|

Dhagayso qaabkii Boqorkii Hore ee Xuseen Siciid {Hayaag}, Xilka looga qaaday,{Dhagayso}.

 

 

HALKAN KA DHAGAYSO.

Short URL: http://horufadhi.com/?p=15443

Posted by on Apr 27 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

50 Comments for “Dhagayso qaabkii Boqorkii Hore ee Xuseen Siciid {Hayaag}, Xilka looga qaaday,{Dhagayso}.”

  1. w.m.s
    qoraal dhawaa baad tidhi danahiina shaqa kuma lihi hadana waadigan na dhex boodaya durbaba markaad heshay war ku saacida adeer liiska ku qoran kor ee elite ka hayaag waxaa u horeeya generaal maxamad cali abokor oo ah god fatherka hayaaga haduu magaciisa webka ku arko iyadoo laga been sheegayo isagaaba warbaahinta ku inkiri lahaa baaqaa meesha doblumaasiyad baa la ciyaarayaa si loo wada raali geliyo beesha hayaag oo dhan qaraarkani sahal maaha beesha hayaagna waa in wakhtigooda ay qaraaradooda ku dhamaysanayaan la siiyo arintooda intaa ma dhaafsiisna taleexnetna waa la sugayey inay ka faaiidaysato warkan oo doc walba u rogto oo dee hadii qof reer khaatumo ihi hindhiso qoraal ah waa nagu fikir qofkaa hindhisay waa inay qoraan why not mushahaaray ku qaataan warxumo tashiilnimade

  2. wiil maxamuud salebaan

    garaaad abshir oo ku qarxiyey waxay soo qoreen horufadi iyo allssc ama radio khatumo kuwaas oo ay qoraan ragga ka caytama fadhi ku dirirka paltalka malinkastana list beeen ah soo qorta oo dadka magacyadooda ka been sheega tasoo keenta inay dadka mgacyadooda so qorteen ay soo waxaanwebsitea taleexmeia.net kana shegaaan ina magacooda laga beeen sheegtay ileen ceeeb loma dhinto kkkkkkkkkkkk

  3. NINA kkkkkkk inaadeer lkn waxaan is waydiiyey siday webabka kaleba u akhrido islaantu miyaanay taleexmedia u akhrino u dhagaysan? waxaa ii baxday nacas nimada iyo waxa webkaa ka muuqda miyanay sado ali aragba, ta kale qof hadii laga qaado wixii loo igmaday dadka ka qadayna yihiin dadkii caleema saartay.hubaalna tahay dee maaha in layska fadhaq boodo maaha wixii dhab u jira iyadoon lagu xad gudbin arinta xaqiiqada ah lana soo koobayo inta muhiimada ah la soo bandhigo dee maaha in khalad laga fahmo,sadana waxaan kula talinaya mar 2aad waanu jecelnahay waa gabadhayadii waana wadaniyad dhaba, lkn haka digtoonaato wixii beesha majara habaabinaya oo dheg & dhugba haw lahaato wixii guracane qaloocan inaanay ku soo dhuuman.hal qabsina ka dhigan magaca magaceeda saado.

  4. tan balaayo taxdo isku sheegtay suntii ciilku ka keenay waxay ku xunqaacayso eega, waxaan ku idhi saado dhalashadeeda inaad adigu ogaato yaa kuu dirsaday? waaba kugu khalad inaad ogaato nasabka saado waayo noocaaga loomaba ogola inay ogadaan. ta labaad meel kasta waxaad la tagan tihiin saado anagaa qabi jirnay oo miyaydaan wax guursan karinoo gayaan ahayn??? waa ta sadexaade intaad wax laga wiswiso ku faanaysaan waa cadadiin maaha la yaabkiin horaa loo yidhi waxaad ceebta u taqaan dad bay cadadooda tahay, horta qabso inaad idinku is ceebayseen qirteena inaydaan rag gayaana oo wax guursan kara ahayn,ta 4aad ninkii miskiinka ahaa ee nimanka iidoore beeshiisa ku dhiibnaa dacweeyeen ee jac iyo baaruudu ka raacday,markay u doodaye tidhi waar wixii dawlada kula jiraye wada khaldana ha la keeno nin walowba kaaga.ayaad is tidhaahdeen ku nanaysa cali samatar waar waa nin somali pure ah kana soo jeeda qabiil kaa nasabsan kaana sharaf badan xaarana cunin cid islaamedna cunin. badhitaan xaga maskaxda ah isku sameeya wexii uurka nacayb & cuqdi iyo saado magaceedu kaga qoran yahayoow.naftiina u dadaala oo is daweeya.

