|

Qalallaase iyo Xiisado ka taagan gudaha magaalada Hargaysa ee dalka Soomaaliya.

Magaalada Hargaysa ee casimada labaad ee dalka Soomaaliya ayaa waxaa ka taagan muran u dhexeeya dadka wada dega deegankaas, waxaa halkaas maanta ka soconayey mudaharaad balaadhan oo ay wadeen dad la safan xubno siyaasiyiin ah, oo ayagu ah waxloogu yeedho ururo siyaasadeedka, laakiin u abaabulan qaab beleedyo.

Gabadh sheegatay inay samaysatay urur beeshoodu lee dahay, taasoo lagu magacaabo Foosiya Yuusuf Aadan, ayaa waxaa jeeclka u taxaabay maleeshiyaadka Siilaanyo ,  gabadhan ayey markeey xidhayeen waxayu gaysteen jidh dil, ayadoo si ka baxsan dhaqanka Soomaalinimada loogu jiid jiidey wada bartamaheeda oo ahayd meel Mahwi ah.

 

Sidoo kale xubno ka trirsan isla kooxda gabadhu u ahayd madaxda ayaa la la xidhay, halka dadkii taageersanaana xabad ooda looga qaaday walow aan la xaqiijin Khasaaraha ka dhashay xabadii maanta lagu furay dadkii Jibaysnaa ee aygu taageerayey gabadha ay isku haybta yihiin.

Waxaa beryahan danbe ka taagnaa deeganada Waqooyi galbeed Soomaaliya arin cakirnaan iyo ismaandhaaf badan kentay, taasoo ka dhalatay markii reer walba oo ka tirsan beesha Isaaq ay samaysteen urur ay ugu yeedheen urur siyaasadeed, halka beelaha qaarkoodna loo diiday qaarna loo ogolaaday, taasoo lagu micneeyey sida loo kala awood badan yahay, marka laga hadlayo gudaha beesha Isaaq ee Soomaaliyeed.

 

Horufadhi.com@gmail.com

Short URL: http://horufadhi.com/?p=15642

Posted by on May 1 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

27 Comments for “Qalallaase iyo Xiisado ka taagan gudaha magaalada Hargaysa ee dalka Soomaaliya.”

  1. NINA

    Naa xishood in message ahaan laguugu soo diro yuu kaaga dhicine kkkkkkkkkkkkkkkk

  2.  Hargysa,(Qaran news)-Warar aanu ka helay ilo xogogaala oo ka ag dhaw Gurigii General Morgan laga bililiqaysatay ayaa xaqiijiyey in caafimaadka Oday Dhiigyacab Siilaanyo hoos u dhacay beryahan danbe,badiyaabana aanu xafiiskiisa hoose u soo daadegin bariidin qof Gaal ah oo laga fursan waayo mooyaane,waxaa kaloo wararku intaas  ku dareen in Xirsi TOORIILE ka dhuumanayo Odayga.
     
    Ilahaasi waxay kaloo tibaaxaayaan in Oday Siilaanyo ay isagu darsameen daal iyo hargab daran oo wata duuf sunsumaaya ama aan kala joogis lahayn,hargabkan oo wararka qaar sheegayaan inuu yahay mid ka dhashay Dhuudada Xirsi TOORIILE

    Waxay tibaaxuhu intaas ku dareen in Oday Siilaanyo beryahan danbe lagu arkay ama ay la soo deristay xanaaq,,SHUBAN iyo daal faro badan oo la sheegay inuu la socdo xagga da’da oo marka qofka da’diisu sii weynaataba ku soo kordha lagana dareemi karo wejigiisa iyo jidhkiisaba markuu mudo saacad ku dhawaada fadhiyo kaasoo wata hamaansi aan kala joogsi lahayn oo sababaaya in hurdadu ku soo degdegto islamarkaana aanu wadi karin hawshuu markaas ku gudo jiray ilaa uu daawo badan (over dose) qaato balse waxaa la sheegay in daawadaasi waxba isaga ku soo kordhin weyday lana filaayo inuu u baxo dhakhtar debedeed.
     

