|

Deg deg: Golaha sare ee Dhaqanka Khaatumo Oo Go’aan ka soo saaray Boqor Abdullaahi Dabagooye,{Akhriso}.

Horufadhi.co,

Golaha sare ee dhaqanka dhulbahante

Midaynta muruqa, maalka iyo maskaxda.

20/04/2012

Ku:Golayaasha Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed Ee Khaatumo.

Ku:Beesha Xuseen Siciid. (Hayaag)

Ku:Shacabka Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed Ee Khaatumo.

 

Ujeedo: Gudoon Gole.

                                     

Golaha sare ee dhaqanka Dhulbahante (GSD) wuxuu ku dhisan yahay, xubnuhuna kaga mid yihiin, go,aamo ay isla qaateen 13 ka xubnood ee goluhu ka kooban yahay. Go’aamadaa waxaa saldhig u ah qodobadii kasoo baxay shirwaynihii Khaatumo 2 ee ku qabsoomay magaalada taariikhiga ah ee taleex Golaha sare ee dhaqan kuna si wadajir ah ay ugudoomiyeen. Go,aamadaa waxaa ugu muhiimsanaa:

Ø  Samaynta dowlad goboleedka Khaatumo.

Ø  In Golaha sare ee dhaqanku ka mid yahay golayaasha D.Goboleed ka Khaatumo.

Ø  In laga baxay heshiisyadii  maamul iyo siyaasadeed ee lala galay maamulada Puntland iyo Somaliland.

Golaha sare ee dhaqanka Dhulbahante waxaa ka go’an ilaalinta midnimada Golaha sare iyo tan Khaatumo State of Somalia, midnimadaa oo lagu hayn karo heshiis iyo axdi si adag loo wada dhowro. Xubintii ku kacda talaabo jebinaysa axdiga GSD, wuxuu goluhu siinayaa mudo ay kaga noqoto mudarada ay fashay hadii xubintaasi ku sixi waydo khaladkeeda mudadaa waxay waayaysaa xubinimadeedii Golaha sare ee dhaqanka.

Hadaba waxaa nasiibdaro ah in xubin kamid ah Golaha sare ee dhaqanka (Boqor Cabdi Laahi axmed Cali.) uu kaqayb galay shir maamul goboleed kale kaga hadlayay arimo dastuur oo ugaara, goluhuna u igman, talaabdaas oo ka hor imaanaysa axdigii iyo heshiiskii GSD iyo tii maamul goboleedka Khaatumo.

Golaha sare ee dhaqanka Dhulbahante, kadib markay ka tashadeen talaabadaa uu qaaday boqorku, waxay isla qaateen gudoonkan:

1.   In la wargeliyo tolka Xuseen Siciid (Hayaag) jebinta Boqor cabdi Laahi ee heshiiskii uu kaga mid ahaa Golaha.

2.   In Boqorku mudo todoba maalmood ah kaga noqdo axdi jebinta uu sameeyay,una cadeeyo si ay ku qanacsan yihiin Golaha sare ee dhaqanka iyo golayaasha kale ee Khaatumo state of Somalia.

Waxaa Gudoonkan saxeexay xubnaha golaha sare ee dhaqanka dhulbahante

 

Email: golahadhaqanka@Gmail.Com

Short URL: http://horufadhi.com/?p=15283

Posted by on Apr 21 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

65 Comments for “Deg deg: Golaha sare ee Dhaqanka Khaatumo Oo Go’aan ka soo saaray Boqor Abdullaahi Dabagooye,{Akhriso}.”