  5. saado waa islaantii qalinle ka dhintay alyxm, ciidagalihii may dumaalin kadib kolkii la ogaadey in aanay dhalasho ahaan sax ahayn oo la yidhaahdo INA SAMATER CALI qoladii ay u bixisay ssc hargeysay usoo guureen xataa magacii kamay iman kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  6. taleex media waa web naf la caariya hada xaalkeedu waa inay saado isku dhedhejiyaan waar saado waa puplic person cid kastay waraysi siin kartaa xataa snm tay waraysi siin kartaa hees ay qaaday baad ku doorateen waar laaskaba waata u heestay oo soomaaliyoo dhan u heestay ee saado ha hafrina oo u dhiga magaca

  7. saado ali markay taleex media wraysiga siinayso waxay toos ula hadlaysaa kuwa cada qaataha noqday ee magaca dhuloos ku shaqo tagey doqonkay toos gurigiisa ku abaartaa intaa ka badan waa huuhaa iyo kalaam faadi ah magaca saado ali ma wasakhoobi karo

  8. kkkkkkkkkkk waa dhulbahante kuye dhulbahante laga raac maysagaaba hadal dhulbahante leh waaba xayraan iyo lahjadiinii oo biya is marine kkkkkk ilaahayoow hana waalin ileen waxaan soconayn layskuma hawlee iska daa maskax aan garanayn dhib badanaa,wuxu isku dhex qasayo waxaa ka daran wuu xiiqay xawl mariidadii cunahaa soo baxay wuuba hadli kari waayey jiq kkkkkkkkkk

  9. Dheere Kastuumo,

    kkkkkkkkkkk, Horta ninkanu waa dhulbahante, idinkaana soo magacaabay, waxadse ogaataa aadamahu wuu hilmaami karaa haddii Kofi anan ku qolday ninka korean ka ah ee hadda joogana wax weyn maaha oo waa hilmaan hadal kuma jiro. laakiin waa ninkaas hadalka toosan ee aad aragto inu yahay nin isku kalsoon oo S/land-nimadiisa ku dheggen, xaqiiqadana ka dheregsan ee aan Kastuumo hawada heehaabaysa laga gadin.

    Iska hubi warankad riddeyneyso soo noqoshadiisa.

  10. DHeere khatumo Power

    Daawo aqoondarida xildhibaan ku sheega Jabhada SNMta ee Somaliland(ila qosol oo Daawo
    Hargaysa: Xildhibanada jabhada Snmta oo u badan dad laga soo ururiyey suuqyada ayaa u badan rag ama haween aan mar laheen wax aqoon guud ama mid maadi ah, sidaa darteed bal nala fiirsada aqoondarida rag isku sheegaya xildhibaan oo nala qosla.

    Halkan hoose ka daawo videoga.

    http://allssc.com/2012/04/26/daawo-aqoondarida-xildhibaan-ku-sheega-jabhada-snmta-ee-somalilandila-qosol-oo-daawo/

    Wuxuu yidhi xoghayaha qaramada midoobey kofi canan kkkkkkkkkkkkkkkkkk
    waa nin 3 sano ka hor ahaan jirey xoghayaha qaramada midobey
    hader waxa jagadas haya Ban ki moon waa nin darogaysan kkkkkkkkkkkkkkkkk

  11. NINA horta waa danbaabtey ilaahey u toobad keen — walaaley alxamdulilaah waligeey been ma sheegin fikirkeega waa dhiibtaa — diinta ilaahey waa ibarey iyo cilmi maadi. I am proud puntlander.

