|

War Dag Dag Ah inaalilaahi wa inaalilahi raajucuun Nin reer Burco ah oo Hooyadii oo ka soojeeda Khaatumo Aano ahaan u dilay Caawa.

Inaalilaahi wa inaalilaahi Raajucuun Waxaa caawa fiidnimada magaalada Burco Lagu dilay Xaliimo Haaruun X: Maxamed oo Ubad u dhashay Beesha Habar Jeclo in mudo ahna daganayd magaalada Burco Ayaa Waxaa Caawa Fiidnimadii Kudilay Wiil Ay Dhashay Oo Habarjeclo ah Dilka Xaliimo ayaa Uu Ugu Aaray Aderkiis oo kudhintay Dagaaladii Kadhacay dileedka Sool joogto

Dhacadadan caawa Kadhacaday magaalada Burco ayaa ah Dhacdo aad ufool xun waxa ayna astaan utahay Caqlidarada Beesha Habarjeclo waxa ayna yaab iyo fajaciso ku noqotay Beeshii ay kasoo Jeeday Xaliimo Haaruun X: Maxamed iyo guud ahaan umada somaliyeed Hadaba Mar aanu laxidhiidhnay Qaar kamid ah goob hoogayaasha dhacadadani ayaa noo xaqiijiyey in uu wiilkani ugu aaray hooyadii aderkiis oo ku dhintay dagaalkii kafool kafoolka ahaa ee ka dhacay deegaanka sool joogto.

Hadaba Wixii Faah Faahin ah Ee Kasoo Kordha Dhacadadan Waxaad kaga Bogan Doontaan Wararkayaga Danbe

By Anas Xiir X: Nuux

Short URL: http://horufadhi.com/?p=15824

Posted by on May 4 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

85 Comments for “War Dag Dag Ah inaalilaahi wa inaalilahi raajucuun Nin reer Burco ah oo Hooyadii oo ka soojeeda Khaatumo Aano ahaan u dilay Caawa.”

  1. muna
    abaayo maxaa tidhi isaaq sax iyo khalad ba waa isku raaceen huuno waanu ognahay halkay isaaq la marayso oo xaalku taagan yahay in dumarkii garxejis weer tacsiyeed xidheen oo isaaq london maxkamaheeda isku caydhsanayaan hargaysana arinku marayo xar juuq dheh barbarana ayba arintu cirka ku shareeran tahaye huuno inta yare saxaafadiina laysugu nacamleeyo halkan ha la iman cadaqaatena idinkuu idinka buuxaa oo ina ali waraabe iyo siilaanyo waa kuwa xamar idin geeyey laaskana ina cambaashe anaguu noo hayaa oo maxastayada ku ilaaliyaa lacag baad ahna siilaanyo kaga qaataa adoo indhahaagu shan yihiina khaatumo ku wareejin markaa huuno wiilkii hooyadii dilay ku joog hadaadan rabin in halkan hilfaha laguugu qaado

  2. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk nuura waba naag walan wa idin ka sal fudayki habarjelo beryahan halkina bu u so wareege

  3. Boogtaa ku damqatay dhagar qabe dhulkaa u dhaqdhaqaaqa.

  4. Malaaba adaaba ah ninkii hooyadii cunay? waadiga goojinayee meelaan istaankii ahayn gaadhiga ku sugayee: hoyadii qashe shut up . waad qaraxdee lagu fahamye, gobaladaydana cagafcagaftii way ku guda jirtaaye.adigu ii wad sheekada waa kow imisaa reerkiini ka bakhtiyey??? ciilkii baad hooyadaa kula dhacday grac faraq ah hala qabsan dadqalato.

  5. nuura wa la isku raacay inu bahal yahay aakhiro ayuuna istaahila in lo diro oo naar uga horayso. laakiin qabiilka meesha kuma jiro

  6. halka aad ka sumaysantihiin wa ladin fahmaaya. marka tan kuma ciil baxaysaan ordo qoriga qaata oo gobaladiina xoraysta oo afarta caade qaate ka horaysiiya isaaqa aad cuqdad ka babtaan ragba tuurta ku sita isaaqa gobonimo dana wa lo dhinta fadhi ku direr kuma timaado ina canbaashe su u hadlaayey waad wada maqlayseen nin kini ba lagu adeegta markasaad ka hadlaysaan isaaq aqal aan salka laga bilaabin miya saqaf la saara dad ka intiisa walo qiraaye bal isaaq ka ugu nacasaysan kaalay khaatumo ku so biir dhaha qalad iyo sax ba wa ku midaysan yihiin geedba yidhi gudinyahay imaad goyseen hadaan badhkay kugu jirin isaaq idinba hawaysteen hadaan in badan dabo dhilif u ahayn

  7. muna ninka dugaagoobay ee dadqalatoobay ee hooyadii cunay dee qoraalkaagan yaree caantayga ahi daah saari maayo wakhtigan xaadirka ahna isaga guri ba’ay hoog & akhiro seeg aduun seeg wax kastoo ilaahay laga magan galo isagaa gacanta ku haysta, Marxuumaduna goor baas bay gurigan ba’ay gashay Waana Qadar u Qornaa,,Qadarallaahu Maya Shafacal.meeshaa calafkeedu galayna waa lagu yaqaan hooya cunka abti cunka & inay caa’aladooda qashaan, waa min aayaatihii ilaahayse anaga iyo intii muslimee umada nabi muxamada naguma keeno oo ha naga hayo Aamiiiiiiiiiiiin Ya Rabi Qafuur.

  8. nuura walaahay baad saas ba ugu hadasheen hadaad reer ka taqaan takale anigu taqan qabiilka ka dhagaaya masiibad reer ka ku dhacay baan u sheegayeey arintan say u dhacday. marka ha la iska yaabo

  9. walaahay wa la yaabanahay dad kan

  10. Muna sxb ninku badheedh ayuu hooyadii u dilay wax bukay iyo cuduruu horay u qabay midna lama sheegin hadaad labada dhic tahay iyo hadii kaleba waxba ninka imaanka ilaahay ka qaaday ee dugaaga ahee dadqalatoobay ee hooyadii dihatayee nolol heer walba la soo martay cunay qiil haw samayn islaanta aqoonteedana nagama badisid oo waanu naqaan markaa wax caqliga geli karaa lagu hadlaa.

    Tacsi Baan U Dirayaa Mar 2aad Xaliimo Haaruun X: Maxamed,ILaahay Haw Naxariisto.Goor Baas Bay Wadkeedii Dhashaye.

  11. DHeere KHaatumo Power

    @ shire,
    Arinta laga hadlayo miyaad ka dhacsan tahay ?
    maxaa keenay Huutu Tuutsi iyo Yuhuud
    meesha waxa laga hadlaya nin muslim sheeganaya oo hooyadii u diley qabyalad
    mida kale arinta ceerigabo 2 nin oo naagohodii diley adunka oodhan waa jirta nin naagtisa oo isdila ninku naagta dilo ama naagtu ninka disho
    Lakin meesha waxa yaal waa ka duwan tahay arimahas oodhan
    ninku wuxu hooyadii u diley waa doqonimo,cuqdad,salfudayd,dunxumo iyo gunnimo meel fog haka doonin that is it..

  12. muna

    walaashay aad baad u mahadsan tahay laakiin waxaan kugula talin lahaa mardambe ha akhrisan horufadhi.com

  13. Runti waa nasib daro arinta dhacday sikastaba ha ahate lakin dilka dumarka iyo furitankoda way dhacda wakhtiga coladaha waxan xususta laba nin oo xaaskodi diley 1989kii arintasina waxay dhacday gobalka sanag wana arin macruuf ah waxana kenaysa heerka nacaybka ku jira oo runti waxan ku qiyasa ki tutsigu uqabay hutuga ama ka yuhudu uqabto falastiin wana colad an dawo lahayn ilahay ha kudilo cadhadoda wayo dawo ma leh

  14. DHeere khatumo Power

    lama yaabayo waa dhaqanka dugaaga h.jeclo horan u sheegay waa reerka ugu liita idor waa maxaysato gocasho iyo dewersi badan
    waa murti h.jeclo ciyaarta habenkii iyo dewersiga maalintii kal daaya kkkkkkk
    Acuudu bilaamina shaydani rajiim.

