Home » February 29th, 2012 Entries posted on “February, 2012”

Xaflada Furitaanka Ururka SUROS Oo & Madaxwayne Indhasheel Oo Xadhiga Ka Jaray! (Sawiro + Video)

SONY DSC

Ururkan oo Magaciisa Loo Soo Gaabiyo SUROS ayaa Sida ay hawl wadeenadiisu Sheegeen uu Noqonayaa Xafiiskii 4aad ee Ururkani Yeesho ee Laga Furo Daafaha Caalamka 2 Xafiis oo Kale ayaa ku Yaal Qaaradaha Yurub iyo Ameerika,Halka 2 Xafiis oo kalena uu ku Leeyahay Magaalooyinka Laascaanood iyo Buuhoodle, Xafladii Furitaankiisa ee Laanta Buuhoodle waxaa Maanta Kasoo [...]

February 29th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Warkii caawa ee Radiokhatumo oo Qodobo xiiso badan ku jiraan,{Dhageyso}.

fiidnimo1

  Wararka Caawa, waxaa ka mid ah, Wasaarada Warfaafinta, Boostaha iyo Isgaadhsiinta oo Canbaaraysey dilkii Agaasimihii ilaacadii Somaaliweyn , Raysal wasaare ku xigeenka ahna wasiirka Gaashaandhiga oo Baydhabo gaadhay lana Kulmay Xubno ka tirsan maamulka degmadaas Baydhabo iyo Weliba dalka North Korea oo ku dhaawaqay joojinta hubka Nuclearka ah.     HALKAN KA DHAGAYSO

February 29th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Ciidamada Dawlada Soomaaliya oo Kaabiga ku Haya degmada Xudur ee xarunta gobolka Bakool!

Ciidamada

Saraakiisha DKMG Soomaaliya ee ku sugan gobolka Bakool ayaa sheegay in ciidamada dowladda oo garabsanaya kuwa Itoobiya ay aad ugu dhawaadeen degmada Xudur ee xarunta gobolka Bakool oo Al-shabaab ay maamusho. Saraakiishu waxay sheegeen in ciidamada dowladda iyo kuwa wehliya ay maalmihii ugu dambeeyay qabsadeen dhul ku dhow degmada Xudur oo 420-km kaga beegan Muqdisho [...]

February 29th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Warkii Duhurnimo ee Radiokhaatumo State oo idinkaga Imaanaya Studioga koobaad ee Buuhoodle,{Dhagayso Qodobo Xiisleh}.

radiokhaatumo duhurnimo

Madaxweyne Shariif Oo Kormeeray Dhismaha Xarunta Wasaarada Gaadiidka, Dekedda Iyo Airporka magaalada muqdhisho. Raysal wasaaraha Dalka Soomaaliya oo siwayn loogu soo dhaweeya magaalada Oslo ee dalka norwayn kana qayb galay xaflad heersare ah oo soo qaban qaabiyeen jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalk Norwey. Dagaalo Xoogaan oo Ruxay Magaalada Muqdisho qaybo kamida. Iyo dabcan qodobo [...]

February 29th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Ciidamo boolis kusheega oo kasoo jeeda beesha SNM oo Lagu Soo Daabulay Laascaanood! maxaa Sababay?

ciidamo SNM

Kadib markii magaalada laascaanood ay kasoo goosteen  ciidamada booliska ahaa ee kasoo jeeday beesha dhulbahante kana howl gelijiray magaaladaasi ayaa waxay taasi keentay in guud ahaanba magaalada laascaanood laga waayo ciidamo calool ushaqaystayaal ah oo ka howl gala magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. waxaana Jabahada SNM ay bilowday in ay ciidamada beesha isaaq ee [...]

