|

Wafti Balaadhan oo ka Tirsan Madaxdhaqameedka Khaatumo State ee ku sugnaa Taleex oo Muqdisho u Ambabaxay,{Dhagayso}.

\

Halkan ka dhagayso.

Short URL: http://horufadhi.com/?p=15316

Posted by on Apr 22 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

33 Comments for “Wafti Balaadhan oo ka Tirsan Madaxdhaqameedka Khaatumo State ee ku sugnaa Taleex oo Muqdisho u Ambabaxay,{Dhagayso}.”

  1. @ Horufadhi

    Indhaa haka werwereejine soo qoroo runta ka sheeg,in somaliland un-tu hub ku caawinayso si gaar ahna looga qaadayo xayiraada hubka si ay ula dagaalanto al shabaab oo foodsaaro ka dhigtay kastuumo suyac waaaaaaaaaw

    Waar hooy intay goori goor tahay een gabbal baasi idiin dhicin ama guura ama geyiga somaliland u heesa

    Waxb u dhexeeya ma jiro.waa ap xaqaaiq.com

  2. Sir

    Dhegeyso ali khalif oo siiraanyo si fiican ula hadlaya oo phonka laga duubay

  3. Daawada dhaawaci sooljoogto oo dhakhtarka umulaha galkacyo la dhigay,sibidhkana lagu dul daadiyay,ceeb waynaa kkkkk qurba joogow intaasa bahdilaad idiinku filan

  4. Ka daawada widhwidh online iyagoo umulaa meel la jiifa kkkkko

  5. Daawada dhaawaci sooljoogto oo dhakhtarka umulaha galkacyo la dhigay,sibidhkana lagu dul daadiyay,ceeb waynaa kkkkk

  6. waxay geesinimadu kujirtay ayagoo hargeisa u ambabaxa; waa nasiibdarro iyagoo aynu ogayn reerku sidu xamar kagasoo baxay labaatan iyo kow sano kahor in maantana ay dib ugu guryo-noqdaan sidii xayawaanka……

  7. Habrofadhi.com waa Chat room loo soo haasaawe tago kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  8. Maxamuud Badhi,

    Waxaan dumar la caayo ahayn oo aad tolkaa ugu hiiliso miyaa la waayey kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk, Waar dhaqan xumo halkaad ka gaadheen waxaad tihiin qabiilka kaliya ee gole laba nin oo dhulbahanhte ah isugu meheriyey. Cid kaleba ha hadasho e idinku dhaqan iyo anshax ha ka sheekaynina yaa cali beysteyn.

  9. Jabhadii reer siilaanyo maanta ma Horufadhi bay ku shirayaan maca
    odaygoodii waa ku jiraa bal biyo u shuba.

  10. BALATAX DABOOLE
    nimankani maxay ahaayeen
    matt byden , peter pham, peter techel, richard onyonka, tyler stien , gunter bischop
    intaa keliya ii sharax markaa ila kaftan. iidoor ooryo walaal community kkkkkkk aduunka ninkii joogaa muxuu wax walba arkayaa gaal cad haday arkaanba way daba nashlaynayaan nacaladi idinku dhacday iidoor qadhun waa doofaaro wuxu soomaali way ceebeeyeen.

  11. Kkkkkkkkkkkkkk adeerayaal ilma waqooyi galbeed waxan idin leeyahay hadaalina hadal waxba idin sokordhinmayo cayda iyo cuqdada waa caadadiina qofna caadadiisa kama tago, khaatumo state of somalia cay waxna kaga gown maysaan wakhtiga ka fa idaysta qaxootiyaha iyo tuugsigiini ha ilaawina garaadada sharafta leh ee dunidoo dhan laga yaqaan afkiin xaaranka ah kadhafa haku celcena kolay waxna kama gownaysane adeerayaal isaaq shaqadiini laydinku yaqanay ilowde ardaha muusigiini iyo heesahad hidaha ulahaydeen qabsada hawlahad wadana joojiya kolay waad jojin danta idin badiye .