  1. Labadan wacal ee garowe iyo edbiye jihadi ba ka dhuntay war walahay hadan garonka taleex dhamayno way idin dhamatay isaaq iyo majertenow halkasan hubka kaso dejinaynaa ,hadadaynan ka dib garowe iyo burco labaduba wa gacan
    ina dabagoye dabada geed laga geli wale ma libantid ina cameyna isimna maha caqilna maha garadkii guud ee besha axmed garad aya joga marka ina camey wa nin magalo ka dudow ya ku og

  2. hhhh WARYAARE MAXAAD ISLA WAAL WAALAYSAAN (KUWO KALE OO ISAGA KA WAA WEEYN AYAANU IIBSANAYNAA ,WAY SOO DHAMAATAY KHADIYAD LACAGBAA SHAQAYNAYASA )JAALOW HAWAREERIN,

  3. tol duloobey oday dooralaa loogu dowgalaye.
    maruunbay duqoowdii xumayd diricyo dhaafaane.
    baldayaaye RAG cadha duuban baa dib u guhaadoone

    this guy must bee fired from khaatumo consec of isimo.
    waa inaan loo aqoonsan ninkani inuu yahay boqor reer khaatumo.
    waa inayan 12 isin ee khaatumo ku dhawaaqaan inay yan ninkaas isin u aqoonsanayn. loona sheegaa reerka magacooda uu wato.

  4. waxaan ogaaday in dhuloos kala yihiin laba dabaqadood

    1 dabaqada sare oo ah garaadada wixii garaad ku abtirsadaaba waa dabaqada sare.
    2 ugaasyada hadaad maqashaan ugaas dhuloosa waa waraabe u taag isaga iyo qoladiisuba waana dabaqada hoose,

    hada waxaan diyaarinyaa degree culuumta culuumta dhaqanka dhuloosa.

  5. galool nacasyohow duufkalehi get lost hayaag waa dadka ugu sharaf badan reer khaatumo waanu ognahay waxaad tahay nacalaa isaaq iyo somaliland ba ku yaale

  6. DHeere khatumo Power

    Murti : Tol duloobey oday dooralaa loogu dowgalaye.
    maruunbay duqaydii xumayd diricyo dhaafaane.
    baldayaay rag cadho dhuuban baa dib u guhaadoone !

    Allah baa boqor ah caadil ah cidkalena lama wadaagi karto magaca
    Fuck dabo-gooye Fuck faroole Fuck siil-laanyo hit them bloody ass holes
    Dabo-goye He is f*cking traitor and he must be hanged.
    Long life Khatumo state.

  7. Daba gooye inuu hayaag yahay bay arkeen, bal car hala hadlaan Garaad Abshirkaa 24/7 leh hala kala diro, miskiin baa misgo la fuulo leh baan maqli jiray.

  8. waar ninkani maaha real boqor ee amiishaaradii afweyne. waan ka xumahay inay yidhaahdaan ka soo noqo waxay ahayd in dil laga xukumo deeganada khaatumo hii uu soo galana aragti lagu toogto. waayo cadowga koowaad ee khaatumo. waxay ahayd in tusaale laga dhigo.

    waayo? ninka isimka sheeganaya dhaartay ee axdi dad lagalay ee ka baxay waa maxay dembigiisu? i feel really sorry for our great people hayaag. he must be replaced and never be asked for anythings. he is irresponsible cawed

  9. DHeere khatumo Power

    Erayga hartida hadad maqashan waa majedhen muraad leh !
    mudo laga joogo dhowr bilood ayaa h.gidir galkacayo dhinaca dhabayacada hoobiye ku riden garonkana baad ka qaden kuwo magalada ila degan oo majedhen baa igu yidhi hadee walaale shalay kuwii xuma h.gidir baa harti soo weraray kkkkk
    waxay iga sugayen beerjilec lakin waxan ugu jawabey Beyterigii ma idin geliyen mid baa yidhi maya hadaba waxba weli waxba idinkumay samayn kkkkkkkkkkkk
    cadowgu waa labo nooc mid muuqda iyo mid qarsoon waxana xun kan qarsoon mj waa cadow qarsoon oo dhedig ah lugahana ku qabanaya kan kaso horjeda !
    Long life Khatumo.

