|

Hay’ad loogu talo galay wax u Qabashada dadkii Waxyeelooyinka ka soo Gaadheen duulaankii Siilaanyo, oo laga Unkay Buuhoodle,{Full Video}.

Munaasibad balaadhan oo maanta ka dhacda magaalada Buuhoodle ee xarunta G/Cayn, ayaa waxaa lagu aas aasay dhidibadana loogu taagay furitaanka Xafiiska cusub ee ururka BRC, oo losoo gaabiyo magacooda ‘Buuhoodle Rescue Committee’

Ururkan oo noqon doona ururadda si rasmiga ah uga shaqeyn doona deegaamada G/Cayn, Una taagan taageerida dadka tabaaleysan ee ay dhibaatadu kasoo gaadhay, dagaalada u dhexeeya maamulka Khaatumo State Of Somalia iyo Maamulka Soomaliland ee sida xaqdarada ah ugu dagaalamaya deegamada Khaatumo State.

Hadaba Ururkan ayaa  markii uugu horeysay ee laga furo si rasmi ah xafiiskiisa magaalada Buuhoodle, waxaana munaasibada kasoo qeyb galay,Qaarkamida Masuuliyiinta Maamulka Khatumo Iyo Culimada G/ Cayn Waxaana Ugu Horay lagu furay xaflada aaayadaha qur aan ka kariimka ,

kadib waxaa halkaasi ka hadlay qaarkamida xubnaha ururka iyo culimada oo iyaguna halkaasi kasoo jeediyey hadalo diini ah iyo kuwo talagalyo iyo dhiiri galin  dhanka wax qabad ah

munaasibadan oo in mudo ah soconaysay ayaa kusoo idlaaday jawifiican


                               (Hooskadaawo Sawirada)

 

 

 

 

 

 (Halkan Riix Oo Daawo Vedio)

By Anas Xiir X: Nuux

Short URL: http://horufadhi.com/?p=15557

Posted by on Apr 30 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

37 Comments for “Hay’ad loogu talo galay wax u Qabashada dadkii Waxyeelooyinka ka soo Gaadheen duulaankii Siilaanyo, oo laga Unkay Buuhoodle,{Full Video}.”

  1. Mukulaasha Madoow, miyow xaafadii hilib qaydhiin wuu yaalay lkn imika ma joogo waxaa la yidhi qofku wuxuu yahay ayuu ku moodaa alaylee adaa waadhka waalida toos ugu jira oo dhab u waalan waana mida 19-ka names kuu xidhay waalidaasi ilaahay kuma caafiyee kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.

  2. Ilwaad

    Malaa Daawadii waad illawday saaka inaabti? raggu markay wada hadlayaan dumarku waa inay ka durkaan. qaado daawada oo yara seexo yaan Mental health institution-kii lagugu celine. PC ga miyaanu DR ku odhan waa lagaa mamnuucay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk. Alla hayna wada caafiyo

  3. Maalin wanaagsan reer khaatumo state.waxaan idin waydiiyey cayayaankii maye dhawr maalmood ka hor webka waxaan soo galay iyadoo gabadh qudha 10 qof lagu maagayee ta kale sawtii albaabada loo xidhay xagay ka daateen lol…ma la buufiyey eesh calaa pif paaaaf.

    Gocoso, ciidankaad sheegayso waa kee? sheeko baraaleey duul ay quud u tahay baanu aragnay, taloow ciidanku waa kee waxani wax ka badane ma habar dugaag bay uruursadeen oo faal & balaayo ku soo xidhxidheen hadhowna soo figaxayaan ileen ciidan kale garan maayee jaw ha riyooto wallee riyadani uunku & uumiyuhu ka yaaaaaaaab.

    uf akhasna iska garo dee aday kugu socotaa nin ma tahide soo labiso weeye iska fahan dee raga ha daalac haw raacine kkkkkkkkkkkkkk.

