Faallo:Universal TV horta yuu u Shaqeeyaa.?
Waxa jirtay todobaadankan aynnu kujirno, oo ah todobaadkii ugu danbeeyey bisha april sanadka 2012-ka, oo television-ka universal ee ku hadla afka Soomaaliga ka baxday dood ku saabsan ictiraaf raadsiga gobolka waqooyi galbeed!
Doodan oo tv-gan universal u soo diyaarsadey dad khaas ah, oo isagu danaynayey, maadaama tv-gani yahay kan keliya ee u ban baxay gooni u goynta gobolka ku dooda Ingiriis baa na gumaystay, oo aanu xuduudiisa ku raadsanmaynaa ictiraaf. waxa xusid mudan inay jiraan tv-yo laga leeyahay gobolka waqooyi galbeed ee hargeisa, kuwaasi waa u caado in ay fidiyaan propaganda, iyo beenta ku wajahan in lagu doodo Ingiriis baa xaq u lahaa inuu dhulka Soomaaliyeed kala qoqobo. Waxaan marnaba la aqbali karin waa sida uu universal tv u yahay xagjirka kala go’inta dalka Soomaaliya!
Waxaa ogyahay , in ninka iska leh tv-gan universal, lagu midiidinay, haweenay ka soo jeeda Hargeisa, lana siiyey agab iyo lacag dhan 250,000 ama rubuc malyan doller-ka Mareykanka ah sananado sii horreeyey, si loo isticmaalo propaganda-da s/l,s/l si dadku u moodaan dawlad calan leh u gaara oo jirta!
Haddaynnu ka hadalno, kulankii doodda, ee uu diyaarsaday universal tv,in ay ahayd mid loogu danaynayo, dadka ku dooda Ingiriis baa na dhalay, ama noo keenay, ilbaxnimo nagana dhigay bani’aadam. Haddaad u fiirsataan, dadka doodaya, waxaa kaaga soo baxaysa arrimahan hoos ku qoran:
a) In ay sawirayaan laba dal oo is garab yaacaya, oo ay soo jireen ilaa iyo maalintii Soomaali la uumay!!!
b)Dadka doodaya, ee ka soo jeeda raaska ictiraafku ku noqday dhaan dabogaalle, ama dhalanteed, oo aan haynin wax ay ku saleeyaan la kulanka dawladda Soomaaliyeed, oo ay ka mid tahay Puntland, Khaatom state, Galmudug, Hiiraan, Banaadir state, jubbaland iyo kuwa kale oo ka sii badan, oo dhammaanba is maamul goboleedyo ah, kuwaasoo xaq u lahaa inay la yimaadaan min shan qof, maadaama reer Isxaaq la golo yimaadeen shan qof oo iyaga ka socda, inay dadkaas doodaya, ku celcelinyaan, “waxa wada hadli kara, oo keliya dawladda ku meel gaarka ah iyo dawlada Isaaq” Taa oo macnaheedu yahay, Khaatumo state, PUntland, Galmudug, Hiiraan iypo weliba Jubbaland kama tirsana dawladda ku meelgaarka ah.
c)waxay la golo yimaadeen waqtigii dooda, cabasho iyo calaacal aad u fara badan oo ay mid ahaayeen “dadka hargeisa ma aqbali doonaan, inay ku soo laabtaan dalka Soomaaliya, sababtuna tahay, in la laayey 50,000 oo qof, markii ay SNM, soo gashay gudaha magaaladaas”. Waxay hilamaameen, inaan dadkaas hore loo layn, balse markii SNM, isku soo taagtay nidaamkii dawliga ahaa ee markaas jirey iyagoo Xabashi soo hubeysay, ayna soo galeen magaalooyinkii xukuumaddu ka talinaysay oo weliba SNM laysay dadkii dawladda u shaqeynayey iyo shacabka aan ahayn qabiilkooda, inay SNM , iyadu sabab u tahay dhimashada dadkan, haddayba jiraan tirada ay ku dacwinayaan; tan kale, ninmanka jabhadda SNM soo geliyey Hargeisa iyo Burco, waa kuwii ku jirey, ciidanka dawladda Soomaaliyeed, isla markaana si qabiilnimo ah, ugu gumaadayey shacabkii loo aananayey SSDF, berkadahoodana burburinayey, min Gaalkacayo iyo Garoowe, saraakiihsa dadka sida arxan darrada ah u leenaysay, waxay ka soo jeedeen inta badan gobolka waqooyi galbeed waana marag madoonto.