     
    Isku soo wada duuboo Dhiigyacab Oday Siilaanyo ayaa laga la’ yahay wax hadala Dhuuso Mooyaane
     
    Qarannews
    Hargeysa.

  3. Idoor liqe
    Waa runta irir samaale ayaan isku nahay. Dee marka daarood ayaan la siman nahay. Horta ma aaminsan tihiin dad isaaq ah oo aaminsan somaliya in ay tahay. Wadan isku mid ah. Ragaas waxaa ka mid ah. Jama mohamed qaalib. Ibraahim buubaa. Abdilahi omar oomar. Faysal ali waraabe. Ina kaahin. Boqor buurmadow. Ali seenyo. Abdilahi congo. Yoonis ali noor. Xildhibaan nacnac. Xildhibaan mareexaan. Xildhibaan nafaqo. Ragaas oo dhan waa rag wada isaaq ah. Waxayna wali aaminsan yihhiin somalia is one. Waa saaxil oo joogta. Laaleys gobolka saaxil. Waqooyiga somaliya. Warshadii sibidhka ee noo dhisay alle yaa raxma siyaad barre ee berbera. Dee kee. Siilaanyo. Inuu siiyo ayuu rabaa. Dhiigshiil. Iga walee kalshaale ayey ku noqoneysaaa. Gabdhahana yaan la caayiin. Dadka waa u dhexe. Dooniye iyo kuluc ilamadeerayaal. Gabdhaha hoostooda. Waa ceeb in wax laga sheego always wax baad ka sheegtaan. Hadad doobnimo ku weynateen waa nasiibkiin. Laakiin u dulqaata. Every animal has. Chance. Salamacaleykum walalyaal soomali.

  4. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Saw kuwan habrihii xiirantu isu shinbira waaqleeyayee isu ciyaya????.

    Wallee AARAN LAAYE waa rageedii allow ku daa oo ishooda qumayada u eg kaa dhawr Aaamiin Aamiin Aamiin.markaad golaha soo gashaa wii badani yeedhaaye,habraha iidoor magacaaga markay arkaan sas baa ku dhaca
    Fiiga & figagaxdooda golaha laga dareemaa talow mayska hubiyaan baqdini yeelkeede.

    marka mus lala koro waa maheradooda inay haween & ku meeraan cawro,,,,, Gabay nin adeerkaya Raximuhullaah) carab dalab leh & uur la dabo daayeer dhaqankiiye.

    Habarta daradhigta lagu qaatay waxaan waydiiyey. Naa rag dhulbahante ahi intay hargaysa tageen miyaanay naagihiinu ku odhan dheeh iyo dhalaal mooyee dhadhabo kale laga waa dhulbahantaha?

    Jawaabtii nimnka dhulbahante: dheeha iyo dhalaalka waanu u dhalanee dhlooyinka ma dhabaan dhulbahantuhu,iska tiiri markaad is leedahay meelo buga taabo,tan ah naago dhaadheer , ilka jiqiriftii buuraha ku noolayd ee idhaha cascasayd ee lawyada buurbuurnayd miyaanay dhawr hala ah oy haysteen ugu heesi jirin naaga dhaadheer oo dhulbahanta ah baa dhulkii yimi wallee dheehooy dhaaxad oloshee waa lagaa bixin oo lagaa dhuri.. 3da halaad ayuu leeyahay hablaha qurxoon ayaan kaa bixin,dib diiradaada u eeg Nayaa,waxaa kaloo jirtay burco berigii hore reeraha u badane dega ayaanu ka mid ahayn.maqaaxi ayay hablo dhulbahanta ahi shiteen saa maqaaxidii baa camirantay iyaga uun baa shaaha laga cabaa cid kastaba haday dhulbahante ahaanlayd iyo haday cid kale ahaanlayd,saa naago iidoora ayaa yidhi nayaadhaheen sawta maqaxiyahenii ragoodi ka qaxeen oo dadkii kuli ka wada yaaceen shaahii inagu baaryey:- naa waa reer miyiye haday cararayaane aynu heeska u badalno kkkkkkkkkkkkk adoo naf la caariya taariikhna laguu dhigin sheeko & shaahid midna hayn af uraya iyo xaal ina gumeed goloha lagama ogola.

