Comments on: Madaxweyne Biindhe iyo Weftigiisii oo Nairobi ku soo laabtay.

By: Ilwaad
bisada madoow malaa biindhe calankaa u saaran waxani wax ka badane ha kala jaakidho baryo la jadha jadhee kkkkkkkkkkkkk naa hooy meesha iskaga tag si xun wax looma goobee,wallee naag cunaa baratayeey calaf dhadh baa jooga wallee naag cidood baratayeey calaw la’aan maysid hadal horuu u baxay ha lagu habeeye diracaagii dumarka iska soo xidho hadaad nin tahay xaafado heerin kumaad ahaateene .

By: Doobiye
Qaxooti ilaa qaxooti, eessh calaa madaxweyne, Nairobi daa uu qaxootiga ku yahay hayskaga noqnoqdo ileen dalkiisii wanted buu ka yahaye

By: Ilwaad
dool masha’allah indr nice video weeyaan mobileka ayuu iigu duuban yahay kamaba xiisa dhaco ii nooloow darwiishad dhaba dhamaan hablahayaga xarago ku noolaada,ragayagana power-kii awoowayaashiin baa laydin kaga fadhiyaa idinma amaanayo idinka ilaa aad hawlihii loo baahnaa aad wada fulisaan.ileen waxa arlada ka dhacaya idinkaa ka masuulee cid kale eedeeda ma lahee.

To: miyirqabe magacaaga ilaahay kuu qaad aamiin magac fiican weeye waanad mahadsan tahay nooloow walaal] @…..waliba waxaan ka iloobay habarta xabuush bahal sadexaad oo la yidhaahdo shurunshuur bahalkaasi meel kasta god buu ka qodaa meeshuu sidaa isu taagaba boodh buu ka kariyaa waana waxay samayso habartaasi meeshay sidaa cagaha u dhigato  yaa leh yaa deganaa maxay ahayd odhan mayso god bay ka qodaa hadhowna waa lagu kor dilaa,one day cidi lama dersi karto anagu siday meeshay naga la dersaan uga durkaynay dee waadiga arkaya melihii rugta noo ahaa in looga taag la’ yahay aduun ciiray dhe.waxaa soo hadhay kuway tolka la tahay tusaale ahaan h/y xagay sii wadaa bay kula tahay kkkkkkkkkkkkk wallaahay burco way ka qaaday siday iyana dib uga guranayeen ilaahayoow deris xun wax ha noogu darin rasuulku csw wuu ka ducaysan jiray jaarka xun.

By: miyirqabe
Ilwaad

madaxaad kaga dhufatay, burris adag, xinnahana, anigaa laban laab kuu soo gadaya kkkkkkkkkkkkkkk

halkaa kaga hay, gabar qiimo badan ayaad tahaye.

By: dool
inaadeer ilwaad

aabo   wuxuu   ii bixiyey  dhool iyo    ::::::::::::::::::::::::::::::

markaa   hooyo  baa iyana  mid kale iila baxday  walee  markaa  anaa soo gaabiyay

inaadeer aabayaashaan  waa wada daraawiish   aad way inaa jeclaayeen ku ligaad

xaga hablaha sscguul

By: dool
ilwaad

http://www.youtube.com/watch?v=LXlJg7UimGg&feature=player_embedded

By: Ilwaad
dool :d oo ma dhool dheer buu kuu bixiyey aabo mise dhool dheeman kkkkkkkk waaba aabo khatara ….badanaa hooyooyinka ayaa  magacyada wada socda bixiya , hadii lagu gartose yaa dayn kugu leh indr waa cidna saw maaha\

By: dool
inaadeer    ilwaad

runtii  aabe yaa iiwaxshay  dhool iyo   wax kale  markaa   waasaxe  hadii aan qaato       miyaa la odhana yaa  ala  waa  aqaanaa

I’m alright anyways, thanks IIwaad

By: Janada SSC
Mashalah madaxdii Khaatumo mar hadey sinabad ah ugu soo laabteen nairobi howshii qaran ee loo direyna guteen.

Guul Khaatumo

By: edbiye
Suaal

Horta kuwii shalay tv yada ka cabanayay ee lahaa pl ayaa biyihii noo diiday awrtiina way faruur xidheen ma runbaa? Kkkk ceeb baa dhacday