|

Dawladda Kuwait iyo Maamulka Khaatumo maxay ku heshiiyeen?.

Kulan dhexmray inta badan madaxda dawladda dalka kuwait ee aynu walalaha nahay, iyo sareeyo guuto Ahmed Saleebaan Abdlla, aya guul ku soo idlaaday, waar aanu ka helayno ilo lagu kalsoon yahay ayaa horufadhi.com u xaqiijinaya ,  in lagu heshiiyey in dawladda dalkaasi ay mashaariic waa weyn oo dhanka horumarinta ah ka fuliso deeganada Khaatumo.

 

Mashaariicdan  oo weli aan la xaqiijin cadadka lacageed ee ay ku kacayso, ayaa waa lagu heshiiyey in dawladda dalkaasi ay ka caawiso dawlada khaatumo adeegya , Waxbarashada, Caafimaadka, Biyaha iyo dhimsyaasha garoomaa iyo wadooyinka.

 

Warkan ayaa wuxuu intaas ku darayaa in sidoo kale Kuwait looo iib geyn doono xoolaha Khaatumo state, isla markaana heshiisyadu ay yihiin horudhacyo. Boqorka dalkaasi oo ay xidhiidh saaxibtinimo lee yihiin Mudane Ahmed Saleebaan, waxay kaloo isku afgarteen in ganacsato reer kuwait ah ay maalgashadaan deeganada Khaatumo State. Madaxda uu la kulmey ayaa kala ah,  Amiirka dalka, Sheekh Sabaax Al Ahmed, Gudoomiyaha Barlamaanka, Axmed Al Sacduun, Ra’iisal wasaraah dalka, Sheikh Jaabiir Al Mubaarik, Ra’iisal wasaare ku xigeenka koobaad, Sh, Ahmed Al Xamuud, iyo madax kale.

Mashaariicdan horumarineed ee ay dawladda Kuwait  ay ku fan garanayso deeganada Khaatumo ayaa noqonaya mashruuci ugu balaadhnaa e abid laga fuliyo deegaanaa Khaatumo State.

Horufadhi.com

 

Short URL: http://horufadhi.com/?p=15361

Posted by on Apr 24 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

49 Comments for “Dawladda Kuwait iyo Maamulka Khaatumo maxay ku heshiiyeen?.”

  1. @IIDOOR IYO KUWAIT MAXAA KALA HEYSTA ???

    CAQLI BADAN MA JIRO HADDAY DHIHI DOONAAN KUWAIT YAAN MAXKAMAD
    LA KUREYNA,WAAYO KHAATUMO YEEY QAABISHAY OO NAGA XIGSATAY
    MIYEYNA OGEYN KUWAIT INAAN CARAB KA SOO JEEDNO, MASE WAXAY
    MAQLEEN ANAGA OO LEH DIRTA WAQOOYI BAANU NAHAY, WAR MA NIHIN
    WAANU KU AWR KACSANEYNAY OO WAX NOO GALAY DIR IYO HAWIYE TOONA
    MA JIRTO WAA IN AY KUWAIT SIDAAS U OGAATA, WAA TII AY KU KALA DHIMAN
    LAHAAYEEN SIYAASIYIINTA IIDOOR IYO ISIMADOODA OO AH WAA HORE YAA
    WAX NALOO QABAN LAHAA HADII AAN CARABTAYADII HORE AANU ISKA JOOGI
    LAHEYN,DEE WAA KAA ADUUNKII DHAMAA NAGU WADA FAHMAY,SHEEKADII
    BEENTA AHEYD AAN ADUUNKA OO DHAN AANU U SHEEGI JIDHNAY OO AHEYD
    INAAN CARAB KA SOO JEEDNO,DEE WAAN ISKA OGAA QOLYAHAN IN AY CIDLA
    NA SOO ISTAAJIN DOONAA,OO AANU WEYNU MEEL CUSUB AANU JABSANO,OO
    WAA KAA HAWIYIHII XITAA NA FAHMAY BEENTII AANU WADNAY INTAAS OO
    SANNO ANAGA OOOG INAAN KA SOO JEEDNO DIBKAA BAALOW.

