Posted by xaashi
on May 3 2012. Filed under Wararka.
You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0.
You can leave a response or trackback to this entry
13 Comments for “Barnaamij Balaadhan, Dib u Milicsigii Shirweynihii Khaatumo ee Taariikhiga ahaa, maxaa ugu Muhiimsanaa?{Dhagayso Hadaladan}.”
AARAN LAAYE, inaadeer jimca wanaagsan oo wacan.indr waxaad iiga warantaa abwaankii kale xaguu ku danbeeyey ma nabad qabaa? inaader hadaad war ka hayso nagu salaan asxaabtii reer horufadhi salaan bay hawada kuu soo marinayaan dhe.
Shirkaas Taleex taariikhda ayuu durba galay oo Soomaali oo dhan ayaa u riyaaqday sida xikmadeysan ee democracy yada ah iyo is qabqabsi la aantii uu ku dhamaaday nasiib daro taariikhdaas waa I dhaaftay balse inshalah taariikhaha kale ee dalka Khaatumo ka qoreyso ima dhaafi doonaan.
Allow dhowr Khaatumo
wwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwww
AARANLAAYE
NUURA.
NINA ILWAAD
DHEERE KHAATUMO
ILWAAD
KAYAABSHE10
WIIL TALEEX
WARSAME
waa asxaabta qaaliga ah ee aan commentgan horufadhi.com ku bartay
i
ilmaadeer rayaal si aanan ereyo ku sifayn karin baan idiin salaamy
BOOCAME CEELKA, indr waad salaaman tahay adna shukran indr darwiish saroow.
AARAN LAAYE, inaadeer jimca wanaagsan oo wacan.indr waxaad iiga warantaa abwaankii kale xaguu ku danbeeyey ma nabad qabaa? inaader hadaad war ka hayso nagu salaan asxaabtii reer horufadhi salaan bay hawada kuu soo marinayaan dhe.
Shirkaas Taleex taariikhda ayuu durba galay oo Soomaali oo dhan ayaa u riyaaqday sida xikmadeysan ee democracy yada ah iyo is qabqabsi la aantii uu ku dhamaaday nasiib daro taariikhdaas waa I dhaaftay balse inshalah taariikhaha kale ee dalka Khaatumo ka qoreyso ima dhaafi doonaan.
Allow dhowr Khaatumo
maasha allaah waa xamdi alle tallaabo kastoo horay looqaday.tankale waxan soo xusuustay sheekadi waxad utaqan qoryo ismariska waxan idiin sheegayaa nin dhulbahanta oo uu curadisi cunay waa colujoog oo qayad a degana domco curdisa ayu cunay ninjoogay ayaa nooga sheekeyey.dhulka nagana waka caadi bido ayaa la yidha ruuxa bidada lihi haduu il ka cawaranyahay haduu langadhe yahay walan gadhe, mana dhereyo kolka lacaymadiyo. madhka reemiyiga haloo shego inaanu ka baxsan kadhayn.waa ruuxi oo gaaloobay oo iimanki kasiibtay,wuxuna leyahay oday layidhaa qaren sida ayey u yaqanan reegalbedku,qur’aankana waqariin. madhka waa isku midune halagu jano doonto oo dee gaal mudi ah ruxa dilaayi wa ahlu khayr.lajihada wa daalimin dhuldona dhul unbay kaga dhagantahay.allaha guuleyo xaqudirirka ka gilgilanaya cunsuriyada salka kuhaysa isirka.
boocame ceelka inader waa lagaa gudoomay salaanta
boocame ceelka,nuura&aaraan laaye salaan sare oo khaatumaysan oo jimcaysan iga gudooma ilmaaderayaal
waalagaa qaaday walaao si wanaagsan
G6 ba noosoo degtay iyo madaxda soo duushay
GGGGGGGGGGGGGGGGGGGGG666666666666666666666666666666666666
gaRAADADA gudoonkiyo ducadaloo gu xidhay duubka
cuqaashii dalkeeniyo ergada xaqa u doodaysa
odayada degaankiyo gudida sharafta loodoortay
DHALINYARO cilmiga daadisay oo far iyo diin buuxda
wadaadada digriga sheegyiyo culama aw diinka
durbaan ioyo mashxarad iyo waxqabad ficilka diir diirran
GABDHIHII dadaalay oo shirkaba doorkaka cayaaray !!!