February 29th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Hambalyo Dhalasho Mudane Maxamed Cabdi Goox{Caato{, iyo Marwadiisa Fartuun Saleebaan Xassan.

hambalyo-dhalasho2

Dhamaan anagoo ah Asxaabtan hoos ku qoran waxaan Hambalyo Farxadleh u direynaa lamaanaha Maxamed Cabdi Goox,{Caato}, iyo marwadiisa Fartuun Saleebaan Xassan oo gabadhi ugu dhalatay Magaalada Denver t Colorado ee dalka Maraykanka,  taariikhdu markeey ahayd 25/02/2012, Gabadhaas ayaa loo bixiyey Zundus, hadaba waxaanu leenahay ilaahay ha ka dhigo tii dalkeeda, Diinteeda iyo dadkeeda Anfacada. Waxaan ilaahay uga rajeynayna [...]

February 28th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Wararkii Habeenimo ee Radiokhaatum oo Caawa gebi ahaanbaa lagu soo qaatay Waraysi dheer oo uu bixiyey Hogaamiye ku xigeenkii hore ee SSCCol:Cali Sabarey

radiokhaatumstate

Wararkeena Habeenimo waxaan ku soo qaadaynaynaa Gebi ahaanba waraysi Dheer oo dhinacyo badan leh oo aan la yeelanay Hogaamiye ku xigeenkii hore ee Hogaankii SSC Col: Cali Xassan Axmed {Sabarey oo muddo sadex maalmood ah ka sokeeyey Deegaanka Khaatumo State|. Maxaa ka khaldamaya SSC?  Maxay ka barteen waayihii xukunkooda, ? Maxay hada kula talinayaan Maamulka [...]

February 28th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Warkii Duhurnimo ee Radio khaatumo State Of Somaaliya, qodobada igu xiisaha badan Halkan ka Dhagayso

duhurnimo

TAABO HALKAN

February 28th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Saado Cali :- Ama garo Ama Ha garan Gobolka Cayn ma Wanjalo Garaad xume Gucusaana uma talin

saado2-amiin

 Abwaanada & heesaaga  Qaranka Soomaaliyeed Saado Cali Warsame oo hees soo saartey ay kaga hadlayso Shacabka gobolka Cayn iyo dhamaan degaanka khaatumo xigmada ku dheehan Halkan ka Dhagayso. Horufadhi News Update.   Horufadhi.com@gmail.com

February 28th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

waftiga khaatumo state ee jooga muqdisho oo martiqaad ay u sameeyen beesha mudulood?

77

casuumadu ka dhacday guriga imaam maxamed yuusuf cali,imaamka,ugaasyada,xubnaha golayaasha dawlada ugu jira beesha mudulood,odayaal,culimo iyo waxgarad kale oo ay ka mid ahaayeen imaam maxamed yuusuf cali,ugaas xuseen jilicow,xildhibaan cumar finish,Gud.gobolka sh./dhexe. cabdi jilicow culusow safiir maxamed maxamuud tifow,Ag.guud. maxamed cismaan cali (dhagaxtuur)cade xasan gaabow hadaladii halkaa laga yiri waxaa ka mid ah sheekh cali maxamuud(cali [...]

February 27th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

<

Recently Commented

  • xaqdoon: Subxaan allaah war qofka sidan u hadlayaa yuu yahay Qolfo kaa baxe, Dad uusan kala aqoon buu isleeyahay wax...
  • Kuluc: Dooroliqe Abti arabku hargeisa yagaa ka diiga anana burrcaanu atoore ka nahay dhulka waa lakala leeyahay,...
  • Idoor liqe: Hargiesawad Walee meel cidla ah Ayaad ka jibooneysa , Arab daan dhagax Waa looma ooyaan la gumeysto....
  • Idoor liqe: Kuluc oo h.j ah oo arabkii mar kale hargiesa ku duqeeyey . Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkk....
  • hargaysawi: doqmiio murankiyo makeeki ahaa cakuyw muusanoga mooday tantee ee erayga mililkaa la meeri yiqiin ee...