  2. DHeere khatumo Power

    Maasha allah Kanaxoow nafta waa xuunshooy ku quuso amin.
    Khatumo state anagoo 2 bilod keliya dhisan ayaanu Dawladihii aduunka ugu dhaqaalaha abdnaa Gasriyadoda nagu marti qaadeen oo shaaruba miiqayna lool
    waxaa jira waxyaalo badan oo aydin ogeyn Axmed saleban Dafle waa aqoonyahan
    ilaa dugsigii sheekh kadib Yemen dugsi sare kadib Royal Military Academy Sandhurst weliba wuxuu ku bartay West germany arimaha Intelligece
    Kuwait iyo Axmed saleban Dafle xidhiidhkodu wuxu ahaa mid soo taxnaa 40 sano kahor maha sida siil-lanyo in lanqayrta cas kuwait xafiskoda dirqi ku galay kkkkkkk
    Long time Khatumo state.

  3. dagaal oogaay
    dambi jecelay
    dhiiga daatiyo
    dhaylo dubatooy
    na hoy dhuuryoy……http://www.youtube.com/watch?v=rUYZLtCRyNs

  4. ISHII BUKTAAY KU BIKAACSO SSDF IYOSNM WAXAA AY KA NAXSAN YINIIN WAXII AY ADUUNKA KA QAADAN JIREEN AYAA LAGU YIRI KAJOOGA WAA GOORTEENIIYE MARKA CANDHUUFTIINA DIB ULIQA

  5. La yabi maayo qolyahani jacaylka ay uqaban yuhada wayo weli waxan haya waraqdi uu uqoray ina ibrahim cigal qofkana qiyamaha waxa ilahay laso saraya cida uu jecelyahay ,marka adeer halka ka wad aqoonsiga wax kasta kula gelaye

  6. La yabi maayo qolyahani jacaylka ay uqaban yuhada wayo weli waxan haya waraqdi uu uqoray ina ibrahim cigal qofkana qiyamaha waxa ilahay laso saraya cida uu jecelyahay ,marka adeer halka ka wad aqoonsiga wax kasta kula gelaye

  7. Ha ku daalin jeedaal Indho sooma jiidaan khaatumo kaa guulaysatay, Grneral Xurmadle Ahmed Saleban Abdalla bil gudaheed buu hawlo fara Badan dadkiisa ugu qabtay SNM 21years bay dawarsanaysay Waxba way waayeen

  8. haku daalinia dhulbahante wuu israacee wana dawlad xagee ka haysataan dhubahante laas caano ina cambaashaa jooga maisaaaqbaad moodey asna waa dhulbahante insha alaa wuu soo socdaa hubkiina ayaa laidinku gumaadi insha alaah

  9. Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk. Oo siil.yaanyo. Barigii uu tagay kuwait. Ma madaxda bisha cas ee kuwait ayuu la kulmay. Waliba calankii somaliya ayey soo agdhigeen. Wuu xishooday walahay. Kulahaa meesha qadar doha ayaan moodayeye. Chine waa tii lagu xidhay ee safaarada somaliya ka sii deysay. Meesha waa ama magac wado sida ahmed saleebaan dAfle ama dowlada somaliya. Laakiin nin jabhada oo qabiil cadhooday ah. Yaa ka yeelaya. Mahiga. Seedigiin. Aqoonsi ha inii ka raadiyo san weynta tanzania. Kolay kuwo isaga u eg ayaad u dhaleysane.

  10. AS/C WAX RABAA IN AAN IDIN SHEEGO IN AMIRKA KUWEED SHEEKH SABAAX IYO AXMED DAFLE AYA SXB AHAYEEN WALIGOOD HADII AAN WAX YARA IDIN SO XASUSIYO NINKA ISKU XIRAY SILAANYO IYO KAWEED BARIGII DHOWEED WAA NIN WARSANGELI AH OO SAYDI U AHAA AXMED DAFLE WAX U ISMARAY AMIRKA IYO NINKAAS MARKII QAXII DHACY AYU SAFIIR KA AH KENYA NINKII YAQAAN AYA YAQAAN KA DIB WAX ISKU XIRAY INA DAFLE SIDA AYU NINKAS KU BARTAY WAA NIN U BARAY INA DAFLE MARKA IN DAFLE MARKA MA AHAYN SILAANYO IN ISAGA KAWEED ISKA AADAY NINKAAS WARSANGELI AYA ULA HADLAY SILAANYO AMIIRKA OO WAX MEESHA LUGU SOCDAY WAXAY AHEED MAGAC INA DAFLE MARKA AXMED FALE AMIIRKA RUNTA U SHEEGYA DHAQALAHA LAGA SO QAADO AYA ANIGA DADKAYDA LOO ISTICMALAYA ARIMTU WAA INTAAS