    Habarta kalee Baylah Wadhina mid baan idhi naa reer gorod saw kuwa hagoogane & magaagle kaalshale kugu cunay meeday habartii xabuush?

    Ina kaahin wuxuu daalibay oo doonayn buu helaye
    Reer Yusuf meel lagu dusiyo daaqad baa maqane
    Dildilaha ku yaal Adan iyo daahir iyo yeesif
    Dadku waxuu ka sheekaynayaa waayo dabadoode

    Afartaa af lama daaliyee ma idin daaqsiiyey
    Rag baa xarafka kala dooriyee ee dirato mawsheegay
    Irmaan jaro danbeetiyo qaar ma isku soo daabay
    Ma dawaarshay maansada anaan idinku deelqaafin
    Mar hadaan dingiigsado golaha laga damaadshaadye
    Dananka iyo goohaygii waa darab arooryaade
    Daluunta iyo sidii wiida iyo digaxa maan yeedho
    Oo maan dadweynaha salaan dabacsan gaadhsiiyo

    Doonyahu ma dhoofaan hadaan diirad loo sidine
    Dabaqayda iyo foolkuba waa dajinayaane
    Duufaanka waa laga qarshaa dirirka cawleede
    Mar uun baa sidii dogob xoribay dakhalku liicaye.

    ilaa haduu bakhtigaagi yaalaa soonaha hawd sii bakhti yahay.

  5. @ doobiye. Hadaan isaaq dhahay daahir cabdulle alasow gabadh siiya. Waxbuu ini ka tirsanayaaye. Dahir cabdulle alasow miyuusana aheyn. Islam. Somali. Hawiye vs isaaq. Madaxdii murqanland soo martay. Ninkii ugu tunka weyna ma rabo inaan magaciisa sheege. Soo kii odhan jiray hawiyaha irir samaale ayaan isku nahay. Mise daaroodka laandheraha ah ayuu iskaga waabinayey. Kkkkkkkkkkkkkkkk isaaq waxaan ka baqayaa in ay dhahaan. Maraykan ayaanu nahay. Say uga cararayaan laandharaha daarood. war daaroodku. Bahal dadka liqa ma aha waa just like u. Daaroodku markay gacanta qaadan waa mar ay taladu gacanta ka baxdo. Sida barigii hargeisa la duqeeyey. Ee aad wadanka xashiidad iyo khamri ku beerteen. Hadana waan la soconaa waxa hargeisa iyo guriga moorgan ka socda. Mahigana sOcodkisa hargeisa waa batay. Dadka anjinabiga ah ee magaalada imanayana ha la ogaado sababta ay u yimadeen. Jeneral morgan. Gurigiisa siilaanyo degan yahay. Waa u soo socda.

  6. NINA

    Arrimaha waynu dejineynaaye kaftan hufan iyo karaamo hadal baa inoo ballan ah, barbarkay ka baxdaa waa bakayle qaleen.

  7. doobiye
    dumarkayagu inaad wax rimisaan kumaba xisaabtamaan fikirkooda ay dhiibtaan baaba dhufaanimo idiinku filan halkan hadaadan fikir hufan ku ekaanin dee jawaabtaadaad heli adiga iyo kuwa kaleba

  8. poor balatax afkiiba jiqda galay abti adigu dumarkiina garxejis ee shacbka media ku jira iyagoo weerkii tacsida xidhan oo barooranaya orodoo aamusi

    • Nina ma xuma in dumar la dhawro laakiin yaa adi kuu fasaxay inaad kuwa aan kula qabiilka ahayn fusuq ku tilmaanto, ama afeef hore lahaw ama adkaysi dambe inaabti.