  15. DHeere khatumo Power

    lama yaabayo waa dhaqanka dugaaga h.jeclo horan u sheegay waa reerka ugu liita idor waa maxaysato gocasho iyo dewersi badan
    waa muri h.jeclo ciyaarta habenkii iyo dewersiga maalintii kal daaya kkkkkkk
    Acuudu bilaamina shaydani rajiim.

  16. 1988 waxaa dhacay dagaal ay iskaga hor imaan jireen qolyihii snm ta iyo qaar ka mida reeraha dhulbahante ee dega dhanka galbeed ee nugaasha gobolka sool waxaa dhanka snm ta ka dagaalamayey laba wiil oo aan abti u ahay oo ay dhashay walaashydii ninka habar jeclo qabey ee uu diley.dhanka dhulbahantena waxaa ka dagaalamayey laba wiil oo walaalahay ah oo iga yar yar.wiil aan abti u ahay oo habar jeclo ah baa madaxa xabadi kaga dhacday mase dhiman ilaahay idankiis.xabadiina madaxay fadhiisatay.
    mid kamida walaalahayna xabad baa kaga dhacday lugta midig ( bowdada).
    anigoo sacuudiga jooga baa midba dhinac igala soo xidhiidhay oo igu yidhi abti iyo walaal wax ii soo dir dagaaladii baan ku dhaawacanaye.
    markaas sidan looma kala dhiman.mid walba lacag baan u diray.mudo ka dib baan wadankii tegay.waxaan u tegay labadii wiil oo meel wada jooga .oo aan xabadii midna laga soo saarin.wiilashii waxaan u kexeeyey sacuudiga xabadiina waa laga soo saaray ka dibna labadiiba ingiriiskaan u dhoofiyey.kaan abtiga u ahaa hada ingriiskuu joogaa markaan foon gareeyo telefoonkuu igu damiyaa. waxuuna ka mid yahay raga ugu firfircoon ee mar walba abaabula qaadhaanada lagu ururinayo si loo qaado dagaal buuhoodle lagu qabsado.wax dhulbahante la yiraahdona ma maqli karo
    hadaba waxaan la yaabnay habarjeclo maxaa nacaybka dhulbahante sidaa u geliyey.

  17. iidoor mid walba markuu hooyadii nafta kajaro ha dhaheen wuu waalnaa ama midida cid kalaa lagu waday runtiina waxna waa wax la rumaysto waxna waa waxaan la rumaysan iidoor taas inuu sameeyo waa wax dhici karta subxaanallah dunidan wax walba waa la arkayaa illaahy ubad na dila yuusana na siin dhasha qaarkeed dhal la aan baadhaanta

  18. marka sheekadu saas bay u dhac day oo walaahay ah ilaahay nagu ogyahay hadaad aminaysaan dadow

  19. waan ooyey war kan markaan arkay waayo ma oga dad kan wax haysta caruurti say udoonayaan ila dilo sida ugu dhakhsaha badan hooya dood cidwalbay ka jeclaayeen oo aduun kan ku nool

    • muna
      walaal waa ku rumaysanayaa koley anigu oo waa wax dhici kara
      islaantana ilaahay ha u naxariisto oo janadii haka waraabiyo.
      laakiin warkan horufadhi qoray maaha wax la qariibsan karo waayo ficilada foosha xun ee habar jeclo waayahan cadaysteen maaha wax loo dulqaadan karo.
      dhulbahante iyo isaaqna weligood waa isdili jireen laakiin habarjeclo ama isaaq maanta waa isir dagaalamayaan go’aan aad u qadhaadh bay gaareen sida duhuudana waa u dagaalamayaan
      cida keliya ee maanta xishood iyo ixtiraam ku hadhay waa dhulbahante oo keliya.ilaahadan dhulbahante waa ka degi la’dahay in ay isir dagaalamaan oo xitaa naagahay qabaan dhegta dhiiga u daraan sidiinoo kalena yeelaan.
      habarjeclo waxay qoday god dheer oo iyaga mooyaane aan cid kale ku dhacayn.jidaynta iyo xalaaleysiga dilka naagaha laqabo dhaqan inooma ahaan jirin waana arin inagu cusub taasina waxay dhalin doontaa in dhulbahante goor aan sidaas u fogeyn xaasaskooda habarjeclo ka soo jeeda dhegta dhiiga u daridoonaan.hadaba waxaa wanaagsan inaad ka tanaashushaan dilka gabdha oo dilku raga oo keliya ku ekaado.

  20. asc horta walayaal in ilaahay laga baqo aya fiican.anigu waxaan ahay qof labada dhinacba ka so jeeda sheekadana say u dhacay la iga sheeyey oo iyadaan nafti ka wada bixin laso wacay war kana iyadaan cidi maqlin maqashay. inan ka wa ina keedi curad waanu dilay oo ilaahay ku sabab laakiin ina ku wa xanuusanayey mudo marna wa lagu kici jiray marna wa iska dagi jiray balse habeen ki khamiisti ayuun bu si di uxanuusaday guriga oo caidlo ahna ku so aaday hooyadi sasuuna ku dalay caruurtuna agoon bay ahayeen hooyadood in dho u ahayd hadana wa lahaya waana la dilaaya caruurteedi kale qaarba kooma ku jira ilaahay ha laga baqa beenta ha la iska yareeyo

  21. waarn[n n]nka odhanaya man]nbaahooya d[laya mam[d [s yeelayaa m[a mamidi is yeelyaa mise waa mid aan wax kal ogeen waar waxani waa wuxuuush waxaay doonaan bay kukacaan waa sida xawayaaka habar dugaaga ah eemarakay akaan hilibaka kudaata waxkaraxaraan ihmajito iyagaiyo xawyaanaka waaiskumid wax ayaan daro paba umad mus linkah eederiska lah waxaan ladardaar mayaa gabadha dhubahnte waxaan idnleeyahy dibabe ha uguur sanina ilaahay hadaataqaanii awel b waadinkudeedgoosan jireen waa saaxiroolayaal ilkayar ilkajiqirif waanijaas iyaga iyo dhashooduba awelb faqri iyo gaajao iyo qabayaalad bay idnkuhayeen eemmeel aajoogtaanaba iswra geliya ookaxoroob gusada ina adeer kiin haduu dhukaxaaqayo intaa masakaxada kademermila hadeen caloossa caloosh kademema baa roon falagaado iyo gaajadood iyoqabayaalad foolxun oohabeen iyomaal waba joogta maata mar kaad dhasheen idn gaarcay maxaa idiin hray nin kasta oo dhulbahante waxaan usheega yaa inaanu gabadhiisiin ilkayar iyo iidoor wagaash waar xidtinomo male ooinan oo inkoodu abatinmo male ooxidtimnimo male bal markaa maxaa ugadho waanasaan kuwa habeen iyo maalin duulaanka inaguwadaa waakuwaadh sheen wax idiin dhaata idka ooxabaal kurida iyo iiroor wagaash oo bilaadiin ah gabadhihiina kudhexjiraa cadaabay kunool yihiin waxwalaahya waxanu ogn nahay dumaashiyadood kufa sadeen iyo kuwo aay ladagaalameen iyo kuwo aay habeen iyo maalanu tiryaan masidadhubahate baa moodeen indumarka cagah loodhaqo waar waa babeen qaas ahaan kuwii ilkayar ugalay cadaabay galeen balmaxy faa iido ooleeyihiin waakuway canbaro sheegtay xagan kuroon ilaaha ilaahayawoow maad buur naar noodhe xaasiisid ama bad aan doonilahay oodiyaarad dulramarin waayawaa waayo waa wuxuush dhul boob iyo tuugo iyo saqjaan oodhan iyodhaqan xumo iyo diin la aan iyo fawwaaxish oodhan

  22. shita uraye

    waxaad tidhi..shan sano kadibna waxay qudha ka jareen ninkii walaashay inaadeerkiis oo geel la jooga meel ay iska galaan h/j iyo dhulbahante weliba xaga nugaasha !!!!!!! bal ninkaas geela la joogay maxaad ku disheen? waa maxay diinta banaysay inaad ninkaas dishaan ?

