|

Maleeshiyaadkii Saracen ee uu ku adeeganayey Faroolle oo ka baxay dhamaan deeganada maamulka Garoowe iyo Macdano muhiim ah oo dalka kala baxeen.

www.Horufadhi.comGuud ahaan maleeshiyaadkii ajanibiga ahaa ee ka socdey shirkada Saracen ayaa laga daad gureeyey magaalada Boossaaso ee xarunta G/Barri, shirkadan oo ahayd mid horey dalka Soomaaliya looga mamnuucay, hase yeeshee Faroole uu ku fushanayey donno u gaar ah, isla markaana uu ku tabobaranayey qaar ka mid ah maleeshiyaadka beeshiisa Ciise Maxamuud si uu u adkasyto xukunka maamulkaas mudo dheer.

 

Gebi  ahaan maleeshiyaadkan ayaa laga dhoofiyey garoonka dayuuradaha ee magaalada Boossaaso ayadoo loo qaaday magaalada Jabuuti ee xarunta dalka Jamhuuriyada Jabuuti. Warar horudhac oo shabakada caalamiga ah ee Horufadhi helayso ayaa xaqiijinaya in maleeshiyaadkan Saracen ka cadhoodeen dil loo gaystay sarkaalkoodii u sareeyey oo shalay wiil Faroole adeer u yahay toogtay, ka dib markii ay isku qabsadeen dhaqaalle.

Shirkadan Saracen ayaa la aaminsan yahay inay macdan badan kala baxday dhulka Soomaaliyeed ee uu ka taliyo Faroole, ayadoo la sheegay inay wateen qalab casri ah oo si fudud loogu ogaan karo macdanta Dhagxaan, dhirta iyo weliba Macdan lagu bacramiyo Hubka Nuclear-ka ee Yuraaniyeemka loo yaqaano.

 

Kooxda shabacakada Horufdhi u qaabilsan dhanka baadhitaanada wararka noocan ah, ayaa ku raadjooga inay helaan macdanaha kala duduwan ee ay dalka kala baxeen Saracen iyo weliba kuwa ay dhoofiyeen inteey joogeen deeganada Faroole haysto.

 

Horufadhi.com@gmail.com

Short URL: http://horufadhi.com/?p=15465

Posted by on Apr 28 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

44 Comments for “Maleeshiyaadkii Saracen ee uu ku adeeganayey Faroolle oo ka baxay dhamaan deeganada maamulka Garoowe iyo Macdano muhiim ah oo dalka kala baxeen.”

  1. ila qosol oday isaaqa oo sheegay in ay dhaleen madaxda ingriiska ila qosol ila daawo bal kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkhttp://www.youtube.com/watch?feature=player_detailpage&v=hE2Kxe7brY0

  2. wanaan dutumayaal ayaa joogay badhya waa weyn meeshii lagu dilayey cabdirahmaan cabdiqaadir riwaayada isaaq funny naaso hablood

  3. ila daawada hanjabaada habar yoonis ee ku aadan habar jeclo ila qosol
    http://www.youtube.com/watch?v=6mo6JhNAkE0&feature=player_detailpage

  4. Habar-Murqaansan sheeko xumada meesha kala tag, kastuumo kute
    adigu ma bilaa kalsoon baad tahay kkkkkkkkkkkkkkkkk

  5. DHeere khatumo Power

    @ garowe Labeeb,
    Horta qoralkaga waxba kama garan wayo waa isku dhexyacsan yahay khalkhal baa ka muuqta kkkkkkkkkk mida kale waxan u malaynaya inaa tahay gabadh calafdon ah oo raga Darawishta ka xariftamaysa ama oday majedhen ah 1991 sacad Beyteri ku xereyey oo kiimikadii Chemicals la xanunsan kkkkkkkkkkkkk
    waayo marka horumarka Dhulbahante laga hadlo meel baa ku danqata !!
    Hadii aad ooyi lahayd iyo hada cabaadi lahayd Dhulbahante pintland wuxuu sadexdedi ku siiyey shirkii Taleex-wacan hanagu meeraysan kkkkkkkkkkkkkkkkk.
    Long life Khatumo Power thanks to our Hero,s.