Haddaba, doodaas uu qabtay tv-ga universal, waxaa macnaheedu ahaa, habar dhaliweysay, aleelo ku waalaatay, haddii reer waqooyi galbeed la yimaadan shan qof, waxaa laga rabaa Khaatmo state, iyagana shan qof, Punt/land shan qof, galmudug shan qof, Hiiraan shan qof. jubba land shan qof.
Ma dhacayso, wax shariif ku xiran, shantaas gobol ee Soomaaliyeed, ee kale waxay xaq u waayeen, haka yaabin nin gobolka waqooyi galbeed sedbursiinyo u helo.
Universal tv-na, horeba wuu u caddeystay, inuu inan layaal la maamusho yahay, laakiin, mar dhow suuqa inuu ka baxayo ayuu indhaheeda leeyahay.
Waxaynnu sugnaaba, waa ka jawaabista su’aalahan “yaa ah Soomaaliya, iyo yaan ahayn”? Goorma ayay qolyahan ku doodaya, waxaannu nahay dal jiri jirey, yimaadeen carriga Soomaaliya, oo aan kala yeelan xuduud inta fac ee la soo noolaayeen, balse Ingiriis qasab iyo jujuub, ku kala calaamadiyey dalkeenna muuddo laga joogo sideetan sano oo keliya!!
Daahir M.Ali
Horufadhi.com@gmail.com
Short URL: http://horufadhi.com/?p=15459



http://www.youtube.com/watch?feature=player_detailpage&v=hE2Kxe7brY0
ila qosol bal odaygan isaaqa ah daawada wuxuu lee yahay
ila qosol wasiir duur sir laga duubay alla yaa cisik
dahir alasow http://www.youtube.com/watch?v=EXS-uQTX2CU&feature=player_detailpage
kulahaa cid inigama joogin miyaa meeshii lagu dilayey cabdirahman wanan tuyaal ayaa joogay badhyaha waa weyn kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk funny idoor dagaal xumaa habar jeclo yiroowe ayey qaxooti ku noqon
daawo http://www.youtube.com/watch?v=6mo6JhNAkE0&feature=player_detailpage
kuluc doobiye edbiye
daawada habarjoonis oo u hanjabtay habar jeclo kulaahaa waalahay haduu indhto siilaanyo ayaa u maqan ama ina biixi ila qosol
miyir qabe
walee qof jiraa tahay noolow inaadeer iyo inaabti kk
kulucow
meesha aad leedahay, reer Khaatumpo kama hadlaan waxaan naagaha iidoor ka ahayn,waxaan kaa iri, wax ku abtirsada naag, oo yiraah habar jecel, habar jinni, habar aval,oo ah magac yahuudeed iyo habaryunis, waxaa laga hayaa iidoor, markaa sinaad ku shaqo tagtaan gabdhaha oo ceebaysaan, maradana meel fagaare ah oo Somlai oo dhammi aragto kaga dhigtaan, gaalna u macmacdaan, baa la idiinka bartay, kamaba hadli kartid inaad wax ku tahay oo keliya, u manna sheegaysho geedka haweenkiinna, anigoon haweenka waxba u dhimayn, laakiin wax rag xumo moodo,ayaa nin kale xarrago moodaa, mar uun is waansada fadlan, hana ka hadlin, naagaha aad waa sheen ee marag madoontada ah, haddaad carab-kan tvga leh mid ka iibisayna, kolley aniga iima taallo, lkn, reer khaatumo ishay ku hayaan xarakaadka aad sameeso oo dhan.
kuluc
kuluc iska hadle ina igare, waxad ku hadashay wixii aad la shir imaan jirteen ee beenta iyo riyada ahaa weligiin dhulbahannte meel laga aadkagaday oo isaaq kaga aadkaday bal ka eega buugagat history.
