BOOCAME CEELKA: dad wadaninimadu dhabkatahay waa reer buuhoodle ilaahoow isha dbaacuyuunta doc ina kamari dhanka...
  • BOOCAME CEELKA: KAYAABSHE10 inaadeer waa runtaa asxaabtii qaaligha ayahd iyamaahn lamahayo ilwaad aaranlaaye hibaaq...
  • garowe: all shabaabkana waxaa kareeban xabashida siday soomaali ugu goolaaftamayaan markay maqlaan 20 askari oo...
  • BOOCAME CEELKA: mansha allaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaah reer buuhodle ii noolaada ilaahow reer tolkay balaayada hareer mari...
  • nabiha: haahey inader ur right am goin with the family insha’Allah… thanks for the...