  6. @ caaqdheere ma caybaad iyo afxumaad awoodkadhigan ileen waxkale oo aad reerkaa kusamaynkartaaba iskayare garanmayo reerkaad tahay laakiin waxaad uhadal egtahay qolyaha cuqdada ayqabaan cadaabta lagalaya oo gunta ah marka iskahadlow ina igaraadtahay

  7. MAJEERTEEN DALKII IYO DUUNYADIIBA WAY IIBSADEEN OO CADOW SOOMAALIYEED AYAY BAY KA IIBIYEEN.MANOQONKARAAN DAD LA AAMINIKARO OO NOQONKARA HOGAAN SOOMAALIYEED? WAA MAYA
    MAXY IDINLATAHAY DADWAYNOOW

  8. DHeere khatumo Power

    Mareykanka oo aqoonsaday Khaatuma State-Warbixin la soo dhigay Website-kooda arrimaha Somalia 27.04.12 Riix

    http://www.waagacusub.com/

  9. DHeere khatumo Power

    Topnews:- Amiirka Kuwait oo Khaatuma State ugu deeqay 5 Milyan dollar kadib markii uu la kulmay Ahmed Saleban Dafle+Daawo 24.04.12 Riix

    http://www.waagacusub.com/

    Eeboow cawridooda iyo ishoda dhinac naga mari kuwa NGO nairobi baryada kula wareega maamul kusheega hargeysa iyo mandheerta Garowe kkkkkkkkkkk

  10. kuluc kakakakakakak wallaahay waan kugu qoslay si dhaba waxaad giririf laysaba ma baroor & calaacal baad ku biya shubatay???. allaah kariiiiiiim tanaad ku barooranayso aad leedahay maanu dhalin iyo badhadhac waar waa laydin nacay markaad sidii madax kuti dadqalatowdeen iidoor & anaga anagaa reer abti jecel oo wanaajina markaanu aragno oo cidna ka horaysiin lkn iidoor waa wixii bixiyey abtaa loo yahaye idhaha ka rida ee aad naagaad qabteen wiilaad dhasheen gabadhaad dhasheen isku si u colaadiseen iyo intaad deeganadayadii gardaro qaawan ku soo qaadiin habar & oday isku gudoonsateen dulmi & dhiig muslim ninkaad qabataana aad naagihii ku fayliseen tidhaahdeen googooya naagoow kuwii xidhnaana xaladoodii caafimaad laga dayrinayo & jidh dil loo gaystay laga soo sheegayo , ilaahay waxaan ka baryayaa inan danboo dhulbahanta ah oo xalaal lagu dhalay inaanay iidoor u dhixin.kolay mid imika u hanqal taagta iidoor waa fadaqad la dayriyey ,wax la agabsado wax la qaraabsado wax la ehelsado wax lala dersoo ood wadaag lala yeesho midna ma istaahishaan, dhidarka dawacada guduudanaha jiifaaga adhiga laga ilaashado ayaad la misaal tihiin.kuwa idin la joogana waxba nagama gelin umad waliba way soo martay nooc walba hangaraarac lug uma dhutiyo. ilaahay sharkiina hana gees mariyo Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin ya allaaaaaaah.

  11. DHeere khatumo Power

    Pintland waxba inagama dhexeyan sowtaynu kala guranay beri hore.
    Waxaa xilka inaga daaya Afwaliinjo iyo qudhinkiisa
    Wararka aduunku maanta waxa ugu horeya dawlada Kuwait oo dhaqaale iyo humarin u bilowday maamulka Khatumo state kadib markii heshiis dhexmaray
    Wasiirkii hore arimaha gudaha Somalia sareeye guuto
    Mahdigii Axmed saleban Cabdalla iyo dawlada Kuwait oo xidhiidh hore lahaa !
    Arimahaas ayaa nagu socda oo dadka dhegta u taagayan.
    Long life khatumo state and our heros amin.

