Waftigii uu Hogaaminayey Garaad Saleebaan Garaad Maxamed oo lagu soo dhaweeyey Magaalada Xarunta ah ee Muqdisho,{Qudbadihii soo dhaweynta,Dhagayso}.
HALKAN KA DHAGAYSO.
Short URL: http://horufadhi.com/?p=15340

Short URL: http://horufadhi.com/?p=15340

Maxaan gabadh walaalkeed II soo fataalay hargeysa ku wasay waa ragaan garanayo dee waa naag yaroo sucuudiga ku dhalataye dee waa ku kaa damiir makaha iyo dhaqan midna so aan isaga loo dilin buu walaashii in ka waso u keenayaa
Waa waa kuwaa oday dhaqameedkii ummadda Soomaaliyeed. Nabad bay raadinayaan, reer dhabayaco haddaan nahayna waa ku daba jirnaa, oo intayada badan Faroole, nooma taliyo qaraabaannuse nahay, bal aawey odayaashii iidoor, mise Ingerees bay leeyihiin kaaley dalka noo qabo?
fadlan dadkan wata garowe iyo galkacyo yaan loo JAWAABIN WAA IDOOR.. FADLAN YAAN LOO JAWAABIN
@dheere khaatumo
maxalaybaad iska badisay waakusidee qofcaadiya hadaadtahay walaadan garowe guri gumeed kushegteene nacas aan laga nacassanayn baadtahay
tuugaaa edabb laawe dadka fidnada kala dhex bax
ha dhakhlayso…..
Hadaanu isaaq nahay waxaanu bilownay uruurinta lacagti aan 50 sano ee soo socda ku dagaalami lahayn,ilayn waanu aragnaayo wanaagi diidi,bal aynu keena u hadha Somaliland.
Warka waa haynaa inaad maalinti ni isaaq ahi dalka xukunkiisa qabtay inaad waxan oo xumaana bilowdeen.
Waa ilaahay mahadii mar hadii khatumo halkaa marayso. Oo madax dhaqameedkeedii lagala tashanayo aayaha somaliya. Baryahan wabsite yada idoorku waxay isku maaweeliyaan. Garaadadii baa hargeisa usoo socda. Aderr indhahaagaa kuu macalina. Waad aragtaa inay caasimadii somalia ka degeen. Caworo land. Sheekadii aqoonsiga eeybaa cunay. Waxaa igu maqaalo ah in maaweeladii la dhihi jiray 18ka may aysan sanadkan jirin. Sababtoo ah riyadii baa laga soo toosay.
Khatumo state. Ka noxow nafta waa. Walee way socotay.
Kkk kastuumo miyay ku aamini waayeen? Mayee waala marti tegey,xaalku waa isku eri,sawkii kaad lahaydeen waa garaadka guud tegey maxaa hadana loo dabo jebinayaa,waa khalkhal.com
Saxadiid
marka hore maxaad saxada ama cafimadka ku diiday ma xaar walwaal baa tahay ileen waadiga la baxay SAXADIID teeda kale
hargaysa maxay ka doonaan miyay soo tumanayaan hargaysa waa loo tumasho iyo dhilaysi tagaaye ilaahay baanu ka magan galnay hoyga fusqiga iyo fawaaxishta viiiiiiiva khaatumo state somalia
waxa raganimada iyo wanaaguba kujiray ayagoo hargeisa u ambabaxa, meeshii aynu ogayn siday kagasoo baxeen 21sano kahor ayay dib ugu gurya noqdeen sidii xoolaha….hawiyana ma ilaabi doono huteelkii taleex ina dafle kadagaal galiyey ee laga waayey nin qura oo dhaha waar dhulbahante ina siyaad mawada qabo ee maxaa godob aanu ugalaynaaaa……
“Waa kala hufkii iyokala haadintii”
Wakhti aan dheerayn ayaa lakal ogaan doonaa cidda ay buuro jin u bidhaameen!
Oday, siyaasi iyo hanfade dibad wareeg siday u dhammaayeen reer Kastuumo waxay indhaha ka lalinayaan meeshii ay ku eeran lahaayeen, waxaanay u asoolayaan dhul aanay gaadhiba karin oo harraad iyo rafaad badani ka xigo. Bal maxaa u diiday inay kay la dhasheen iyo kay is dhaleen wax la qabsadaan? Waxa haysta gabaygii ahaa:
Ninkii baxaya buuraha jinkaa loo bidhbidhiyaa … kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Maasha allah Eebe ayaa mahad iska leh ina garansiiyey tubta toosan iyo xaqa
Gudigeena talisaa go.aankii ay keenan guulaystayalow gole towradena sare miyey gaadhikarayan !
Garad saleban waa halyeey gartay danta dadkiisa taladoda gacanta ku qabsadan
waxase dad ugu liita kan maanta iyado Dhulbahante tashaday maamul samaystey Khatumo state hader hoos fadhiya Eygii bakhtiga ahaa Afwaliinje gurigii gunta garowe
Long life khatumo power 4 ever.
Maasha allah Eebe ayaa mahad iska leh ina garansiiyey tubta toosan iyo xaqa
Gudigeena talisaa go.aankii ay keenan guulaystayalow gole towradena
Garad saleban waa halyeey gartay danta dadkiisa taladoda gacanta ku qabsadan
waxase dad ugu liita kan maanta iyado Dhulbahante tashaday maamul samaystey Khatumo state hader hoos fadhiya Eygii bakhtiga ahaa Afwaliinje gurigii gunta garowe
Long life khatumo power 4 ever.