  4. Walaa Xawla, dheere weligay nin baan moodi jiray sow waa naag, waar heedhee maanigaa waalan mise reerkani sidii ciidanku ugu ruqaansaday way khalkhaleen oo nin iyo naag kala garan maysid bal waxuu soo qorayo eega

    UF iyo AKHAS.

  5. DHeere khatumo Power

    @ kuluco uf iyo akhas,
    maxad soo qortay hader ma Hingiriisiba mise English kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    bal eeg wuxu soo qoray..the problem is you are all bussy,
    What the fuck is that ass hole Garbage ! uf iyo akhas ina bureeqo,
    kuluco get the out of here meshan ma waxad moodey marfashka aad sexato
    you need schooling Bastard kkkkkkkkkkkkkkkkk
    idorku waa jaahilin somalia waxay ruugi jiren naagahana waa laga wasi jirey
    qurbaha markay yimaden waxay ka bilaben khamri iyo drugs wayba kasii daren lol
    waxan yaan waqti lagu lumin marka aragtan candhuuf kutufa nijasta aakh tuu lol
    Long life Khatumo state.

  6. Waar anna bal accounka iisoo qora aan woxoogaa ku darsadee reer abtigay waan ka qeyb qaadanayaaye

    Waana ajare illeen alle mooye cidi uma maqnee

  7. SAADAshu waa khayr 30beri hagaadhee kulucooy sabtaadtahay summad baanku dhiganaa soolbaan kararanaa silicaadku noolayd sina hawgunoqonine sumalraadiskaagas sinta bari usii ad. siyidmaxamed kii beri darawishti sare iyo soo noqoy wadaadkii dhulka bari sabbayn jidhay sumuciyo rasaasta sanka kaaladhici jidhay saameelay maantoo satalayt anoo wada siixawle dhaafaye siwaakhroonta bari iyo kuwa saadhan buuruhu doobia adoo sida haydin ibasalaxen. anna cadha isidatee jeedhaan sanaatiga sumalhaday qoodhjaro socodkan ku jirayaa samadan kuxidhanahay.

  8. wiil taleex indr waanu kaa qaadnay adiguna mid qaaliya inaadeer soona dhawoow soo dhaaf baasha ka raaaaaaaaaaaac.

  9. Bilan, naayaahee waxaa la yidhi sumad awoowe & sinji waa ma guuraan,dee debeecaday leeyihiin dhawr bahaloo xayawaanka ka mida iyo amxaaraday ka soo fircameen bay ka shabahaan caydhu kkkkk kkkkk kkkk

    Aar Gantaalan,hala hadlin indr kaasi habaar waalid buu qabaaye kuluc wuxuu u socod eg tahay wasakhada gidaarada wareegta jawaab haku khasaarin.sida loo faanee loo caytamo uun bay yaqaanaan kuligood lkn sida odhaah cilmiyaysan loo dhiibto way ka maqan tahay.

  10. Waxaan uga jeeday markaan ga boobo oo boqolka kor u dhaafo lakiin bilan iyo nuura ii diiday reer khaatumo state na ra goodu guuto 1 wad madhaafi karno inkas too gudoo miyihii guuto 1 ee web kan aanan maqal waa miss Nina, salaan qaaliya iga hanta reer khaatumo state gaar ahaan sida, bilan, nuura,Nina, janada ssc, kaftan.com guul khaatumo state iyo in ta somaali nimada jecel,

  11. Kkkkk habrihii ilmo bureeqo oo heeran ka ahaa baan is lahaa 3 iskaga xidho laakin bilan iyo nuura, ii diidey naa baxa baxa dheh ku daafad yahay markay dhereg to dhidida, guul khaatumo state,

  12. soomaalidu waa dad u badan reer miyi dhibaata badanina hayso waa in loonaxaa………. waan ilmeeyey markaan daawaday cajaladaan……http://www.youtube.com/watch?v=kQUbP0O8loo&feature=youtu.be

  13. Kuluc son ibnu faraq bintul kalab

    Get to know your English language asshole.