    • geesiga
      umaleeyn maayo inaad geesi tahay waayo waxaan arkaa sidaad dhegta u taagtay markaad aragtay mid habarjeclo ah oo geel la joogaa la diley.kkkkkkkkkkkkkkkk
      haa shan sano ka dib baa waxaa diley adeerkay aabahay ka yar iyo wiilkii noogu weynaa. dhaqan ahaana sidaasuu ahaa aarsigu.waqtigaas isaga ahina wuxuu ahaa waqti aan weli habarjeclo sidan u kibrin oo weli waxay xusuusnaayeen buurihii cagaaga badnaa iyo weerarkii fardaha ee hadh iyo habeen gaadhka ka hayn jirey kana waaliyey cirka iyo dhulkaba. kuna xayiray buur dusheed.
      waxaan ku weydiiyey ninka hooyadii adeerkii ugu aaray ma miyir qabaa mise waa waalanyahay bal noo soo xaqiiji geesiyow.warka halkan noogu soo dir

  23. war maxaad kala yaabeysaan habar jeclo.
    walaahi aniga walaashay oo habar jeclo qabtay. waxaa diley ninkeedii. goor habeena oo wadnuhuu feedh kaga dhuftay
    waa qiso dheer waayo reerka habar jeclo iyo reerkayaga waxaa ka dhexeeyey is guursi iyo xitaa hadii dumarka lakala qabo midi dhimato in xigsiisan laysa siiyo.eedaday baa si caadiya uga dhimatay ninkaas habar jeclo .ka dibna reerihii buu gabadh weydiistey waxaana la siiyey walaashay curad.markay afar caruura u dhashay buu dilay ka dib muran dhexmaray naag walaalkii qabey oo ay wada yaaleen.maydkii awr inta lagu raray isla habeenkii baa god guriga u dhow lagu riday lamana aasin .caruurtii eedaday dhashay oo waaweyn baa arintii sheegay oo cadeeyey in aabahood dilka geeystay ka dib markii uu wadnaha feedh kala dhacay. habeen ka dib dilkii gabadha reerkii waxaa u soo howdey nin dhulbahante ah oo gabadha iyo reerka meesha ku ogaa oo garanayey.wuxuuna watey saddex nin oo kale oo hub iiba watey kuna socday xaga warsangeli ee xeebta.gabadhiina wuu arki waayey markaasuu ninkii weydiiyey oo yidhi war gabadhee aan salaanee meeday ninkeedii wuxuu yidhi war gabadhii waa dhimatay. waana la aasa y reerkoodiina fariin baan u dirnay.ninkii iyo nimankii la socday waxay codsadeen in qabrigii gabadha la tuso. ninkii habar jeclo waa diidey inuu taas yeelo. nimankii martida ahaana shaki baa galay waa iska safreen
    nasiib wanaag markay amba baxeen oo xaga waqooyi aadeen bay dareemeen ur aad u xoog badan oo dhanka kale ka imaanaysa. urtiina way raaceen waxayna isla markiiba heleen gabadhii oo meel hogoba ku jirta oo dharkeedii caadiga ahaa gashan.hase yeeshee yara qudhuntay.maydkii ay meeshii ka soo saareen waxay awr weydiisteen reer kale oo meesha deganaa. waana la siiyey awrkii.
    reero dhulbahante ah oo mee aanl sidaa u fogeyn deganaa baa maydkii loo geeyey. aabahayna fariin baa loo diray.mudo ka dib caruurtii eedaday dhashay baa aabahood ku makhraati furay oo yidhi aabaa diley eedo.eedona waxay ku boodey oo dhulka ku legeday aaye.caruurta sidaa uma waaweeyney waana la cabsiiyey laakiin waa meel ilaahay wax ka wadee wiilashii waa iska aamuseen oo waa baqeen laakiin gabadh baa iska dal dalantay oo inatay ilmo ku waalatay tidhi eedo aabaa diley waana la aamusin kari waayey.
    ninkii mudo ka dib magbuu bixiyey. aabahayna waa samray .laakiin waxaa samri waayey adeerkay iyo walaalkaygii curad shan sano ka dibna waxay qudha ka jareen ninkii walaashay inaadeerkiis oo geel la jooga meell ay iska galaan dhulka habarjeclo iyo dhulbahante weliba xaga nugaasha arintanu waxay dhacday 1967-1972.

    anigu dhulbahantaha waa la yaabaa war dadkan maaha dad ilaahay yaqaan badankooduna diin ma haystaan ee ha ku daalina hadana waxay isticmaalayaa siyaasadii yuhuuda oo ah cid kasta dila si aad wax walba idinku gacanta ugu qabataan.bal siday qabiiladii isaaq ee kale ula dhaqmayaan daya.!!!!!!

  24. Waar yaan la danbaabi gabadhu waa eedaday oo anaa garanayee wiilku wuu waalanyahay oo sidaas darteed buu hooyadii u dilay iyadoo hilib siinaysa ayuu la dhacay mindidii ay ugu googooynaysay.iyadana Alle ha u naxariisto miskiinka yarna ILLahay miyirkiisa ha u sooceliyo.AAAAAAMIn.

    • soomaalidu waxay tidhaahdaa digsiga maxaa karka ka keenay soow kuleelka maaha

      habarjeclo wixii lagu arkay iyo falalka foosha xun ee ay maalin walba sameeynayaan baa dadka ku kaliftay inay waxkas too xun oo habarjeclo laga sheeko rumaystaan.

  25. abti( daa aqlab minal qulb nafsu) waa mariid nafsi qasiil mukh loo sameeyey snm xasuuqyaday geysanayso ilaahay wuxuu ugu abaal marinayaa jiil dhan oo mariid nafsi ah oo dimirka ka jiran ilaahay yumhil walaa yuhmil

  26. anigu hadaan bartay futaxunta dhaqankooda iyo qaab fekerkooda waan rumaystay dadka aan rumaysan ee ku camal falina yeelkadood dad badan oo aan ehel nahay baanu ku kala fogaanay markay dumar iidoora soo xaraysteen waayo barashadooda ayaan jaamacad kaga baxay…aduunyada waxa la auuray iiidoor dhulbahantuu ugu neceb yahay ama rumaysta ama been isugu sheekeeya .inkastoo nacaybka noocaasa lagu cadaabayo hadana waxaa haboon inaad idinkuna wax fahantaan meesha wax marayaan kuna camal fashaan .ka ilaashada gabdhihiina ,in iidoor dabacayuunle soo hungureeyo hadii kale sidaasaa wiil ay dhaleen intuu dilo oranayaa faqash bay ahayd kkkkk caqliga burco yaala waa kaas waqtigu isagaa wax kubara ka barta waqtiga

    nina halka ay taagan tahay ayaan ka taaganahay qoladaan iidoorta ah , haku hodmina indhasarcaadka…nin dhulbahante ah ayaa wuxuu iiga shekeeyey sheeko qosol leh laba wiil oo aan sidaas u weyneyn oo iidoora markii uu salaamay labadii yaryaraa ayay haybsadeen markaasuu ku yiri dhulbahante labadii yaryaraa waxay ugu jawaabeen dhulbahante manecbin laakiin majeerteen iyo mareexaan baanu neceb nahay ,markaasuu ku yiri wiilal yaryar baaba tihiine yaa waxan idiin sheegay yurub baabad ku dhalateene markaasay yiraahdeen maxaanu ka garanaynaa hooyaday iyo aabahay baa nooga sheekeyeye ?????????????? intaas keliya macnaysta …nin dhulbahante ahi habarjeclo iyo hy makala jecelyahay ???? khatumo4ever

