|

Yaa ka qaybgalay Dastuurkii Faroolle ee Garoowe, waa kuma Isimka Fadhiyey ee Dhulbahante?,{Sawir}

Waxaa doraad la ansixiyey dastuur uu Faroole sheegay inuu ku dhaqi doono beesha Majeerteen, taasoo inta badan beelaha Majeerteen ka soo horjeesteen marka laga reebo Ciise Maxamuud hadaba Boqor Abdullaahi Ahmed Cali,{Dabagooye}, ayaa noqday Madaxdhaqameedka keliya ee shirkaas ka tegay Golaha sare ee dhaqanka Dhulbahante.

 

Jawaabta arintaas waxaan u dhaafayaa Akhristayaasha, sawirkiina waakan.

 

Horufadhi.com

 

 

Short URL: http://horufadhi.com/?p=15246

Posted by on Apr 20 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

71 Comments for “Yaa ka qaybgalay Dastuurkii Faroolle ee Garoowe, waa kuma Isimka Fadhiyey ee Dhulbahante?,{Sawir}”

  1. DHeere khatumo Power

    Halkan ka daawo sida maamulka Somaliland u bahdilay majedhen iyo bintland lol
    Maangaabnimada majedhen haka saarto snm waa walalahayo kkkkkkkkkkkkkkkk
    http://boramanews.com/index.php?option=com_content&view=article&id=3375&catid=66&Itemid=117

  2. w.m.s
    sawdiga markaad isku dhex yaacdo aad dumarka weliba si xun u caayi jirtey alaa kariim khaatumo se in dumarka wax looga ururuuriyaa uga sharaf badan in ay tuugo iyo budhcad badeed wax ku hesho iyo sun ay bad iyo berri ku aasto oo lacag ku hesho

  3. asc
    waa in ninkaa beesha hayaag ee dhulbahante baaq cad ka soo saartaa weliba caaqilada hayaag waa in ay shir jaraa id qabtaan oo ay sheegaan in ninkaas dabagooye uu dan uu isagu leeyahay meesha u tegey ayna talaabo ku haboon ka qaadaan

  4. wiil maxamuud salebaan

    wadani

    gabadhu xaq ayey uledahay haday qoraalkayga ka jawaabto inaan mideeda ka jawaabo as long aysan caytameen anaguna dumarka ma cayno siyasada maantana rag iyo dumarba wey ku jiraan weyna usiman yihiiin mideeda kale khatuumo waxaba iska leh dumarka qurbo joogta ee lacagta laga sooo aruuriyo ayey ku dhisan tahay marka waa ok gabdhuhu inay fadhi ku dirirka kusoo biraan

  5. haku daalina khaatumo habaar lagu kariwaayeee, dadka danahooda iskaga luminaya inay khaatumo kala furfuraan waxaan u sheegayaa dawladaani inay socotay soo nalaabandoonin, ee inta goori goortahay cawrida iyo gafka halaga daayo,
    nin hunguri kaa qaday waa nin seefi kaaqaaday.kk

  6. W.m.s iyo garowe

    waxaad la doodaysaan waa gabadh miyaydaan xishoonayn kkkkkkkkkkkkkkk mise dhaqankiina weeye in haweenka la tuuteeyo(laysugu tago)kkkkkkkkkk war wuxu maxay ahaayeen,nina libaax baatahay 1000nin oo reer bari ah waadka adagtahay

  7. salaan ka dib odaygan wax raada kuma samayn doono sharafta oday dhaqameedyada khaatumo laakiin sharaftiisii buu iska xayuubiyey,hayskala joogo faroole reerkuu u ahaa boqorkana waxaan ka dalbanayaa inay si degdega u samaystaan boqor cusub waayo maanta laga bilaabo banaankuu ka joogaa golaha dhaqanka daraawiisheed(khaatumo),xaaraam bay ka tahay inuu shir qaranka khaatumo loogu talinayo dhex fadhiisto waayo wuxuu u jaajuusayaa (faroole)…..AMAANADII SHACABKA WUU KHAYAAMAY KHAAYUNU SHACAB.

    • khatumo state citizen

      hagajie
      nacam!
      waa runtaa
      waa in sharci adag laga soo saaraa wixii ka horyimaada rabitaanka
      shacabka SSC, isim iyo hooge midna wax ba nagama khuseeyaan.