      Hadda laga bilaabo waa inoo feker hufan

  9. doobiye
    markuu dhiigu kugu kaco naag baa dhilo ah iyo dumar hoostii ku waalo waa dhaqanka xayawaanka kaasi kula wada maayo heerinkuna waa dhaqankiina bal car inaad fikir uun dhiibato adoon naag hoosteed hadal hayn adeer dumar waa hooyadaa iyo xaaskaaga iyo walaashaa hadaad webabka jiido hoostooda aday ku jirtaa fikirkaygaan dhiibanayaa qofkuu daad ku noqdana bada ha ku dhaco for all i care try inaad maan hadasho

  10. DHeere KHaatumo Power

    @ Doobiye,
    inaad inan gumeed xun tahay bal qoraalkaga dib u fiiri labo dumar ah baa wada hadlaya adigu ma labeeb baa tahay maxa ku dhexgeliyey ?
    tan kale hadal nin kirishboy ah oo iska hadaaqay intad soo qaadanayso maad murti la timadid taariikhdana been baad ka sheegayso qarnigii 18 xiliga aad sheegayso Hargeysa iyo berbera xita dhiloyin malahayn
    waxay ahayd dadku waagi hore cadan buu u dhoofi jirey reero Dhulbahante ah oo cadan u guuraya waxa arkay mid kirishboy idor markasu dumarkii quruxdoda ka yaabay ileyn wuxu arki jirey naago gaban idor ah markasu si aflagado ah ku yidhi Dumar dhaadheer oo dhulbahante ah baa dhulkii yimi inta kale adigu kudarso marka kirishboy warkisa inaga dayo timacade wuxu yidhi ka hadal.

  11. DHeere KHaatumo Power

    @ Hey all,
    Dhalinyaro golaha cayda inooga daaya aynu sidii dad qaangaadh ah u wada hadalno mar hadaan gacan la isla soo gaadhayn miyanay sida idinla ahayn !
    dadku waa wada Somali gacal iyo xigaal shaydan isku diray miyirku ha shaqeyo.
    Long life Khatumo state.

  12. NINA

    sorry, habaryar luqada habraha aad uma aqaanne, orodoo haddaad islaan fiican sheeganayso dhaawaca dhiiga umulaha lagu dhex daadiyey gaalkacayo u gargaar oo caawi salla calee

  13. DHeere khatumo Power

    @ Abwaan AARAN LAAYE,
    Marka hore salaan Khaatumaysan
    marka xiga Abwaan kuwan edeblaawe,cali daacuun,kuluc koran murtida haku qasaarin waayo waa xabaglayaal miyir kuma soo dhowan dhaqan xumona dumarkay timaha qabsadan oo la caytaman
    Abwaan run baan u qoslay maxa tidhi Qof gaajonaya oo ku baryey miyuu ku dhacay mise waad u gargartey qosol baan kursiga ka dhici gaadhey kkkkkkkkkkk
    waxan xusuusta 1988 baa anago xamar degan waxa nagu soo qaxay kuwo h.jeclo aanu meel qaraabo ka nahay waa barre cabdulle qaar shaqo laga siiyey xamar qaar waa la dhofiyey hader dhulbahante ugu neceb yihin marka wuxu waa iska dad madhan Empty ilaah baa deris nooga dhigay lakin waa in gacan bir ah iyo hangool faraaro leh lagu qabto wixii naga maqana aan soo ceshano.
    That is it.