  27. maxay tidhi habartii (( aaway gaadhi faras layee aad maku ogeeyd ))

    goormaad soomaali weyn noqoteen mise xaalkiinu waa lajiifiyaana banaan
    alaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa kariiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiim

    VIVA KHATUMO STATE OF SOMALIA

  28. mizz karashie

    anigu waan waxaan ahay dhulbahante khaatumo 100% laakin hoyaday waa habr jeclo aduunkoo dhan haduu so rogmado i could never hurt her… sheekadan hala hubsado.. haday jirtona nin walan buu ahaa

  29. GEESOOLOOW

    horaa loo yidhi ( ciirtaa dhamaa caydaa yaqaan )
    horta inadafle suuban 1967 buu guursaday waana gabadh soomaliyeed ee
    qabso waxa axmed saleebaan idiin qabtay dhulbahante uma qaban
    (( nasab baa abaal hore baxshoo bixiya qaantiiye ))
    adoo kale waxay carabtu tidhaahdaa (( QALBAAN )) macnaheedu waa
    (( MAQLUUB CALA AMRUU ))

    VIVA KHATUMO STATE OF SOMALIA

  30. Hooyadaa habeen baas wadkeedii dhashay tacsi baan u dirayaa
    inaalillaahi waainaa ilayhi raajicuun

  31. geeska
    idinku waa meeshaad ka gashaan qiyaamaha shacabkaad xasuuqaysaan mise kuwayagu waa looma ooyaan aan tirada ku jirin somali idinkaa ugu mujrimiin badan 40nin baad ka hadlaysaa oo leedahay waa la xasuuqay anaga in ka badan baa diiwaanka noogu jirta siiilaanyona laga xisaabtami doonaa iyo wixii caqliga xun kala midaysan ee habeen iyo maalin dhiig islaam oo laga ducaysto goobaya waar waan is ognahay ee sheeka baraleeyda meesha kala tag iyo waa nala xasuuqay hadaa xasuuq kale idiin soo socdaa hadaad dhiidhibsan weydaan iidoor caqli yarida iyo waalida ma hiday u leeyihiin waa yaabe?

  32. nina iyo aaranleedshe

    ina saleebaan dafle aqalkiisa waxaa loo geeyey in dadka lagu qaldo khasab bayna ahayd oo waa la dili lahaa yarka sheekadana been baa laga dhigayey oo waxaa la lahaa yarku been buu sheegayaa markii dambena waa ka baxsaday ina dafle gurigiisa mida kale su,aal aan ku waydiiyo maxay ku kala duwanaayeen siyaad bare iyo ina dafle oo suuban siyaad bare qaba ? ilaa maanta waxaad ku sheekaysaan mareexan baa laayey adinkaa laayey waa halkaad ka gashaan cadaabta iyo qiyaamaha wax yar baana ka haray…

  33. GEESOOLOOW

    horta waa xaaraan jaadkaagan oo kale in loo jawaabaa kula yaabimaayo oo
    beentii snm lagu dhisay ee lagu dagaal geliyey ayaad weli xanbaarsan tahay
    hadaan kuu yare balbalaadhiyo beentaasi waata iska horkeentay ninkii isagoo
    jaamacad kujira oo mustaqbal sugaya london gurigiisa siilaanyo c tuur ala ha
    unaxariistee si ay gurigiisa ugu daneystaan snm ku aasaasay isna wixii loo
    naqdiyey laboodey ee hadh iyo habeen been uu qoray xafiisyada ingiriiska
    lahoos cararayey ee siilaanyo u sawiray in uu madax s land ka noqonayo
    markii lagu meel gaadheyna dhabarka siilaanyo isagoo uga jabay ina kaahin
    laydha u diray shahaado uu ku shaqeysto oo nadiifa mahayo waayo siyaasad
    bay kumilantay waxaa ku qarxay waa xaqii iyo dulmigii uu dalkiisa kagalay

    tusaale kale haddii hadal ku solo habrtii gebiley habas habas lahayd ee
    moodey in siilaanyo meel geynayo ee marqudha lasoo boodey khaatumo
    seeg iyadii baa khaatumadii seegtey oo marqudha xafiiskii dhegta laga soo
    qabtay iminkana meel ay wax kaga soo qabato garan la, alaaaaa karim
    hadaba geesoolow waxaan intaasoo tusaale ah kuu siiyey lama furo
    ( shahaado suur ) nimaka aad leedahay idinkaa basaasay kii hadhay ina
    daflaa gurigiisa muddo ku hayey dabadeena xamar kasoo dhoofiyey anigu
    beenta ma aqaane afkiisaan kahayaa waa ciise muuse waxaa loo bixiyey
    xabaal mariwaa xataa beri dhaweyd telefishanka hargeysaa ayaan ku
    arkay isgoo kadleeye oo ay dugsigii sare ee xanaanada xoolaha ee xamar
    kasoo wada baxeen marba meel geynayey hadaba xishood meel walba
    waanu kaaga war roonahaye geesoole fowqal geesoole

    VIVA KHATUMO STATE OF SOMALIA

  34. geesi iska dhige
    adigu kuwa halkan soo gala ka ugu muusanowga badan ee caadifadu dilootay baad tahay oo mooday riyadii snm mid dhab ah waar dhuloos s/land diid maxaad samayn dee is ceeji marba meel buu u booday oo maantuu daarood dhex dabaashay miskiin laba jir ah iga dheh kkkkk

  35. geesi iska dhige
    halkan dhaw baa tahay boqorka baroorta iyo yuuska webkan waar orod taariikhdii berigaa iyo wixii dhacay dadka warayso ninkii keliya ee ka hadhay dadkii jasiira lagu dilay waxaa lagu qariyey guriga ina dafle 3 bilood oo nikaas oo waraysi aan ka arkay htv buu ka qirtay taa xamarna dadkii xaafada waaberi iyo xamar jajab isaaqa ku qarin jiray ehelkaygaa ka mid ahaa oo marka basaasyadu xaafadayadii ka shakiyeen oo habeenkii guryaha la baadhi jiray ay ehelkaygu ku qariyeen xaafado fog fog tan aad daaroodka kale iyo anaga na kala fogaynaysaa waa maan gaabnimo iyo adigoonba aduunka la socon daaroodka dhexdiisa boos kaagama banaana hadaad leedahay maxay idiinku soo hiilin waayeen dee mayagaaba is leh isaaqbaa naga guulaysanaya laaska dhulbahantaha maamulaa laga war sugayaa wax magarato yahow.tan jaajuusnimadana labadii nin ee nss u qaabilsanaa inay isaaqa jaajuusaan waa ina cali waraabe iyo cirro oo idin maamula hada kkkk

  36. War waa ceeb ,waxyaalaha qaar waxaas oo kale lama qoro.
    Khaatumo ha ina ceebaynina,hooyo waa hooyo ilaahow may yuhuud ka soo jeedo,cid walba iyadaa kaala wanaagsan oo aad ka jeceshahay oo kaa xigta.
    Markaa arintaas joojiya.
    Nina hooyadii qabiil uma dilayo.