  10. Majeerteen waxba nagama dhexeeyaan aan diinta islamka iyo somalinimo ahayn waxaa wanaagsan dadka u dhashay khatumo state ee garowe looga taagla yahay inaykala fahmaan cadowgooda iyo garabkooda puntland waa cadowgakoowad ee khatumo,dadka ay harti harti kaga dhegtayna caqli malaha

  11. Dhaqdhaqda badan danbaa dhaanta, Kastumo Site hada kabacdi waa in loogu yeeraa Maamul Websitedeed. Runtu waxa weeye Soomaaliya maanta waxaa ka jidha 2 Dowlad Gobaleed = Somaliland & Puntland…Inta kale waa Maamul Xafadeed iyo Maamul Websitedeed hehe

  12. kkkk diridhabaad ku dhalatay dhulbahantena wax kama ogide huunadaadaa iskala daaq mj tol maahee yay kuu dhuuman nifaaq iyo xasad iyo xin baa duleystey weligeedna rag maheshiinayaan majeerteen ,mareexaan baa duhur cad ay kala dhaqaaqeen absame ayay duhur cad kala dhaqaaeen layl kase ,warsangeli , daarood oo dhan ayay kala dhaqaaqeen wax kalena maaha waa dhedignimada ay u smaysan yihiin ragna lama heshiin karaan markaa inaadeer cayda mawanaagsana laakiin wax waa laiskaga celiyaa hadii lagu aflageedeeyo…..khatumo hanoolaato weligeed

  13. khaalid dirirdhaba
    inaadeer p/land nidaam bay leedahay oo u dab fadhiistaa arinkooda nidaamkaasina khaatumo inuu hog dheer ku riduu rabaa markaa waa ayo tolkan aad na daba wado eed xeerinayso nidaamka p/land siyaasad buu khaatumo kula dagaalamayaa labadii shacabna mid walbaa nidaamkiisuu daba faylay markaa waa adag tahay in halka la kala guro shacab iyo siyaasadii iyadoonu intaa sheegno inaanu maamulka p/land aanu u jeedno lkn suaashu waa maxay nidaamka iyo shacabka p/land kala yihiin? hadayse kala duwan yihii maxay faroole oo maamulka madax ka ah u qaban waayeen oo u xeerin waayeen in khaatumo uusan ku xad kudbin? miyaanay shacabku faroole dooran oo awood la hadal ku lahayn?maxay faroole khaatumo ugu daawanayaan? intaadan halkan DHEERE KHAATUMO iyo shacabka kale aadan ku aflagaadayn suaalahaa is waydii waydiina dadka mj eed la dhaqanto mj ilaa hada hagardaamada maamulkooda iskama fogayn si cad waa u aamuseen hana aflagaadayn dadkaaga oo ha noqon yaqaan dhibe

  14. madh kasta waxaas ayuunbaa nacaa inkirta e derga cafwan saaxibkan ka cabanaya meelka dhaca qabilka dhulbahante dagaal majerten kuma socdo walalo kuwan caytamaana wa dad miyiga gelasha lagu ilaaliyo ka tookhaya mahan zetisan tolow xalqata dhamantin dadkan beri hodhe ayaan ushegay inaanay sokeyaha cayin dabaqalaalkan xunee dherekhatumo waa kuwa afkun aykaga hadhaye salama ka dheh huuno

  15. waar 2000 oo caaqil baa jira hadaad labaatan idin baadaan oo ngoyadii $$$$$ idinka matajiyaan baga dee balse markay xabadu dhacdo iyo marka xamar aad tagto bal arag caaqiladaa kkkkk reer halka dhaw maalinba caaqil aan magaciisa qori aqoon muska hala galeen masaakiin

  16. taleex.net iyo kalshaale ku warwareega adeer cadaqaatihii ugu tunka waynaa ee siilaanyo la talin jiray fua’ad aaden cade ayaa hadal idiin dhameeyey oo hadhwanaag.com ka yidhi in 99% oo dhulbahante waa khaatumo hadaad taa ku quusan waydeen dee awalba quus qalbi jilica baad ahaydeen meeshu waa dimuquraadiyad adeer ninkii inuu daaco qudhmo rabaaba web buu wax ka sheegaa hadaad taa riyo cusub ka dhigataan dee yeelkadiin ma awlbaad riyo la’aan socon karteen kkk