  12. waxaan lahadlayaa gabadha gobolada reer waqooye bari ee doobiya inaadeer khaatumo waa
    gayaankaa hayska caayin waa meeshii edooyinka u sooragdoonanjireen lamakalamaarmo waxaa noojoogaa wiilal aan wali guursan inadeer kusoodhawaw khaatumo state guul

  13. @ kuluc. Waa caruurtii morgan iyo gaani. Hargeisa kaga tageen. Waa dhashii daarooodka. Isku heleyn ayuu. Webebka ssc u soo galaa. Laakiin naceybka. Daarood. Idoor ayaa ku beeray. Biyo sumeysan ayey siiyeen. Adeer @ kuluc soo dhawoow. Aabaha morgan halyey ayuu ahaaye. Hooyo ma ciida galaaa. Mise waa garxejis. Kolay aniga ma kala aqaani balada hargeisa degtee. @ kuluc. Abtiyaasha idoor u sheeg tiyaatarkii xamar waa loo dhisay. Kaalaya ka heesa dheh. Waa shaqadiiniye. Hawiyuhu waxba kama yaqanaane. Dameer ayey ka wataane.

  14. idoor dabacayuun nacnacda maa meesha kala tagtaan khaatuumo khayr ayaa ku waaalateen

    hala ogaado kuwaan halkan naga caaya waa wada iidoor
    edbiye, waa h/yoonis
    ali, waa sacad muuse
    balatax m hassan, waa h/yoonis
    Doobiye, waa h/jeclo
    kuluc, waa h/jeclo

    iidoorow iska ooya albaabkii aqoonsiga khaatuma niga soo xidhay hahaha

  15. iidoor cayda ey dhulbahante cayayaan waxeey rabaan in ay ku qariyaan dagaalka iyo hanjabaada ka dhextaagan h/jeclo vs h/yoonis

    horafadhi waxaa rajeenayaa in ay soo gudbiyaan hanjabaada iyo naceybka ka dhextaagan iidoor dhaxdooda sida vidiogan ka muuqata

    http://www.youtube.com/watch?v=6mo6JhNAkE0&feature=youtu.be

  16. idoor dabacayuun nacnacda maa meesha kala tagtaan khaatuumo khayr ayaa ku waaalateen

    hala ogaado kuwaan halkan naga caaya waa wada iidoor

    edbiye, waa h/yoonis
    ali, waa sacad muuse
    balatax m hassan, waa h/yoonis
    Doobiye, waa h/jeclo
    kuluc, waa h/jeclo

    iidoorow iska ooya albaabkii aqoonsiga khaatuma niga soo xidhay hahaha

  17. isaaq inta halkan ka soo gashaa waa dool soo ambaday runtii anigu waa ka yaabaa ma hadal bay moodeen in dad wax lagu yeelo waar ilaa qiyaamaha na caaya for all we care kolay soo af xishnay soomaaliya midnimadeed reer bucur bacayrna ha naga daba yuuseen

  18. kastuumo WAA NGO lagu dhaco dumarka dhulbahante ee qaxoontiga ah, nimanka garaadada isku magacaabay ee daahyada hindida garabka sudhay waa mashaqaystayaal marba sidii la rabo loo dhaqdhaqaajiyo laguna masruuxo lacag laga soo ururiyey dumar qaxoontiya, bal u fiirsada siday ugu dalxiisayaan ee marba hotel ugu degayaan waxaanay lahayn oo ay been kaga soo faramaroojiyeen dad yaguba u baahan, kastuumo waa weak weak weak cali beysteyna waa bisad dumarka iska hor ruxi yaqaan laakiin fulay ah oo tahriib kusoo gala dalkiisa tahriibna kaga baxa.