  12. waxan ogaaday all kastuumo oo dhan waxa taageeraa meelna isaaq kama soo galaan, maanu dhalin namay dhalin manaanu wasin hadaanu wasnyna waanu furnay , hadaad been iga moodysaan kulli eega horjoogayaashooda midna dhiig isaaq lama wadaago waa cunsuriyiin xun xun oo isaaqa iska neceb.

    dhanka kale hadii aad eegto dhulooska somaliland taageera mostly isaaqbay dhiig la wadaagaan oo dhalay ama yagu dhaleen. hadalkii haadraawi saxbaabu ahaa meesha aad ha la isu waso hadii la rabo in nabadi ka islaaxdo kkkkkkkk xaraan iyo xalaal tay doonto ha ahaatee naag dhuloosa mar wiil cabaadaya waa ka dhalayaa inkastoonay naag dhuloosiba joogin meesha aan joogo buuhoodle xitaa waa u tegayaa kkkkkkkkk sali calee ha la isku madho sida saabuunta.

  13. nuura inaadeer waad mahadsantahay dahabeey jir oo joog inaadeer

    w.m.s
    waad mahadsantahay maanta tol la yaqaanaad noqotaye thanks inadeerkiis kk

  14. wiil maxamuud salebaan

    dooxa mudug dhaqankii eedada sahra axmed ee adeerkeed uurka uyelay miyaa mesha lasoo gashay gabdhu haday kaa hadal badisay ma ahan inaad cayso wasmo waa waxaa cajiladaha porno ga loooga duubay hargeisa weliba niman madax ka ah snm xasaskooda ayaa ku jiray sheekh lookenay waxuu yiri hadad cajiladahan arki leheed ama sawiradan mandaqadan waa iskaga guuri lehedeen

  15. wiil maxamuud salebaan

    nina website yada kale waa kuwee ma allssc iyo waxa la mida ah website yada dhexdhexaadku waxay qoreen in saracen kala baxeen tababaraayasha dhulka bari lakiin beentan kuma aysan darin ah macdan ayey la bexeen anigu webkan waxan soo gala markaan soo akhriyo website yada cafimaadka qaba marka aan rabo arin xaqiiqadeeda hayo waxay ka yiraahdeen horufadhi anigoo og inay been iyo parobugando qoraya kkkkk

  16. NINA, loooooooooooooooooooool ala beerka waad ku sugtay nacasta ,lkn jawaabtu uma qalanto wsmo bay ku leedahay iyadaa badh go’a suurafatu iyada miyaa la xray miyaanay ku dhalan?

    NINA DHEEMANEEY LUULEEY XUME KAA DALAGAN
    OO GAARI & GARAAD BAA WAALID KUU NOQDAYE
    GURI NUUR DIIN AKHLAAQ LEH BAAD KU SOO KORTAYE
    MUDANTII HAWEENEEY ADEERKAY DHALAAY
    QORAALKAGU WAA DAHABE
    HA U QUUDHIN BULAACADUUNA GEYIN.

  17. daacuun mudug ama edbiye

    weligaa i cay ka bixi maayo webkan dee maxaad samayn is ceeji dee wuxuu akhriyey anoo reer khaatumo ku leh horufadhi baa ii sal dhig ah waa runtay rasmi baan u degenahay buufisna waanu kugu ridaynaa kkkkkkkk waxa keliya eed dumar ku caydaa waa wasmo dee adba hole baad leedahay asshole

  18. bismillaahir raxmaanir raxiiiiiiiiiiiiiiii

    maamulkoow naagta dooxan mudug golaha ka qabta<<<<<<<<<<<<<<<<<<.