  8. Salaama caleykum. Salaaan ka dib waxen ka baqayaa dhulbahante sida uu u socdo in isimada ay birihii police ku xiraan si ay ula socdaan dhaq dhaqaaqooda Irir laaye

  9. DHeere khatumo Power

    Habar dhaliweydey aleelo ku waalatay kkkkkkkkkkk
    Duqa Afwaliinje-faroole ilaa markii la sameeyey Khatumo state waxa ku dhacay Walac sida ay shegayan dad badan oo ka agdhow in Afwaliinje caafimadkisu aad u liita waxa la cadeeyey inuu hurdo seexan qarow,walaahow,xusuus la.aan iwm
    wuxuu qaada kiniinka Depression of Khatumo.
    waxaa daliil u ah dadkan uusoo urursaday waa kuwii cadayada iibin jirey garowe !!
    Afwaliinje marku meesha yimi baa ka shegey waa Dictatorhantidii ummada ayu boobay isaga iyo wiilashisa Xaran-kunaaxyo mena tegayo ilaa sidii Qadafi loo deldelo mategayo oo la iska dhiciyo.
    Long life Khatumo power.

  10. DHeere khatumo Power

    Hargeysa waaheen.com: Fu’aad Oo waraysi dheer bixiyay ayaa ku sheegay waraysigiisa inuu quus kataaganyahay wixii Uu 20sano aaminsanaa xaqiiqsadayna inay Riya ahayd,waxa uu hadalkiisii ku sheegay Dhulbahante Khaatumo ayuu samaystay 13garaad,80Caaqil, 40P.H.D(Professor) iyo dhamaan qaybaha bulshada sida Culimada,Dumarka,Dhalinyarada iyo Caruurta ayaa ka tashaday Oo ku dhawaaqay Khaatumo maaha wax cidi iska tidhi waxaana isku raacay khaatumo 99% dadkii Dhulbahante.

    halaga soo qaado Ciidamada ayaan marar badan ku idhi Siilaanyo maantase tabasho way dhaaftay ayuu yidhi

  11. HAYE WAA MAXAY DASTUURKAN IYO WAXAN AAD KA SHEEKAYNAYSAA, SOWKA SHARIIF YIDHI SOMALIA HAL DASTUUR OO HAWIYE KU KAAJO AYEY YEELANEYSAA, MIDDA KALE REER KASTUUMO MEEYEY XORAYNTII LAYDIIN XILSAARAY LAASKII IIDOOR WAA BANEEYAYEKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

  12. kkkk war ki farole anigu afwajijo ayan uqanaye ila hada ma rer ssc ayu kamarla,yahay

  13. kkkkkkkkkkkkkkk dadka aanu TAXI RETUNKA KU XARAYSANO NOO DAAYA (MIYAAD ARAGTEEN QOF MAJEERTEENA OO LEH ,WALAALAHAYO DHULBAHANTE MA JIRO,)WAXAAN ANAGA YAR IYO WAYN WAANU ISRAACSANAHAY,LAKIN DHULBAHANTE—KHADIYADOODU WAA HUNGURI IYAGA IYO CAGDHEER HHHHH MADAXDA HALAGA DANBEEYO

  14. HHHHH MAXAA LA WAAL WAALANAYSAAN DHULBAHANTOW.ILAA AAKHIRO LAGA TAGAYO ANAA IDIIN TALIN KKKKKK FAROOLE,GUUL(WUXUU JIRI ODAYASHA DH,EE GAAJADU DISHAY IGAMA MAARMAAN ,WIILASHIINA YAR-YAR EE QURBAHA JOOGA ISKA AAMUSA

  15. niic m. saleebaan waar reer khaatumo ha ku daalin ninka laga xoogay degaanka khaatumo ee buugiisa ku qoray waa cabdilaahi yuusuf waa taariikh qoran degaankayaguna siyaasad iyo gorgortan snm iyo ssdf geli maayo mar dambe ssdf wax kale snm hawga tanaasusho degaanka khaatumo dadkiisaa wax laga waydiinayaa faroole ha xoreeyo sanaag bari oo snm haysato laasqorey mooyee waana siyaasad snm iyo ssdf ku heshiiyeen in degaanada harti waqooyi ay ssdf uga tanaasusho snm waxba madaxda iyo isimada khaatumo ha wadwadin cadaab bay ka doorteen ssdf munaafaqnimadeeda khaatumo state of soomaaliya iyadaa degaankeeda ka taliya aayihiisa iyadaana wax laga waydiiyaa hadalkii kaloo dhami waa hal bacaad lagu lisay

  16. Hadoor ssc
    war maxa kaaga khaatumo kamasayrayow ma wax kale oo aad sheegataa wayday khaatumo iyadaa ikhiyaarkeeda leh mar adiga iyo idoor wadahal indinlamgalayso ee; waxaan layaabanahay kooxda faroole manlagu falay maxay lawaalanayaa. Mar horana waxaan maqlayey waa dalxiisayaan dee hadaad ubaahan tahay inaad dalxiiso. Watagikartaa. balse xaamasada waxa mahelaysaani war iskuxishooda oo mar uun hagardaamada dhubahante kadda.

