cod sir ah oo kahadlaya Jabkii idoorka
HALKAN KA DHAGAYSO
Short URL: http://horufadhi.com/?p=11126

Posted by
editor
on Jan 27 2012. Filed under
Wararka.
You can follow any responses to this entry through the
RSS 2.0.
You can leave a response or trackback to this entry
Sheeko raqiis ah!
Waar ninkan waxan samaynayaa iyo naagtuba miyaanay isla yaabayn?
lakiin wax yaraa ka shakiyay kkkkkkkkkkk runtii
mohamed runta ilaa jecelee xogaa beene u egtahay anigoo qofna racenin
It doesn’t worth listening to,Rubish!
Cagtii joogsan weydaa marbey ceeb lakulantaaye walee iidoor ilaa dhagta dhiiga loo daro wax ma fahmaan.
Sirdoonka SSC caadi maaha, wixii waagii Kalshaale ay ka duubeen iidoorkana waa taynu wada dhageysanay. Walee waad tihiin nimankii laga xaari jirey ee 21ka sano Kacaankii barakaysnaa iyo Somaliba isku hayey. Siilyaanyo iyo h. jeclo waxaan leeyahay, waar hooy iidoor aan kuu furi doonin yuusan kuu rarin dadkani waa midoobey waxaana mideeyey naceybka gaamuray ee aad yar iyo weyn u qabtaan maamul ay leeyihiina wey sameysteen Dhulkoodiina wey joogaan markaa dee nin intaas isku haysta yaa wax ka qaadi??!?!?!?
Guul Khaatumo State
kkkkkkk janada ssc waa kugu raacsanahay mujaahidiinta xaqdirirka khaatumo state weligoodba birjeex ayay ahaayeen mana soo jeestaan hadii ay dagaal galaan waaba hadeer oo dhulkoodii lagu soo doontay waaba jano gurigaagii agtiisa ku hel marka looma tudhayo cidkasta oo dhulka buuhoodle ku soo xadgudubta.
habarjeclo waxaan leeyahay sacadmuuse iyo reer hargaysa waan aragnaa inaysan u kala hadhine yaanay naar idinku ku gurin. Dadka la celin la’yahay hadeer waxaa u badan waxaa u sacad muuse, habaryoonis haba u sii badnaadeem kuwa hargaysa dega ee isxaaqa iyo muuse cabdallaha iyo ciidagale. marka habarjeclo ayaa taajirka xabadana la iskaga dhigayaa dhiirane isaaq kkkkkk kadibna colaad iyo jab baa lagaga tegaya. reer hargaysa waxaan leeyahay jab ayaad kala kulmaysaan maaha meeshanni saameeltii aad masaakiinta ku gawricii jirteen ee la idn naarayaa weliba axsaan ayaan u samayndoonaa habajeclo iyo deegaanka markan nafar laga sii daynmaayo reer hargaysa iyagaa dagaal kow ka ah ilaa suldaamadoodi oo dhan ayaa ku baaqay balse wiilashooda maydkooda loo geeyo ayay miyirsan doonaan .
WAA KAAS WARKA I DEEQAY SIRDOON IGA DHEH MARUUN BAL AAN ARKO DAD AAN CALAACALAYN . IN KASTOO DAGAALKU WAX AAD U XUN YAHAY HADANA MAR HADII UU DHCAY WAA IN AAN LA KALA CABAN EEE SIRDOONADAAS LA ISU ADEEGSADO DHEGIHII U BARTAY HAKU RAAXAYSTAAN SIRTAAAS IYO ARRIMAHA KU QARSOONKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK WELIBA ABTIYAAL QUN YARA AYAA LA IDIIN RAACINAYAA BAL INAAD MIYIRSATAAN
DHIB SAAAS USII WAYN MAY AHAYN ABTIYAAL ISKA IN YAROO DABAYLAHAAAS HAWADU SIDEEEN BAY AHAYDE HA DIDINA WA NABADE
Janada ssc iyo xasn
Salaan qaaliya iga gudooma
Salaan ka dib
Guul khatumo state
Hadal badan wax ma taree
Iidoor idaacada dhagaysta
bulshaawi iyo bustihiisi kkk adeer tan bela ma jidho waa lagugu bartaye badel anagu mar kasta waanu calaacali oo thee adaa bootaynayoo caalamku kuu arkaa ninka fidnada wada maantase ta buuhoodle ciidankiini(qaran ku sheega) ka qabsatay waa mid aan qarsoomayn si kastaad u dadaan sawta odayaashii xataa laga hinig hinig siinayo ee qoryaha loo dhiibay jaajuusiintiinii war koo dhan idinma siin maanta tv yadiinii heeso wada xamaasadaa la wadaa oo midood tahay heestii calanka soomaaliya oo laxankeeda la badalay alaa kariim hadaan hadalka kor ku duuban mid xaqiijiyo waa in magaalooyinkiina caawa aan la hurdin
bulshaawi laga yaabee tababar jaajuusnimo iyo mid askar in lagu siiyey lkn waa s/land style oo markiiba la fahmayo kkk hada webkan waxad u soo gashaa bal dadka in sir ama nafsadooda aragtid lkn anana adigaanu kaa qaadanaa statedka aad ku jirtaan anagoon source kaleba aadin
kkkkkkkkkkkkkkk qosol badanaa gabadh askariyad ahaydoo noo dhawayd noo sheegtay kute taloow ma tii xiirnayde dagaalki kalshaale lagu soo qabtay baa askariyadu kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk naa hooy magaceediiyey ku cibra qaata inaan xaq daro meel lagu gaadhin. maalin walba raafkay soo rixaanba tii dheerayd baa ka raacdee iidoorow xaqaa idin madhinaya oo idin rogaya.
CIIDAMADA XAQ U DIRIRKA ALLAH HA DAAYO HA DHOWRO.
Maaweelo ma bogsiiso meel ku bugta, oo ma biiso madaddaalo murugada kkkkkkkkkkkkkkk, isku maaweeliya oo qol yar isku xidha riwaayadna ugu matala reer cali beysteyn. kkkkkkkkkkkkkkkkkk
doobiloo caawa calaacalaya s/land style kkkkkkkkkk
self defense is GOD given right and universal value and people of khaatumo state of somaliya will defend and liberate their land until very last drop of blood has been shed
VIVA KHAATUMO STATE OF SOOMAALIYA KHAATUMO KHAYR, BRWAAQO IYO BASHBASH AH AAMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN
kkkkkkk nina dhaxan badanbaa soo korodhaye xaga bustaha yaan lagaa marin walaal kkkk anigu waa iska sitaa bustahayga iyo calanka cad lakin ninka ka didaaa sooo ma waalla