  19. Horta waxaanba odhan lahaa. Pintland means dhulkii naagaha bari ayey tolbeynu nahay. Iyo harti nagula hashiyeen. Laakiin hada labo qabiil iyo labo maamul ayaan nahay. Inkasta oo ay noo dhigayaan jalafooyin. Cadownimo. Iyo turatureyn badan. Hada maamulkan pintland wuxuu ka taliya. Tuulada garowe. Waaba naf la caari. Odayga faroole[firdhiye] ku soo laabo dheh cab drivekisii taxilaha ka ahaa. Halkan Australia. 80 isagooi jira. 1:00 habeenimo. Taxi caydhinaya. Sida hindida gaajo ka cararka ah ee aan seexan. @ gorawe boowe. Degaanada reer ssc hadad caanaha riyaha cabto raganimadada ayaaba khatar galeysa. Adigana waaba ku faani. Ceebey tacaal. Waxaan ku idhi. Ragu ma racaan adhiga mana lisaan. Walahay waa toogasho nin ri lisaya hadii la arko degaanada darawiishta. waxaad ceeb u taqaanid nin ayey caadadii tahay.

  20. w.m.s
    sawdiga square one ku noqday waxaynu u kala soocanay geeluba miyayan ahayn inaynu mabda’a ku kala duwan nahay waxanina waa siyaasad oo ah dan joogto ah u kaadi lagaba yaabee inaynu roundyada soo socda mid aynu maslaxad joogta ah wada yeelono laba maamul ahaan e warkan saracena webabkoo dhan baalaga sheegay maxay horufadhi kaga duwan tahau kuwa kalee sheegay ood u daba geli

  21. wiil maxamuud salebaan

    horufadhi hadaad been shegeaan been luga leh sheeega saracen waxay tababari jireen ciidamada bada ee palnd waxay xarun ku lahayeen bandar kasim airport arintana waa la xalinayaa waxase lyaba waxii somaliland mucarado ee plandidinkuna mucarad baa ku thiin saracen waxaa ka xuaday sland idinkuna sidoo kale wasiradi ay ku rsadeen pland wada hadalada somalia sland wy didey idinkuna iacada ayaba ka shegteen road mapka iyo shirki garowe idoor oo dhan ma kaxumaday xataa buurmadow iyo feysal ali waraabe baa idacadaha ka nac naclaha idinkuna lamid baa tihiin oo waad ka hadasheen marka maxaa ku kala duwan tihiin idoorland hadama sidaas isku mawqif uga tihiin horumarka pland ?

  22. wiil maxamuud salebaan

    nina hadaba reer dholowa taqanid waaba dhowdahay waxan uheestay qolada idooorka kala yaqan inaa tahay kkkkk

  23. nuura
    kkkkkkkkkkkkk kani waa iyagii inader weliba waa ilma dhoolawaaga faroole cid ugu dhaw saan u malaynayo siduu ugu daacad yahaan arkay

  24. kkkkkkkk mayga hubtaa ok.

  25. kkkkkkkkkkkkkkk nuura meelkale ha iila aadin ina adeer ninkaan ahaybaan ahaye hadaad aragtid qof hadba shaarsooxirta waa qof aan isku kalsoonayn

  26. inaadeer kani maaha qoladii, waa ictiraaf baa i madax marayeey qoraalku hadee hadeedi ma lahee maxaa jira waqooyiga sare ayuu u badan yahay ?????????? qoraalkiisa kore waxaa ku jirta hadii dalku macdan leeyahay mar horaynu taajiri lahayne waxaaso dhami meesha ma yalaane naga daaya, haduu ahaan lahaa reerkii isaga ahaa wuuba is la bixi lahaa amaano dheeraada ayaaba soo bixi bixi lahaaye bustaha dooxan iyo shoodhayaasheedii baa ku jira ………. :-D

  27. kkk alaylehe in aad abtirsatay marhadaad dharkayn kasanqarisaykkkkkkkkkk

  28. garoowe
    july dii na dhaaftay baa laaska,ilaa dharkayka aan tagey hadana ramadaan ka dib baan u socdaa oo hunti iyo ganacsiba waa ku leeyahay

  29. nina
    goormaa dalka kuugudambaysay ina adeer aynu iswaraysanee caawa xaga wwbebka iyo telphonada kasokow aragti goormaa kuugu dambaysay waa gaar ahaan deegaanka alyacni gobalada

  30. garoowe kkkk walee ka shakiyey meel reer adeerkay faaruqiyey in wax la qaybsadaa yaalaan war jiraase cakaaruu iman tan nuugaalna dee ood wadaag baynuba nahay
    waynuna is naqaan si fiican