  19. maxamuud badhi

    waadiga iidoor kaa soo hadhay afku futo ku noqday sidii aad cayda iidoor dambidhaaf ku helaysee muxuu yahay dhibka ku haystaa, kuwan doqon ma waaye xaarka la dhex fadhiya muxuu yahay dhibka haystaa, kuwa cayda dumarka ku waashay muxuu yahay dhibka haystaa, kuwa maqaal baa la qoraa maqlay ee waa gii beryaba isaaq aanay kabtooda gaadheyn ku hadaaqaya muxuu yahay dhibka haystaa, kuwa ciidanka qaranka isku soo qaadaya ee dhuuxu soconayo badhna adhi daabaxa aad moodo maxaa ka maqan, isaaqse maba ogyahay inaad tashatey iyo inaanad tashan yaa badow badhi wax u sheegi jiray kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  20. bottaan Khaatumaawiyah.

    Inaad caqli laawe jaahila tahay waxay ka muuqataata qoraalladaada, adoo kalenea ma istaahilo jawaab, waayo waxaagu waa calyo oo waa cay doqoniimo iyo cayna waa lammaane, markaa si qof markaad u jawaabto yaa laguu jawaabayaa haddii kale JALA baan ku idhi

  21. edbiye
    oohin iyo murugo nin ay lasoo deristey ayaad u muuqataa, ciil iyo cuqdad dhulbahante ayaa ku dishey waayo hadaadan dhulbahante caayin malaha maseexatid…edbiye maxaa dhulbahante kaaga maqan ileen cidina adiga wax sheeg kaagama baahnee waad iska xiiqaysaaye.waxaan ku dhihi lahaa danahaaga raaco dhulbahante tashaye waxna ileen idinkama dhexeeyaane muxuu yhy dhibka ku haystaa

  22. ka cali wataaa munaafaqada dadka kaal dhex bax boqorku waa boqor ka yaga waana reer khaatumo casharbaana loo tufayaa insha alaah

  23. Dadkan dhirta hoosteeda wax loogu qeybinayo sidan haloo dhaamo qurba joogoe

  24. mashaa allah, waa guul aad iyo aad u weyn, oo ina tusaysa, sida aynu siyaasad ahaan u hanad qaadnay, ilaah mahadiis weeyaan….alxamdulillah

    mashaa allah….

    viva khaatumo , viva somalia

  25. Doobiya
    Ilaahay beentii aad labatanka sanadood dhoodhoobayseen khaatumo ayuu usoo diray. Inta cirku idiin jiro ayuu idiin jiraa citiraaf markaa cidla ha ku xiiqina awel baad ku xiiqdeene reerkana u wada sheeg.E

  26. Doobiya
    Ilaahay beentii aad labatanka sanadood dhoodhoobayseen khaatumo ayuu usoo diray. Inta cirku idiin jiro ayuu idiin jiraa citiraaf markaa cidla ha ku xiiqina awel baad ku xiiqdeene reerkana u wada sheeg.

  27. imean cayda dumadhka waa tush raga iyo danaha sare u baxa way ina dhalen sidan maqlay dee madhkaa mahoyan kala fadhnaa? Maya lakin tan kale madhafayno waynadul dhigan nina+sahra+janadassc inaga dhawra cayda dumadhka

  28. khaatumo guulaysataye waxa kale tush kuwan magacyada iidoor+majertenwata amad naga tagtan namataqaaniine dhulbahante jihaad ayaan ku jidhnaa madgaran doodkalana wanjaqaad ayaanu u aragnaye salama huuna cawa hablahayagina wad caybadhen oo dee waxaa la yidhi NINKI MIDGAN JAARLA NOQDA DAMAN DACAWO AYUU HEMARSHA.MAANAY NINA TII CAWA INA HAYSAN RUNTII CAYDA INAGA DHAWRA AFCASTA DHANKEDA UBAYDHA.DUMARKA CAWRADODA INAGA DHAWRA GOBANIMADA UN U DHINTA DOOBIYA,KULUCO,EDABDARAN,ALPHAMALE,DOOXAQUDHUNLEY.DHAMANTOD WAA TUQUDHETO OO SHAYDHANKAA KA DHAANSADA MADHKA YANAY INA JIDANE HUNO KASUKUDA WAXAAD KATIDHAA EEYAA ISKA WADHWADHO INTA TIYAATARKA MUQDISHO HAGAAGAYSO DEEDNA AD DADKA KAMAWELINAYSO.