  14. balatax
    4000km eed ku wardidaa meeye huuno ma dhulka daaqa laguugu daayey ee xoolihiinu sii maraan oo soo maraan riwaayada laasku soo xidhantay horta hadii nin isaaq ihi haystaadna hadli kari lahayd ee waa nin dhulbahante ah kaad tafaha haysataa adigu hido ahaan buur baad saarnayd markaad ka soo degtayna fasahaad iyo fawaaxish aan beriga lagu aqoon baad fidisay hadana xataa hargaysa iyo barbara waa laguugu iman oo lagugu ilaalin ileen majin jaadaad ku iibsane maanta adoo seetaysan baa xamar iyo kuwaad wanlawayn odhan jiray lagugu soo dhex tuuray oo intay kuu qoondeeyaan aad jaad ku iibsan yacnii sidaad ahaan jirtay baad weliba ka sii hoosayn daarood waa webi aad ku hafatay oodan kana dabaalan aqoon ilaa hada ee hays xiijin waa laguu soo jeestaye maan gaabanaa nin meel walba dab iskaga qabtay

  15. aaran laaye

    adeer laaskii ma xoraysay, daaroodkii kale way kuu sheegeen inaan af libaax cidi gelayne edebso, somaliya cidda kibirta cidda wasta ma taqaanaa waa taariikhe iyada, waad dilaal badantihiin ayaad sheegtaye, cidda somali ugu nacasaysan ee ugu faan badan ma taqaanaa HUU HAADA IYO FAANKA WA ISKA HIDDA RAACDEENE, HUMBANIDAN OGADEN INTAAD SOO HADH GELINAYSO HABQANKII KU DHACAY GOROD XIRSAA CAYDH HADAADUMAY, xukunka daarood ku faanaa waa intii syaad barre wixii carro isaaq kaga dhacayna somaliyi way ogtahay, haddaba adeer runta ku soo dhawoow dad aan 4000km xoog kaga qaaday qarni hortii hayga sheekayne.

  16. wiil maxay saleebaan

    dee edada ayaan xirsi filimkeeda daawo oo hollandiiska hore iyo gadaal ka siinaya ka celi, mise waxaaba tidhaahdeen ar boowe tanani waa noo ilbaxdaykkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  17. Nacas m saleeban

    Halkan waxaan kuusop tixi doonaa only uk and canada inta qaniis ee maxamed saleban leeyahay anoon dumarba,wax ka sheegayn.

    Xaasidka & xiqdigana waad u dhimanaysaan ee lasoco

  18. Aaran xaaray

    Horta waad istabcaysay,waata koowaade gobanimo caqli fiicni iyo sharaf baad ku faantay,hadana gabdho iyo gudahood,qabiil duris iyo dhaqan xumana waad isku malleeshay,

    Hadaba waadigii kaftanka ka dhuuntay sidii inan la garciyay,ee maanta sidii likihii waxaad lasoo fuurtay saw maaha inaad is tidhi,malaa weys i dilayaane kusoo wiirso?

    Hadaba 2ba qodob iga qabo

    1- nin walba dhafoorkiisa ayay ku taalaa run marag ma dooni wuxuu yahay.ee bal adna halkaad taalo dhab u dhugo kadib anna fiiri.

    2- halka ciyaartu ka socotaa waa kalabaydh iyo gambadhe not hargeysa,anoo boogo badan odhan kara hadana lagama yaabo inaan dumarka dhuloos oo dhan oo birmageydo ah u dibaaqo caydaada dhaqan xumada ah.

    Mida kale anoon goobta joogin ayaad farriin ii dhaaftay.

    Dood dhab ah oo raganimo haddaynu is dhaafsanayno mustacid baan kuu ahay.hadaadse googalaysi iyo jahli cay wado waa aakhiro seeguun.

    Waxaad diin u haysataa afar gabay oo adeerada yidhaahdeen,kuwii loo tiriyayna baadil baad u aragta.hadaba runtu maaha faan,maaha kibir iyo isla weyni maaha af iyo addin is weydaarsan,mana aha jahli xagjir ah.