    Ilaahey waxuu (Yawma ta/tee kullu nafsin tujadiluAAan nafsiha watuwaffa kullu nafsin maAAamilat wahum la yuthlamoona) oo ah hadaan sookoobo tafsiirka aayada yomu qiyaaha qof walba waxuu layimaado ayaa ilaahey siinaayaa. Marka ilaahey u toobad keen waa oran kartaa waxaa umaleenayaa lakiin ma oran kartid waxaa tahay hebel ama waan ku garanaayaa.

    Aniga fikirkeega saliimka hadaan ka hadlo ma arko rago dhulka lagu soo celin karo oo aan aheen in harti maamul ahaan u wado tasho.

  12. Faroole oo islaan dabagooye u magacaabay islaanka ugaadh saleebaan iyo
    beesha ugaadh saleebaan oo aad uga cadhootay,

  13. DHeere khatumo Power

    Arinta laga hadlayo waa oday shaydan Afwaliinje duufsaday oo dhulbahante ah
    Go.aan baana laga soo saaray in laga xayuubiyoxilkii uu ku fashilmay
    kuwan majedhen iyo idor iyagu yey u kala hayaan ? kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Long life Khatumo state forever our political leaders.

  14. gorayo garawgaaga iska cun adigu geeridii nabiga csw ma ogide kkkkkkkkkkkk waxba kaama khuseeyaan taleexmedia iyo saada caliye

  15. taleexmidea waa webka kaliya oo ay kuxirantahay saada cali waxayna ogaatay caaqilad saada in uu yahay webka kaliya oo macquulka ah
    waana markii tobnaad oo aan arko soodoo waraysi siinaysa bal idinku car arka ayadoo been lafadhi.com lasheekaysanaysaa kkkk waabataa habaaraysa kkkkkk oolec waarbal intaydaan waxqorin waxbarasha aaada oo qaabkii saxaafadulahayd soomara

  16. oo ilayn eedo saado way nala socotaa wax baa ka dhacay kkkkkkkkkkkkkkkkkkk saadooy horta boqorka ilaahay baa boqoree reerkii isim nimada u igmaday baa ka xayuubiyey ee websitesyadu kama xayuubin wararka uun bay soo tabiyeen taleexmedia war danbe & waraysi danbe ha siin cidi ma akhrido tolku ma galo webkaad waraysiga siisay waad mahadsan tahay saado darwiishada.

  17. bilan lol indr mid ka saraysa qaali, wallaahi waaba dhiba iyaga iyo reerihii iidoor hadii la kala saari waayey waana runtaa waxaa iyo wax ka daranba wax ku hadla oo dhaqan xun oo guna way leeyihiin lkn waxaan is idhaahdaa siyaasiyiintooda daalimiinta ah shacabkoodu way yara dhamaane haku talax tegin ileen dhiiga baasi waa balaayee oo waa laguugu hal qabanayaa kolaybee oo isirkii bay ina la sheegtaane, tan aynu is la garanaynana maaha MJ qaabka qoraalka siday u qorto ee ugu suurooto baan ka shakiyey iyada iyo qaar toos u muuqdaba inaanay ahayn waana arkay inay dhaaratay lkn imaan ka dheer iyo xaqiiqiba waa tii magacya badan kkkkkkkkk ilaahay baase caalimul qayba oo og.