  29. badbaadala dhabayacadu waa is makadi say maxaa ka galay reer khaatumo iyo afaarohooda war mas tidhi waaba waalan yihiin maray rego soo diraan iyo mar ay khaatumo wax kasheegaaba. War yaa yidhaa ha war nadaaya burburkayga baan jeceshihiin, waxaba se niimahaysaane illaah baanagu filan.

  30. Kooxda Khaatumo State Oo Caydhisay Xubin Ka Tirsan Golaha Dhaqanka Oo Ka Biyo Diiday Siyaasadooda Iyo Burbur Soo Wajahay,

    Taleex(Ramaas) Apr, 22, 2012- Kooxda Khaatumo, ayaa sheegtay in ay xilkii yy golaha dhaqanka ka hayay ka xayuubiyeen Boqor Cabdilaahi Axmed Cali (Dabgooye) oo ka mida sagaalka xubnood ee golaha sare ee dhaqanka.

    War-murtiyeed laga soo saaray degmada Taleex ee xarunta ayaa lagu sheegay Boqorka kalsoonidii lagala noqday , ka dib markii uu Magaalada Garoowe kaga qaybgalay shirkii lagu ansixinayay dastuurka maamu goboleedka Puntland, waxaana war-murtiyeedku u dhignaa sidan:

    Golaha sare ee dhaqanka ee Dhulbahante ( GSD), waxa xilkii iyo kalsoonidii kala noqday Boqor Cabdilaahi Axmed Cali (Dabagooye), waxa uu ka qaybgalay shirkii lagu ansixinayay dastuurka Puntland oo maamulka Khaatumo ka madaxbanaan yahay, taasoo ka soo horjeeeda axdigii ay beelaha Dhulbahante ku heshiiyeen.

    Waxa uu Goluhu ogaysiinayaa beesha Xuseen Siciid in boqorku ku xadgudbay heshiiska beesha ee guud , isla markaana uu hadda wixii ka dambeeya mateli Karin danaha beesha Dhulbahante.

    Garaad Abshir Garaad Saalax oo ka mid ah hogaanka sare ee maamulka Khaatumo, ayaa toddobaadkii hore go’aansaday in uu isaga haajiro kooxdaas, oo ku tilmaamay mid diciifa oo aan lagu aamin Karin mustaqbalka dadkii doortay.

    Xilka ka qaadista Boqor Cabdilaahi Gabgooye, ayaa furfuri karta siyaasada Khaatumo State, maadaama oo uu ka mida ahaa raggii dhibada u aasay bishii January ee markii lagaga dhawaaqay Magaalada Taleex.

    .

    Ramaasnews Desk

    Hargeisa .

  31. Allla tan doobiso nacayseysanaa, waa Ali caacle oo marba magac qaadanay, dulli Alle ku bad, maxaa ilaahay Nacasnimo ku Ladhay.

  32. Maxaa daal la korodhsaday kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk, keep building the fake air bridges Cali beysteyn…

Leave a Reply

Recently Commented

  • salman rashiid: dhulbahante isla aamus asxaabey waxad ku hadashan mayalane.allow na astur,ma wali iyo hadal waba...
  • Famoon: Absolutely. Futility waa Gus next 50 yrs new nickname viva our mp
  • idoor liqe: nimankii jaadka idoorka ka soo qaatay militarigii khaatumo markey magaalada soo galeen oo dhinackasta ka...
  • idoor liqe: Geel caruuri qaaday ma foga kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkk. daawo milariga dowlada khaatumo oo...
  • Famoon: War hubna ma hayaane waa daxal aan laamida ka degi Karin car may joogaan inta cirku hoorayo waa wax dhiidhida...