ta kale kahtumo way dgalamyasa wayna ka aaadkanay snm iyo dabaqoodhi ina caanbashe ta kale maalin dhaweyd ee laaska ciidanka SNM mu dagalamin waxa khatumo iyo ina canbashe waana ka qaaday wayna iska celiyeen khatumo gacanta sare marwalba.
ee sakharada iyo murqaankaa ayaawax kale ini tusee indhoo iyo dhega yeesha
khatumo guuul khatumo guuul khatumo guuul khatumo guuul
Kuluc. AAbaha caloosha buuran ka garo. War dhareerka iska du. Dhadhanyow. Ma markaad nagu soo matigu jirtay gaadhay. Hashiis uu daarood ka maqan yahay yaa ka aqbalaya. Waxaasi waa sheekadii. Containerka hargeisa 21 sano ugu jirto. Waa riwaayadiiniii. Markay murqaamaan ayey wax ka tustaa. Adoo qaran sheeganaya. 21 sano ciidamadadu tababar qaadeen ayaad 100 wiil oo reer kalshaale ah oo xoolo dhaqato ah dhaafi wayday. Oo maalinwalba baabuurta iyo hubka kaa furta. Bal ka waran maamulka khaatumo oo kugu soo ekeya. Dagaal. Waa lagugu soo maqan yahay ee waxba ha u deyma la. Aanin. Abtow hadhow ha odhan siilaanyo ayaa na soo khalday sidii kuwii maxabiista snmta.
kuluc
geesi baad tahay saaxiib
Horta kaad saniftaanba ma naag iidooruu wasaabaad la shirtimaadaan kkkkkkk, iminka ilaa hoostii hablahayaga ayaad maraysaan inaad egtaan cida u baxda
faroole: waxad ku eedayseen naag iidoora ayuu qabaa
mahiga: girl freind ama naagtiisa ayaa iidoora ayaad isna ku eedayseen
dhowr nin oo kale oo yagana eedayn noocan ah aad usoo jeediseen ayaan arkay, maantana carabka unviversal lehbaad naagtiisa idinla maraysaa, waxan naagaha iidoorka la idiin saaray maxay tahay? meesha tolaw ma naagaa qora waa yaabe? weli maan arag idinkoo wax ka sheegya nin iidoora oo meel wax ka ah naagaha uunbaad daba gashaan.
mida kale waxan aad leedahay marka somaliland 5 hesho shnbay puntland ama kastuumo xaq u leedahay maxay tahay ? meesha ma waxbaynu ku qaybsanaynanay kkkkkkkkk sheekadii odayga dhabaycada ah ee jilicsan meesha la fadhiyey ayaad noo soo minguurisay, meesha waa lagu garnaqsanayaa gartuna waxay dhextaalaa somali koonfur iyo waqooyi ama pintlkand lasoo baxa ama futoland who cares miis labadiisa dacal isle,egyihiin uunbaa la wada fadhiisanyaa dacal anagaa leh dacalna koonfurta ama dhakada isaga baxa ama cirka qabta. somali oo dhan waanu la hadlaynaa laakiin its imposiple waana wax lagu qoslo in nin somaliland ku dhashay oo awrkiraale ah uu mujaahid xaabsade la murmo, one single person ciida somaliland ku dhashay kama soo jeesan karo dacalka kale ee koonfurta mana yeelayno magacuu doono ha sito. haduu wada hadalku fashilmo who cares.
kastuumo waa naago qaxoonti ah iyo cali baystayn oo naanaaba, somaliland tamar iyo awood militery mid dhaqaale iyo mid taageero bulshada somaliland ayey ku taagantahay QAXOONTI niikis iyo dance wax ugama qaadi karaan. nimanka dhulbahante ee kastuumo dumarka ku daba gabadaa waa niman uu ka jeexanyahay car haday rag yihiin intay hotelada kasoo kacaan yagu dagaalka hagalaaan intay caruurta reer buuhoodle baaruuda u dhiibayaan. waxaan anigu geesi u aqaan ninka dhulbahnate ee dalkiisana difaacda xaqiisana an cidna u daba fadhiisan waa lay gumaystaa iyo waxaasn ku hadaaqin sida maxasta,
nimanka laascaanood ku sugan waa wadaniyiin geesiyaala shaly bugloandbay u digayeen halka kastuumo aany juuq odhan weliba yagoo ku sugan goobaha puntland ksuoo durkayso sida dhul ay leeyihiin.