    Midna waa iga suaal horta allaan kugu dhaarshee imisa jir baad tahay?

  19. AARAN LAAYE, kkkkkkkkkkkkkkkk indr ma u soo noqotay baryay lahaayeen badh-badhaadhnay alloow adaa AARAN LAAYE naga kaxeeyaye.bal bisinka qabso oo adkaarta cusko.

  20. wiil maxamuud salebaan

    waxaa la ogadey hargeisa maanta sidee tahay waxa dhamay xiligi kacaanka maxaa yelay waxaa lagu qiyasey 80% inay HIV possitive yihiin sababta ethiopianka looga cerinayo waa arintaas jabuti oo laga tumashada looga qaylin jirey ayaa hablo reer sland kusoo dadiyey xudeeda ayaga iyo sland udhexesa ayago shegay inay yihiin dumar xanusan rabana ianay raga la tuntaan salamad makuli afaad

  21. TO EDEBLAAWE

    horta waxaad moodaa in wax kuu soo baxeen miyaa lagu gudey ileyn awal buuryaqab baan kugu ogaaye mise xeedhadii reer bureeqa ayaa salkeedii
    kuu muuqdaa ? hadaan intaa ka gudbo waxaan kaaga sheekeynayaa arin
    beri hore aniga iyo nin aanu ilmaadeer nahay oo safara ayaanu dal soomaalidu
    ku yartahay taraansid ku maray galab baanu hudheelkii anagoo kasoo degney oo isleh suuqa u baxa ayaa waxaa naga soo hor baxay labo nin oo aad u diifaysan waxay naweydiiyeen war qolamaad tihiin waanu isu sheegnay markaaseey nayidhaahdeen saddex habeen iyo seddex casho waxba maanaan
    cunin nimankii lacag fiican baanu siiney waxaanu weydiiney magaalada cid kale
    oon idinka ahayni majoogtaa waxay yidhaahdeen maya nimanku reer koofur
    ayey noola hadal ekaayeen waa naga tageen labo casho kadib ayaa waxaa
    naga soo horbaxay saddex nin oo labo isaaq tahay midna dhulbahante yahay
    markaanu isbariidiney ayey nayidhaahdeen war ma nimankii dhulbahante ee la
    dhacay baad tihiin markaasaanu nidhi oo yaa nadhacay dee nimankii reer
    xamarka ahaa ee idin khiyaameeyey waxaan taa uga dan leeyahay nin ku baryey oo gaajo kuu sheegtay waxaad siisaa madhacba? taa waxaan uga
    socdaa isaaqoow markii dhulbahante ingiriis ku jabay ee falaagoobay baad
    dhulkayagii kusoo faafteen oo weliba si xun u degteen ileeyn ciilqabaad
    ahaydeene anana dad aanu isdhalay oo nala jaara oo buurihii kasoo degey
    ayaanu idiin arkaney marqudhaad giir noo kiciseen oo tidhaahdeen dhulkii
    aanu idnka qaadnay adigoon magaalo quha oo dhulbahante leeyahay xabad
    ku qabsan miyaanay gunimo ahayn inaad tidhaahdaa waan idinka qaaday?

    wuxuu yidhi bidde faarax gaas

    miyaad ila gudbooneeyd shaluu geelu kuu dhalaye
    gaagaabka waa taad ahayd wada gamcoorayde
    sideydii markaad gaamurtay oo goodir le ekaatay
    ayuunbaad gedkale soo baxdeenoo toban galeeyseene
    biqleey kugu gagabisaa guntii baarka loo fidhaye