  37. kuwii xamar iyo jasiira lagu laynayey ee intay abtiyaashood iyo habaryarahood soo basaaseen ee inta lagu laayo jasiira la saaray mareexaan oo hada shuqulba ku lahayn sow idinka dhulmahante ah ma.ahayn ee habar jeclo iyo habar yoonis oo abtiyaashiin ah hadh iyo habeen basaasayey,dilayey,xidhayey,dhacayey,kufsanayey, sow adinka ma,ahayn maantana way idin barteen dhamaan soomaali oo dhami,hawiye.mareexaan,majeerteen iyo ogaadeen inaad tahiin dugaag aan weligood daahirayn

  38. anigu nimankiinoo dhan baan ka yaabaa ama dhuloos noqda ama iidoor e gabdhaha markiina horaad tidhaahdaan gabdho rag bay ka dhexeeyaan yacnii nin qolo kasto leh baa guursan kara, markaa idinkoo markeeda horeba gabdhihii wax laysku casumo ka dhigay oo xataa niman ilaa daraawiishtii idin xasuuqayey(dhulbahantahaan u jeedaa)aad gabdhihiina weli siisaan ayaad hadhaw cabanaysaan nin isir ahaan kuu colaadiya maaha in aad gabdhihiina siisaan natiijadiina waa tan aynu aragni oo kuwii abtiga looahaa maanta kuwa ugu cadawsan yihiin..xiliyadii hore xididnimada qabiilooyinku waa ku heshiin jireen oo isugu soo dhawaan jireen, lkn wakhtiga aynu joogno xididnimadii waxay soo kordhisay cadaw aad korinayso oo kuriga kuu dhex jooga.

  39. Darwiish Abu Abdurahman

    INAA LILLAAHI WA INNAA ILLAYHI RAAJICUUN..
    ARINTAANU HADAY DHABOOWDO WAA TAARIIKH CUSUB IYO HABARJECLO OO LIISKA DADKANA LAGA SAARAAYO KAN DUGAAGANA LA GELINAAYO….TOLOW HADUU ADEERKII HOOYADII UGU AAREY, OO SIDAA TII DIHATEY KU NAFWAYDEY, BAL HADAAN IDINKA AQAAN HABARJECLO AAN MUDO SUGNO QOFKA UU HOOYADII UU GACANTIISA KU DILEY UGU AARAAYO, WAXAANSE FILAYAA HADAAN REERKAA IDINKA AQAANO QOFKAASU WUXUU NOQON HABARTA LOOGU AAR GUDI DOONAA AABIHIIS!!!!!! HADII CADHADU KUSII BADATO OO UU WALAASHII FARO XUMEEYANA AWELBA HABARJECLUU KASMADAA U AHAA..
    BAL AAN DHOWRO AYAAMAHA FOODA INAGU SOO HAYA.. XALIIMANA AAN BEEL AHAAN KAGA SAMIRO, HADAAD DIIDAANA HABARJECLO OO DHAN MIYAAD JECESHIHIIN INAAD UGU AARTAAN INTIINA FICILADA BADANI? IYANA RAYI FURAN DHEH..!!!!

  40. gabadha reer khaatumo wiilkay dhashay diley warin jirta. reerka hj waa SUB ama inangumeed nasabada aan meela ka soo gelin RUNTII maaha inay gabadh reer khaatumo ah guursadaan dad SUB ahi. walee hadii gabadhaydu nin reer kaasa iila iman lahayd xabad baan ku dhufanlahaa.

    reerkani inuusan nasab ahayn waxa u daliila. 1991 ayaa niman dhulbahante ah geed meel banaan ku yaal ayaa waxaa isku wareejiyey niman SNM oo wata babur tigniko ah ama babur qoryo saran yihiin. nimankii ayey laayeen. waxaa madax u ahaa oo watey ciidanka snm nin Habar yoonis ah waxayna isugu jiree habar yoonis iyo habar jeclo. waxaa nimaka dhulbahante ku jira 5 nin oo ilamader iyo walalo ah.

    kuwa NSM waxaa ku jira nin ay elmo abti yihiin shantaas nin dhulbahante. markuu ninkii hj gartay inay walaalihii ama ilma abtiyadii raga kamidyihiin dhulbahante ayuu nin kii HY ku yidhi waar nimanka abtigay iyo ilmo abtiyashay baa ku jira ee yaan laynin!!!!

    ninkii HY ayaa ugu jawabey waan laynayaa!!! ninkii HJ ayaa gadhka qabsaday ninkii HY!!! ninkii HY ayaa sicadho iyo yasid ku jirto u yidhi”WAXAAN KUU OGOLAHAY INAAD HAL NIN KALA BAXDO TAA SAN ASXAAN KUGU SAMAYNAYAA”!!!!
    ninkii HJ wiilkii ugu da da yaraa SHANTII ILMO ABTIYASHII AYUU KALA BAXAY!!! ragii kalena halkii baa lagu laayey waxay ahayeen 24 nin!!!

    dhacdadani WALAAHI waa run waxayna ka dhacday degmada XUDUN meel u dhow.
    hadaba dadkow ninka walaaladii wax kalayey ma HOOYADII ayuu daynayaa?
    hadiise ilaahay inaguma keenee arintanoo kale ku so marto ma ogolan lahayd walaaldaa inaad layso ama hortaada lagu laayo??? koley aniga oo nol ilmo abtiyaday iyo abtigay laygumana hordilen ana ma layeen!!!!

    una malayn maayo nin somaliya oo aan HABARJECLO ahayni inuu ogolaan lahaa arintaa.

  41. HABAR JECLO

    Kol haduu hamaansado midgaan ama halaaqoodo
    Ma hubsade wuxuu haabankaro waa hafsanayaaye

    Haniyaha haddii loo karshiyo ganac lasoo huurshey
    Ama subax hungurigoo ladubay looga habacsiiyo

    Heen iyo calool iyo mindhicir neefka haragiisa
    Wuxuu heliyo wuxuu haabankaro hoori waa cuniye

    Ninka habaryartii dilaya iyo hooyadii dihatey
    Habas iyo dawaco hoolif liyo dhidar haliilaaya

    Haqay iyo huluul iyo dhurwaa haad bakhtiga hiiga
    Huruuse iyo hiinfaadhi iyo halamash laalaada

    Hanad kiinu sow habarjeclooy dumar ma haylhaylo
    Hadal dhimay waxaanu hubsanaa nooma hadhin jeere

    VIVA KHATUMO STATE OF SOMALIA

  42. ali jebiye

    aniga waxay ila tahay warkani waa cad yahay waayo islaanta ayaaba magaceedi la soo qoray.midkalana aan kuu sheege miyaadan arag islaan ay dagaalkii maygaagle hj dileen iyada oo taleefoon ku hadlaysa oo ay yidhaahdeen madaafiicda goobta ayey hagaysay kkkkkkkkkkkk nin wax bartay baad tahaye madaafiicda waxaa lagu ridaa xisaab intaas oo digree xagal xagaa u du islaan aan waxna qorin waxna akhriyin siday u hagi kartaa marka reerku arinta waa yaqanaa oo anigu beensan maayo inay habar oday ugu araan kkkkkkk

  43. KALSHAALOOW MAYLASOCOTAA MARLABAAD FADLAN MAHAYSAA NINKA HOOYADII UDILAY ANNO ADEER OO REERA SHAYWAAL DILEEN OO UGAWAWERAY HOOYADII CARO CEERYOONE OO CEERYOONTEE ZOGSIKLAEVHWSQAILPOTASERCG

  44. Geesaale lol maxaad tidhi dumar dhulbahanta ah oo egnland jooga ayaa nimankay ciyaalka u dhaleen caydhiyey woooooooooooooooow eesh calaa dumar warkaasaa i mara waanay ku sugeen ciyaalkaanu reer abtiga u nahayna dayacmi mayaan waana la qaramaynayaa waa khaatumaysan yihiin oo adkaarta iyo ducadaa lagu tufayaa markaa cuqdaday ka hidaysan lahayeen reer damac wareer way ka duulaysaa.

    dadqal & qorismaris ma arkayaan insha allah.