Nuura. Inaadeer. Waa sarkhan. Dibjir ah. Xabag la ah. Koolada caba
Waana kaa qaaday salaanta mid ka saraysa indr.
idoor liqe, loooooool wuxu inaanay ninba ahayn bay ila tahay oy tahay habar badh go’a oo bilaa dhaqana oo guri xun ka soo baxday.waayo inaadeer hadal nineed ma kula leedahay? waa Maya……habraha meelaha marfashka ku naashifayee nolosha kaga dhacay baan filayaa inay tahay, dumar xumaaday samaan kanba way jiraane.
Kkkkkkkkkkkkkkk nuura salaan sare inaadeer. Idoorku halsooni ma leh. Waxa meesha wax ku qorayaa waa hal nin. Oo sarkhan ah. Waxbarashana ma soo marin haday ahaan la heyd diini ama maadi. Jwbtiisa ayaaba khasaaro ah. Jaahil foqol jaahil war orod. Bango ah meelaha la aad. Ha nagu murqaamine yaaa murqaalland.
Adiguna dhamuujooy waxaad ina rageed matashaba erayo naageedkaagii baa isku fuuqsadaye: kakakakakakak”
habarta dhawrka magac golaha ku marta ee magacyadeeda weheshata waxaan odhan lahaa markaad wax qorayso almiino bal hadalada kala yara badal ilayn waadiga is qarinayee yidhi dhawr shakhsi baan kala ahaye
intaa hadaan sii dhaafo.
nin baa laga hayaa faras baa waalan markasaa nin yidhi faras ma waalnee geenyaa waalan
waxaan uga socdaa habraha meesha hadal murqaanka naf la cariga ah la jiidhayoow horufadhi habrihiisu sidaada xaafado heerin mahee oo gurigoodii bay joogaane
Adigu maxaad golihii habro-murqaansan ku nacday?. mise waa lagu soo caydhiyey oo lagu dayriyey kkkkkkkkkk tii tolkeed soo nacaaba anagay na taqaan, naa xishoodoo inamada si wacan ii af garta dhe oo ula shawr
hadii kale afxumo nabadna way kaa kaxaysa colaadna wax kaagama tarto, Ujeedadu waad ku calaf la’dahay,Gabagabo Sidii dumar xishoodoo dad nimada Aqoonsoo hadalkii la dadi jiray haku odhane raga.
Doobiye. Sarkhan. Waxaan filayaa in aad tahay caruurtii ay dhaleen. Morgan iyo gaani. Sarakishii barakeyneyd hargeysa iyo burco ku dhaleen. Afkaga hagaaji. Markaan ku arko galmo iyo balaayo ayaad ka sheekeysaa. Wax xalaal lagu dhalay waxaas kama sheekeyeene. Morgan ayaa noole aan dna kaga baandho. Ima xaaran. Aan hoy fiican ka soo toosin. Waligaaba darbiyaaadad kortoon dhigan jirtaye.
Geesiga hadad sidada ninkan u haysato. Adaay ku talaa gabdhayana wax ha ka sheegin anaka hawiyaha isma geynee. Cayda dumarka. Waa laga fiican yahay. Waan aqaana. Adoo kale oo badhgo ah. Oo bilaa camal ah. Webkii ayaad hada ka dhigteen. Fadhi ku dirir. Ka waran bishaaro baando. Waanba ku haystay say is tidhaahdo markay hadleyso. Dee keena tvga beeleedka horn cable. Tv. KkkkKkkkkkkkkkk. Cali senyana ku soo dara. Ila qosol. Riwaayada waxaaba iigu daran markuu sheegto abwaan. Ila qosol. Isaaqu waa wada riwaayad. Waa bulsho dhan. Madadaalo ku nool.
