Home » April 30th, 2012 Entries posted on “April, 2012”

Munaasibad Loogu Baroor Diiqayay Ragii ka Geeriyooday Sports Somaliya oo Holland Lagu Qabtay (Daawo Sawirada)

hou

Munaasabadan loogu baroordiiqayey dadkii lagu dilay qarixii 4-tii Apriil ka dhacay Tiyaatarka Muqdisho oo ay ugu horeeyaan madaxdii Sport-ka ayaa waxaa lagu qabtay xarunta Hayádda HIRDA ee magaalada Amsterdam. Macalin Yaasiin oo ka mid ah bahda ciyaaraha Soomaaliya ee kasoo shaqeeyey marxuumiinta dhimatay ayaa madasha ku furay AAYADO Quráan ah kadibna ku xijiyey duco iyo [...]

April 30th, 2012 | Posted in CONTACTS,Wararka | Read More »

Ogaysiis ku socda dhamaan Jaaliyadda Khaatumo ee kunool Holland iyo nawaaxigeeda

ogaysiis1

Amsterdam – Bismillahi Raxmani Raxiim wasalatu wassalamu calaa ashrifil anbiyaa’i wa mursaliin (scw). Waxaanu jecelnahay, haddii aanu nahay Gudida jaaliyada Khaatumo iyo dhalinyarada Khaatumo State of Somalia ee Holland, inaanu ogaysiino dhamaan umadda sharafta leh ee u dhalatay gobolada ay ka koobantahay Khaatumo State of Somalia inay dhici doonto doorasho lagu dooranayo gudi cusub oo [...]

April 30th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Hay’ad loogu talo galay wax u Qabashada dadkii Waxyeelooyinka ka soo Gaadheen duulaankii Siilaanyo, oo laga Unkay Buuhoodle,{Full Video}.

DSC00363

Munaasibad balaadhan oo maanta ka dhacda magaalada Buuhoodle ee xarunta G/Cayn, ayaa waxaa lagu aas aasay dhidibadana loogu taagay furitaanka Xafiiska cusub ee ururka BRC, oo losoo gaabiyo magacooda ‘Buuhoodle Rescue Committee’ Ururkan oo noqon doona ururadda si rasmiga ah uga shaqeyn doona deegaamada G/Cayn, Una taagan taageerida dadka tabaaleysan ee ay dhibaatadu kasoo gaadhay, [...]

April 30th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Warbixintii Shabakada Horufadhi ka qortay shirkada Qawlaysatada ah ee Saracen oo ay Qireen odayaasha Cismaan Maxamuud,dalalka la geeyey macdanta iyo noocyadeeda.{Warbixin+|Dhagaysi}.

Horufadhi.com

Shabakada Horufadhi.com oo shalay daabacday in kooxda Saracen lagu magacaaboo oo dalka ka baxsaday maalinimadii shalay ay ka qaateen dalka Macdano kala duduwan , ayaa warkaa waxaa maanta si buuxda uga hadlay Odayaasha deegaanka Qardho ee beesha Cismaan Maxamuud. Kooxda baadhinaada shabakada Horufadhi.com ee lagu magacaabo Horufadhi Investigative Group,{HIG}, ayaa shalay warbixin horudhac ah oo [...]

April 29th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Waraysi aan la yeelanay Xubin ka mid ahaa Golaha deegaanka ee G/Barri oo Faroole xilka ka qaaday ka dib markii uu ka qaybgalay shir ay Khaatumo ku yeelatay Nairobi iyo Isku dhac beeleed oo uu ka digayo,{Dhagayso waraysi xiiso badan}.

fiidnimo1

  HALKAN KA DHAGAYSO.

April 29th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Sanad ka Dib geeridii Osama Bin Laden Al Qaacida Awoodeedii ayey lee dahay,{Akhriso}.

Sheikh Osama

Sanad ka hor ayay markii ciidamo gaar ah oo Maraykanku leeyahay kana tirsan guutooyinka ciidamada badda ay duulaan ku qaadeen guri ku yaala wadanka Pakistan halkaasoo la tuhunsanaa inuu ku oolaa ninka sida weyn loo doon doonayay ee reer galbeedku ugu yeeri jireen wajiga argagixisada dunida.   Tuhunkii Maraykanka ee xilligaas waa uu dhaboobay waana [...]

April 29th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Kayse Cawil Laddane: Ardayda Burco iyo Hargaysa Dagaalka ayaa loo tabarayaa, kuwa reer Khaatumo-na waa arkaan,{full Video}

ladane

HALKAN KA DAAWO

April 29th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Golaha sare ee dhaqanka Khaatumo iyo Madaxda Jaaliyaddaha Khaatumo ee dalalka UK iyo Musabiik, oo tacsi u diraya Qoyskii Marxuum Axmed Cali Haybe.

tacsi

Inaa Ilaahi wa Inaa ileyhi raaji cuun waxaa halkan tacsi tiirayo leh ka diraya Golaha sare ee dhaqanka Khaatumo State geeridii naxdinta lahayd ee ku timi Marxuun Axmed Cali Haybe oo maanta ku geeriyooday magaaladda Laascaanood , waxaana Golaha Sare ee dhaqanku eebe u weydiinayaa Marxuunka in uu Jana fardawsa Geeyo Samir iyo Iimaana ka [...]

April 29th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Ra’iisal wasaare C/Weli Gaas oo la Kulmay bulshada Rayidka ah, isla markaana u qeexay doorkooda,{Akhriso}.

gaas-bulshada_6

Muqdisho, Axad, April 23, 2012—– Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta kulan la qaatay Uraradda Bulshada Rayidka ah. Kulanka maanta uu isugu yeeray Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka KMG Soomaaliya ayaa waxaa ka soo qeyb galay qeybaha kala duwan ee Bulshada Rayidka ah, Iyadoona looga hadlayay Arrimaha Roadmap-ka, Amniga, Dib-u-heshiisiinta, [...]

April 29th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Ciidamo ka Tirsan Dawladda KGM ah oo si Badheedh ah loogu laayey magaalada Muqdisho.

www.Horufadhi.com

Kooxo Hubeeysan ayaa maanta Askar katirsan Ciidamada Dowlada KMG ee Soomaaliya waxa ee ku laayeen Isgooska Maana boolyo ee Degmada Shibis. Kooxo Hubeesan oo Bistoolado watay ayaa la sheegay in ee toogteen Askar katirsan Dowlada halkaasna ee ku dileen markii ee hubiyeen in ee wada geeriyoodeen goobta iskaga baxsaday sida dad goob joogayaal ah sheegeen. [...]

April 29th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

<

Recently Commented

  • M.H.Buraleh: EU helping one clan against all Somalia sure counter productive, exploitative, colonial divide games,...
  • Idoor liqe: Daarood inuu soo noqdaa Nagu sii Darane !!!!!
  • Idoor liqe: Caqli canbuulo = OOOO Awoowgii baan gabyi jirin saawaba ISAGA !!!!!!.
  • DHeere power: Salut Dr. Ali issa Abdi our Hero and also Somali Hero. What a great man with great Vision. Somalia...
  • DHeere power: Maaha xadhig waa AFDUUB jamhad beeleed budhcad ah samaysay. Reer Khatumo state of Somalia waa inay...