|

Madaxweyne Shariif: Wada hadalada qolyaha dudsan waxaa Nagala Culus doorashada iyo dastuurka Soomaaliya.

Horufadhi.com

Madaxweynaha dawladda KMG ah ee Soomaaliya, ayaa sheegay in wada hadalo dhex mara dawladiisa iyo beesha Isaaq hada aysan lahyn muhiimad sidaas u sii durugsan. Mar uu waraysi gaar ah siinayey Telefeeshin laga lee yahay dalka Turkiga ayuu Madaxweyne Shariif ka warbixiyey xaaladaha dalka Soomaaliya, wuxuuna sheegay in arinta nabadgelyada ee dalka Soomaaliya ay meel wanaagsan marayso.

 

Mar wax laga weydiyey wada hadalada u dhexeeya ayaga iyo maamulka Siilaanyo  ayuu yidhi”’ Gobolo ka tirsan Waqooyiga dalkeena waxaa ka jirta Tabasho badan iyo weliba dudsanaan ay wax ka tabanayeen dawladihii hore ee dalka soomaray wakhtiyadii nabada, laakiin waa ku khasban yihiin inaysan ku gor gor tamin midnimada dalka Soomaaliya”’ Walalahayo waxaan leenahay Dudmada aad ku salaysaan midnimada dalka ka daayaa waana ku kalsoonahay inay taas Garaysan doonaan ”’, ayuu yidhi Shariif Sheekh Axmed.

”” Hada wada hadaladaas waxaa nooga muhiimsan doorashada adag ee nagu soo wajahan iyo weliba arimaha ansixinta dastuurka dalka Soomaaliya”, waana taas arinta hada aanu xoojinaynaa, muhiim maaha wada hadalo hada lala galo beel ka mid ah kuwa Soomaaliyeed ee dudsan, ayuu yidhi Madaxweyne Sheekh Shariif.

Hadalka Madaxweynaha ayaa ku soo beegmaya labo maalin ka dib markii maamulka beesha Isaaq, ay ka dhawaajiyeen inay ka baxeen wada hadaladii sadex geesoodka ahaa, ee TFG da, Isaaq iyo Wakiilo ka socda beesha Majeerteen ku yeelan lahaayeen dalka Britain.

Madaxweyne Shariif  waa markii ugu horeysey ee uu si cad u qeexo aragtidiisa maamulkaas Gooni goosadka ah, wuxuuna ka dhawaajiyey inay tahay beel Dudsan oo arimihii Soomaaliya ka dhacay weli la ciil qabta.

 

Horufadhi.com@gmail.com

Short URL: http://horufadhi.com/?p=15275

Posted by on Apr 21 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

15 Comments for “Madaxweyne Shariif: Wada hadalada qolyaha dudsan waxaa Nagala Culus doorashada iyo dastuurka Soomaaliya.”

  1. dhuloos si caadi ah ayay ugu dhawaaqaan puntland se somaliland aad bay isaga ilaaliyaan waayo way ogyihiin asal ahaan in ay somalilander yihiin. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    hadaad diideen dowlada hadaba maxaad ku diidaysaan nationality giina.

    somalilander baad tihiin diidan madaxbanaani anaguna waxaanu nahay somalilander taageersan madaxbanaanida oo dib loola soo laabto.

    kolkaa naga daaya bulshit kan oo cadaysta in khaatumo ka mid tahay somaliland se aad diidan tihiin siyaasiyan in ay somaliland noqoto dal madaxbanaan. hadhowna afti ayaa inoo taala. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk naga dhaafa qabyaalada waayo isaaq oo kaliya somaliland ma aaminsana xitaa none isaaq aad u badan baa aaminsan somaliland madaxbanaanideeda in lasoo celiyo.

    sida samaroon ciise majority ayaa aaminsan somaliland in ay lasoo laabato qaranimadeeda. xitaa idinka dhulbahante ahaan qaar badan baa taasi aaminsan oo xitaa warsengeli kala badhkiis baa aaminsan somaliland republic.

    kolkaa hadii codka lagaa helay de iska aqbal wax mushkilad ah noqon mayso hadii shan somali la wayaayay. majeerteenku waakaasi ku ah proud in uu somaliyadii talyaaniga kamid yahay. adna maxaanad ugu noqonayn somaliland oo ah dalkaaga proud.

    be proud to your nationality of somaliland.

  2. ciyaalkii cida miidhnaa ma maqasheen sida uu mahiga u cadeeyay. in ay beesha caalamku aad u danaynayso wadahadal dhex mara somaliland iyo somalia. sidoo kalena inuu xaqiijiyay in beesha caalamku ay wadahadalka maamulayso. waxaanu qoonsanana meesha si ilbidhiqsi ah looga saarayo.