  17. bulshaawi
    waar adigu isla hel waxaad ila maagan tahay orod webabkiina iyo allssc ka daawo dumarkii garxejis oo weer cas oo asaya xidhtay mise runtiina ma aragtide odayada dhulbahantee cawska kuu dhigaad halkan ka naadisaa alaa kariim qabiil duday oo hadana xasarad la wareegaya xaafadaha waar khaatumo qaarna waa idin baaddaa qaarna xamar buu sandule idin kaga dhigay maxaad kaloo halkan la niic leedahay ood awoodaa oon ahayn aaryee ka daa iyo micno la’aan

  18. halkan ka eega midnimada beesha dhuloos kkkhttp://www.kalshaalenews.com/?p=6870

  19. miss ssc kkkkkk ma hadaad cuqaasha iyo bulshada reer laascaanood ee lawada yaqaano tiri waa dad meelkale laga keenay allah kariim kkkkkkkk
    waxa ka mid ahaa cuqaasha

    Caaqil Cabdi kariin Maxamed Cabsiiye
    Caaqil Axmed Warsame
    markaa waxad tiraahdaan waaa horgalayaal dee kkkkkkkk

  20. edbiye kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk aar kadaa beerka ha qarxine way ka naxayaane hakusoo jeedinine.
    abdikhaatumo ka dhig hablaha afka habluhu waa inaga dhexeeyaane nin hadaad tahay kaftanka habloba maad soo qaadateene
    habluhu waakuwa halkan wax ku qoree miyaad aragtay anagoo aflagaadaynayna waar xishood cuqdadyahay cuqdada kale la aragi .

  21. Hablihii H/y buu la soo tirsanayaa !

  22. Geesiga
    Sxb kumee dhowr cisho kumaan arage

    Waan miss gareeyay heestadii

    Naa hooy dhuuryooy kkk

  23. Odayashii buhoodle ee shalay ina c/qaadir uga doodayay waa indirect messagge ah Waanu soo soconnaa ee nagu talagala

    Somaliland allow dhowr

  24. DHeere khatumo Power

    @ garowe,
    inaad inan gumeed xun tahay waxad meel aan lagaga baahnayn markasad 2 nin oo ilmader oo dhulbahante ayaad ukala ruufiyanaysa waa dhaqanxumada majedhen shalay ayan idaacad ka dhegaysanayey nin somalia ah oo leh somalida waxa weligod isku diri jirey oo warka ukala qaadi jirey majedhen.
    mida kale waxan samayn kara inan halkan Block kaa saaro oo dib danbe uso gelin wayo waxa tahay Bacteria sida Afwaliinje ayad meelkasta ku dhacda sidii Duqsi dumarkana timahad qabsata doqonyohow badhida jilicsan.
    Long life Khatumo state of Somalia.

  25. Cabdi shube ayaa caruurtiisa 2003gii holiday ugu diray tuulada saax dheer iyagoo ingiriiska ku dhashay markay 3 cisho aakhiro qarka saareen ayay gaadhi usoo ingaydh gareeysteen hargeysa oo c/xamiid garaad ku hagaageen.

    Markaasay ilaa fish & chipstii isla dhaceen.waxa lagu yidhi ka warama saaxdheer waxay yidhaahdeen.our dad is fucking racist,there is no life there at all people are starving,no water no food no toilet etc.kkkk

    Cabdi shube walalki madiilna hargeysa ayuu ka xoogsada hadda hadaba caruuraha atleast wax usii hagaajiya

  26. Kkkkk runtii waa funny jimciyadan dulli hagaasay dhab baan u qoslay dadkoodi iyaga iyo 10 la mida mooyee waxay ka dhigeen horgap,hoosgal,dhinac gal,dabagal,jiif gal, kkkkk waa qurba joog sidii naxli looga buuxinayaay inay ciil qarxaan qarka u saaran,waar holiday uyara baxa oo xaqiiqda indhahiina kusoo arka,waxaae tebeysaan idinkaa sabab u ah oo tiinii iyo tii dadkii idinku sop tabcayba baylihiyay.