  11. Ilmo mahiga meeyey aqoonsigii??? Sow tan Khaatumo oo 3 bilood jirta la idinka hor aqoonsaday kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Guul Khaatumo Kheyr allow dhowr

  12. ninka guri ku lahaa soomaaliya khaasatana afgooye waa sheekh zayidkii isutaga imaaraadka oo geeriyooday 2004 kii isagoo jeclaaday quruxda iyo barwaaqada magaalada dalxiiska ee afgooye waa cajiib in aamiirka kuwait soomaaliya oo 21 burbursan uu aduunkoo dhan kasoo doorto suu hada ugu dalxiiso ma in hargaysa shabaab ku afduubtuu u iman waan ku qoslay riyadan kkkkkkkkkkkkkk

  13. ninkaan uu la hadlayaa guri buu ku leeyahay soomaliland oo lagu dhisay qiyaastii 2milyan oo doolar sanadkiina hal mar ayuu yimaadaa soomaaliland laakiin waxuu iminka waydiinayaa ina saleebaan dafle markuu xukunka haystay isaga iyo sodigii ayuu guri ka dhistay afgooye gurigiina ina saleebaan dafle ayaa ka kireeyey al shabaab oo ilaamaanta lacag bay ka qaataan xamarna weligeed degi mayso oo marna noqon mayso siday ahaan jirtay sidaana waxaa ka dhigay waa talo dhulmahante iyo sixir xabashi

  14. salaan reer khaatumo intaa iyo ka badan baa inoo soo socda ee inoo adkeeya dowladeena ragii mid walba meel buu wax ka soo wadaa labada daacuun ee hareeraha inaga xiga masayr ha la dhinteen waliba kuwa aan xaaraanta lagu dhalay

  15. General edbiye
    waar miskiinu hayska dawesado oo ha yidhaado waxan ahayn ninkii Siyaad Barre inantiisa qabaye iska daaya druuf baa halkaa dhigtaye.

    Maanta waa asaasaq oo gacantaa la hayaa, waana dayro oo ma tegi karo dhulkii uu u dhashay, 21 sano maantuu cadceed arkay oo kaaryoonaa lagu sidaa, kursigana waa la saaraa, muxuu adduun ka ogyahay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk dementia ayaa dedertay oo caruurtiisa ma yaqaan

    • TIISU WAA SHARAF IYO XUSHMAD,HAYBAD ILAAHAY SIIYAY OO LOO HAYO LAGUNA YIQIINAY EE BAL ADIGA KAADHKA BISHA CAS SITA EE ULA TAGA KA WARAN.ISMOOG BAAD TAHAY, KAA SAA DAWARSI AH EE BAL ISU FIIRSO ADIGOO DHAN BAA TUUGSI BISHA CAS KU NOOL HADANA TII BAA LAGUUGU HANJABAY OO LAGU YIRI HADII AADAN SOOMAALI LA HADLIN WAA LAGAA GOOSANAYAA KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK WAAD KU QASBAN TAHAYKKKKKKKKKKKKKKKKKK. INA DAFLE CIDI ISAGA U HANJABI MEYSO WAA SHARAF IYO CASUUMAAD TIISU KA NAXOOW NAFTA WAA.KKKKKKKKKKKK BAL SIILAANYO IYO ISGA ISU EEG KUMEY HAYBADI KA MUUQATAA CIDI LAMA SOCOTO WAA KELIGII. IDINKUNA TOBAN BAAD KU RAACDAAN SILAANYO CANTROLA WEEDHIHIISA.IYO WUXUU SAMEYNAYO

  16. Kulucow

    Dad ilaahay nacladay hadaad ku dayanayso adiga lee waaye,
    aduun iyo aakhira seeg inaad tahay ayaad isku markhaati furtay.
    Duf ku bax.