    I think you were born @ “Fuck..street and that is why you are so shamefully talk about between the legs 24/7. Are you the son of that German boy? Or was that lady your sis? Go to hell Idoor pimp.

  14. the problem is you are all bussy, get a dick bitchs.

  15. nuura inaadeer waxa dagaalka ku dhimanaya waxaa ubadan h/jilic iyagana intooda badan dhulbahantaa dhalay naago badan oo dhuloosa ayaa ku inamo waayey waana rabaa in inta hadhayna kaga madhato waayo wiil abtigii qori usoo qaatay wiil kuuma aha inaadeer waxaan taagnaa mid dhulbahante ah oo ciidamo laascanood laga ururinayey ayaa mid hooyadii idoor tahay uu diiday oo uu yidhi xabadaan reer abtigay uqaadanayo ha igu soo noqoto waa kuwaa kuwii naagohoodu dhalaeen kuwii kuweenu dhaleena iyagaa safka hore ku jira nimanka horgalada ah ee shacabkooda badhna xidhaya badhna xasuuqaya naago iidooraa hoosta kuwada haysta waxaa la yidhi awr awar wado iyo nin naagi wado midna kaama leexdo inaadeer illaahay iidoor guurkoodaan ka magan galay anagiyo intii nala mida naagtii dambe ee iidoor guursata waa mid habaar qabto ah oo tolkeed dayro kaga maqan illaahay hanoo soo hadeeyee

  16. bilan waad iga qoslisay really kkkkkkkkkkkkkkkk dhinaca p/land noo baas mareeyaa ka dhacday.

    Naagaha Dhulbahantena mid baan kula talinayaa naa hooy waxa nacaybkooda & faraq nimadooda laga fadhin waayey waa wiilashaad xiiranta u dhashaane naga fadhiista oo ragiina daarood waa bade guursada haantay doonaan ha noqdeene, lkn iidoor danbe ha nagu dhalina wallaahay naagahoodu inamaday dhalaan waxay kaga kalsoonyiin oy ka jecel yihiin naagta dhulbahante inankay dhasho Naa bal is waydiiya xikmada meecha ku jirta,dhulbahante waa geesiye hadii fooda lays daro waa wiilyo abtigiiye yaan la kala adkaan naa hooy idhaha fura.

  17. Bilan, mid ka saraysa iga gudoon darwiishada.ii daawo video-gan soomaali ka wada hadlaysa gooni goosatada iskeed isu magacawday & reer khaatumo state iyo dad kaloo hartiya. http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=WCu7tZdouDI#! , raga dhulbahantee hadlaya very clever men,macha’allah.

  18. khaalid diridhaba
    kkkkkkkkkkk inaadeer beryahan naagihii soo heermi jiray oo suuqii ka xidhmay bal ka sheekee waa runtaa waa inay ina baas mareeyaan oo garowe ilaa bosaso soo taabtaan inagu hada halgan baynu ku jiraa oo naag damboo la qaramaynayo timekeedii waa dhamaaday iyagoo dersin dersin ah baan soo dhawan jirnay lkn hada la diid badeecadii dhan walba waa laga xidhay

    khaatumo allow noo dhawr

  19. kuluco qadhmun adiga mala xadhuun in laflagag dhigo moye jabaqda inad dayso wa mustaxil,adiga iyo islantan dobia dee malaha heeran ayad ahaydene dagaladi aya idiga qasay saad deedna nagu walaten madhkaa anaga xalkayaga wad aragtane dhankan koofured ayey walida isku wacanyina laqabta.dhulbahantuhu ad ayey u dhibsanyino nin difaacku jidha masalone dhankan huno kofured uso dhafa rerkhatumo

  20. nuura inaadeer qaali meel baynu wax uwada wadnaaa sidaasaan isku hadal unoqonay salaan daraawiish qaali iga hano adigiyo akhyaarta reer khaatumo

  21. Kuluc

    Horta guri nijaas baad ku soo kortay oo hadalkaaga ka markhaatiya. Maadaama aad matag nala soo gashay waa in sidaa gurigiina looga hadlo laguula hadlaa.