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk saaxiibayaal waxaad moodeen in wadahadalkii dhamaaday kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk saaxiibayaal hakad uunbaa yaragalay laakiin idinkoon iska filayn uun baanu idinkaga nixinaynaa oo aanu guushaasi ku dhawaaqaynaa. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk si aanu cadowgu usii diyaar garoobin waanu kaga naxsani. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    sidaan hore u sheegnay labadaasi nina waxaa la iskaga reebi adis ababa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk xabashidana waxaanu odhan nimankaasi kolkaanu baxayno xabsiga geeya oo dambi u sameeya. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk si aanu shanta kale iskula kaliyaysano. mahigana waa inoo sii raacaya britain. gacantiisana waa uu ku reebi ragaasi si uu faroole ugu waasho cabaad. idinkuna shaabadu dushiina ku dul dhacdo in aad tihiin somaliland. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  3. nin jabay oohintiisa iyo calaacalkiisa ma joojiyo warkan macaan daawada.

    Kooxda Khaatumo State Oo Caydhisay Xubin Ka Tirsan Golaha Dhaqanka Oo Ka Biyo Diiday Siyaasadooda Iyo Burbur Soo Wajahay,

    Taleex(Ramaas) Apr, 22, 2012- Kooxda Khaatumo, ayaa sheegtay in ay xilkii yy golaha dhaqanka ka hayay ka xayuubiyeen Boqor Cabdilaahi Axmed Cali (Dabgooye) oo ka mida sagaalka xubnood ee golaha sare ee dhaqanka.

    War-murtiyeed laga soo saaray degmada Taleex ee xarunta ayaa lagu sheegay Boqorka kalsoonidii lagala noqday , ka dib markii uu Magaalada Garoowe kaga qaybgalay shirkii lagu ansixinayay dastuurka maamu goboleedka Puntland, waxaana war-murtiyeedku u dhignaa sidan:

    Golaha sare ee dhaqanka ee Dhulbahante ( GSD), waxa xilkii iyo kalsoonidii kala noqday Boqor Cabdilaahi Axmed Cali (Dabagooye), waxa uu ka qaybgalay shirkii lagu ansixinayay dastuurka Puntland oo maamulka Khaatumo ka madaxbanaan yahay, taasoo ka soo horjeeeda axdigii ay beelaha Dhulbahante ku heshiiyeen.

    Waxa uu Goluhu ogaysiinayaa beesha Xuseen Siciid in boqorku ku xadgudbay heshiiska beesha ee guud , isla markaana uu hadda wixii ka dambeeya mateli Karin danaha beesha Dhulbahante.

    Garaad Abshir Garaad Saalax oo ka mid ah hogaanka sare ee maamulka Khaatumo, ayaa toddobaadkii hore go’aansaday in uu isaga haajiro kooxdaas, oo ku tilmaamay mid diciifa oo aan lagu aamin Karin mustaqbalka dadkii doortay.

    Xilka ka qaadista Boqor Cabdilaahi Gabgooye, ayaa furfuri karta siyaasada Khaatumo State, maadaama oo uu ka mida ahaa raggii dhibada u aasay bishii January ee markii lagaga dhawaaqay Magaalada Taleex.

    .

    Ramaasnews Desk

    Hargeisa .

  4. Aamusa ,aamusa adeer waxa aad ka sheekaynaysaan ee aad ku mashquulsan tihiin wax idiin dhaama ayaan ogahay ee nin walawba u tafaxaydo sidii aad reerkaaga uga saari lahayd dhibaatada haysata.SOmaliland ayaad ku waalaateen alakiin waxaan idiin sheegayaa in ay Jiri doonto waligeed inta aduunka ka hadhsan wax aad ka qaadi kartaana ma jirto faqash foqal faqash.

  5. khatumo state citizen

    illahoow snm iyo ssdf cadaabta ku fogee
    waayo dhulkii bay amxaaro u garabsadeen illa
    maantana amxaaray u yihiin adoon!.

  6. nin kastaa haiska hadlo wax aan khaatumo aqbalin weligeed socon mayso isaaq wuxuu rabaa in beelaha waqooyiga ladegan loo afduubo oo jilbaha loo qabto waase haday iyagu ka yeelaan .intaasaan ugu muhiimsan

  7. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk walaahay shariifkii maanta runtuu sheegay beel duday maaha in wax weeyn laga dhigo kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  8. DHeere khatumo Power

    kkkkkkkkkkkkk Cagtii jogsan weyda marbay ceeb la kulanta
    war idortii masakiinta qaadka ruugi jirtey waxbaa ku dhacay lakin xaqa uun buu madaxweynuhu u shegay ummadisa beesha dhexe inay dudmada jojiyan kkkkkkkk
    isaq hadii cidi wax yeeshay waxaa yeelay snm waa inay runta isu shegan kuwii ethiopia hubka kaso qaatay oo malin cad magaloyin la degan yahay soo weraray oo hub culus ku garacay magalo la degan yahay waxay ahayen snm maryocalas iyago u adegaya cadowgi somalida Mengiste warasi Mengiste siiyey VOA waxa la weydiyey maxad guul ah oo samysey inta xukunka haysey? wuxu yidhi waxan ku guulaystey markan ka adkan kari weyney Somalia inan iayag hub isugu dhiibo dalkodina burburo ! wuxu ka hadlayo waa budhcadii snm iyo ssdf dalkoda burburiyey.