  17. masha allah caawa waxay iiga dhigantahay dhulbahantoo dhashay oo danihiisa u tagan oo dawlad ayleyihiin udagalamaya waa guul iyo taarikh cusub sidaan rabaana waa inaad wadnaha goysaan cidkastoo cadow idiin ah garabkiina naga eega hadan nahay dhalinyarada cumarmaxamud noo dhisa dawlad xoogleh oo idoor wagaasha kaga wiqiiq siisa gulaysta khaatumooy daacad ayanu kanahay horumarka shacabka faroole ku eganayo cadawga ankala jeclayn dadinta dhiigooda waxan idin lenahay barbarkad jirtanban bisinka u hayaa gulaysta reerkhatumo

  18. shamsudiin

    cidii laga adkaadaa la gumeeyey xaqiiqdii.
    siilaanyo wuxu maanta ku jiraa gurigii morgan xooga looga qaaday
    odaygan meesha ka muuqda 20 years muu arag halkuu ku dhashay baqdin uu naftiisa la baqayo,
    morgan keligi weligii ma lugayn ilaa uu 50 qof hareeraha iska dhigo ama uu qol aan la aqoon isku soo xidho baqdin isna uu qabo awgeed.
    adigaagan gurigiina ayuu calanka somaliland sudhanyhay adiga iyo hoyadaa toona kama dejin kartid.
    cali baysteen isagoo boodhweyn oo cumaamad afka loogu duubay ayuu tahriib kusoo galay taleex weliba ku darsoo cidiba markaas may raadinayn oo shirkaba waa la ogolaa hadan isagoo boodhwaynbuu ka baxay waxaasi waa baqdin.

    anigu beesha dhulbahnate iyo daarood toona waxba ka sheegimaayo hadaad iga sugaysay, yuhuudun aad nagu caayeyso anigu waxaanba u arkaa dad runtii ku dayasho mudan oo geesiyiina oo carab oo dhan naagaysay dhulkoodiina xoog kaga qaaday sidaa adba aad ii caayeyso tamr darro awgeed ayaa carabtuna yuhuuda u nacdashaa awood darro awgeed adna cibaado iyo wax ilaahay ku faraadba u haystaa inaad yuhuda iska caydo.

    • ACUUDU BILAAHI MINA SHAYDAANI RAJIIM DEE REERKANI MABA XISHOONAYAAN WAX KASTA OO LAGA WISWISO WEY KU HADLEEN ILEYN WAA WAX AY WADA QABAAN YUHUUD AMAANKU ILAAHAY BAA CAAYAY IYO AAYAADKA ALLE KALAAMKII ILAAHAY KU CAAYAY YUHUUD HADII AAD KA DHIGTO WAX LAGU FAANO ADIGAY KUU TAALAA IN LAGAA SUBXAANA LAYSTO UUN BAA WANAAGSAN ,BISINKANA LAGAA QABSADO.

  19. Masha’Allah alxamdulilah illah baa mahadaa iska leh waa war aad iyo aad loogu farxo ilaah ku mahadinaya kun jeer khatumo Kheyr noo dhisay goor aanu u baaahneyn.Allow khatumo dhowr oo cadawgeeda jabi amiin <3

  20. sareeye guuto axmed saleebaan dafle wuxuu matalaa sumcadii iyo haybadii dawladii soomaaliyeed ee aduunka laga yaqaanay ma aha cawaanta bisha cas iyo khayriyaadka ka dawarsada ee aan amiiradu kaba warqabin booqashooyinkiisana waa kaa amiirada qaabilaya ilaahay hanoo daayo sareeye guuto axmed saleebaan iyo dhamaan madaxda khaatumo

  21. ku edebdarane:
    adeer ilahay janada ha geeeyee ahmed saleban waa kii ku gumeeeyey ee kaadida ku siiyey ,silici aad ogaydna ku baday naagihiinana jarerta u fasaxay ,ciil kuuma qabo.
    qofkii idin dila ilahay ayuu darajo kaga helayaa ,xoolihiina iyo dhiigiina labaduba wa xalal ,waxaad tihiin yuhuuda geeska afrika ku nool ,ahmed saleban ,moorgan,gaani waxay aheeyen awliyo waajibaadkoodi gutay aakhirona darajo sare ayey sugayaan aduunkana cisi ayey ku noolan