  17. war heedhe hayaag , ina daba gooye meel ma saari la ‘yihin, alxamdulahi ilaah baa mahad leh hadii mar 14 isim hak isim naga jooga garowe intee kalena ay busy ku yihin danteena waa ilaah mahadii, lkn dabagooye waa oday asaasaqay oo xitaa ceegaag ma tagi karo waa oday ay u dhamatay kkkkkkkkkkkkkk marka gunadiisi ha iska qaata hotelka garowe halaga bixiyo ee faraha ka qaada kkkkkkkkkk ceeb badnaa wallee ceebto waxay ku soo laban dadka uu boqorka u yahay

  18. wiil maxamuud salebaan

    wasirrka arimaha dibada ee jabhada snm oo shegay in ayaga iyo khatumo wada hadal hose usocdo http://www.youtube.com/watch?v=QMWKwOXc_1g

  19. darwiish
    war waan yaabee reerku mariyooy kujiraan war foroole dee dhulbahate mahee waxna idunku darsanmayno maad wadadhalashada ka xigtaanoo nadasaan walaalayaawo maxaad noo dabajootaan sow gardaroma ah wixii aad noo maagaysaaba ilayn wax aad leedihiin ma hasano ee nadaa ya dibaa kagardoontaane dulmiga aad isku raacsantihiin. khaatumo vive ever.

  20. ssc
    faroole xagee bugta ilay reerkhaatumo iyagaa dhulkooda lahe waxna kama dhexeeyaan horta miyaad riyoonaysaa maandhow cali khaliif dhulka khaatumo isagaalahe. faroole ma wuxuu kalagarn waayen labda reer see maandhow wax ujiraan.

  21. wiil maxamuud salebaan

    mamulka dalxiiska ah ee khatumo looma sameen indal lagusoo celiyo ee waxaa losamestay in mamulka pland lagu mucarado inti hawiyaha utagan ku yirahdan pland sadbursi bey wadaan iyo wadankii bey dhacayaan marka faroole waa inaad meel saarta mamulka dalxiska iyo hotel jifka ah

  22. ssc
    waayahay siyaasad barugu ma in aan wax cado oon laguu jawabin miyaarabtaa.war waxaan iisheegaso margaranoyo ahe tolnimo kaamo rabeer oo waan ku ogahay diidany inaanu wax lawadaagno bariye sidaad ku raali ahow.
    khaatumo guuuuulkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  23. wiil maxamuud salebaan

    faroole xaq ma uleyahay inuu iska dhiciyo mamulka dalxiiska khatuumo?

    Cabdi Axmed Shire “Xisbiyadaan iska soo daba dhacaya waxaan leeyahay wadankii nin Faroole la yiraa ayaa la degi rabee ka qabta”

    Cabdi Axmed Shire oo ka mid ah dowlad goboleedka Khaatumo state sida uu sheegay, ayaa ku tilmaamay wax aan la qaadan karin in madaxweynaha dowladda federaalka Sheekh Shariif u gacan baneeyo diyaarinta & taabagelinta dastuurka cusub ee loo sameynayo dowladda Soomaaliya madaxweynaha Puntland C/raxmaan Faroole, wuxuuna Cabdi Axmed sheegay in Faroole uu yahay madaxweynaha gobolka Majeerteeniya oo aanu metelin beelaha kale ee dega gobolada xuduuda la leh Somaliland, wuxuuna u soo jeediyey hay’adaha dowladda in ay ay ku baraarugaan arrimaha xasaasiga ah ee ku saabsan masiirka ummadda

    Go’aan ka gaarista dastuurka cusub ma ahan oo keliya arrin u taal dowladda Soomaaliya balse waa door u furan maamulada ka jira gobolada dalka, cuqaasha, issimada, aqoonyahanada & cid kasta oo aqoon la bidayo” ayuu yiri Cabdi Axmed Shire oo ku sugan Nairobi-Kenya, wuxuuna intaa ku daray in dowladdu Soomaaliya ay waajib ku tahay in ay ilgaar ah ku eegto sedbursiga Puntland.

    “Faroole waxaa isaga qaldan dastuurka Puntland & kan Soomaaliya” ayuu yiri Cabdi Axmed, wuxuuna xusay in go’aan ka gaarista qodobada muhiimka ah ee taabaneysa masiirka ummadda in ay marka hore si fiican loo rog-rogo oo aan lagu kadsoomin.

    “Sheekh Shariif ma fahmin wax la yiraa Qaranimo, haddii uu fahmay oo uu sidaa u dhaqmayana waxaan leeyahay waa daalim, qaladaadkii hore ee uu ku dhacay ayuu ilaa haatan wax ku qaadan la’yahay” ayuu yiri Cabdi Axmed, wuxuuna u soo jeediyey inta aanu keligiis is gowricin inuu ku baraarugo xaqiiqda.