    Horaa loo yidhi
    Ubadkiisu nimuu gaajoonayaa
    Aarsan kari waaye

    Hadaba nolosha waaqiciga ah markaad ka midho dhalisaan,ayaad mida kalena wax ka qaban kartaan

  27. Guuto koowaad futaxunta idiinkaan idiinku ognahay,haday iidoorkaa kale yihiin
    waaba lalakaftami lahaa hadaanay marqaansaneyn .

  28. Saxardiid kan la baxayoow waxan ku gartay nin cuqdadai ka buuxdo, nin ragina sidaa uma hadlo hadab waxad ogataa dab qodhigu waa wax laga xishoodo adna waad ku fanaysaaaa meeshad doontoaba aade bal naftada daryeel oo ka ilaali ceebta cidna waxba yeeli maysiid ………..horaa loo yidhi hangaraarc lug kaliya uma dhitiyo ……..khaatumo way hana qaaday allooooooow ka ilaali wiiqiyo cadow hoosta kaga jira dadkeeduna ma qaataan…. aaaaamiin

  29. bulshaawi waxba ha soo qadan dad aan u dhalan SSC wax aad qolka ku xarayseen waa la yaqaan ee ha sheeganiina reer laascanood xayawaan yahoooooooow

    ha galina link u soo dhigay ninkaas la yidhaa bulshaawi waa waxaa lagu khaldo dadka

  30. war dhulbahantoow waxaan la yaabanahay waxa iidoor xaaare web saadka yaga soo gesha ma koodii bey ka waayeen meel ay wax iskugu qoraan mise basaasnimaa meesha loogu soo direy, dhulbahantoow horta reerka ma taqaanaane waa yibro awoowgey ka soo jeedaan waa BUCUR BACEYR marka inaad lahadashaan maaha lacagtii samayaha ayey ku kibreen oo anagii nagula soo jeesteen balse waanu ka matajin doonaa maraan dheereyn insha allah.

  31. kkkkkkk beenbay isugu sheekaynayaane iska daa ha habaartameene waar halkan ka daawada shacabka reer laascaanood ee wax fahmay
    http://www.youtube.com/watch?feature=player_detailpage&v=2jm7GSA5bbo

  32. Bulshaawi

    Hadalada quusta ah miyaanad garanayn

    Daa ha rafatee inay gawracan tahay bay ogaataye kkk

  33. nina dumarka hanaga habaarin isla hele

  34. Maanta ayeynu ugu Wanaagsan nahay mar haddii Kii Salaanka ka dhaca cod mid ah lagaga hortegayo. Beesha Qoborka waxaa looga fadhiyaa inay odayga tubta tooosan ku Sooooo ridaaaan mudda week ga ah ee GSD u qabteen.

  35. bulshaawi intaad ina camay iyo xaabsade ku wareegaysid nooga waran dumarkii garxejis oo asayi madaxa ugu duuban tahay oo muusanaabaya iyo reer ucud oo leh soomaaliya kama maaranee naga soo gaadha siilaanyo kkkk

  36. garoowe iyo bulshaawi oo luqadii khaatumo loogu heshiin jiray kuwada hadlaya markaasa faroole yidhi anaa wadahadalo la gelaya siilaanyo wuxuu rabay inuu dhuloos is raaciyo kan bajaaj ee diiday ilaah baaba xagiisa ka soo diray bal aynu eegno isbahaysiga labadii jabhadood iyo khaatumo iyo soomaali jecel ciday la go’odo viva soomaalia

  37. sahra magac wiil soo qaado hadaaad rabto inaan kuu jawaabo

  38. waaar ka hadla kuwa tunka wayn intaad reeraha yaryar ku wareegaysaan
    isma dhaantaanoo hunguri baa idin qaadaye