iidoor liqe
cawil daahir waa midgaan naagahiina ayaana keenay london iyo raganimo xumidiina halkana ka daawo wuu ku jiraa isagoo wiil yar ahe…….http://www.youtube.com/watch?v=5Dae00I_qtQ
Geesiga. Xishood. Isaaq sharaf lehna maan arage. Orod aad mashrafkii qaadka. Loser yahay. Cabdisalaan hereri ma qayilaa horta. Reer london ma ihiye. Sigaarka ayuu aad u cabaa ayaan maqlaye. Baakid ayaa lagaga saara halmar. Xagay bushaaro ku danbeysay. Iyo kii riwaayada ahaa ee cali senyo. Kulahaa wariye ayaan ahay ila qosol. Barigii cabdi xoosh cayey naagaha isaaqa. Lug ayuu ku tagay xafiiska tvga. Waa qabyaladeyste. Laangaab ah. Oo solo madow ah. Sinji uma lihin. Galmada sharci darada ah. Laakiin waa cadada idoorka.
iidoor liqi
cawil dahir waan ognahay ma qayilo fiidka ayuu hurdo tagaa kan baashe layiraahdo oo habeenkii oo dhan qayila ayuu xaaskiisa u tagaa oo —– u leefaa xaafaduna waa ealing acton weliba iyadoo film ah baa la hayaa ninku waa midgaan mana aha abgaal iyo wacaysle toona ninka baashe waa nin tola ee u hiisha kkk
Miyir qubay
Horta horufadhina ma tihid,waligayna kulama hadlin,balse 2ban kala garan la,ahay,inaad isku buuqsantay,ama inaad ku faanto nin isaaqaan maanta la kaftamay,si kasta ha ahaatee,anigu qabiilkaga waxba ka sheegimaayo,adihana waxaan ku idhi soo barbaar ama markay sakhradu kaa degto haynoo ahato
horta edeblaawow, inaad u jawaabtid haweeney si xun, waxaad ka keentay, dhalashadaada iidoornimo, laakiin, wacadalladan gaarin, NINA, iyo gebar kale oo meesha ku jirta toona, haddaba, ina habreed, bal is hubso, inta aan afxumo lagaaga tuuran golahan faallada. Unaka dhaqankayaga, lama caayo haweenka, xaasha lilaah. Marka ina abti, yaree u jawaabida haween, ragga waxaad doonto dheh, waa caadi.
waar list ga elite ka hayaag oo dhani ku jiro warbaahintu been kama sheegin magaca ugu horeeya list ga waa generaal maxamad cali abokor oo ah god fatherka hayaag waanuna isu war daynaynaa hayaag si ay arinta khusuusuyad si ah u dhameeyaan arinkuna eaa dublimaasiya lufluf idiinkama banaana
bulshaawi wuxuu yidhi 50 dawladood baa yidhi s/land ahaan iyo soomaaliya u wada hadla alaakariiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiii waar yuu la hadlayaa ma web snm ah buu mooday meeshan waar qodobka lixaad wuxuu yidhi idinkoo maamul ka mid ah maamulada soomaalia la hadla tfj beenta jooji anagu snm ma nihine xataa tii wada hadalka waad u soo kala dheerayseen oo waata wada hadalo la’aan durbaba faysal waraabe ku leh shariif waar balaa calayk p/land aynu isugu tagno hawiye iyo isaaq ahaan oo aynu shuraako noqono xukunka kkkkkkkk ku soo dhawaada siyaasada muqdisho waa laydi daawanayaaye
Bulshaawi
Daa adeer caruurta haku beeraan isaaqu inuu yahay c*qaadirki la odhan jiray dhulkuu taako taako ugu jiraaye
Mida kale hubka keliya ee ay haystaan waa mayska cabanaaye kkk
waar bal yaabkan kalaya
adeeer qofkii runta sheegaba ma isaaq baa gabadhsiiyay kkkkk
kaagasii darne media hadaad maqashaan lacag bay ku shaqaysaa lacag aad ku kasbataan waad waydeen miyaa?