    “Sheekh Shariif intaanu keligii is gowricin waa inuu hurdada ka kacaa, oo aanu ummadda Soomaaliyeed dhaxalsiin dastuur xamaarsan hoog & halaag cusub oo ummadda Soomaaliyeed la geliyo” ayuu yiri Cabdi.

    “Wadahadaladda ay dowladdu la yeelaneyso maamulka Somaliland waa in ay noqdaan wadahadalo cad oo aan mugdi ku jirin, dowladdu haddii ay ogoshahay madax-banaanida Somaliland waa in ay caddeysaa, haddii dowladdu ay la kulmeyso Somaliland waa in marka hore Somaliland ay ka soo hartaa meesha ay leedahay Soomaaliya waan ka go’nay, wefdiga la leeyahay Puntland baa hogaamineysa waa gef” ayuu yiri Cabdi Axmed wuxuuna xusay in Puntland ay Soomaalida kale ula mid tahay Somaliland oo haddii xuduudaha la xisaabinayo dadka xaqa u leh in ay wadahadaladaasi dowladda uga qeybgalaan ay tahay maamulka Khaatumo state.

  24. wiil maxamuud salebaan

    nina kkk labo garaad jamac waa siyasiyiin belahoodina uma taliyaan ee waxay ku waregaan buhoodle iyo taleex ragoodi waxay ushaqeyaan silaanyo iyo xaabsade faroole iyo galaydh waxaa maanta siyasada somaliya qayb weyn ka ah waa faroole waana ninka fashiliyey wada hadalkiii sland iyo somalia ee aqoonsiga lagu radinayey laguna gor gortamayo dhulkini galaydh waa ninka bbc ka calcalayey waxaana lagu xantaa inuu sland aadi laha haduu kursi ka helayo lol

  25. wiil maxamuud salebaan

    janada ssc

    hawiye maxaa ku galay waa maxay xaarka aad ku kaftamesid qoraladi aad iski qori jirteen qoladan idoor miya ila soo gashay halagula kaftame qoraalka cayda kasaar tolku siyasad bey isku hayaan ee dagaal ma jiro

  26. darwiishwar reerkhaatumo tashadee dadoow ha ku dabadaalinay xumaale cali khaliif cina waxaay leedaahay mamaamulayeed dadkiisii weeyye kuwa uu maamulayaa. farha kalabaxa ceebta aad reerkhaatumo kagalaysaa hadaad waxgarad idinku jiro walaalayaaloow. dadka reer khaatumo isgaytalada ugadanbayanaa. xasadka is ka daa yaa.

  27. ssc
    margaranayo balse waxaan u malaynayaa in aay kaxunyihiin waxa reer khaatumo oowalaalkooda aanay rabin balse yaa ujoojinya hana dabacarareene iskadaa waa walaalkeed oo ilaahay saa kadhigaye.

  28. khattumo
    war yaaya ninmankan maxaa waalay baa layishi ilayn reer khaatumo is kagabaxyay maxay udabasocdaan walayab warking balse anuwaydiidyaamaxay doonayaan oo kamaqan khaatumo guuuuuuuuuuuuuuuul kanaxaw nafta waa.

  29. wiil xaar saleebaan
    daciifnimadaadii ma waxay gaadhey in jifiyo hoose oo Khaatumo ah aad ku war wareegto?? kkkk sheekadan waxay isoo xasuusisey arinkii Pro Cali Khaliif ka shanqadhiyey ee uu yidhi Faroole wuxuu ku qadhaaban jirey ” Hade Faarax iyo Maxamuud lama heshiisiin karo” kkkkkkkk alleylehee wuu u helay sheekadii waagaas u shaqeyn jirtayna iminka iskaba soo af xidhantay

  30. w.m.s
    adeer bahararsame waa fahmi karaa inaad garaadkooda la xintantid ama ha dareemeen ama yay dareemin waa boqotooyadayadii dhulbahante oo ilaa 28 garaad soo jirtay hadalkaaguna wax yeeli maayo ogow j/s iyo baharasame iyo ugaadhyahan iyo reer hagar iyo dhulbahantoo dhami kuli maanta waa khaatumo state of soomaaliya waa la soo dhaafay xiligii adeerkaa faroole odhan jiray hade faarax iyo maxmuud baan heshiinayn dhulbahantena haday garab ka heleen walaalahood reer gaalkacyo labadeeda qaybood waa adoo kale ka ka daba imanayaa waxa rag aadan gaadhin isu qabtaan tanaad leedahay shaqaale buuhoodlaa mushahaaro qaata waar xisaab mushahaaro ka wayn oo degaan dhan 13 laga dhacay baa p/land ku maqan meeday taasi alaa kariim

