Home » January 30th, 2012 Entries posted on “January, 2012”

MID KA MID AH DHALIYARADDA KHAATUMO SATATE OO KU XIDHAN XABSIGA MAGALADA BURCO.

images

Waxaa muddo 20 cisho ah ku xidhan xabsiga magaalada Burco ee Gobolka Togdheer mid ka mid ah Dhalinyaradda khaatumo State kana mid ah Dhalinyaradda ugu firfircoon, ahna Aqoonyahan u Dhashay Goboladda SOOL SANAAG CAYN, CABDIQAADIR CABDILAAHI CABDI (KHALIIL) wuxuu ka mid yahay dhalinyaradii ugu firfircoona magaladda LAASCAANOOD, wuxuuna muddo 20 cisho ku xidhan yahay xabsiga Magaladda [...]

January 30th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Ciidamada AMISOM oo si adag u cambaareeyay dikii Wariye Fantaastik iyo afar qof oo loo qabtay dilkiisa!

Amisom

Ciidamada Midowga Afrika ee ku sugan Muqdisho ayaa cambaareeyay dilkii wariye Xasan Fantaastik oo habeen hore dhacay waxayna ku tilmaameen weerar naxdin leh, iyadoo maamulka degmada Wadajir uu sheegay inay gacanta kusoo dhigeen afar ruux oo looga shakisan yahay dilka wariyaha. Warsaxaafadeed kasoo baxay AMISOM ayaa lagu sheegay in maqalka geerida ay ahayd mid naxdin [...]

January 30th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Mudaharaad lagaga Soo Horjeedo Caqli Xumada Siil-aanyo oo Kadhacay Boorame! & israasayn SNM ku dhexmartay Tuulada Qorulugud !

breaking news

Waxaa saaka subaxnimadii kabilowday dhamaan xaafadaha kala duwan ee magaalaada Boorame banaanbaxyo lagaga soo horjeedo sida guracan ee Horjoogaha Jabhaada SNM uu doonayo inuu xabada ugu adeegsado dhalinta reer boorame, kuwaasi oo ku qasbayo inay beeshi dhulboobka garabsiiyaan. Intuu socday mudahaaradkani ayaa waxaa cabudhin iyo jidhdil loogaystay dadkii halkaasi dareenkooda ku muujinayey. Dhawaan ayay ahayd [...]

January 30th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Xaflada Heer Qaran ah oo lagu taageerayo Maamulka Khaatumo State oo Kadhacday wadanka Holand (Sawiro)

best p

Waxaa xalaylagu qabtay magaalada Utrecht ee kutaala badhtanaha wadankaan Nederland Xaflad aad uweyn oo sifiican looga soo shaqeeyey islamarkaana lagu taageerayey Maamul Goboleedka Khaatumo ee dhawaan laga yagleelay Deegaamada SSC. Ugu horayn waxaa lagu furay Aayada qur aanka kariinka ah intaas kadib ayaa waxaa codbaahiyaha lagu soo dhaweeyey C/rashiid Galbeedi oo kawaramay guud ahaan taariikhda [...]

January 30th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

BULSHAWAYNTA REER GAALKACAYO AMAAN IYO MAHAD-BUUXDA!

dhaawac

Mahad oo dhan Allah ayeey u sugnaatay,Naxariis iyo Nabadgelyo Suubane Rasuulkeena(Muxamed CSW)korkiisa,guulo xaqa ku saleeysan,difaaca sharci ah iyo maamul midnimo buuxda heeysta(Khaatumo State Of Somalia)guul daro iyo jab cidii colaad cad,weerar insho la’aaneed iyo gar-daro kibir ah ku dooneeyso hab dhul balaaris iyo sheekada maaweelada caruurta sugidda xaduudada S/Land(xuduud ku sheegyadii xiliyadii gumeeysiga iyo gun-nimada) Lana [...]