  22. Edbiso, ilaahay ayaad been u sheegtay ee caawa ayuu ba iyo balan bal kuu kuu yahay, islaan weyn oo warey ka naxdo loo sheegay, waxaan ka baqayaa in aodo qaawan aad musqsha ka soo baxdo, mida kale ma cibaadaysatid carurta ma seexisid., ma halkan abad u soo shaqo tagtaa, cayd ayaad ingiriiska ku qaadataa yaan filaayaa. Horufadhi iska cay wa Dimuquraadiyey maalin dhowse waa lagu Block garanaynaa. Waayo kuma ekaatid Topic warka ee webka sharafta leh iyo madaxdiisa ayaa caydaa. qodobkana waad ka baxaysaa ileenm islaan wareertay baad tahaye.

  23. waxaan u jeedaa waad buktaa

  24. Waad bugtaaktaaye, sharaf ka saraysaa ma jirto nin aan xil hayn oo boqor qaabilay xafiiskiisana ku martiqaaday. Waxay u egtahay inaadan caawa seexanayn xinka iyo xasadka idin haya awgeed!

  25. Aloow garbgal reer khaatumo waxwalbana ufudutee waxa la arakaa warsangali iyo dhubahante in ay midoomaan weegaga soo socda hadii alle idmo ee xagee ku wii ceerigabo fadhataynayey la geen doonaa mar hadii aan u midowno beesha dhexe inaga oo hart ah dabadaan kagalidoonaaye ha bakhleeye is daa iidoor waxay ka faa iideeysteen kala daad sanaan tee waa isku doonidoonaa after one week late know that please my brother. we share everthing you know that. thank you very much.KHAATUMO GUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUL

  26. Ilma mahiga maantay furka tuurayaan oo dhiigu kusii kacayaa markay warkan weyn maqlaan mashalah xurmadle Ina Dafle shaqo wanaagsan ayuu u hayaa dalkiisa iyo dadkiisaba waa horumar weyn oo aynu ku talaabsanay ilaahow Khaatumo dhowr
    Guul Khaatumo Kheyr

  27. khayr cabdi garaad shirshoore

    Edbiso marna doobiye ayay soo qaadataa. Horufadhi kama tagto intaa way eegaysaa. Naa orod meelahaa aad. Website yadiina. Dadkan ha ku mashquuline. Naagtaa. Doobisa\edbisa yaan loo jawaabin. Way nagu waalataye. Wixii ujawaabaa ka daran

  28. Adduunyooy
    Xaalkaa ba,
    Ma ninkii ina dafle ayaa ee isagoo madaxa eagani qaabili jireen,ayaa maanta ay ay maanta isagoo dawersanaya oo leh somalilanba i gumaysatee akhwaan liiban yaa alle wax siiyay? Hadaba ku cibro qaado qofkii caqli lahoow.

    Shalayna siiranyo jabhad ahaa ayay maanta carpet cas u dhigeen isagoo madaxweyne ah kkk

    Qofkii derderan ee iimaanla,qiimo u samayn mayso laakiin.

    Gus ummak wallaahay saani baan u ledayaa caawa,haddii nabsigi anoo nool igu simay,alxamdu lillaah yaa rabbi

    Habro fadhi halkaa kasoo miis diiwaanka waayaha iyo darxumada qurjiilaha

    • WAR EDBIYE

      MARKA AAD ARAGTAN NIN DHULOS AH AMA DAROOD OO
      MEEL JOOGA MAXAAD U NAXDAAN OOD SHUBAN UGU
      WAR WAA LABO NIN OO SAGAAL BILOD KU DHASHAY
      OO WADA HADLAY
      RUNTA HADAAN KU SHEEGO SIILANYO MA AHEEYN MARKA U
      LA KULAMAY AMIIRKU SHEEGA JABHAD EE WAXAA U AHAA
      MADAXWEYNAHA SIIILLAND DEFLENA SHAQSI WAAD ARAGTAA
      IN HADII SIILLANYO SHAQSI AHAAN LAHA WAXAA LAGU XIDHI
      LAHAA KUWEYT SIDII SHIINAHA