  9. Kkkkk

    Gun jabtay,shariif hal qodob uu ku khamaaray wuxuu ahaa kastuumo 72 hrsna wuu kaga noqday wixii ka raacay,hadda indhihiisaa furan qawaaniina wuu kuqasbanyahay inuu raaco,waxa gaar aanu isopgu ognahayna sidiina webabka kuma feegaro.

    Beenta aad ku nabaysaana ka daaya miskuinkan.

    Idinkana anakanaa nalugu kiin ogyahay ama duda ama dillaaca,darbaddii roberto carlos ayuu idinku dhuftay siiraanyo markuu yidhi somaliland iyo somalia ayaanu wada hadlayna caalamkuna refree ayuu noo noqonayaa kkk filinkii aad lsomali ku jili jirteen halkaasaa eey ku cunay kkkk waata meela oodda laydinka rogi waayay eed dhaafi weydeen jaaliyadda ugandha kkk

    Cali khaliif habeen walba siiranyo telefoon buu ku baryaa,mar itoobiyu yidhaa iila jadal mar jabuuti kkk

    Wixii leydiinka baahdana 100 qof oo nacnac la siiyo laydinka waayi maayo.

    Ee iska daaya istiilka oo waxa caloosha idiinku jira halkan kusop qora ama is maaweeliya the game is over

  10. war shiriifkii kabax xabaashii faroole oo wakaa nin jira iska dhigaye bal aamus a shiriif haduu meel iska saaro cabdi wali iyo faroole nin dheh maxaa yeelay waxay doonayaa in dowladda soomaliya putland laga maamulo, daah ha iskaceliyee iyaga iyo idoorba.

  11. Shariif munaafaq weeye ilahow mino ku qarxi markuu xilka baneeyo boqol wajiile

  12. Waar nimanyahaow, waxa kuwan iidoor, uga masayrsan yihiin, Puntland waa maxay?, sow caqliba rabbi uma suubbin, wacadallaydan taako goosanayn, mana awooddaan. iska nasta, waxa Faroole soo diyaariyana waad ku qasban tihiin, haddii kale qof danbe ooidinka idinka mid ah, pass port ka qaadan maayo garoowe, wada munaafiqiin aancalooshooda iyo carrabkoodu run isu sheegin ayaa tihiine, ama dhashii bucurbacayr sheegta, ama yahuud iyo yibro sheegta, Majeerteen baad sanka uga duran tihiin.

  13. arintan ay kaga dhegtay snm ee goosashada waxay ka ahyd meesha ugu fog tiigsada si atention laydiin siiyo dee bal wax ha ka macaasheen soomaali maryooley oo kuligood cabanaya maxay snm soomaalida kale kaga duwan tahay waa la wada burburay iyagaaba daalac loo raacayaa oo burburkii cariish obosiiba ah ka kor dhistay sheekh shariif ishuu ka riday good job

  14. KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK war waxbaa ka dhacay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk sh. shariif si wacan ayuu isha uga tuuray bahasha

  15. QOYS DUDAY QARANIMADA SOOMAALIYA WAX MA YEELI KARO :) waxan soo xasuustay boodhkii reer Khaatumo casimada Cayn ee Buuhoodle soo qoreen waagii kkkkkkkkkkk beesha iidoor waxay tabanayaan maantay jaaniskey ku sheegan lahaayeen haystaan hadey ka fa’iideysan waayaan Morgan iyo Gaani kale ha sugaan.
    viva Khaatumo State

Leave a Reply

Recently Commented

  • nuurgaab: ruun weligaa ma aragtay nin dhullkiisa lahaysto oo maamul goboleed samaysta.jamhad la garay oo waa...
  • NINA: Habartii edbla curri ee dhaliga madoobayd (tiisi taawa)maa mj inaan caayaad sugi habar qalbi la’a oo...
  • nuurgaab: makhaayadaha xamar baa nalaga bartay,habar baana egtay ,shalay bay lahaayeen indhosheel baa iingiriisku...
  • somali proud: ciyaari waa gelin danbe habarjecloy
  • puntite big boy: Nina kkkkkkkk anigu habartii baharsame ee candhada qaadka ku wadatay ee nina calaacalkeeda baan ku...