Home » May 30th, 2012
Entries posted on “May, 2012”

Tan iyo markii uu dalka English-ka uu ka dhacay shirkii looga hadlayey arimaha soomaaliya, sanad kani horantisi ayaa waxa maamulka SNM Soofood saaray xalad ah “labadaran mid dooro”ayadoona beesha caalamka ay kuxujaysay inay wada hadal dib ulagalaan. Waxaa maamulka SNM aywadeysida ay uqadan lahayeen xukun ka iyo xujada aybeesha caalamka dul dhigtay,waxana ayshaar guduudan ugalinayeen [...]
May 30th, 2012 | Posted in Fikradaha,Wararka | Read More »

Waxaa maagaladda Istanbul si habsami ah uga socda maalintii sadexaa shirkii odayaasha dhaqanka ee soomaaliyeed iyadoo ay weheliyaan ururadda bulshadda rayidka ah. Waxaa maanta madasha shirka ka hadlay wasiirka koowaad ee soomaaliya mudane Cabdiweli Maxamed.Isaga oo tilmaamay muhiimadda ay leedahay soo afjaridda habka kumeelgaardhka dowlada federaalka Soomaliyeed iyadda oo laadeegsanayo qorsha nabadeedka Road mapka. Waxa [...]
May 30th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

gudoomiyaha baarlamanka dowlada kmG ah ayaa lakulmay sigoni gooni ah madaxda ka qeyb galaysa shirka shirka Istanbul. shirif xasan ayaa ka kulmay dhigiida Dalka turkiga Mr Cemil Cicek Gudoomiyaha Baarlamaanka Turkiga ayaa ugu horeyn sheegay in Turkiga mar walba ay garab taagan yihiin Soomaalida. Cemil Cicek oo hadalka wata ayaa waxaa uu yiri “Turkiga iyo [...]
May 30th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliyeed mudane Shariif Sheekh Axmed iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa u ambabaxay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga, halkaas oo uu kaga qaybgalayo shirka looga hadlayo arimaha dalka Soomaaliya. Mr: Shariif SHeekh Axmed ayaa waxaa intii uusan ka ambabixin magaalada Muqisho waxaa aad loo adkeeyey amaanka wadada isku xidha Garoonka daruuraha [...]
May 30th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Wararka laga helaayo Magaalada Gaalkacyo ee Gobalka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in saaka uu qarax ka dhacay Magaaladaasi. Qaraxa ayaa waxa la sheegay in uu ahaa miinada nooca dhulka lagu aaso taasi oo ay aaseen xalayto rag gaaraya ilaa labo ruux. Aroornimadii saaka ayaa la sheegay goobta lagu aasay qaraxa inay gaareen ciidamo ka [...]
May 30th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Warar horudhac ayaa sheegay in Xaabsade loo diiday inuu ka qaybgalo shirka Turkiga ee Soomaalida uga soconaya magaalada Istanbul. Xaabsade ayaa la sheegay inuu isku diyaarinayey maalmiihii la soo dhaafay inuu raaco wasiiro kale oo ka jeeda beesha Isaaq. Haseyeeshe warar horudhac ah ayaa sheegaya in wuufda Khaatumo ee ku sugan dalka Turkey ay [...]
May 29th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Inta badan Golayaasha Galmudug ayaa waxba kama jiraan ka soo qaaday hadalkii Caalin, waxayna sheegeen in warkiisu yahay waxba kama jiraan. HALKAN KA DAAWO.
May 29th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Shirweynaha lagu wado inuu ka dhaco Istanbul ka qayb galka xubnaha Khaatumo waa guul lagu diirsan karo, waana u guuldaro dhinaca maamulka SNM ee isagu sheegan jirey shacabka iyo deegaanada Khaatumo state of Somalia oo ay in badana saami weyn ku qaadan jireen sheegashadaasi. Ku dhawaaqidii maamulka Khaatumo State Of Somalia wuxuu noqday mid si [...]
May 29th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

HALKAN KA DHAGAYSO.
May 29th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Magaalada Istanbul e dalka Turkey isla markaana uu ka soconayo shirka Aayaha ee dalka Soomaaliya, ayaa waxaa gaadhay wafti balaadhan oo ka socda Jaliyada Khaatumo State ee dalka Sweden. Aqoonyanhano, dhalinyaro iyo Gudida sar srae ee Jaaliyada khataumo ee dalka Sweden ayaa waxay ka mid noqdeen dadka ugu badan ee shirkaas ka dhex muuqda, maadaba [...]
May 29th, 2012 | Posted in Wararka | Read More »