  18. waataa dee caaqiladii saada cali warsama ahaydna aad horufadhiyeey dhiiga kukariseen ninkii waxaan soomad madoobeeyayna waataa tawxiidka u cuskatay

  19. wiil maxamuud salebaan

    saado cali oo raali gelin ka bixisay aflagadada website yadan ka qoreen boqor abdulaaahi http://taleex.net/2012/04/27/saado-cali-oo-ka-hadashay-canjarafaynta-boqor-cabdilaahi-dhagayso

  20. a s c
    waan idin salaamay akhyaarey rag iyo dumarba
    anigu arrintaa hayaag sameeyey waan ku diirsaday
    waxaan ugu diirsaday isimadu in ay ogaadaan in ay dadku doorteen ayna iyaga u shaqeeyaan aanayna ku amrku taaglayn karin masuuliyadda la saaray[dictatorship is finished]
    w s c

  21. nina
    wixii aflagaada ah waaxagiina anaga marhore iyo mardambaba halkiisi buunootaagan yahay xushmad iyo wanaag waxaan ahayn oo aanu uhaynaa majidho
    warku waacadyahay ina adeer

  22. garoowe
    dee boqorkii hore ee hayaag kaxaysate e yuu mateli ma mj baa hayaag lehkkkkkk miyaysan muqdishose kaga horayn isimadii matalay khaatumo faroole waad arki haduusan boqorkii horee hayaag baacin ileen maaha isim matala reerkiisa oo xamar iyaguba jooga e xamar markan isim rasmi ah baa laga rabaa cadaqaate iyo boos buuxiye waa ka mamnuuc faroole candhuuftiisa dib u leq

  23. Ilwaad kkkkkkkkkkkkkkkkkkk inaadeer wallee anaa arkay iyoo dhaar ku maraysay mj baan ahay hadaysan dhaar beena marayn oo bilaa iimaan ahayn wayna jiraan dhabayaco sideeda cantara baqash iyo harti ayan nala wadin anaga noola yimaada almhuhim waxay rabto ha ahaatee afkay halkan ku timaado waa in loogu jawaaba haday rabto iidoor dabacayuuna ha ahaaatee

    waadna salaamantahay adiga iyo ninaba ilmaadeerayaal

  24. bilan inaadeer dee maaha reerkay iska dhigto qoftu waa mida fahma iyo dhawr kaloo magac soo qaadata kkkkkkkkkkkk waa dooxan oo kale hadaanayba isagii ahayn haday mj runa ahaan lahayd way haboon tahay in jawaab la siiyo lkn waxaan kuu hubaa waxan webka midhaafa ee iska dhiga reerkaa inaanay ahayn wax baad khaldi kartaan bay is leeyihiin itaal baaska markaa inaga jira lol

  25. boqorka gacama furan ayaanu kusoodhawaynaynaa waxaana uu hogaaminayaa isimada maalinta axada garowe kaduulaya oo cir iyo dhulba lagasoodhawaynayo markay xamarkadegaan waxaanuna leenahay boqor anagaa xaal kaasiinay waxaanoo magaca oo bugta ah ee ay horufadhi meesha kusoo mad madoobaysay sharaf taada iyo karaamadaada iyo sumcadaada wax ay udhimikartaaba iskayar

  26. farduus1
    naa dhulmahante ma adaa noola baxay maxaadse sheekada raqiiska aha halkan ula soo aadaa hartigan aad naka daba socoto sow idinku kumaydan xaarin anaga miyuu nala dhashay baayo harti dhabyacaa halkaa dhigtay inaad anaga nagu harawsanayso adiga halagaa helo hadii kale ani ha iila imaan boqorka xilka laga qaaday adiga hakula joogee xil udhiibta garowena ha iska dego anaga hada tirada nooguma jiro cidii faroole firdhiye iyo pintiland u dhuumatana waa sidaas iyo si lamida ayaa ku dhici doonta

  27. farduus1 ama dooxo mudug ama daalo ama
    maahmaahda khalad baad u fasirtay ee carabiga soo hagaajiso carabigaad qortay micnihiisu waa isma raacaan kibirka iyo xikmadu maahmaahdanoo adiga kugu socota waayo adigaa halkan kuna faana hadal maalaa yacniyana ku qora

  28. naa mida kore adiga kuguma socoto qofaan ku maskax dhaamin wuxuu qoray baan ka daba geeyey waana la masaxay tac-tacdiisii.