    • Waar xaarka iska du nacas yahaow jiran inta aad ina dafle sheegayso meeday dowladii soomaaliyeed cadow yahaw. ee waliba cadowga soomaaliyeed ah jabkaagaba waxaa ka hadhay inta ku meel gaar laga baxayo ee aanu yeelanayno dowlad cagaheeda isku taagta markaa ka bacdi ayaad arki doontaa nacaybka soomaaliyi idiin qaaday iyo bal sida aad noqotaan waxaad ka dacwoonayseen dowladii siyaad bare. Berise waxaad ka dacwoon doontaa soomaali weyn oo dhan idinkala xisaabtami doonta wixii aadku sameeyn jirteen iyo cadaawada idinku jirta nacaybka idinka buuxa iyo taarikhdiina ka bilaabata snm hadaad dad jira ahaydeen oo wax garad leh culumo leh aaway taariikhdiinii maxaa ka bilaabay 1984 hadana kaaga daranta wax kasta waxaad kaga dayataan dowladeenii soomaliyeed.waxaas oo dhan aad sameyseen bedelkeeda la idin tusi .soomaaliyi wey baraarugtay ogaadana ninka dagaya iyo ninka taakuleynaya. dad dhulbahantaa ugu damanaa isagiina toos nabad buu u damanaa iyadiina cirkuu ku laalay waana ilaahay mahadii nacas yahow mar hadii reer khaatumo ay maanta isku af yihiin ka yurub,africa,america.iyo ayshiya joogaa isku af yihiin oo khaatumo wada yihiin adiga snm boos kuuma banaana ka bul dheh iskagana tag webside kan yaan wadna xanuun kaaga dhicine nacab yahayow.

  29. asww
    war been waxaa lagu yiqiin qolyaha gurigii moorgan ku sharaaba iyo ina faroole anagu been isuma sheegno dadkana una sheegno ee runta ayaanu quudanaa waxaanuna nahay abnaau shuhadaa .
    khaatumo waa dhaqaaday iidoor murqaansan iyo ina faroole toona ma joojoin karaan.
    waataa ilaa kuwair,addisaba,nairobi,kampala,daarasalaam,mogadisho,abu dabai ilaa yurub iyo ameerica dabkeedii is haysto mudo sadex bilood ah qoraxdaa soomaali u soobaxdayna nin gacan yar iyo nin gacan wayn midna maqarinkaro”dr:galaydh” ee xagee qoladii soomaali u dudaysay ku dambaysay.
    god bless khaatumo and somalia.

  30. masha’allah mar hadii khaatumo halkaas gaartay waa mahad illaaah iyo dadaalka dadkayga noolaada madaxda khaatumo iyo sareeye Axmed Saleebaan Abdalla
    intii ka naxaysaay nafta waa ilma bureeqa oo maanta intaas arkay cuqdadii haysay mid la badan la seexanayaan maanta mar uu ina bureeqa kuwait tegay ayaa wiilal yar yar loo diray calankii somaliyana la soo hor dhigaykkkkkkkkkkkk dee maalintaa wuusan dhiman uun lkn wuu khafiifay markaasuu yidhi meeshu ma kuwait bay ahayd qatar baan moodayeekkkkkkkkkk caawan xamaamkuu seexanayaa sidiisii oo laga soo jafayaa

    khaatumo allow noo dhawr

  31. Masha Allaah, thanks Horufadhi ,com waa war ay ka naxayaan nacabku, walala wuu ku farxayaa Miyirqabe mahadsanid inaadeer, u sheeg Majeerteenka kale inay ku farxaan dawladda walalhood ah ee Garabkooda ah.