  31. madaxda yaan la canjara fayn , waa madax dhaqameed reer slnd ah oo hunguri naga qaadaye cayda ka daaya maalinba ninkii waaqica fahmaad tiraahdaan nama metelo kkkkkkkk horaan idiinku sheegay lama huraan wa acaws jiilaaah

  32. nina saacadihii waawaynaabay xagayag gashay shaxduna caawa xagaa ha inoojoogto khayrbaana idiinrajaynayaa
    @ wiilkaagaa anigu oday qarniyahore dhintay oo tacsi iyo inaan faataxada umaro igamudan kuuguyeerimayee dhawrjeer oo horana waan kaacodsaday magacaa soobadal baanku iri waadna igayara dhaga adaygtay tan buuhoodle hadaan waxyar kaa iraahdo waalaa shugran calaawaajib xaqbayna uleeyihiin wax aad adigu halkaan kaga goolaaftantid ma aha ee pls codsigayga iitixgali adiga oomahadsan

  33. w.m.s
    nin ka masayrsan khaatumo oo xaasidaya uun baan kaa soo qaaday ayaamahan raafkii waan joojiyoo hadafkaygii waan gaadhay ishii buktaay ku bikaacso cudurka xaasidnimadu dawo maleh ilaahay ha idiinka gargaaro cayduna waaba u dawo reer khaatumo oo waa midaysaa waana sii adkaysaa kkkkkkkkk

  34. wiil maxamuud salebaan

    nina kk meesha hadalka ula jeedid waan fahmi kara radio fm xamar la idnka siiyey baa modeen inaad gooni wax uhesheen kkkk dhaqalihi pland waxaa qaata buhoodle
    cidamada reer buhoodle si toos ah ayey mushahar uga qataaniyo takulo waxayna dhaqale ka helaan dhinaca pland iyo belaha rer mudug madama dhinaca snm dagaal uga furan yahay deked iyo airportna aysan leheen ana niman iska dhiciyey runtii snm afkana ciid udaray lakin wala yaqaana beesha dhuloos ee lamagac baxday ma dareemin kkkk soo afka kama qaracin lol

  35. garoowe
    waa aniga qofka hadalada qaar kaa ilaalinaya waar ta ina dhex taal soomaali oo dhan baa ku qosol gariirta oo ka yaabsan mise saas uma ogid any way dee qof walba qumanihiisaa qoorta u sudhan lkn taariikh baa qorantay

  36. w.m.s
    kkkkkk kaba soo qaad in waxaad sheegayso lagu dhusay maanta kampaluu joogaa waana maamul dkm qaybtiisii u aqoonsatay oo maamulada jira ka mid ah kkkkkk taasaana important noo ah waxaanse ku waydiiyey suaal maxaa daka khaatumo ayuuto gaadhsiiyey miyayan dhaqaalaha p/land u qornaa ayan wax ku lahayn awal kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  37. nina
    dee runtaad kuqoslaysaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk aadbaanu kaaga ama idiinka ilaalinaynaa hadalada qaar idina xataa halqor ooleh waar horufadhi.com arinka waxkabadala oo beesha magaceeda dhiga la idinkuma arko oo waadba kuraaxaysataan qaarbaaba caydayada iyo il haanadayada aadmoodaa in ay janadakutagayaan kkkkkkkkkkkkkkk

  38. garoowe
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkwalaahay si dhab ah baan u qoslay

  39. wiil maxamuud salebaan

    mamul lagu dhisay qaranka single mama da iyo ayuutada imusuu shaqayn karaa ?

    waa iga su aal no cay

    • khatumo state citizen

      wiil ciise riyoole
      kiinuba intaas oo welib kuwa alcoholist qurbaha iyo budhcad badeeda lagu daray baad ku shawaysaan!!!!.
      nin aan ku aqoon u sheekee.

  40. wiil maxamuud salebaan

    nina ind kkkkk maxaa tiri khatuumo waa mamulka ugu wax qabadka badaan kkkkkkkkkk anyway ind xin ma jiree qoraalka kore aqri hadii laga waayo majerteen ama faroole waxa shegeysa run hadii kale adiga walan meel aydan m j ku mageen anigu waxba kuma soo qoro adiguse waxaa tahay bah hararsame oo dulaal ka noqday dhulbahante lol

  41. nina inta webkaan commka ka dhiibata inta ugu caqligabadan baan kugutirinayey laakiin hada waxaad isugu dhurateen horufadhi.com snm taan aadnugu xuuxinaysid ma anagaaba naqaanba waxaan aaminsanahay meesha reer tolkay dariskakalayahay hadaankala ahaanlahaa in ay sutida qabsanlahaayeen idab bayna lahaanlahaayeen waayo jaanis in ay nin mj ah iskasoohormariyaanba madhacdeen cunana umadoonteen ee xaji ina adeer adaameesha farakaayaalaane ilaa cali khaliif baa farakayaalaane kkkkkkkk