    tan p/land & waxaad ka hadlaso mida ah puntlaneey xaal qaado ayaa khusaysa
    hadalna waan kuu soo koobay diradiraale & doc ka yeedhba ama dameerba daankaa laga feedhaa baan ku idhi taada iyo waxaad tahay maad ka hadashid maxaa kaa khuseeya pland iyo wixii dhulbahante kaga jiray?.

    marka runta lagugu mudo qar cidla ah isku qaad iyo nac nacdii kuu gaarka ahayd la soo shir tag ma danbaabo kute wadhi
    waxaad tahay hawada ku mar baan ku idhi anigu wax dhiba kuma odhan
    waxaa la yidhi maahmaahdo isu maahmaahdaa jirta dee waa ta adiga ku haysata doqon nimo dabeeciya iyo idha adayg aad ku maqiiqan tahay adaanay afkaagu & maskaxdadau wada socone isku day inaad is faafajiso waayo waa habaar qofaan afkiisa iyo dhegihiisu maskaxdiisu wada socon ilaahayoow ha na kala horaysiin aamiin.

    intaa ka badana noocaaga kalsoonidu ka luntay kuma khasaariyee bye.

  29. hahahahahahahakkkkkkkkkkk wallee waa kuwaa hayaag si fiican yeelay ee odaygii xadkii ka baxay xilkii ka xayuubiyey waa lagu sugay ma waxaa xilka u dhiibtay faroole mise reer khaatumo mid walboo awaamiirta dadkii doortay ee xilka u dhiibtay dhinac maraba waa in sidaa loo galaa bal dee garoowe xil halaga siiyo ileen isagaa dadkiisii khaaimaye oo cadawgoodii uraacaye firdhiyena boqor haka dhigo ma illaahyo aan caabudaynaa odayadan iniba meeshay rabto geediga u rarayso ee umadoodiiba la tashanayn ee hungurigu wado

  30. ku ilwaad,

    carabta waxee ku maahmaadaa (La yajtami’o kibron ma’a hikma) oo ah fikirka doqonimada waxuu wax udhimaa waxgaradka qofka. Marka afka iyo maskacdaada waa in isla socdaan.

  31. ilwaad ma rabo in aan danbaabo lakiin waxaan umaleenaayaa in fikir aa meeshaan kusoo qortey wax ween oo nusqaan ah ku jiro. walaaleey kkk ha danbaabin lakiin waxaa sheegaayey waabo example ween kkk waxaa ka hadlaayo iyo waxaa ka hadleeso ma is waaqayaan marka ma anaa ila hadleesaa mese qof kaleeto.

    Carabta waxee ku maahmaadaa ????? ???? ?? ??????

  32. puntlaneey xaaaaal qaado imikaa puntland lagu daba gabanayaa hidhidhii.sxb qabiilkaaga iska sheego pland hadaan wax u qabno iyo hadii kaleba anagaa kala xisaab tamaynee taada raaco yaan calfuhu kaaga dhamaan waxaanad shaqa & shuqul ku lahayn doc ka yeedh iyo dameerba daankaa laga feedhaa.

  33. kkkkkkkkk alaylee inaga masaxa war webkii waa la nadaamiyey wixii sharciga dhaafa ha la masaxo

    • Waar habluhu rag la haasaaway rabaane yey meesha idiinka yaacine oggolaada kaftanka hufan, waa maxay badawdan aan laydhka aragi kkkkkkkkkkkkkkkk

  34. habas kugu xaar habro iyo balaayaba adaa ku abtirsada oo aabiyo awoow adeer kuu yihiin kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk qabiil dhanoo habro ku abtirsada idinka hortiin mana arag lkn naagaha xun xun ee ilmaha aan sharciga islaamka ku dhalan dhalay ilmahaasi iyaguu ku abtirsan sharciga islaamka oo aabihii wax waalid nima ah kuma laha sida caadiga ahna haweenku waa hooyo habaryar eedo ayeeyo lkn sidiina wax qibiil ilma habar habar la yidhaahdo ku aroora lama arag boogtaada dad laguma sheego kala maqaneeeeeeeeeey