  32. manshaal- alaah war maxaad mar hor warkaa noo soo gaadhsiiywaydee . waxan layaabe waxan iska hadla war 1897 baa dhulbahate dowlad ahaaye adna aad dumar ka uga umolinjirtaye maxaad ismood buurti baalgugu celinayaa. waxaan ahayn baad ismoodaye waxaa waxa nagaqaadiwaayey ingiriis oo aanu 21 years ladagaalamaynaye maxa iidoor dabacuun tarikaaraa . wali gaaba cabaad anigaa ceel uridey gooni isutaagaad sheegijirtee ee kaalaya in dabaxaaba, hart midooyey meeshee galaysaa, dabcayuunow. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk khaatumo ViVE ever kanaxaoow nafta waa guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul iyo hart

  33. waxaan aad ugu faraxsanahay shirka dhexmaray khaatumo iyo kuwait? idoorna waxaan leeyahay qaxoonti baad noqonasaan

  34. ii daaye abtiyaday hadda xeedha salkeeda soo taabte waana laabanayaane.dudmadii e

  35. ii daaye abtiyaday hadda xeedha salkeeda soo taabte waana laabanayaane.dudmadii e

  36. Beeni hadday jirto idinkaa (Hargeysa) riyadii labaatanka sano cago-dhigan weydey weli masaakiintiina ku maaweelinaya!

    Adeer dhulkayagana waa la maalgelinayaa riwaayadda aad ku jirtaana dhakhsaa loo soo gebo-gebaynayaa.

  37. khayr cabdi garaad shirshoore

    Idoor waa laangaab. Waliba xanuun cuqdad ah qaba. Cuqdadaasoo darod ladhoho

  38. “Ka-naxow nafta waa”

    Horufadhi waa ay ku mahadsanyihiin howsha ay bulshada u hayaan.

    Waxaadse ka illowdeen in ujeedada ugu wayn ee la isku raacay ay ahayd in la ilaaliyo midnimada umadda SOOMAALIYEED. Ahmed Saleebaan marka uu Kuwait hawlihiisa ka dhamaysto wuxuu u gudbi doonaa Cummaan oo uu Suldaan Qaabuus ku casumay.

  39. kkkkkkkkkkkkk, ma hawadaa la maal gelinayaa,waar isla yaaba oo masaakiinta beenta ka daaya, mise somaliland baan ahay buu ku yidhi

    • WAR MA KA NAXDEEN NINKAN 21 SANO KA MAQNAA
      SIYAASADA EE HADANA SXB LEH
      ABTIYAA LAF KAA WEYNI WEY KU JEBISA EE CAGTA
      DHULKA DHIGA
      ANIGU MA GALO WEB SITE SIILLAND MANA AQRISTO
      WAAYO WAX QIIMO AH OO AY II SHEGAYAAN MA JIRTO
      MANA ISKU MASHULIYO CABSINA KAMA QABO
      EE MAXAD ADIGU UGU WEREGANEYSAA MELAHAN
      MISE WAXAAD OGTAHAY IN WAQTIGII DHAMADAY
      OO DHULOS IDIINKU QASBAY SOMALAIYA

  40. khayr cabdi garaad shirshoore

    Idoor wagaash. Xaaasidnimo. 21 years bay riyo maal meed ku jireen. Adeer. Khaatumo way dhaqaaqday. Waad aragtaa. Indhahaagaa kuu macalina.

  41. horufadhi,waa halgamayaal harti, ii daa maandhow dugaag iyo iidoor bay igaga dayraanne! kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    wacadalay rag yihiin, hore ayay u essxdeen, laakin hadda way baraarugeen reer khaatumo, waa dawlad harti.

  42. foloyahow, horumarka loogu balan qaaday dadka reer khaatumo ayaad ka bugtaa, u dhimo xanuunkaas ku haya

  43. horufadhi,com warka beenta ah ka daaya dadka masaakiinta ah ee war doonka ah

Leave a Reply

Recently Commented

  • Fallaag: Nuura iyo layla ma been baan sheegay baharsame waa gun ilaahay baana og inay yihiin gun. Ma dad islaanimo...
  • Matan: khatumo waalidkeed garaad jaama garaad ismail ayaa arrange marriege u sameeyay oo siiyay s/land laakiin...
  • xarbI: waan daawaday dooda aad ayey u fiicnayd lkn ninka madaw doooda in lagu sooo daro may ahayn akhlaaqdiisa ayaa...
  • kalshale: ilma garaad ismaaciil Sedaxdii nin ee wanaaga diiday Waabaa waxaa jiray sadex nin oo walaalo ah oo ilaahay...
  • Nuura: maraa waaxid isimadan faraha badani way na waaleen yaa hal garaad oo go’aan adag oo labac labac aqoon...