January 30th, 2012 | Posted in Fikradaha,Wararka | Read More »

Haweenka Khaatumo State Of Somalia Ee ku dhaqan Dalka Imaaraadka oo Agab soo gaadhsiiyey dhakhtarka Buuhoodle (Sawiro +Vedio)

H G Cayn

Haweenka Jaaliyada kasoo jeedda deegaanadda Khaatumo State of Somalia ee ku nool wadanka isutaga imaaraadka carabta ayaa maanta dhakhtarka Buuhoodle soo gaarsiiyey agab jiif ah kaasoo isugu jirey furaashyo, barkimooyin, & goyaal, Waxayna usoo wakiisheen Ururka Haweenka Gobolka Cayn waxaana Agabkaasi ku wareejisay masuuliyiinta Dhakhtarka Khadra xasan Maxamuud. Agaasimaha Hospitalka dhexe ee Buuhoodle ee Magaalada [...]

January 29th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

(Vedio) Ciidamo fara badan oo ka soo jeeda Degmada Widhwidh oo ku soo biiray maamulkooda Khaatumo kana soo wareegay Jabhada SNM?

DSC02646 - Copy

Ciidamo fara badan ayaa soo gaadhay magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn, ciidanka oo tiradoodu gaadhaysay in ka badan 200 oo askari ayaa isugu jirey ciidamo Gurmad ah oo ayagu deegaanada Balicad iyo Geed dheer ka soo kicitimay, iyo weliba ciidan gaadhya 70 Askari oo si weyn u hubaysan kuwaasoo gebi ahaantoodba ka soo baxay [...]

January 29th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Saraakiisha Ciidanka G Cayn Oo Digniin Culus Udiray Ciimada Jabhada SNM Sheegna inaysan udulqaadanayn Indeegaano Kamida Khaatumo State La Haysto! Vedio

digniin

Taliye kuxigeenka ciidanka daraawiishta deegaanka Buuhoodle C/raxmaan Cabdilaahi Axmednuur (Afweyne) ayaa sheegay in jabhada SNM  ay wado abaabul dagaal oo hor leh   waxaana uu sheegay inay iska difaacayaan, ayna gaarsiin doonaan jab aysan kasoo waaqsan hadii ay isku dayaan inay markale kusoo duulaan deegaano katirsan Gobolka Cayn. isagoo sheegay in dhawaana laga xorayn doono dhamaan [...]

January 29th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Ogaysiis Ogaysiis- Dhamaan Jaaliyada Soomaaliyeed Ee Kunool Uk.

ogaysiis

Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan umada somaaliyeed gaar ahaan inta jecel midnimada iyo Qaranimada Dalka Somaliya waxaa la ogaysiinayaa xaflad balaadhan oo 04-02-2012 ka dici doonta Magaalada London xafladaasi oo lagu taageerayo Midnimada Umada Soomaaliyeed. Waa Goobma iyo Goorma 04-02-2012 London, COPLAND SCHOOL CACIL AVE,,WEMBLEY,,HA9 7DU,,,  Start time 18:00pm Uk time. Xafladan ayaa waxaa soo qaban [...]

January 29th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Warqad Furan Oo Ku Socota Shiikh Cali Warsame, Shiikh Dirir , Shiikh Mustafe , (Shiikh) Aadan Siiro Iyo Dhamaan Culimida Reer Banii Isaaq.

warqad-furan

Marka Ugu Horaysa waxaan idinku salaamaynaa salaanta islaamka Asalaamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabaraakaatu, sida aad idinku tuhunsanahay waxaad tihiin Culimadii iyo waxgaradkii beesha Isaaqa ee aanu dariska nahay , horena waxaa loo yidhi saaxiibkaa waad dooran kartaa ee dariskaaga ma dooran kartid taas oo macnaheedu yahay hadaynu nahay Dhulbahante iyo Isaaq waxaa ilaahay qadaray in aynu [...]

January 29th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Recently Commented

  • idoor liqe: Haber yoonis. Siilaanyo waa tagiye ha tahriibin walal. Ka dib markii dhalinyaradii reer burco tahriib ku...
  • maxamuud: 18may maalinta qashingurka khatumostate
  • Janada SSC: QARANNEWS oo eedeynta xasuuqii shalay ee New hargeysa dhiig yacab siilyaanyo dusha uga tuurtay. Isimo...
  • Janada SSC: MUST READ: Wargeyska caanka ah ee African Review oo warbixin cajiib ah oo xaqiqda ku saleysan ka qoray...
  • Nuura: lol two-gii baan ka booday sorry <.