  45. reer muqdisho waxay reer hargaysa ku yidhaahdeen areey mugoo aad 21 sano dhunsanayd minaadse mahaan muqdisho maanta soo roogsatay mineeyse kuusow(cakuuse)iyo cunuga mateeko(xirsi torile) iyo kaneeti waraaba dadoow la dhahaayo(ina ali waraabe) i tuugeen areey safka la soogal soomaalidaan kale ani mugoo markaleeto irir iyo habar kuulay ma igu sireeysiine ar cidaanaa turufo toore lee rabaan in lagu wado areey xaad kaloo been ah ood sheegee oo xartay

  46. Iidoor Awalba waxan oo kale Caan bey ku ahayen wax cusub ma aha wallee. waxana ugu cuqdad iyo naceyb badan kuwa dhulbahantuhu dhaleen waxan iyo wax ka sii daranba wey sameeyan waana kuwa eey u adeegsadan raggay dhulbahantuhuu dhaleen Si eey u layaaan reeer abtigood oo ayaga cashar kaara la siiyaa aan kuwooda kale la siin.iidooor waa ummada kaliyee lagu Arkay nin abtigii dilaya waa dad mucjiso ah oo Liita . Ilaahow ha igu salidin reer abtigay Adana ka magan galnay mucjisooyin kan oo kale.

  47. KALSHAALOOW ANIGA ARINTAYDU WAA MUSLINOOW RUNSHEEG MUSLIMONA RUMEEH OO HUWAN QURBAHA OO IDAASHADAY IYO HALKAAS OO WELIGAY AANAN WAX U EGNA ILAAHAY IMA TUSEE WALAALE HAYLAYAABIN HADAY DHACDO ARINTAASI OO CADAATO WAXAAN QORAA HADA NOOFALO KUSOOBAXA AFKA GIRIIGA OO AAN WAX KUBARTAY WAXAAN UDIYAAR GAROOBAYAA IN AAN HELLO CADAYMAHA SIDA SHEEKADANI DHULGARIIRKA AH UGADHACDAY DEGMADA BURCO WAXAANA HADBA HAYAA BUUGII KADULMIGA BADNAA HITLER OOBURCA KABILAABMAY EE MA IICADAYNKARTAAN FADLAN SHEEKADAAN KAFOOSHA XUN BUUGII ADOLFO HITLER

  48. ali jeniye kkkkkkkkkkkk daalo qudhunto nin maahee waa naage la soco waxay ku hantacaysana waa dhoolatus ha layla hadlo weeyaan iyo ilaaqtan ay raga dhulbahante ama somaliweyn ka doonayso dee ha la fahmo golahan markay soo gashaba xaalado aan khusayn baa lagaga hadlaa iyaduna dan bay leedahay markaa waa ku fursad khasaar kkkkkkkkkk

  49. ali jabiye
    waa isku dhedhejis cusub inadeer reerka snm waa inay cid tafaha haystaan mar kasta. reer muqdisho markay hargaysa tagaan oo taxi layaashu u gartaan reer xamar bay lacag baada waydiistaan oo ku yidhaahdaan waar walanwayn yahaw bixi hadii kale C.I.D daan kuu soo sheegayaa inaan shabaab kugu tuhunsanahay

  50. cali jebiye

    ma markii kuugu horaysaybaa islaan dhulbahante ah oo habar jeclo disho maxaa dhiiga kugu kiciyey kkkkkkkkkkk war ceelasha ayey ku ridaan iyaga oo nool miyaadan maqal mid ay ugu yeedhayaan mujaahidkii islaan dile

  51. WARYAA NINKA WATA MAGACA BUURTA DAALOO BEEN HASHEEGIN OO MUQDISHO WAALAWADA JOOGAA EE KADAADADKA HUU HAADA IYO TUTSINIMADA QABIILAYSAN YAAN QABRIGU KUGUDUMINE

  52. walee sidaan arkaayo xaalkuwaa huutoo and tudsi oo ismuudmuudsaday hadaan ilaahay caqligiisaliimka ahaa ilaahay soocelin oo aan degdeg looga bixin mugdiga beelahan laysku xoqay ilaa xataaqayuunkii oo ilaahay marba mid munaafaqa ilaahay hortii uuku shaqaysto haday dhacdo arintaa dhulgariirka ahi hasugiwaayina fo AAD SHAN GOLE IYO GODANE SHAYAADIIN OOGACMAHA IYO LUGAHA WAX KAGURTA WAAYO WANLA WAYN BAA DOQOMA AH IYO ANAA DURIYADA IYO BUUBAADEENII OO BUUSBUUSAN BAA IIMUUQATA EECEEB ILAAHOOW ASTUR

  53. geesiga

    video-gani waxay muujinaysaa Jacaylka, Muxubada, iyo Kalgacaylka reer Muqdisho “Hawiye” u qabaan walaalahooda reer Somaliland……..

    Somaliland Allow Dhowr

  54. aniga waxaa igukacay dhiiga ooowaan liitaa ee ilaahay kabaqa oo igadaaaya war aan lahubin haduu warkaasi cadaado oo uu run noqdo waali iyo miyirqaba wax wayn baa iskabedelaaya bulshadii wada deganayd waqooyiga waxaana been iyo fatoosh noqonaysa anagaa fulaana iyo fulaan oo waxaa lagukala baxayaa diinta iyo dhaqanka labadaba waayo ilaahay waa xarimay waxaad sooqorteen waana daba gelaygelayaa ee ogaada waana hubinaynaa arinkaa dhulgariirka ah mana filaayo in reer awoowgey taas sameeyaan oo anaa xaalkeeda doonaaya hadaanay dhicin ee ogaada habarjeclane yaanay caytamin caydu waaceebe ilaahayna hana asturo kuligeen

  55. iidoor wax walba waa ka suuroobaan oday wiil uu abti uyahay dilay nin naagtiisii oo 8caruura udhashay dilay wiil inaabtigii dilay mid abtigii dilay nin seedigii dilay runtii intuba taariikhday ugu jiraan maantna wiil hooyadii dilay wax aan qariibsado maaha waayo waa dad aad moodayso markay daarood maqalaan siiba dhulbahante in malaku mawt u yimi waa umad cuqdadi dilootay oo ilaaway muslinomo derisnimo xididnimo iyo somalinimoba intaba waa duul sharkooda iyo xumaantooda illaahy laga magan galo wallee naagaha dhuloos hadaysan iidoor guurkiisa ka waantoobin aano uun baa loo layn oo kuway dhaleen baa khaarajin doona

  56. waa la sheegayey naago dhulmahante ah oo jooga cariga engiriiska oo raga ay caruuta u dhaleen eryey ciyaalkiina kala haray kuwaas hadii la odhan lahaa caruurtoodii baa dishay waa wax dhici kara oo waayo hooyadood baa aabahood qabiil iyo gardaro u eriday laakiin hooyo soomaaliya joogta u malaynmaayo

  57. Naagahan iidooor EE Meeshan soo gala maxaa odeyga xirsi xiir dulsaarey naayaraheen odeyku ha idin ka nasto oo afkiina huurada leh ka sii jeediya kolba naagahii ragayaga u soo tahriibi jiraad tihiine ama wax idin kaleene wax aad ila hadal eegtihiin islaamo masersan oo miyir beeley.