somaliland waa dawlad dadka iyo dunidaba is bartaye ma meeshii 50 dawladood soo jeediyeen in labada dawladood wada hadlaan baad cuqdad ka qaadeen oo idinkoo aan meel aad joogtaan la aqoon leedihiin maan la saami noqono war bal yaabkan daya kkkkkkkk calaacalku ha socdo sidaas adoo u calaacalaya ayay dunidu dhamaanaysaa
Edbiye sarkhaan. Loser ah. Ma adaa dumar wax ka yaqana. Aniga wax ma caayin laakiin waxay tahay ayaan sheegay. Ka waran. Naaso hablood. Kii habaryoonis ee habar jeclo dishay kulahaa siilaanyo maxakamad ingriis aha ayaan saarayaa. Ingriisku miyuu dhalay waxa gaalo jecelaa in ay cadaalad ka dhigtaan. Odoyaal habar joonis ahna waxay dhaheen. Habarjeclo sanadkan hadaysan sidoodii yiroowe. U qaxin. Hadaysan burco kalshaale ku noqon. Siilaanyo. ila qosol.
Cajab
Horaa loo yidhi waa dhibic iblaysoo
Halkuu galaba dhiileeye
Dhaqan xumada waxa lagu gartaa
Dhilada wiilkeed
Waar hooy waxaad rabtaan sheega oo dumar cay ma laha cidna maaha
Ee dhaqanka iyo birmageyda ammaan siiya
idoor liqe
kkkkk inaadeer dee dumar miyaa da’adooda la waydiiyaa.anigu ilaa iyo wakhti waxaan isku dayey inaan taariikhda degaanadeena iyo ta soomaaliyaba aan derso cidskastabana leh waana ii sharaf inaad qurbe joog ahaan afhayeen iga dhigataan dee markaad goaansataan halkan iiga soo tabiya horufadhi.com waa saldhigayga
Geesiga. Cawil daahir marka tvga laga eryayo ma waxaad mooday. Cawke iyo. Tii yareydee. Ee walneyd bushaaro. Ina bureeqo siil.yaanyo ayaa adeer u ahaa. Balaayo kula fadhi xumaatay. Waa isaaq walan. Malaysaian ayaan qabi jiray ayaan maqlay.
NINA horta imisaad jirtaa. From 1991 up to 1960. Wixii dhacay waad haysaa. Kuluc. Geesiga doobiye. Sarkhaamiintan. Aan dugsi hoose iyo mid dhaxaba soo marin inaadeer. Adaa ku filan. Hadaanu nahay qurba joogta reer khaatumo waxaan ka dhigaynaa afhayeenka. Jaaliyada debeda reer ssc. Si toos ahna waxaanu kugu soo xidhayna. BBcda iyo voa. Iyo tvgena somalisattv. Todobaadkiiba halmar ayaad soo fadhisan. Si aad qurba joogta ugala hadashid xaalada deegaankeena hooyo. Iyo sidii aay maalgelin. Investment ugu sameyn la hayeen degaan.
NINA,kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk alla haw sahlo xaalkoodu waa ceeriyaamo roob moode.
nuura
waxay heesi odhan jirtay inkastoo loo baaqoo oo loo sheego barwaaqo dad bay meeli bugtaa dadkaad la halaysaa waa kuwaa waaqica uun baa socod siin kara odaygii aabahood ee ingriisna wuxuu yidhi albaakiinu waa masduudun masduud oo soomaaliyuunbaa soconaysa
ictiraaf baan jeclaadayeey huuhaa baan miciinsadaayeey wax soo cadoo soo madoow baan niyada ku qanciyaayeey cirkaan daaro ka dhisayaayeey ula dheer duushay xidigaha hayaay kkkkkkkkkkk riyo qabya ah 24ka sacadood wuuuw ka baydha imika shiishariif bay ku xidhan tahay ictiraafkii ma ogidin wager dhanxiir.com ha socoto kkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Gees horaa loo yidhi doofaar haduu durdur & dabaal galo waligii ma daahiro,si kastoo wax laydinku sheego dee badh baa idin maqan …..idinkoo sidaasa ayaad isu bogteen isu boga badh maqan yahay baa la yidhi.waliba adigu kuwo dhulbahante sheegan jiray baad ku jirtaa markee caadi tahy? waxaa jiray mid kale oo MJ iska dhigay oo aanu ula hadalnay sida nin majertena hadhowna yidhi anoo nin isaqa ah sidaaya sidaa kkkkkkkkkkk waa waxyaalaha iga qosliya.maxay tahay is maqal la’aantu,kaa reer xamarka ahna idinkaa kii caydh yar qadanayey kii qaad iibinayey kii shaqa yar tumayey inta idin ka soo gasha ku xarqiyey ilayn ictiraaf kadabkii go’ay meel kasta loo galye.