ABWAANDA muritada daabacay oo gabayga sooduubay
dalkaa nooga soo wada gurmaday oo fadhiya deyrka
salaan diirran iyo gogol nabdeed loo diyaaf bediyey
DEMBI DHAAFNA AAKHIRO RABIBAAN UGA DALBAAYAA
ceegaag.com ka akhri habkii cuqqaasha iyo guurtida beesha hayaag ay kalsoonidii ismnimo uga xayuubiyeen c/axmed dabagooye
NINA indr mcn hadaan arkay wa;llhi kkkkkkkkkkkkkkkkkk
waan daawqaday
cuqaashii oo hadlasa dhamaantood
wsaxaan kuqoslay odayga leh
WIXII KALOOAAD TAQAANNAY ALLAH HAKUU BARAKEEYO
LO9OOOOOL
tan waad seeg taye kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
http://ceegaag.com/2012/May%202012/Cuqaasha_iyo_Guurtida_Beesha_Hayaag__oo_kalsoonidii_Isimnimo_ka_xayuubiyay_Cabdilahi_Axmed_Cali%20(Dabagooye).htm
wwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwww
AARANLAAYE
NUURA.
NINA ILWAAD
DHEERE KHAATUMO
ILWAAD
KAYAABSHE10
WIIL TALEEX
WARSAME
waa asxaabta qaaliga ah ee aan commentgan horufadhi.com ku bartay
i
ilmaadeer rayaal si aanan ereyo ku sifayn karin baan idiin salaamy
kagadaal
maantyay halkaan donayay iyo darygi taalaye
maantay dubaax iyo listahay dararti caanoode
maantaanan uba daqaqamayn reero meeldagay[ FIRDHIYE DIRKIISA IYO HABRAHA HARGAYSA IYO BERBERA!]
ilaa dubad ilaa daakhil iyokala degaan keenna
JIIDADHI dusheediyo fardaha goobta lagu fdoodo
dabagaliska WEYLiyo halkuu geleyo uurdaaqu
GUUMAYS degaankeeda iyo YEYLE dacalkiisa
DURIMAHA KALDHAALE iyo halku roobku helay dayrta [ KALSHJAALE, KALSHAALE , KALSHAALE , KALSHAALE ,KALSHAALE , KALSHAALE KALSHAALE KALSHAALE , KALSHAALE KALSHAALE 1000JEERN!!!!!][
FARHAREERI kamasoo durkine niman difaacaaya
DOCMO iyo DHARKAYN GEEYO iyo QORILEY DAAFTEEDa
BOOCAME darkiisiyo ilaa daamurkiyo yooco
\
dalkaa nooga soo wada gurmaday oo fadhiya dayrka
salaan diirran iyo gogol nabdeed loo diyaaf bediyey
DAMBI DHAADFNA AAKHIRO RABIBAAN UGADALBAAAYAA !!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
giuulaysta reer KHAATUMO WANAAG meel aad joogtaan ba
NUURA CADDEEY
inaadeer jimce wanaagsan salaan qiimo iyo qaayo leh iga guddoon ilaahay
ducadaada haynoo aqbalo aaaaaaaaaaaaaaamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin
waan jidhidhicooday markaan dhageeystey inkastoo aan inbadan maqlay
hadana wax wax aan gaboobin baajira guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul
VIVA KHATUMO STATE OF SOMALIA
ilaahay hayna guuleeyo oo hadafkeena hayna gaadhsiiyo Aamiiiiiiiiiiin Aamiiiiiiiiiiin.
Guuuuuuuuuul dadkayagoow isku duubni baa duli kaga baxdaan sharaf daa’imtiyo deeq iyo wanaag ku durduurataan..horor daalimiyo dugaag lagu eryaa dadkayoow isku duubni baa cadaw lagu didshaa, isku duubni baa dugsi qara nimiyo dawlad lagu hantaa isku duubni baa guul lagu dhaxlaa…….guul iyo gobonimo waarta Ameeeeeeeeeen