    Horta odaygan waalan SNM project ayuu ciid iyo saliid lasyku qooshay ku shubay. SNM project xaarkay ahayd bay ku noqotay oo SNM ayaa UF hada isla dhex maraysa. Buuhoodle oo 11% ka yar reerku degan yahay baa SNM oo dhan, iyo waxooga mercenaries oo gobollo kale laga soo uruiyay sanad iyo bar futada idiin foorariyay. Baraarujinta Khaatumo mudo ayay qaadanaysaa maalinta taa la soo gabagabeeyana waa inoo Muqdisho. Muhiimadu adiga ma fahamsanit laakiin balantu waa in SNM project uu sidiinoo kale noqdo, Afka nool, isla weyn, wax ma tare, qaad ku nool. Taas baa balan ah, so far so good.

  22. Bilan inaader kakakakakakakakak miyaynu is la soconay,bal u sheeg inaadeer ilaahay baan kugu dhaariyee ma dhulbahantoo seefta wada saaray ayay u adkaysan la haayeen degmo qudhaa sinjigooda gubtee. wallaahi way ka xanaaqaan buuhoodle ilmaa ka timaada haday magaceeda maqlaan.

  23. Naagta kuluco ee meesha is kala haysa waxaan ku idhi horta nac nacda bilaa milixda ah ma niyaday kuu dhisaysaa mise xanuunka ku haya ayay kaa bugsiin? waxaan kuu sheegayaa buuhoodle waatii ayeeydaa & awoowgaa wixii ka fircamayba dig & dam ka siisay soo joog laga waayee soo jiif baa laga helaa.horta qofku wuxuu hadlaa markuu way ama hadal u furan yahay adoo habrihii midhi ka dhinayn oo wixii hal naaskeed gaadhayey meel kastoo iidoor joogo laga uruuriyey oo gudabiirsaygii iyo jafaa jiriq oo idil xamuulan ilaahay baan kugu dhaariyee miyaan adoo kab & karin laadlaadinaya oo duufka & dacaygu kaa dareerayo oo fiiftaa haya dhufaysyada aad wax ka soo tuurtuurtaan isku aasin? habqankiina miyaanu dhawr cisho kala socon? dhaawaciina meelaad kala dhigtaan miyaydaan waayin.bakhtiga markaad kala guran waydaan miyaan goob walba 20 oolin?.maleeshiyadiina waxa hogaaminaya marka dagaal dhaco miyaanad kanaalada soomalida ka daawan iyagoo leh wuxu reer buuhoodle ka badan yuug & yamaayuug baa na haleela mar kasta,horta cajalad is hoos dhiga markaad hadlaysaan hadaydaan xitaa warbaahinta somalida iska dhagaysan.ilayn dadaan afkooda & dhegahoodu is maqlayn inkaar da’ weyn baaba haysatee.