Waar habrofadhi maalinba maalin bay ka sii daraysaa, horta waxayba belo ku dhigeen ciddii runta sheegta waxay odhanayaan ISAAQ baa gabadh siiyey kkkkkkkkkkkkkk, waxa la yidhi waxlay waxeedii bay dadka wada mooddaa, malaa tabaha noocan ah KENYAN ka nairobi aad la joogtaan baa sidan ula dhaqantaane ninkan waxanu u naqaan cadawga SOMALILAND.
sheekada dhan wuxuu uga dan leeyahay inuu kastuumo raacsado dawlad goboleedyada SOMALIA magacyadooda. cidi uma aqoonsana kastuumo maamul oo waa Gobol ka mid ah SOMALILAND, that is the sweet reality kkkkkkkkkkkkkkkkkk
kkkkkkkkkkkkk sawtii waligeedba la ogaa inuu diin fuluus yahay, in la buunbuniyaaba khalada waayo inuu cid wax yeelo ayuuba is moodayaa,ileen waa barawaani waa qalbi caruur ma laha caqli uu isku waydiiyo waxa soo socda.nimaan waxa soo socda garan waxa joogana ma garto,waxaa la yidhi riyo & naagaba shafkay isuugu fanaan,kanaalka hawada soomalidu ka daawato ayuu iskaga dhigayaa inuu wax mucjisa ah oon cidiba haysan gacanta ku dhigay ileen waa waxaan lacag arki jirine.
tv univirsel dhuloose ayuu u shaqeeyaa waana in laga eyaa kan sheegatada ah ee layri waa abgaal wacaysle ah waa cawil daahir ee dhulbahantaha ka daba naageeya ee intuu yidhi soomaa liya iyo somaaliland ayaa hadlya hadana u wada yeedhay reer khaatumo seeg oo dhan waa in si dhakhso ah looga eryaa telefishinka univirasel
War yarkan barawaaniga ah ee iska leh tvga in gacan la saaro ayuu rabaa. Iga walee. Mida labaaad tvgan lacag ayuu ku shaqeeya. Ayaan dhaweyd. Bahdii sportiga ee tiyaatirka lagu dilay. Baroordiiq ay u qabteen. Sarakiishii hore ee sportiga ee hada ku nool uk. Intay soo duubeen. Way diideen in ay soo daayaan. Unless lacag la bixiyo. Markii danbe lacag ayaa la bixiyey way soo daayeen. Tvgan waa fadlan lacag ku shubo waxaan ini ku boorinayaa reer khaatumo in aan garab istaagno tvgeena somalisattv. Oo aan maalgalino.
waa runteed janada ssc haday maanta khaatumo cash ku indhi sarcaadiso waxaad daawan hereri iyo nadaara iyo kuwa kaloo kabeebeey khaatumo u ciyaaraya
khatumo lacg ma hayso gabar ma hayso afmaran bay meel la faridaa
ha la qayilo boowayal hays walin yaa khii somaliland maryan mursal baa u heestee
Universal wuxuu u shaqeeyaa marba cidii lacagta u kordhisa. hadaan iminka waco oo aan lacag ku siiyo iney al qaacida buun buuniyaan wey yeelayaan.
Waa mooryaan iyo shuqulkeed. kkkkkkkkkkkkk
Allow dhowr khaatumo Kheyr
waa run tvgan waa cadawga kowad ee midnimada soomaliywayn tankale KAN LEH TVGA horta ma is ogyahay inuu yahay ninrago go.aan leh tankale isaaq gabdhaha laga qabo ma rikaato somaliy laga gago ayaa raga lagu siyaaa…? jawabta idinkan idin dhafayaa
Quraan oo dhan Qulhu wallaa isku fuuqsaday, Eray ninka gadhka lihi yidhi baa habrofadhi laf dhuun gashay ku ah. Qaxooti qabiil wakiil kama noqon karo</b) kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Ishuu ka riday. habro fadhi-na waa ku cunay.
Reply