  42. wadani
    walaal dooxa mudug oo smal letters uu ku qoro wa nin snm ah oo qaata magacaa si loo moodo reer mudug

  43. Sheeko xariirta inoo wada ilmo faroole iyo ilmo bureeqow kkkkkkkkkkkkkkk

  44. w.m.s
    maamulka khaatumo isagoo 90 cisho jira ayuu xag dagaal siyaasad, gadid magac, iyo cilaaqado ay soomali kale la xidhaan siyaasad dibadeed iyo most impotant one oo ah inuu tuubooyinkii ilaha dhaqaalaha uu khaatumo xaqeedii u soo dhiciyey buu sameeyey waa maamul goboleedka ugu wax qabadka badan marka la eego intuu jirokkkkk maanagaaba wakhti haysana mise khaatumo inay l/caanood soo ceshato inay u dhalatay uun baad mooday laasku waa khaatumada damaashaadka boowe lkn what you know sida snm uun baad inaad nala xintantaan ood na xaasidaan ay idinkaga dhegtayekkkkkkkkk

  45. Doxa mudug
    adigu diiq waadka caqli xuntahay dawacana waadka qosolbadantahay jinacna waadka urbadantahay,tukena waadka fulaysantahay in umad loo caayo dartaana ma mudnid

  46. garowe
    kkkkkk waar dee faroole inuu adeerkaa yahay kuuma diidin oo halhaysbaanba kuugu soo qaaday ee ujeedadaydu waa inaad isku dhaqan ka tihiin xaga snm ood noqotaan hortooda afkiibaa juuqda gabay kkkkkkkkkkkkkkkkk

  47. wiil maxamuud salebaan

    kkkkkkkkk cidaan faroole imtixaan ayuu ku noqday 30 website ayey ufurteen lol mideeda kale khatumo maxay soo kordhisay aan eheen in habeenba hoteel la seexdo shaqada talxiiska awalba waxaa qabilsana xaglatoosiye galaydh ayaa badelay ll

    • khatumo state citizen

      M.SALEEBAAN
      maxaa faroole fool xume imtixaan uu ka ogyahay adiguu tusaale kuu
      yahay in aadan nin kaa dhaama aanu kaa dhalane.
      mr galaydh iyo af-walinje ha is barbar dhigin waxay kala yihiin sidii
      AAR LIBAAX iyo ey’.

  48. wadani
    ishaadkariday inkastoo aysan garashada intaasle,eg lahayn oo ay qabiilkaga dhagtay
    nina ina adeer sida uu cali khaliif adeerkaa uyahay ayuu ana faroole adeerkay uyahay waasidaad hadalka udhigtaye kkkkkkkkkkkkkk

  49. darwiish
    muxuu yidhi yar ka majeertee managaa naloosheegaa in camay baajooga waa waligiiba muxuu idin kukordhiyaa oo uu haysaa madhubahante buu wax kayahaba waad wararteeni hanguwaalanin. nimankan shaqatag dee waadanahood, by brotherkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  50. To horufadhi.com iyo warbaahinta kale ee reer khaatumo waxaan idiinka digayaa inaad isticmaashaan magacyada qabaa.ilka hareeraha inaga xiga marka aadka hadlaysaan mamulada ka jira deegaanada qabaailkaasi dagaan ogow qabyaalada isaaq iyo majeerten ku tusta berina dhulbahante dhexdiisay ku tusaysaa , isticmaala mamulka budhcadbadeeda farole, jabhada hargeysa,kooxda somalidiidka iwm,because waxaan qabaa inan qabiilo is hayaa jirin balse siyaasadi iyo dano dhexyaalan

  51. garoowe
    wuxuu mintid ku yahay hadalka ka soo baxa reer khaatumo dooxa mudug oo magaciisa ku qadhaabanaya xtaa odhan maayo waar noo dhig magaca like father like son waa adeerkii farooloo halkaa soo taagan aan jawaab u celin siilaanyo cajiib garoowow warqadii yarayd ee dastuurka bugta ah laydinku feegaatay lagaga daba teg odayadii cadaanka ahaa ee faroole u gaystay jawaabtana ayaan dhaw sug war jiraaba cakaaruu imane

  52. ssc
    war miyaanu yar ku waxan odayn maxaan nagagalay majeertee iyo dastuurkiisa sow ogaga in shulbahante inlayidhaaho maxaa kaakhaldamay maadhi goomaa latagay warkaa iyo hartibaan nahay. war iska ilow isanbaajoogay iyo waxaan wado looma jeedee take you chancekkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    khaatumoguuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul

  53. garoowe ,
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    waad ku sintay walee ninka horufadhi labaxay ahahahahaha malahaa waaba kii qorayay bahasha beenta ah a
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    puntland4ever

  54. aanina cad
    war waxaan dastuurkuu sheegayaa maxaanagagalay anagu khaamuto baan dhisanay yuu lahadlaa damiir laawa majeertee managaa wax wadaagna. idi doonay mayna even if aadwaxwalbasheegtaan ee waan ognahay mejeertee wangaana kasugimayno iyo walaalnim toona.leave us along

  55. @horufadhi.com
    walee inaad mareegtaan aad magaceeda wadatid kubanaantahay hadadan qoraagii bahashaba ahayn kkkkkkkkkkkkk nin iyo hadalkiis is leh horaa looyiri kkkkkkkkkkkkkkkkk

  56. Boqor cabdilahi axmed cali,garaad abshir saalax iyo suldaanka mida reer buhodle magacisi wan hilmamaye dastuurka faroole way ka qaybqaateen,waana nasiib daro in lays khayaamayo iyadoo shalay laysu dhaartay, marka waxaan dhihi lahaa siyaasad waa in lalayimaado dhulbahante iyo garaadadan aan la ordaynaa wax ay soo kordhinayaan majirto ayagaaba jilaafaynaya waxii lagu balamay oo ahaa khaatumo state in lawada ilaasho,

  57. khaatumo
    war midka toosay ee hadaaqaya waxaan usheegaynaa majeertee mardaba waxnagadhaxaynayaa marjiraan ee haguwaalinina harti iyo hooyadiiba wasiin gunbaatihiin hartiba mawadanihinay indaad wuxuushyahay. angaa idindeednay waligayana aan wax daba inaga dhaxaynane,khaatumo guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul garaadxuma hadhinto siidii hooyadii.

  58. kk oo anagaba intaa inle,eg aya nooga qaybgashay dastuurkee ma awalbaa la isusoowada raacilahaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  59. Ina Xariir Dabagooye kkkkkkkkkkkkk alleylehee in tolkey midoobay oo isimadii barxada Garoowe yaaci jirey ay maanta Khaatumeysan yihiin una daba fadhiyaan talada maamulkooda Khaatumo iyo aqoon yahan kaba waa alxamdu lilaah.

    Garowe maxaa tidhi ina Camey iyo 120 xubnood? kkkkkkk alla yaa ila qosla alleylehe maantaad qirateen inaad Dhulbahante weyne ka haysaan ina Camey iyo ina Dabagooye oo labaduba wax mansab dhaqan iyo mid siyaasad toona aysan u hayn beelaha Khaatumo.

    Allow dhowr Khaatumo
    GUUUL GUUUL GUUL

  60. khatumo
    waxaan salaamayaa dhimaan bahwaynta reer khaatumo ioy warbaahinteeda guud gaar ahaan hourfadhi, allssciyoboocame,realtaleex aslaamucalaykum all of you. waxaan la yaabanahay dadka majeerteen u adeegaya ma waxay noqdeen majeerteen oo waxay badasheen sinjigoodiid wa xoogaa lacaga. war maaxaa loo qaadiwaayey dhuuni qaatasha magaca dadka huwan ee jaqafada sita ee magacii dhubahante qaqaydhiinka kucunata waa inan u sheegnaa manihin majeertee waxaana nagama galin nin kas oo udeegana waa inaad dhiliyaroow dhaxakala hortagtaan oo meekasta sawir foolxun kasaamaysaa odaygan iyo cudur camay. markay ku soo noqdaan magaalada kushiida gurigiis meeye dhilintii reer buuhoodle ee sharafta badan huwaanaa hadaanunahay qorbajootana aanu abaal weyn u hayno dhamaan reer canymeed walaalayaalow waxa kaqabata nimankan.

  61. khatumo
    waxaan salaamayaa dhimaan bahwaynta reer khaatumo ioy warbaahinteeda guud gaar ahaan hourfadhi, allssciyoboocame,realtaleex aslaamucalaykum all of you. waxaan la yaabanahay dadka majeerteen u adeegaya ma waxay noqdeen majeerteen oo waxay badasheen sinjigoodiid wa xoogaa lacaga. war maaxaa loo qaadiwaayey dhuuni qaatasha magaca dadka huwan ee jaqafada sita ee magacii dhubahante qaqaydhiinka kucunata waa inan u sheegnaa manihin majeertee waxaana nagama galin nin kas oo udeegana waa inaad dhiliyaroow dhaxakala hortagtaan oo meekasta sawir foolxun kasaamaysaa odaygan iyo cudur camay. markay ku soo noqdaan magaalada kushiida gurigiis meeye dhilintii reer buuhoodle ee sharafta badan huwaanaa hadaanunahay qorbajootana aanu abaal weyn u hayno dhamaan reer canymeed walaalayaalow waxa kaqabata nimankan.