  31. kkk nina ina adeer hada nagama fuqine waligayaanu qaboobayn xaga xoolaha hadaad dhulbahantaha nugaasha ahaan lahayd imaba aadwaydiiseen inaan xoola leeyahay waa geelee iyo inkale
    xaga patroolkana wali lamakala tagin ina adeer waana inagadhexeeyaa idinkaaba muftaaxa uhaya

  32. garoowe hadaad geel dhaqato maxuu adhiga hal hays ugu leedihiin wixii lahaystaa laysku sheegaaye maasha alana haday samanka idinka fuqday ood qiratay kk
    patroolkiina waa dhaw yahay kkk tolow dhulooskii la odhan jiray waa hunguri wayn yahay muxuu wakhtigii nicmada iyo batroolka u tagay oo nicmada wax uga qaybsan waayey kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  33. doobiye
    adeerkiis yaad hadidaysaa meeshani waa warbaahin xor ah ama akhri ama ka tag hadii been cid lagu dacwaynayo warbaahintiina beentii ebid la sameeyey ay qortay oo ay tidhi siilaanyaa shirkii london ka hadlay baa la dacwayn lahaa yaadse u bootayn maynagoo is og baa isu askariyaynayna waar sheeko baralaydii s/land hawaday raacday maanta ina cali waraabe waaka sheekh shariif la fadhiya si jagooyinka tfj uu kugula heshiiyo isagoo xagna taa ka wada ayuu xagna islaamihii iyo dumarkuu dubai ee duriyada jeebkooda ruxayaa oo dabaaldeg iyo lacag urursha leeyahay wada kolay adigu hadaad qorax baa dhacday iyo dayax baa iftiimay ku jirto kuwa weli la sasabayaad tahaye

  34. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk barbarkay ka baxdaaba waa bakayla galeeeeeeeen afwaliinjo-faruur inuu bad & bariba dubanayo sidii kuwii ka horeeyey ma muran baa ka taagnaa. shirkado mafia ahi horay uga dhargeen dalka wax ku hadhaaba iska yar 22 sano dalaan dawlad iyo wax bad iyo bariba ish ka yidhaahda cadawga nooc walba leh lahayn somalia waa aqal gubtoow yaa ku bakhtiin reer ba’oow yaa ku leh.

  35. nina
    walaale maya lagama bixiyo gabdhaha laakiin waa waxjira in aanu riyaha aad ujecelnahay laakiin maanta waxaan umalaynayaa in reer naga geelbadani uu iskaba yaryahay nin taariikh ulahaanjiray geel iyo ninkalaba maanta waxba ugama ogi ragiii riyaha lagu xaglinjiray kan uguyar maanta xeradiisa labatiroo geel ah baa kufoofta

  36. garoowe
    dee anaga xagayaga geelaa wax maadi ah kkkk suaal oo gabdhaha ma adhigaa yarad looga bixiyaa xagiina kaftan.com kk

  37. NINA,

    Waa laga yaabaa inay qoladanu baxeen, laakiin meeshan waxa lagu qaybiyaa beenta qaawan si shacabka reer Somaliland colaad loo dhex dhigo, iskama joogo e gaadh qaran baan hayaa, waxay been qoraana meel baan kukaydiyaa si yarka reer Nairobi ee ku khafiifay xaalad abuurka loogu oogo kiis culus markii ay munaasib tahay. Ila soco inaabti. Dadkuna meel kala tegi maayo, Somaliland-na waa cadeed soo baxday oo dib u noqon meyso e ku biyo cabba, ka naxow nafta waa…

  38. janada kkkkkkkkkkkkk ina adeer maxaajira riyaha macaybaad mooday saan uguraaxaystaadan ogayn marka lasooqaado waayo waxaan sooxasuustaa kasoofeenkii laygu sookoriyay afkaaga caana riyaad laguqabay kkkkkkk giira dabataag haysoo xasuusinbaan ku iri

