|

Akhriso:Madaxda Golaha Dhaqanka ee Khaatumo kana qaybgalaya Shirweynaha Ansixinta Dastuurka iyo Geedfadhigooda.

Horufadhi.com

Madaxdhaqameedka uga qaybgalaya deeganada Khaatumo State of Somalia, dooda dastuurka qabyo qoraalka ah ee dalka Soomaaliya, ayaa waxaa si rasmi ah loogu gudbiyey waasarada Dastuurka iyo Arimaha Federaalka ee dawladda Soomaaliya, oo ayadu maamulaysa arimaha qabyo qoraalka Dastuurka.

Madaxdhaqameedkan ayaa isugu jira , labo qayb kuwaasoo kala ah afar xubnood oo fadhiisanaya shirka looga doodayo arimahan Dastuurka iyo sadex geed fadhi u ah, oo ayagu markaas kala talinayo hadba doodaha maalintaas laga soo wada hadlo, kulana soo noqonaya sadexdan Garaad ee kale.

Afar Madaxdhaqameed ee sida Rasmiga ah uga qaybgalaya shirka dooda Dastuurka qabyo Qoraalka ah, ayaa kala ah.

1:Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad Jaamac.

2: Garaad Saleebaan Garaad Maxamed Garaad Maxamuud.

3: Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil .

4: Ugaas Abdullaahi Ciise Nuur.

Dhanka kale waxaa jira ayaguna sadex Garaad oo kale, kuwaasoo ayagu ah Geedfadhi, sidaan kor ku soo xusnay, oo ayaguna markaas ah ka warqabayaal Madaxdhaqameedka ka qayb qaadanaya Dastuur anisixinta, kuwaas oo ayaguna kala ah.

 

1: Garaad Abdullaahi Garaad Soofe.

2: Garaad Abshir Salaax Maxamed.

3: Garaad Saleebaan Buraalle Aw Aadan.

Garaad Abdullaahi Garaad Soofe ayaa lagu wadaa inuu dhawaan soo gaadho magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya, halka Garaad Jaamac Garaad Cali ,Ugaas Abdullaahi Ciise Nuur Garaad Saleebaan Buraalle,  iyo Garaadada kale ee ku sugan Nairobi ayaa , ayagu dhawaan u kicitimi doonaa Muqdisho ka hor inta aan la gaadhin wakhtiga furitaanka shirka, waa sida ay noo xaqiijiyeene.

Horufadhi.com@gmail.com

Horufadhi.com

Short URL: http://horufadhi.com/?p=15802

Posted by on May 4 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

13 Comments for “Akhriso:Madaxda Golaha Dhaqanka ee Khaatumo kana qaybgalaya Shirweynaha Ansixinta Dastuurka iyo Geedfadhigooda.”

  1. Asc salan kadib yarka idoor waxaan idhi waa runtaa waad joogi doontaa lasanod waad qabsan buhodle naf?a ku qanci waxaan idhi yarka majeerteen anaa dad kaa dhigay hadana kaa dhigaya waxaad ahaan jirtay bal ina dabo gooye wax hakuu taro

  2. All u gays and girls whether u daroor oo idoor are Caqli yar qurbo jooge ku noolaada noloshaas eyga oo kale war caqli ku hadla oo wax barta.inta Aad dad ku dambaabisaan.

    • Asc salan kadib yarka idoor waxaan idhi waa runtaa waad joogi doontaa lasanod waad qabsan buhodle naf?a ku qanci waxaan idhi yarka majeerteen anaa dad kaa dhigay hadana kaa dhigaya waxaad ahaan jirtay bal ina dabo gooye wax hakuu taro

  3. aleelehe waxaa soodhamaatay beentii shacabka somaliyeed loosheegayay bal ina camay muxuu kuhadlayaa waatuu lahaa waxaan matalayaa garaad cabdilahi garaad soofe xaraantii waa soodhamaatay khaatumo hanoolaato guul

  4. ha dhakhlaysaa loo guursaday

  5. Wooooooooow viv khatumo guuuuuuuuul

  6. Maansha Allah, wax walba guul laguma sheego ee tanaa guul ah, mar haduu faroolena 2 oday oo dablayaal ah uu wato kkkkkk bilaa derejo iga dheh, guulaysta isimada khaatumo state of somalia.

    Ha noolaato khaatumo.

  7. wagreey wagar warkii majerteen markaan kaga adkanay siayaysadii ayaya soo fuleen isaaq oo ay iska dhigayaan soo raca labadinaba cadow ayaaad tihiin lakiin isqarinta biska adayay guled nef waxaad jogta ladhan waan ku aqaana waxatahay reer xirsi ha isqarin neef yahow nacaska

  8. To Guuleed:

    Mar hadaan shareecadu aqoon nimanka Idoora ama aan wadaad yaad diin ila ekeynaynin ama aan aniga lay odhanahayn tani ahaan mayso allow yaa af laba daanle iga asluubaysta.

  9. bullo dabcasar

    guuleed
    ilma yar oo masaasad sitaad tahaye orodoo seexo oo aabe ku dheh aabow xamar ina gee o

  10. Guuleed

    Iska hadloow Ina Igare, inyar sii joog laamigaa yaree Lasanod ilaa Oog ee aad isugu so ururten with Ina Cambashe’s balls.
    Dumbuq sumuca waa kuula iman duubley aan sido e
    Dillaamada horeetay maryaha dacalka kaa qoyne
    Dabadana adkee dhayllin baad dir u lahaydeene!

  11. xamar iyo meelahaas iska warwareega mar hadaanu dhulkiinii haysano Nugaala ilaa Ganbadhe ,Sanaagna anaaba iska leh Buuhoodlana isweer ayay ciidamadii qaranku kahayaan oo waanu usamraynaa Laascaanoodba 5 sano ayaanu adhicadeeye ka eeganayey. waar Somaliland dad uma baahna ee dhulbay u baahantahay ama Xamar aada ama garoowe mar hadaad Somaliland iskaga huleehseen.

  12. ahmed bayzaani

    maansha alah waan salaamay garaadadayda dhamaan salaan aan lasookoobikarin, saytahy baad ugu magacawdeen in 7 ba xubnood oo sadexna ufiirsada afarta kalana guuuuuuuuuuulaysta khaaatumo state o.s.

Leave a Reply

Recently Commented

  • hargaysawi: Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Imisaa lalahaa hays ceebaynina kastuumo waxba ma dufaaci karaysee…...
  • khabiir: Walee dhulbahante kuwa sheegta oo halkaan kahadla in aysan damiir laheyn. Majeerteen ayey kahadlaan oo cay...
  • ali: our main objective wuxuu ahaa in shirka khaatumo 3 lakala daadiyo oo aanu xoogaa kala daadsanaan ku keeno dadka...
  • liishaan: yarkii futooy waa gus xaguu u cararayyy..
  • Matan: garaad jaama garaad ismaaciil plan B ayuu tijaabinayaa hadii aay Qorshe A ee Khaatumo shaqeynayn. maamulka...