  35. Maantey sheeko sheeko waa dhaaftey maxaa yeeley waxaa la oran jidhey maxaa puntland usoo celin weydey lascanood. maantey waxaa soo baxey in reer dhulmahante rabo saan –xitaa ciidan puntland waa loo dhiibey wax waa ka qaban waayeen maxaa yeeley meel kaste waa ku jiraan aawey Col. Dayr waxuu ahaa 2007 ninka ugu sareeyo waxuu sameeyey waa la ogaa inuu hub ku wareejiyey snm oo isku dhiibey snm. ka baqdi afqudhac oo ahaa madaxweyne ku xigeen waxuu Cade ku dhahey waxaan rabaa in aan arko lascanood oo dadka dabadhilifka ah ay arkaan snm iska dhaafa. maalin kaste waxaa qurbaha la dhahaa puntland ma rabto dagaal lahiin runta ama tariikh been lamo sheeki karo. hada maxaa loo weerari waayey taas waxee ku tuseesaa in meeshaan cadow puntland lagu ahaa ama sumcada harti oo aheed in maamul lasameesto.

    Walee qurbo iyo fadhi kudirir aan meesha la xoreeneen ee waa iska mashruuc (NGO) marka aan aragno meesha mashruuca faanoole uu usocdo. snm maantey wa saas ay rabtaa.

  36. Reer dhulmahante, puntland nin jooga oo harti ah inuunan ceebooween. Asluub iyo sharaf waa leeyahay boqorkaas dadkaan hataacaayana waa lagaranaayaa meesha $ waa north america oo waxooga loo soodirey. marka boqor waa yahay waana ahaan doonaa.

    • kkkkkkkkkkkkk, maxa anna waan qorayaa, idinkay hawli idin haysataa wallee kkkkkkkkkkkkkk Habrofadhi.com

      Reer Cali Beysteyn inay gun yihiin waa kuwaa erey xamili la’. Dameer aan fuushanahay dhuusadiisu maxay i yeelaysaa nuu yidhi ninkii maahmahay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  37. dooxan waa doobiso malaa qaad bay iibisaa sidaan filayo kkkkkkkk markaa ilaa inta u danbaysa ka dhamanayso waa inay pcga ku falaadaa caafimaadkeeda ku jira yaan lala yaabin …………………

  38. KU: ilmo mahigo (iidoor wagaashle)
    KU: ilmo afwaliinjo (firdhiye)
    OG: KHAATUMO STATE OF SOMALIA

    Kuligiin waad casilantihin sida ina Daba Gooye hunqaacadiina iyo caacdana halkan loogama baahnee ordoo meelaha looga baahan yahay la aada sida allpuntland iyo hadhwanaagnews.

    GUUL KHAATUMO KHEYR allow dhowr

  39. daacuun mudug kan iidooree wata dhiig kar ayuu qabaa ayaan filayaa kkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kawaran seedigiin Mahigo xaguu islaantii yareyd ee aad siiseen la qabtay???
    viva Khaatumo State

  40. To: geesi (fulay)
    xoolow xaabsade iyo ina cali shire yey metelan wadiga wax ka dhigaye ilen ina dabagoye reer bu metelayey,ader hadadan qabka lohadlo aqon ha iman golayasha war ina dabagoye iska dhafe ninki isim ah ee danaha khatumo(dhulbahante) ka hor yimada saas aya u danbaysa meshas dhulbahante iyadon reerna la qasbin aya lagu heshiyey qofki caloshi la ciyar ahna e heshiskas ka horyimad weliba isago qabil kale like dhabayaco horgale u ah waxa lagu qadaya in u galay khiyamo qaran waxana dhici donta xili tirka laso tagi dono wayo danta umada aya laga shaqaynaya ee qof lama ictibarinayo xita hadu yahay isim like 2 garad jamas and g.saleban and g.sofe
    ugu danbayn waxan ad iyo ad ugu mahadnaqaya una bogadinay walaha xusen sicid go’anka ay qaten e gobnimada ah wana go’an ku dayasho mudan in isim kasta o waxas fosha xun ku kaca wadadaas la mariyo,waxan leyahay ugu danbayn 12 golaha sare e dhaqanka e so hadhay iyo midka iman dona ee xusen sicid insha alah waxan leyahay ka shaqeya danaha rerka oo ku ekada dhaqanka la idin igmaday ugana hadha siyasada raga hogaminaya
    wad mahadsantihin

