|

Manchester United iyo Barcelona oo ku dagalamaya saxiixa xidiga Valencia Adil Rami

 Kooxaha  Manchester United iyo Barcelona ayaa kuloolamaya saxiixa daafaca adag ee kooxda  Valencia ciyaariyahan  Adil Rami.

Sida ay qortay jariirada Daily Mail labadan koox ayaa isku diiwaan galiyay rabitaanka laacibkaan.

Naadiga Man United ayaa wakiilo kasocdaahi waxaa ay daawanayeen kulankii Valencia ay la ciyaartay Stoke ee katirsanaa  Europa League xalay.

Wakiilada ayaa eegeyay qaab ciyaareedka xidigaan inkastoo la sheegay in  aaney lahadlin.

Xidigaan reer Freance oo xagagii hore kusoo biiray kooxda La Liga ciyaarta ee Valencia waxaa ay United dooneysa in ay xulkeeda gadale ku xoojiso.

Xidigaan ayaa lagayaba in uu waji kawaji uga hortago kooxda United hadii ay labadooduba usoo baxaan wareega 16-ka ee  Europa League

Naadiga Barcelona ee wadanka Spain ayaa iyaduna dhinac uga jirta loolanka xidigaan laakin Barca kama bad badineyso rabitaankiisa.

Laacibkaan oo ah 26 jir ayey kooxdiisu ku qiimeysaa aduun dhan £20 million taas oo lagayabo in ay dib udhigto iibkiisa

horufadhi.com@gmail

Short URL: http://horufadhi.com/?p=12169

Posted by on Feb 17 2012. Filed under Ciyaaraha. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

<

Recently Commented

  • NINA: duurgal.com waa sidaad sheegtay indr anagay heshiis yar oo hilib iyo hargo ay kaga gateen ingriis nagu...
  • idoor liqe: QORAALKAN LAMA AKHRIR KARO OO WAXBAA ISKU BEEGAY , MISE DHIBTU WAA LAB-KEYGA...
  • duurgal.com: nina waxaad ugu dartaa in aqoonsiga ay ku qarwayaan beeshan isaaq ay gacmaha ugu jirto oo siday doonaan...
  • NINA: dheere power inder salaan sare mayla argatay kuwan dhegta uun soo dheeraynaya yaa yidhaahda war 30 sano ayaad...
  • NINA: kuwaa halkan ugu naban bal in dagaal arinkii la soo hadal qaado oo sanka naga marmarinaya war waa taad eedaan...