  24. kuluco
    iska hadlow ina igare iga dheh
    waar sow kuwa reer buuhoodle keliya kaaga dhawaajiyey ee hurdo aad u diideen ilaa hogaamiyihiinii dhiigya cabka ahaa uu seexan waayey ee khaatumoo 3bilood jirta idinkoo 22sano jiray iska difaaci kari waayey ee marya calastaadii qaarna maydkoodii daadisay qaarna hubkii ka furatay wallee nasiib daro waa idin haysataa cali khaliif sowtuu hada taleex ka tegay maad wax ku samaysaan hadaad awoodaan faanka iyo waalidu waa waxa halkaa idin dhigay guutooyinkan aad sheegayso ma haday yimaadeen miyaysan ahayn kuwii qorulugud socodka ku soo galay ee shacabku eryayey iidoor ilaa naagahoodii iyo caruurtoodii jiida buuhoodlay keeneen waxay sameeyeena ma jiro mar walbow dagaal qaadaana waa kuwa ku jaba waana reer buuhoodle keliya cid kale weli kuuma imaan maalin dhow markay sool ka dhacdo adoo burco orod ku galay yaan la arag waana dagaal furan inta iidoor wagaashe meeshuu ka soo haajiray lagu celinayo wixii aqoonsi ahaana iska ilaawa anagaa illaahay ka sokow gacantayada ku hayna ananan kuu diidnay somalia inaand ku qasabanaato oo aad ukala dhuumataan shariif waa nagaa idinku qasabnay ee adigu dhalanteedkaa iska dhex dabaalo iyo dawlad baanu nahaykkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    khaatumo allow noo dhawr

  25. Gocoso, maxaa badaa idin geliyey saw faduul maaha??????, wallee websitekii ma hadhsato waa laf la caari ogaada saado cali warsame waa fanaanad soomaliyed oo qaran,waxaanay la hadashay waa tolkeed haday khalad ku kacday & haday sax ku kacdayba,waxaan u sheegayaa qolyaha ilkajiqirif ama xiiiran saado sidaa idiinku beer debci mayso mana ku beer laxawsan kartaan, wadhaf & shinbiro war isuuma hayaan.

  26. waxaan ku qioslay Islaantii saado cali oo la yaabtay degelka habro fadhi oo tidhi inta aanad baran teebka baro qofka boqorka ka qaadi kara xilka iyo qofka kale, halkan ka dhegayso

    http://hadhwanaag.com/detail.aspx?id=65228

  27. dooxa mudug

    walaahi waad iga qoslisay hay,adu waa boys vs girls waabo dhako cusub oo uu cali baysteen la yimid markii maleeshiyaadkiisii ay ku dhacday soo noqonwaa, nin maalin dagaalmay oo soo noqday lama sheegin wuxuba waxay noqdeen wax jeelka lagu guray wax dhabarka ka jajabay qaar saylac la geeyey oo arladaba laga qaaday kadib markii la tashkiiliyey oo hada kalluunka cuna BYE BYE boohoodle , inta soo hadhayna dhaarbay ka mareen in mardanbe ay isku doontaan guutooyinka DANAB iyo GAMA,A DIID iyo weliba BIR FINIIN KA HADHAY oo cashar lama ilaawaana u dhigay..

    cali baysteen hada wuxu rabaa afar dhabarka ka jajaban oo buuhoodle buul dhexyaal in uu NGO yo u samaysto uu leeyahay lacag lagu daweeye hala keeno, isagoo sidaa u afcas oo indha biijo ah dhigaya oo marba afar habrood meel ku shirinaya ayuu ku dhimanayaa cafis xitaa loo fidinmaayo gogolna loo dhigimaayo tahriibtaas ayuu ku jirayaa cimrigiis nejisku.

  28. Waa arin loo baahnaa aad bayna ugu mahadsan yihiin. Waxaa la rabaa in ururkan
    iyo ururka tixraacaya dhibaatooyinka SNM u gaysatay shacabka inay wada shaqeeyaan. Waa in la record gareeyaa tacadiyadda SNM u gaysteen shacabka iyo maatada si loogula xisaabtamo “War criminal” Siilaanyo iyo xulufaddiisa dagaal oogayaasha ah. Waxaa loo baahanyahay in wax waliba ay DOCUMENTED noqdaan aad baad ugu mahadsantihiin arintaa ha laga shaqeeyo.
    Soomaaliya guul, Khaatumo Guul