    • asc wwrb dhamaantiinba waad salaamantihiin ta labaad horta maanta cidmatesha dhulbahante ma aanay joogin meeshaas ta labaad cidii dadku ogolyahay inay matelaan uun baa metesha magac looma baahan ina camay iyo kuwa kale ee quusta la istaagay dee inader waa hindi dhulbahante garaaado cuqaal aqoonyahan buu leeyahay intaasiba waxay isku raacsantahay khaatumo wax walbana majoorati baa laga eegaa taasi waa wax aan muran lahayn talabaad dhalinta meesha ka hadlaysa ee dhulbahante waxaan leeyahay gefku waa ceeb inana majeclin in la inagi gefo adna hajeclaan inaad cid ku gefto ragu waa kaftamayaa waa is ataagayaa xag siyaasadeed iyo sikaleba qofka hor ufadhi ugu qorantahay iska hadal jileeca iyo dhulbahante caydiisa ragaaga waa lawataa ama ha xumaado ama ha wacnaado waa adiga qayb kaamida markaa fadlan ha caayina qabiilkeena balse wadooyinkale baynu umaraynaa oo aan ku xumayno kuna tusno khaladkooda majeerteena ha caayina waayo iyaba kuma caayayaan rahuna meela kuma kala maarmo wa bilaahi tawfiiq

  62. kkkkkkkkk ma intaasaad iskuqancinaysaan kuwakaloo miisaan wayn beeshakileh ayaa tagay sida laandheerihii ahaa ina xaaji cumar cam,ay iyo erga ko kooban 120 xubnood marka been lafadhiyeey.com tastuurku waa inaga dhexeeyaa tirada mj iyo dhulbahante u ansixinaysay waa is le,ekaayeen kadaaya dadka beenta

    • khatumo state citizen

      ina faroole/garowe
      waa soo haboowday boowe!
      iska hadal ka waa laydinku yaqaan, ciise–riyoole, faroole ayaa inaadeerkaa ah
      oo ku ceebeeyey in sidii habro shaah ama casariye kuwo kale ku xamanaya
      loo tadhaaciyo!.
      waar naacda iyo dhabayacanimada meel la fadhiiso.
      oday yar oo habaabay dhulbahante waxba u noqon maayee. horaa loo yidhi
      ‘HANGARAAC, LUG QUDHA UMA DHUTIYO’.
      Laakiin odaygan hayaag maxaa loo qaban la’yahay?.
      shalay bay lahaayeen, dumar iyo caruur baa lagu diray oo ku oriyey ee
      may ceshadaan dadkii u doortay in uu dhaqanka u metelo, mise hayaag
      waxay noqdeen dhabayaco????. CAJIIB!

  63. hadii intay dhan yihiin madaxdhaqameedka sare ee dhulbahante maanta nin kali ihi garoowe ka tegay waa alxamdulilaah taasi midnimada dhuloos uu daba fadhiistay maamulkooda khaatumo ayay ku tusaysaa bal hal isim faroole shir ha geystokkkkkkkkkkkkk

    • WIXII REER KHAATUMO AH EE SHIRKAA KA QAYBGALAY WAA DAMBIILAYAAL QARAN.

    • TA KALE IDINKOO IGA RAALIYAH SAWIRKA BIDIX MIYUUSAN XASAN BEDE AHAYN KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK……….. NACASNIMO KA XUN MAJIRTO MAANTA NINKA AFWALIIJE HORFADHIYA EE UU WAX U SHEEGAYO. NIMANKAA HALA TOOGTO SIDA UGU DHAQSAHA BADAN MAXAA YEELAY WAXBA LAMA NOOLA WAANA CEEBOOBEEN IF IYO AAKHIRABA.

Leave a Reply

Recently Commented

  • Gantaal: Kani waa diqon xun oo midgaan ah daarood kuba waa iska midgo aan birmagaydo lahayn shalay soo kii lahaa...
  • Jamal: Malina fan iyo fadh__fadh bay kastuumo national tv yada ku walaysa malinta xigtana cabad iyo catow bay lasoo...
  • AFElmi.: Horufadhiyow. U sheeg cali khaliif iyo kooxdiisa ee labada sano dadka beenta u akhrinayey ee lahaa dhulbaan...
  • Hassan: Waxaan dooney in aan idiin jawaabo hadana waxa ay ila noqotey in hadalku idinku khasaare yahey oo gabadhii...
  • Matan: mujahidin sanadguuradii xasuusta SNM oo laga xusay Laascaanod ee xarunta gobolka Sool ee SomaliLand....