Posted by xaashi
on Mar 30 2012. Filed under Wararka.
You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0.
You can leave a response or trackback to this entry
11 Comments for “Full Video Socdaalkii Madaxweyne Karaash ku soo gaadhay Dulleed ka Koonfureed ee Laascaanood.{Dasawo”
wale idoooooooooooooor war ba u yaala mar hadii kalabydh soo gale khaatumo kalabydh ciyaar wale libaaxyow ba soo galay wale ilaa saaxdhere ba maraysa meesha
Warbaahinta iidoorku maxay ka tidhi xil ka qaadistii wasiirkii madaxweyne shariif iyo aqoonsigii Khaatumo ka daba shaqeeyey? Carab iidoorse maxaa sugaya?? ka akhriso hoos
“Sh Shariif oo xilkii ka qaaday wasiirkiisii Beeraha ee ka horyimi taageeradiisii Khaatumo, ka gaashaandhigana ku daba jira” http://waaheen.com/?p=33260
intay tfg indhaheedii ku maqnaayeen kala dhantaalida somaliland ayaaba dib looga qabsaday muqdisho. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk weger wuxu waa xoole iimaan beelay. lacagtii yareed ee beesha caalamku ku sadaqaysatay ayay is yidhaahdeen ku kala dhantaala somaliland se haday dacarta dhadhamiyeen. waa ku qasab inay hada ka talo baxaan sheekadaasi tfgdu.
Raggii lahaabaa loxodka nacayee
Darbaa laqmiyoo laascaano gabee
libaaxba ma joogo wax liqi kara
Meel aad ku ladeyn haday libin tahay
wax aanad liqayna aad laqanyoon
laciif yahow adaa mid liita ah
Ninkii lur wadaa luggooyo rabee
Lugaanad lahayna lixaad ma ahee
laantii la nacye laashka sii raac
haad yohow lalayee laxaadsanayoow
adaa ladan iyo laaskii tagayee
inaanay libdhayn lilaahi gaadhsii
ninka aabahiis oo uu 30sanadood ka maqnaa intuu tagay taleex iyo buuhoodle oo laascaanood labadeeda gees ah qorax ka soobax iyo gabal dhac ugu aadan uuna mar qudha isku dayin u tag aabahaa oo soo arag xitaa aaskiisina tagi kari waayey waa habaar ““
wale idoooooooooooooor war ba u yaala mar hadii kalabydh soo gale khaatumo kalabydh ciyaar wale libaaxyow ba soo galay wale ilaa saaxdhere ba maraysa meesha
aadban ugu diirsaday runtii walahay markaan arkay cidanka ilalada madaxwaynaha iyo madaxwaynahaba, sida afhayeenka mamaulka sheegayba cidanka khaatumo nukleer uun ba ka maqan runtii , tuuteha aan cadi ayan buuba wataa madaxwaynuhu wali cidan somaliyeed oo sidaaa u labisan maba arag. walee guul baa soo socota. insha alaah laascanood indho uroon iyo gundhadii waan ku ciyari doona, iyo daraydii way way i miss geeda qarsay. 2014 samarka ayaan inoo balana.
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkwaabaa riwayadii BEENEEEEY WAAAAARUUUUUUUUN
“Xafiiska madaxtooyada Soomaaliya oo Booramanews soo gaadhsiiyey nuqul warqad xilka looga qaaday wasiirkii kahor yimiday aqoonsigii la siiyey Khaatumo State” hoos ka akhri maqaalkii booramanews ka qoray wasiir Mr Laaluush
http://www.boramanews.com/index.php?option=com_content&view=article&id=2852&catid=66&Itemid=117
Warbaahinta iidoorku maxay ka tidhi xil ka qaadistii wasiirkii madaxweyne shariif iyo aqoonsigii Khaatumo ka daba shaqeeyey? Carab iidoorse maxaa sugaya?? ka akhriso hoos
“Sh Shariif oo xilkii ka qaaday wasiirkiisii Beeraha ee ka horyimi taageeradiisii Khaatumo, ka gaashaandhigana ku daba jira”
http://waaheen.com/?p=33260
intay tfg indhaheedii ku maqnaayeen kala dhantaalida somaliland ayaaba dib looga qabsaday muqdisho. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk weger wuxu waa xoole iimaan beelay. lacagtii yareed ee beesha caalamku ku sadaqaysatay ayay is yidhaahdeen ku kala dhantaala somaliland se haday dacarta dhadhamiyeen. waa ku qasab inay hada ka talo baxaan sheekadaasi tfgdu.
Cali uraaye ina iska qoslow waa gartaa inaad iska qososho waayo kuma jirtid kuwa maanta lagu hareereysan yahay ee iidoor oo surwaalkii ka qoyay fuleynimo iyo jileec dartiis kaadida iyo xaarku dhaafayo oo ku waashey xirsi mee hana furdaamiyee sidii odaygii ina bureeqo kkkkkkkkkkkk futo xun xirsi wuu iska qayilayaa laakiin ka futo dhiig leh meesha kala tagi doono lagana furan doono waxa uu wato waa iidoorka maanta Khaatumo hareereysay.
Niyada ku dhista Taleex iyo 159km kkkkkkkk waar eryaay eryaay iidoor wagaashle headline ka Horufadhi haka dheeraan huuno
Maansha Allah, Video-gan aad baan ugu diirsaday, KHAATUMO POWER baa ka muuqda, awood milatery baa lacanood lagula wareegayaa, hubku waa dhan yahay, ciidamadu waa diyaar madaxweyne Ahmed Karaash tuutihii waa gashaday, waa diyaar ciidamada qalabka sidaa….Guul baan idiin rajaynaynaa geeshkayagoow.
Guulaysta Geeshkayagoow.
Guushii ugu weyneyd ee Khaatumo Kheyr carafteedii durba wataas soo ureysa soona maraysa duleedka Laascaanood indho uroon. Dhowr bilood kahor nidaamkii iyo dowladii aynu bardaha Khaatumo ee Taleex ku dhisanay waataas maanta midhihiisii aynu durba guranayno oo Kalabaydh iyo 18 km duleedka Laascaanood durba maamulkii Khaatumo soo xawaareynayo dhawaana la isku wareysan doono badhtamaha Laascaanood oo waliba aynu inagu furaha iyo talada iyo wakhtiga aynu rabno dooran doono oo ay maanta ilmo bureeqo ku jiraan wadnahaa i dhag lee dhag dhag dhag kkkkkkkkkkkk alla maxaa seexan waa iyo walwal haysta nin dhul uusan laheyn ku daltabyoonaya oo colaadina usii dheertahay.
Allow dhowr Khaatumo Kheyr