  39. war kam bulsaawi labaxay waa Iidoore waxa haka soo qaadina waxa uu kahadlayo maxaa ku khuseeya maygaa udalya boqork, waxaan leeyahay golaha sare noolaada inbadan taloodhana idinkaa indinkaanu idin doorayn dooqonoow af kaaga ka jeege boqortoo yada dhubahante.guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul Vive khaatumo

  40. garoowe ka daa bahdilaada seee tahay, intii isku aragtida ahayd weeye intani eee huuhaada beenta ah isku maaweelinaya boqor dhan oo reer dhan u taliya ayay cambaaraynayaan , kuwa wax ka sheegayaa iyagu xagay joogaan kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  41. Cisman jacayl khatumian

    Boqor cabdulaahi xarir dabagooye ale dabada hagoyo khatuma ayu dabada gooye. Magaciiba ale uqabtay balo dabada ku goysay

  42. ina camay ma isagaa hayaaga dee waaninkaa banaanka dagaye yaakashirikara oo go,aanka gaarikara kkkkk walaahay kaligii isagoo ah oo land cuser casaan ah halwiil uwado buumaalinwalba buuhoodle kayimaadaa oo laabtaa maxaad beenta isugusheegaysaan ileen anagu waanu idin naqaanaayekkkkkkkkkkkkk

  43. Islaan Khaatumo

    si wacan bay yeeleen Glaha sare ee dhaqanka ee khaatumo waan ku faraxsanahay go,aankiina maansha allaah,odaygaa denbaabeyna toobadu waa u furantahay mudadaa la sheegay..ha tobadkeeno tolkiisna dhinaca haka raaco..hadii kale maxaa la yiri..Tolkii diide tagoogaduu ka jabaa iyo..Bahdii diide bahalbaa leh.KHAATUMO STATE GUUL IYO GOBANIMO,,DHULLBAHANTE MAANTUU TALADII HANTIYEY alla farxad weynaa allow na guulee…

  44. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    ina camay ISIM maahan, meesha 13-ka isim ee dhulbahante ayaa laga hadlayaa..

    INA CAMEY CIRKA HA TAGO HADUU RABO…

    Macal haduu garaadka guud noqdo foka waxanoo kale sameeyay, dee isagana sidan si le’eg ayaanu ugu sheegaysnaa, cidkalaad sheegaysaane….

  45. DHeere khatumo Power

    @ saxardiid,
    waa labo mid uun inuu yahay taagere mamulada cadowga iyo inuu yahay qof madhan Empty person oo magac inala sheegta war aduunkan oday reer miyi oo Politics waxba ka ogeyn oo marba meel looga iljebiyo sidii dhoocil la shukansanayo loma baahna cidna dan uma hayo mana dhacayso inu hor cararo tuug doonaya inu hagardameyo Dhulbahante oo aduunka ku tuugsado kadibna leexsado wixii horumarin ah loosoo dhiibo oo tuulada garowe ku dhisto.
    Wake up silly.

  46. asc waxan layabanh daka camay uu arka madax dhaqamed ee camay waa bidhiqate an cidi utalin cidna utalin ee ka halska ilaboo

  47. Khaatumo state boy
    inaadeer camey goormuu isim noqday?? xitaa caaqil maaha GSD raga isimaa ah ee kujira ee sharciga golaha jabiya ayaa laga hadlayaa

  48. Camey kuma jiro dee golaha sare ee dhaqanka,cid weji u haysaase ma jirto.

  49. Khaatumo Satate boy

    Odayga Camey isagana shirka waa joogee maxaa laga yeelayaa?

  50. saxadiid

    anagu ku sheegi maynee camalkaagu yuu ku sheegin, dadku way heshiiyeen waxayna ku he shiiyeen khaatumo, khaatumo diidna waa khayr diid, madaxaaga , naftaada iyo ehelkaaga ilaasho, kana gabo seefka kacaanka way cusub tahay hadaa lasoo afeeyey.