  39. Jabhada jaahwareersan ee snm oo iminka u booday iney maxkamadaha UK iska dacweeyaan. C/raxmaan C/qaadirkii dhawaan Siilaanyo bahdilka iyo dhabar jabka iyo casilaada iskugu daray ayaa wacad ku maray in maxkamada sare ee UK uu Siilaanyo iyo xukuumada SNM labadaba soo taagi doono HOOS AKHRISO

  40. Horufadhi walee ninkii iska hadlayaa ha iska hadlaa halkaa kawada wararka isdaba jooga ah ee xaqiqda ku saleysan ee aad nasoo gaadhsiisaan hadh iyo habeyn.
    Dhanka kale maleeshiyaadkan South africa ka yimid iyo maleeshiyo beeleedka ciise riyoole ee Faroole soo aruursaday si loogu tababaro baryahanba muran xoogan ayaa ka dhaxeeyey waxayna maleeshiyada faroole ka caban jireen sida gumeysiga iyo yasida ah ee ay nimanka cadaanku ula dhaqmaan oo xitaa dhowr jeer ayey gacan ka tagtay oo niman reer buntland ah oo isku haystay iney madax yihiin ayay askartan cadaanka ahi dhirbaaxsho iyo feedh dhowr jeer daanka ku fujiyeen kadib markay amarkoodii maqli waayeen.
    Balse arinta ugu daran ayaa waxay tahay maleeshiyo beeleedkan oo badankooda eyl iyo sunijiif laga soo aruuriyey ayagoo riyahooda iska maasha ayaa wax cilmi ah laheyn waxaana ay cadaanku si fudud ugu fushadaan danahooda gaarka ah sida in ay u diraan buuraha bari ayna u sheegaan in dhagaxan nooc ah ay soo aruuriyaan iyo macdan hadhowna loo sheego in ay fake ama dhagxantaasi aynan macdani ku jirin kadibna labo cali isma weydiiso

  41. doobiye
    horufadhi waadna maagtaa kamana baxdid adeer!!!!!!!! warkan raxan reeb.com ba waa ku qoran yahay inay gaaladani guurtay maxayse inay guurto kuu dhibaysaa miyay ku waardiyeen jireen kkkk

  42. nimanka dharkii saliibiyiinta xidhan ee sawirka saraan ku qoslay kkkkkkkkkkkkk
    sidaan akhriyey nimankan sarkaal kamida kuwa maleeshiyada tababarayey oo south afrika u dhashay baa mid ka mida maleeshiyada oo jufada faroole u dhashay uu toogtay sarkaalkaa oo maydkiisii ay dhoofsadeen

  43. kkkk waar beenta dadka idin akhrisanaya kadaaya wax tagay iyo wax macdan lagurtaytoona majirtee kkkkkkkkkkkkkk ciidanka aytaba bareena dhulbahantaha kujiraa 500 waakabadanyahay been idiinsheegimayee hadii waxaasoo macdan ahi aykujirilahayd dalkeena waahoraynu taajirilahayn dhulaka shidaal waa kabuuxaa laakiin waxaasoo macadan iyo dheemana ee aadkasheekaynaysaan meesha mayaalaan kkk nuclear kiina ma ahane wax run usoo eg sheega markaad waxsheegaysaan kkkkkkkkk

Leave a Reply

Recently Commented

  • nuurgaab: dhoodi dhuusa weynow mar isim halkan ku cay bal inaad caqliga ka dhiman tahay waxaad qarinaysaa magacii...
  • raamaleey: Garaadka maxaa loosheegay oo khaatumada dhaafiyey xamar cadey buukula xididey muuse suudi yalaxoow oo ahaa...
  • Idoor liqe: War jiraaba cakaaruu iman. !!!!!!!!!!!
  • Xaqdoon: Har goormuu dhintay Odey Dhaqameedkan Jaamac siyaad.. Illaah kuuma naxariisto.!!!!!!!!!!!!!!!!...
  • dhoodi: Oo tolow siday u heshiinayaan kii ka weynaa ee meesha uga sii horeeyey ee awalba cimaamada looga qaaday. Ceeb...