  58. kuluc

    abti habaarka inaga daayo islaan dhulbahante oo aad dishaan ma aha markii ugu horaysay oo horayba intaad u disheen ayaad tidhaahdeen madaafiicda ayey hagaysay kkkkkkkkkkkkkkkkkkk islaan caruurteedi la hadlasa oo ay ku leeyihiin hooyo ma nooshahay ayaad xabad la dhacdeen ee waxaan ku waydiiyey hada ayaan burco la hadlay oo arinta wax baa ka jira eesidee wax jiraan

  59. waar kuwan kastuumo haba iska tamar darraadaan illeen waa duul naago u badane, inay sidan u caqli xun yihiin walaanan moodayn, warka ina xine xiiray meesha soo dhigay sida uu sheegay waa burco meesha falku ka dhacay 10 tv ayaa xarun ku leh iyo ku dhowaad boqol website iyo idaacado caana bal aanadu haba inoo danbaysee inn nin hooyadii ku dilay burco ina xine xiiray oo buuhoodle jooga mooyee miyaan cidkaleba war ka hayn kkkkkkkkkkkkkk.

    lamaba yaabani buurya qabka ina xiiray ee colaadu la talaxtegtay waayo wuxu helay cawaan wuxu sheegaba ka dhegaysta shalay qori ismaris maantana hooyaa aano qabiil inankeedu u dilay, tii shalay funny bay ba ahayd laakiin tan maanta anigu waxaan u arkaa khalad aad u weyn iyo in wax caadiya oo dhici kara laga dhigay in hooyo aanu qabiil inankeedu u dili karo, waxaan halkan habaar iyo in ilaahay calaamo ka ifiyo degdega uga dirayaa wiilka yar ee waxan soo alifay wuxu khalad aan yarayn ka galay guud ahaanba hooyooyinka iyo ubadkay dhaleen.

  60. idoooooorkii tana ma keeneyn war inaga hubiya sheekada igama dagin e hj waxkasta ka filo kkkk

  61. sheekooy sheeko , sheeko caruuraa , shilinbaa dhuustay , goffanaa ka mariyay
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  62. habro fadhi kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk plan kaste ood soo dhigtan cidi idinka akhrisan mayso , markaa waxan leenahay cash , cash !
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  63. dhulwas yaa yiri waa dad soomaali ah ? hooyo iyo wiil ay dhashay yaa sika xiga ? waxaan u malaynayaa horfadhi .com waa dad doonaya dadka ama caruurta yaryar ee wax akhrida inay waalaan war hooyo waa hooyo ee qabiil maaha

  64. warkaa hala hubiyo oo waa waxaan caqliga galikarin umalaynmayo xataa haduu waalanyahay inuu hooyadii dil uquurayo

  65. nimankan qoslaya maysan maqlin ninkii iidoorka ahaa oo walaashii ay isku hooyo ahaayeen oo awowgii u haysay hargaysa isna uu ku jiray ciidanka snm , dagaalkii kalshaale kadib intuu xarun iskareed ugu yeeray askrtii ku amray inay kufsadaan walaashii oo caarkiisa ah oo yidhi(war waa faqashe saad doontaan ka yeela) dabadeedna isagu gawracay..ninmankan qoslaya ma soo gaadhin miya in gabdho dhulbahante ah ay iyagu qabaan ku dileen magaalooyinkooda ka dib dagaaladii kalshaale iyo kuwii ka danbeeyay..
    war waxaan leeyahay dhulbahantow hablihiina ha u guurina yibirtan iidoorka ah runtiina malaka guursan jirin barigii hore ..illaa darawiish markii jabiyay oo taleex lagu duqeeyey diyaaradaha oo ay dadkii caydh noqdeen ..sheekaduna way ka wayntahay guur ,,ee waxaa leeyahay dhulbahantow hablihiina aad siinisaan cadawga cadaw bay dhali doonaan .. sidii oday gii uu wiil uu abti roma u yahay ku dilay laascaano 2007 markii ay qabsadeen magaalada..

  66. habarta xinne xiiray ku waalatay,uma baahna odaygu habar sixoroolay ah marna qorismaris noqota.Naa odayga afkaaga janjeedha kala bax kuma rabee isbaxe.

    Nina boog ku taal in la taabto ma ogola.runtuna bani adamka way ka nixisaa,xinne wuxu idinku sheegay waa run madax kuti hooyadeed qalato yaahuu.

    Adeer Xinne Xiiray wuxuu yidhi nin baan beri meel jida ka soo qaaday saa ninkii ayaa noo sheekeeyay markaasuu yidhi aduunyada silicaan i qabsan ma jiro cudur gaajo geeri wax waliba waa i qabsadeen, gurigaan ku jirana waxa iga helay waligay ima helin saan idhi buu yidhi oo guriga maxaa kaa helay? suu yidhi ri’ & eey ayaa igaga dhintay ridii waanba ka samray oo ceesanay dhashaa ii curatay laakiin eeygii kama samrin mar alaale markaan seexdo ayaan arkayaa isagoo i hor taagan markasaan hurdada ka boodayaa ….saan idhi buu yidhi oo eeygu muxuu kuu qaban jiray? suu yidhi markaanu neef qalano cadka intaanu karsano mooye cadka intiisa kale debada kamaanaan soo xarayn jirin markanu cadkayaga cunaa baanu aqalkayaga galnaa oo seexanaa markaasuu eeygu soo kacaayoo uruuriyaayo labadiisa jeeni dhexdooda ayuu ku qabsadaa xilahay furan dhareer afkiisa kaga dhaca mooyee afkiisaa saari maayo? looooool waxaa la ii sheegay inuu h/j ahaa ninkaasi adeer xinne ima odhan laakiin dad kale ayaa ii sheegay markaa waa dadka noocaa tariikhdoodu tahay hana soo marina.

    • Nuura

      Ma xaasaskii Xinne xiiray baad ka mid ahayd adigu waadigan in la soo qaado ka gubanayee kkkkkkkkkkkkkkkkkk.

  67. anigu sida aad sheekada u soo tebiseen si ka duwan ayaan u maqlay waxaa la igu yidhi wiilku isaga oo dhulbahante ka baqanaya ayuu geed guriga u dhow galay oo ku dhuuntay goor habayn ah islaanta hooyadiina waxay istidhi caano u gee ilayn waa hj oo waa niman waalane wuxuu mooday mid dhulbante ah oo soo daba galay muu hubsan ee hooyadii ayuu baas ku furay

  68. dulli ukala dhumanaya ayey kusoo gaban gabdhaheena anka xaarantinimayno daarood ismacil ayaa idinku filane qorya ismaris an la aqon melay galan inaga eega oo yan lagu sirmin balayada jiqilada buudhbuudhan. hooyada ladilay waxay latarikhtahay shuhadad gobolka cayn allaha unaxaristo amin

  69. Waryaadha habarjeclo horeba arintan mid aan waxba dhaamin waa samayn jireen
    oo wiil abtigii u soo sheegijiray ilmaadeeradii oo yidhaahda abtigay baa guriga
    joogee soo dila,marka habarjeclada halkan kanacnaclaay awlba caqli ay ku
    yidhaahdaan waa wax foolxun lagama sugayn,waxay uun sii muujinaysaa dadnimo
    xumadiina.