  51. Saxadiid

    cuqdad tolkaa aadka qabto meela ku gaadhsiin mayso somaliland aad maahaane itoobiya aad yaakaaga liita

  52. ASCW AAD IYO AAD BAAD UGU MAHADSAN TIHIIN CIDKASTA OO HOWSHAN KA SHAQAYSAY, WAXAAN WAX BADAN JECLAA OO KA FILAYEY INAY KU TALAABSADAAN MAAMULKA SARE EE KHAATUMO STATE, GUDIGA SARE EE DHAQANKA KHAATUMO STATE, SIYAASSIYIINTA, WAX GARDKA, JAALIYADAHA, CULIMADA IYO DHAMAAN BULSHE WEYNTA KHAATUMO STATE INAY ILAALIYAAN XERARKA IYO SHARCIGA U DHEGAN KHAATUMO STATE, CID ALLAALE IYO CIDII BURISANA SHARCIGA LA WAA FAJIYO.
    WAXAA LA YIDHI SHIMBER DUULDUUL BADAN AF LIBAAX BAY GASHAA,
    DAD AAD U FARA BADAN BAA INAGU DHEX JIRA OO U ADEEGA UMMADO KALE OON JIRITAANKEENA OGOLAYN OO INALA DEGANOO REER KHAATUMO AH IYO KUWO KALEBA. WAXAA LA YIRI LAXDA GAWRAC DIBIGU HA QUUSTEE, WAXAA LOO BAAHAN YAHAY WODA JIR, WODA TASHO AYAA HORUMAR LAGU GAARAA.
    WAXAAN JECLAAN LAHAA INAAN ARKO WEBSIDE YADA OON XAQIIQADA KA TEGIN ISTICMAALANA MAGACA KHAATUMO KANA TANAASULA ISTICMAALISTA MAGACYADA WAAYO KHAATUMO WAA MAGAC QARAN
    UMADADO FARA BADAN BAANA HADHSANAYA.

    WAAD MAHADSAN TIHIIN.

  53. Bayaanku waa cad yahay boqorkuna waa inuu mowqifkiisa cadeeyaa.
    guul Khaatumo Kheyr

  54. GSD qaraar fiican bay gaadheen waa maamul dhaqankiis isimkii loose noqda ee looga caal waayo inuu xaafado kale ka qadhaabto waa in red tag la siiyo sidaas uun baa laysku maamuli karaa good job GSD viva khaatumo khayr

  55. saxdiid
    sartu meeshay ka qudhuntay waa fikirkaagaas waar adeer dee jahanabana aada hadaadan aaminsanayn inaad isu taliso orod doono cid kuu talisa yaa kaa haysta kkk

  56. boqor dabagooyoow ka noqo dariiqa aad martay oo dadkaaga soo raac waari mayside war ha kaa hadho cimri baad joogtaa maaha waqtigii aad tolkaa daba martayn lahayd waad kahldami kartaa laakiin is daba qabo sida garaad abshirba uu isu daba qabtay sumcadaadu haday xumaatay maalin bay ku soo noqon kartaa waxaad tolkaa kawaydey walee cid kale kusiin mayso magac xumo iyo habaarna waa kuugu darsamayaa

  57. waar dad geed hoostiis kushiray oo reero ah ayaynu ahayne………xaggee kakeenteen in reer dhan metela aad waxaan oo kale kasoo qortaan…….waar puntland ayaad sheegaysaan ee hadda laga bilaabo somaliland ayaanu nahay……..

    • SAXADIID AAMUS AXMAQBAAD TAHAYE.SHUT UP KISS MY FUCKING BLACK ASS.