  41. nimankan boqorka ceebaynaya maxay wax uga qaban waayeen madaxweeyne ku xigeenka puntland iyo raga la shaqeeya sidoo kale xaabsade iyo somaliland la shaqeeya? waa wax matarayaal boqorkuna wadankiisii ayuu joogaa kana taliyaa laakiin niman dawarsada wadamo shisheeye waxba kama qaadi karaan nin gurigiisa ka talinaya

    • khatumo state citizen

      geesiga
      nimanka aad sheegaysaa wax xil ah uma hayaan cidna ee iyagaa
      shaqo teget, markaa ka faham. Ninkan dad baa soo doortay oo in uu metelo
      u boqraday laakiin kuwa aad sheegaysto yaa doortay???. cidna, iyagaa calooshooda u shaqaysanaya, magac qabiil waa wataan oo ay ka dhasheen, laakiin cid tidhi masuul baad naga tihiin ma jirto. laakiin iyagana abaalkooda
      waa la marinayaa mar aan fogayn, insha Allah.

  42. dhilaadan dooxada lagu waso ma waxaa haya masayrkii ayeydeed u dhimatay iscun maxaa nakaa dhex dhigay idinkuba waad is haysatiine saw idinka is xir xiraya is dilaaya anagu isma dilee qadka nooga bax

  43. Wixii danbe ee majeerteen wax kudarsada sidaahalookarantiimeeyo Copland haloogaqaado ilahay waxaanu ugarajaynaynaa beesha sharafta leh ee xuseen Siciid in ilahay ugu bedelo in dhaliyaro ah oo wax fahmaya danaha beesha iyo teenaguud Ba u adeega ilahay khayr ha idinsiiyo waxaa layidhi waysha gowrac dibogu haquustee waxay cashar utahay dhamaan reer khaatumo

  44. dadyow anigu yaabee dunidu cawaan badanaa mindhaa meesha kama tago damiir laawe ika daacaya ooo dooxada mudug ceeebaynaya aar dameeer baad tahee dawga ka baydh dadka dhusada ka daa.
    waxaa la yidhi dameertu intaanay cida baran dhuusaday barataa waxaa ka dhigan kuwa meelahan ka ciya ee aan ba sida loo hadlaba iyagoon dastuurka speach ka aqoon dunida is dhahaya wax ku darsada

  45. yaa lahaa lama hubo warka horufadhi waa xaqiiqda ma qoraan waxaan jirin maqal iyo muuqaal ba waa kugu deeqsiinayaan dhegeyso …..

Leave a Reply

Recently Commented

  • geesiga: war ninkii indhasheel waxaa la yidhi isagoo cararaaya ayuu lug ka jabay ma run baa?
  • Tusbax khayreh: Digniin Ku socota pintiland Walaahi Waa dig niin bilaahi waadigniin TOlaahi waa dignin Somaliland...
  • Tusbax khayreh: Digniin Ku socota pintiland Walaahi Waa dig niin bilaahi waadigniin TOlaahi waa dignin Somaliland...
  • DAALO S/LAND: Bismilah… Horufadhi web waxaan ka codsanayaa in ay dadka akhristayaasha ah u soo bandhigaan...
  • Tusbax khayreh: Reer TALEEX Khaatumo UF ayay yidhaahdeen YUR ayay yidhaahdeen YAC yay ydhaahdeen LAX ayay yidhaahdeen...