  70. idoo-qori ismaris hadanay kufsane ay dilan aya uwanagsanayd yaahuu wallee odayashi hora idinyaqaanay gabdhahooda biyaha celasha iyo daqa xolaha ayaa looga badalanjiray.madhkay dhamaystana waa la rari jidhay.taarikh iga dheh

  71. waar horta kuwan halkan wax kuqora miyaan dad isku kalsoon ahayn mise waba oodhfandii bal aan eegno laba sano dambe waar qorigii iyo digdigtii iyo burcanu bare qabsanadaadii iyo laaskanu la wareegnaydii iyo hooyoyinkii lacagta lagaga guranayay waa nalalaynaa ma waxay ku dambaysay been aab dhaamaad lahayn
    sifiicn Y Lfiin bartay

  72. waa dhacdo yaableh lakiin ugu ma horayn tani nin h/jeclo ah oo hoyadii dila
    lakin bahasha la yiraho dacawada marka la sumeeyo cidna kama lexato h/jeclo waa dacawo sumaysan awalna caqli badani ma jirin

  73. K.k.k.k. Anigu waxan ahay khatumawi laakin warkan igama degin

  74. Kkkkkkkk ninah hooyadii cid ugu aari maayo ayadaaba dadka u xigtaa..kkkkk ee ma inaga qoslinaysaan

  75. ma tanaa saakana war ah , Horta anigu weligay dhulbahante badow waa lagu sheegi jiray laakiin in doqoniimadu hoy kadhigatey ayaanan moodayn laakiin maxaad kaga daali sow ogaden walaalo maaha kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  76. innaa lillaahi waa innaa ilayhi raajicuun dhacdo foolxun.qof waalidkii ama caa’iladiisa dilaya subxaan waa qaadir.

    horta ilaahay ayaa ku sababay way u qornayd inay gacanta wiilkeeda ku dhimato,dilka qofaan waxba kuu geysan gaal & muslimba waa kaa xaraam.qofka muslimka ahi waa inuu noqdaa xume & dulmi ka carar qofka muslimka ahe khaaliska ahi dhiig islaam inuu galo niyadiisu & maskaxdiisu ma siiso, keliya qofkii naftaada maalkaaga baydkaaga kuugu yimaada inaad iska difaacdo oo aanad cararin ayaa kugu waajiba.ilaahay ayaa kibir u sugnaaday iyo inuu naf gooyo.

    ilaahayoow adaanu kaa magan galnay ilmo faraga subxaanallaah casaawa jallah.tacab khasaar baa ku dhacay islaantaa laa ilaa ilallaah,ilaahayoow qof muslima jidhkiisa balaayo haka soo goyn salaamaad kullaafaad.adeerkii iyo hooyadii dhashay yaa xiga hooyadiise ma cid bay ula sinayd.

    habrihii xiiranta u dhaxay godkoodaa biya ugu galeen dee ka gurta wakaase.

  77. wax badan baan ummada iga dignay inay ka digtoonaadaan aana la hungurayn
    ummada caynkaas u dhaqmaysa. nin reer khaatumo baa horay u yiri illaahow reeerka waxaan ka ilaalinayaa naag isaaqa ee inta kale adaa ku filan. nasiib daro wiil uu dhalay baa hilaac beenaad ubaxay horaa loo yiri, hilaac bilig yiri oon bahdaa jirin how bukoon oo beerka ha u lulin, wiil odaygu isagoon aabihii la tashan buu hilaacii run moodey oo guursaday reerkii aabihii kala rardaarmay inlay nin meelu u cadahay meeli ka madowe reerkii aabihii ka hadalayey. A abihii baa yiri balan taydii shaqayn weydey maantana reer baa dhisan oo illaah denbi ka gelimaayee illaahow u barakee oo ka leexi shar dhamaantii. Odaygii aabaha ahaa baa hargeysa yimi. niman baa casuumey guri weyn oo hargaysa ku yaala oo lagu qayilo baa la keenay odaygu qaadka iskuma fiicnayn waase lagu qasbay, gurigaa waxaa joogaa dumar da wolba leh oo raga ka badan nin wolba gabadh iyo jaadkeedii ayaa lasoo duldhigay oo isku gadan, aabihii isagoo awelba jaadka diidanaa aya tana ku dhacday waxaa damcay inuu farsamo uga baxo gabadhan qoraxda ka cad oo soo kuukuursanaysa dabadddena waa lays waraystay waxuu ogaadey gabadhu inay gabadha wiilkiisu qabo walaalo yihiin, hooyadeedna meeshu u shidan tahay aad iyo aad buu u baqay gabadhii buu ku yiri hadaan qaadka cuno ma nuuxsado waxay tiri wax yar isug horaa hawlahaa la ii baraye qaadkana ha qaniinin ee isug aniga waxay ka soo qaaday guriga gudihiisa joog caano geel ah
    , qarashka oo dhana waa xaajiga. waxay ku tiri qaadka bilow xoogna ha u burburin ee markaad bubugayso caanaha ku liq saacada ayaan kuu eegayaaye
    meeshaa rag iyo dumar waa la isku qasan yahay labo wolbaana iyagaa isku maqan oo waa mashquul. markaa caanihii iyo qaadkii aan cunayey 20 daqiiqo ayey salaaxis igu bilowday waxaan is arkay anoo gacanka taagaya oo leh soomaaliya iyo iyadii leh ha is raacdo goortaanu gataati dhacnay oo gabadhii casharo badanoo aan u baahnaa ay i bartay baan kusoo laabtay reerkaygii anoo horay qaadka u joojey baan horay usoo qaatay waana lagu qoslay sidii laysoo baray baan lasoo baxay habeenkaa ducaa dhacday aan al filayn markaa waa qaadka iyo ducada habeenimo isku wod.
    Wiilkaygii meel kuma aanaan noolayn waxbana uma sheegin, hase ahaatee gadhii oo saddex biyo ah u haysa markaasna kii afraad umushay ayaa intyay ku tuurtay ka dhaqaaqday.
    wiilkii 4tii caruurta ahaa woda baa u keenay aabihii iyo hooyadii, odaygii aabaha ahaa oo weli warkii ka buuxa baa wiilkii harageysa keenay xaafadii uu horay u bartay buu wiilkii keenay si uu u tuso waxa aduunka ka jira hargaysa ulama jeedin inay qayilaan balse inuu baro caruurtiisa habaryarahood iyo ayeydood. xaafadii ayuu kula kulmay gadadhii caruurtau dhashay oo shaqaynaysa iyo xaafadii oo siddii u buuxda, aad bay hablihii iyo hooyadood ugu farxeen wiilkii gabadhooda qabey maadaama ay u baahnaayeen inay is bartaan.
    waana la casuumey wiilkii iyo aabihiis si loogu tumo inkastoo aan loo sheegin inuu odaygu wiilka dhalay odaygii baa yiri waanu soo noqonaynaa hadana anaa
    xaafada soo baray anaana keenaya mana ay soo noqon.
    waxaa hada loo taag la yahay 4tii caruur ahaa dhaqankooda.

  78. Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun
    Haddii jirto dhacdan waa mid fool xun oo ummad islama dhexdeed ka dhacda tan ugu xun ilaahow ha nagu keenin
    Aamiin

  79. war IDOOR daba xun wax walba waa ka suroban dofarti idin dashay wasa

    • sheekooy sheeko , sheeko caruuraa , shilinbaa dhuustay , goffanaa ka mariyay
      kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk!!!!!!!!!!!

Leave a Reply

Recently Commented

  • NINA: Kuwa snm u ololaynayaa waxay markii hore ku heleen shaqooyinka ay milishiibiyada ama dawlada hoose ay ka hayaa...
  • Idoor liqe: Golaha deegaanka magaalada Oslo caasimada Norway oo aqoonsaday dowlada khaatumo . Hadad af-Norwegian...
  • Tusbax khayreh: Dalka Somalailnd waxaa ka go,an in uu helo aqoonsi buuxa si uu ula jaan qaado dunida inteeda kale,...
  • Tusbax khayreh: Dalka Somalailnd waxaa ka go,an in uu helo aqoonsi buuxa si uu ula jaan qaado dunida inteeda kale,...
  • laandheere hn: Ruuxan wata guun ee isir nacaybku madax maray waxan kuleyahay daroodkan aad sheegayso waka aad dunida...