    • waad iska dhalisay sxbo waad ku dhacday imtixaankiina waxaad tahay jaahil waan la socdaa inaad dhacday imtixaan kii dhawaa ee form 2 ga
      NINA ninkani wuu dhacay ha sheekaysan waa nacas aan danta guud eegaynin ee tan gaar ahaaneeed eegananaya teeda kale reerkoodu kuma wda raacsana boqorka arinkuu sameeyay

  58. aad ayaan ugu farxay ,waa in qofkastaa khaladkiisa lamarshaaa

  59. allaha idinhagajiyo khaatumo anagana garab ayad notihin 2walala alah yaa ka fiican dhanwalba iskaga filan wan idin hambaynayaa nacabkina nadiga u qora allaha jabsho wana idinwada salamayaa

  60. DHeere KHaatumo Power

    Salaan diiran dhamaan ummada reer Khatumo gudaha iyo dibeda meelkasta jogan
    Aduunka maanta dadku waxay ku kala socdan xeerar iyo heshiis Rules and Regulations sida darted arintan aad baa loo sugayey in qofkii dhagar ka gala Axdiga iyo xeerarka Khatumo state in qoorta laso qabto oo la mariyo Anshaxa
    Afwaliinje-faroole wuxuu caadaystey hagardaamada,afxumada,Been kasheega Beesha dhulbahante weyne taa waxa ka daran kuwa sandareerada ka qaata faroole oo dadkoda iyo deegankoda doonaya inay lugaha u qabtan Afwaliinje-faroole.
    Duqa ina Dabagooye oo ka qaybgalay shirkii xarunta Taleex heshiiska iyo dhaarta sameyey maantana faroole ku raacsan hagardaamada dhulbahante waxaa haboon in beesha Hayaag oo lagu yaqan geesinimo iyo tol jacayl in caaqiladoda iyo aqoonyahankoda rag iyo dumar waxaa maanta Dhulbahante ka sugaya oo haboon inay kasosaran go.aan qeexan ina Dabagooye waxyaalaha fadeexada ah ee uu kukacay isago u codeeyey dastuurka majerten samaystay.
    Long life Khatumo state of Somalia.
    Wabilahi Towfiq.

  61. A S C Waxaan marka hore halkan kasalaamayaa dhammaan bahda saxaafada Khaatumo,gaar ahaan horufadhi.com,Waxaan aad ugu hambalyeynayaa golaha dhaqanka khaatumo talaabadii ay qaadeen, wayna ku saxsanyihiin

  62. guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul guuuuuuuuuuuuuuul guuuuuuuuuuuuul

    AAD IYO AAD AYAAN UGU FARAXSANAHAY ARINTAN…..ISIMKII KASOO HORJEESTA MAAMULKA WAA IN GO’A DIBADA LOO DHIGAA

    FINALLY, DHULBAHANTE GACAN BIR AH AYUU BARTAY SIDA WAX LOOGU QABTO…..WAA GUUL INOO SOO HOYOTAY WALAALAYAAL

    WAAD MAHADSANTIHIIN….

    • WAA IN BEESHA HAYAAG NINKAA TALAABO KA QAADAAN SIDA UGU DHAQSO BADAN. MIDA KALE MAAMULKA KHAATUMO STATE WAA IN UU SOCODSIIYAA SHARCIGA, MA DHICIKARTO IN QOF AMA KOOXI SHARCIGA ISKAGA TUNTO. WAA IN NINKAA LASOO XIDHAA MAXAKAMADNA LA HORKEENAA. WAA IN AAN LALA GORGORTAMIN NINKAA WAX MASUULIYAD OO UU CID U HAYAANA MAJIRTO.

Leave a Reply

Recently Commented

  • Aar Gantaalan: Wiilka Garaad Ismaaciil dhalay Hargaysa Garaad ha ka noqdo. Maalintuu SNM hoos tegay ayuu lumiyay...
  • Hassan: Go’aanadiinu idinka idinma dhaafayaan. Dawladda fadaraalka ee xukunta Somaliya iyo caalamka kaleba wey...
  • hargaysawi: http://youtu.be/d5RJLviYBHA
  • Coodanle: Bal Riwaayadaaa eeega Qurbajooog miyaaa Garaaad Jaamac ka qaadi kara Cumaamada? hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh...
  • mire: 257 people with no names and titles no even ONE ????????? Www.getlost.co.uk Kkkkkkkkkkkkk