  29. DHeere khatumo Power

    Beesha Garxejis oo ka dhidhiday tacdigii loo grystey C.raxman c.qaadir

    Siilaanyo, Ina Biixi, Iyo Ina Kaahin Ayaa U Dhimanaya

    http://www.youtube.com/watch?v=6mo6JhNAkE0&feature=player_detailpage

  30. DHeere khatumo Power

    Maasha allah Waa Guul inoo soo hoyatey dhamaan dhalinyarada reer Khatumo
    Solidarity wadajir ayaa labo gacmood wax ku gooyaan waa horumar loo baahna
    Dhalinyaradu waa laf-dhabarta ummad kasta una horseda horumar dhinac kasta
    Anigu waxan soo jeedinaya in la isku xidho dhalinyarada dibeda iyo kuwa gudaha reer Khatumo in communication ama wararka laisdhafsado iyado la adeegsanayo aaladaha casriga sida Social media sida Facebook oo la sameyo Forum.
    Long life Khatumo state.

  31. Guul g/cayn iyo dhamaanba deegaanada khaatumo state guul iyo gobonimo…………………ciidamada jiida horee buuhoodle hambalyo & bogaadin ayaan hawada u marinayaa guulaysta guulaysta guulaysta xaq u diriroow cadawgiina hooooooooooooooos, waanay wanaagsan yihiin in ururo bulshada gudaheeda u adeega laga sameeyo meel kasta oo ciidamada iyo wixii ka dhinta dadkay ka tagaan kafaala qaata,hadaan gudaha layska dhisin waxba ma habaysmayaan.mar kasay qurba joogtuna muriqeedu wax tarayaa guuul iyo gobonimo.

  32. kkkkkkkkkkkkkkk ma boys vs girls baa hayaduu kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  33. Habrofadhi waa meel qabta xanuun la yidhaa QQ, waxaanay faafisaa cudurkaas oo inta badan haweenku u nugul yihiin, waxa looga digayaa haweenka uurka leh, dadka qaba blood presuure-ka iyo inta manaacaddoodu hoosayso inay iska jiraan booqashada webkan oo halis ku ah caafimaadkooda.

  34. qaxoodigu been badanaa yaa khiii beenta ummad ka dhaafa waa la idin fameen,qaxootigu wax miisaan ah ama talo ah oo uu ku leeyahay buuhoodle ama khaatumo ma jirto,ee waraaquhu yey idinka dhamaan,iyo ceyrtu

  35. Maansha Allah, Khaatumo tashatatay ee Bisadahan naga daba ciyaya ee Naaso Hablood State yaa wax u sheega kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Guul Khaatumo.

  36. dhaman dhalinta khatumo gamcaha an isqabsano sidayi unbaynu waxku noqon hadalada yaryare dadka dhexdisa ah dhaga damerad lagu maqal ka dhaha ku bunbunin ama tarminaya.anaga waxa layidhaa ruxu kolku ku shego hadal anad rabin dhagtay ka jufane huno dhagkale ladono

  37. waxa lodonayaayi wa sidane mahan cay iyo malakaalnimo an ged sudhnayn dhamaan beshan ku abtirsata khaatumo waxa looga bahanyahay sidano kale inaa loo abaabulmo deed na meel sare la gadhsiiyo dalka hadan sidan iminka ururkani yelay la yelin waxqabadkenu manu hagasayn nacam gulweyan hamalyo.

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdirashid Ali: Dadka golahaan ku feegaara ha dhowraan go’aamada isimada, shirkana ha la taageero ciddii...
  • edbiye: Maasha allaah Soo dhawoow garaad,reer xin iyo xaasid loo joojin maayo
  • Idoor liqe: Xamdi I do agree with u that. Sadex adinle Magacan wadatid dheere power ayaad maalin ka maqashay waadna...
  • Famoon: Dhulbahante ma quusto war somali,Darod, iyo harti ma jiro dhulbahntenimada ma ku mintidnaa mise nin walba...
  • Halbeeg: Sedex dilaacle mj waa iska dhadig waligod meel ay dagaal Ku Galen lama sheegin ssdftii mingiste wuxu yidhi...