    EDBIYOOW waxaa layidhi hadal hadaan runta laga sheegin wax ka xun
    baa laga sheegaa oo waa beenta ,hargeysadan aad ka hadlayso halka
    maanta ina bureeqa marinayo waad aragtaa ileyn waxba inooma kala
    qarsoonee waxaan hubaa ilaah baa lahubaaye hadii maanta hargeysa iyo
    burco laydiin gooyo in muddo sanad kayar laga maqlayo suuqa hargeeysa
    calandhe calandhe waar yaanaga iibsanaya aan qadeynee oo qayilee :
    hadaba edbiyoow runta kusoo dhawoow isaaq wuxuu jafayaa qar cidla ah
    waayo? farsamada isaaq yaqaan waa dilaal,macalqabad,fashleeyn,qaadwale
    waxaydaan aano uahayn baad faraha kula jirtaane kala baxa dalka ninkii abihii
    talinjiray baa u talinayee edbiyoow adigoon hadalkaa kaboodin 21 years baad
    qaraf qaraf lahaydeen oo gaal iyo islaam meel walba alalixseen wax aad ka
    bisleeyseen majiro waayo . carabtu waxay kumaah maahdaa
    maa buniya bil baadil fahuwa baadil
    soomaaliduna waxay tidhaahdaa
    hal xaaraanihi nirig xalaala ma dhasho
    hadii edbiyoow isaaq cilmigaad kusheegeysaa kujiro maad meel kasoo
    baxdaan soow maydaan ogaan hadaan dhulbahante idinla socon inaydaan
    geedkaa gaadheyneyn ? anana idinka yeeli mayno caqligaa fali waalida ahe
    muusaa bidiinuu wa ciisaa bidiinuu dib idiin aamini mayno ceebna maaha

    VIVA KHATUMO STATE OF SOMALIA

  22. Sual maxaa ka dhexeya daahir cabdule alasow iyo isaaq. Aniga waxaan odhan lahaa ninkaas gabadh siiya. Mahigaba waad siseene. Aqoonsiga haynii raadiye.

  23. walal next xamar kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  24. meeshii hargagays ama nacasland arinkeedu wuxuu marayaa car juuq dheh
    waa miino inay qaraxdo sugaysa bililqo iyo geerashayntii intay hada dhamaatay ayaa dadkii is cunayaa
    doobiloow maxaad wax xukuntaa adigiibaa 21 container ku jiroo joke of the horn noqdaye waa siduu madaxwayne geele yidhi dameerkii iyo gaadhigiisii bay gaadhigiisii horaysiiyeen khaldaan waa khaldaan

  25. ALI WOODHAQOOW

    laguma weydiin hargeysi waxay tahay waayo kii gaalka ka xoreeyeyna matihid
    kii caasimada labaad kadhigayna matihide waxaad qudha oo kawarantaa yarta
    xagee loo wadey ma mahiigeey tii hore ka gaboowdey ileyn waxaad keentaaba
    wixii kale kadarane mise qolya cusubaa citiraaf idiin sheegey oo waa laaluush
    alaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa kariiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiim

    VIVA KHATUMO STATE OF SOMALIA

  26. waalanayaal kuye caasimada labaad ee somalia. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk eydhaha waxay ka baqayaan in ay afka soo mariyaan caasimada jamhuuriyada somaliland waayo way is ogyihiin kolka somaliland la sheegayo inay ku jiraan ayaku somaliland waxaasi oo dhami waa is indha tira. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

Leave a Reply

Recently Commented

  • xarbI: waar holhol taleex may ka sukayssaa mise way ka shishaysaa horta alla hakala badbaadiyo dadkiisa
  • SSC-Citizen From xudun: Iidoor waa naflacaari, marba meel haysku qaadaan sidii digaagad madaxii laga gooyey, hadalkan...
  • Galool: Ilaahay baa I dilaayee manta Siilaanyo ayaan ku kacsanahay waa nin aan dagaal waxba ka aqoon, waa raga...
  • mire: Edbiye and derbisamaroon Bal waydinkaa odaygii ka cadhaysiiyeye ka gurta………kkkk kkkkkkkkkk
  • naasir: kkkkkkkkkk waxaan aad ula yaabay ninka pugland u hadlaya waa nin madhan khalaas waa ceeboobay kk hartibaan...