Warbixin Kooxda HIG ka Diyaarisay Mu’aamarado waa weyn oo ka dhan ah Khaatumo State oo ka socda Muqdisho,{AKhariso}.
Todobaadkii u danbeeyey Kooxda Horufadhi Investigation Group, waxay ku hawlanayd in wax badan laga ogaado arimo ka socda magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya, kuwaasoo badankoodu ka dhan ah maamulka Khaatumo State m kuna wajahan boob la doonayo in loo gaystay talada siyaasadeed ee Khaatumo State.
Maalmihii u danbeeyey ayaa waxaa Olole xoogani ka socdey xafiiska raysal wasaraaha kaasoo lagu doonayey in lagu hanto arimo dhawr ah tan koobaad ayaa ahay, markii Abdiweli Maxamed Ali Gaas oo uu yeedhay Golaha dhaqanka ee sare, asagoo ka codsay inay taageeraan Mashraxnimadiisa, haseyeeshee ay u sheegeen Golaha sare ee dhaqanku in arimaha siyaasada aysan ayagu shaqo ku lahayn .
Abdiweli Gaas, ayaa markuu ka quustaym kuna Hungoobey madaxdhaqameedka Khaatrumo, ayaa wuxuu bilaabay inuu raadiyo xubno uu sheegayo inay matelaan ururada Bulshada ee Khaatumo State, asagoo adeegsanya xubno ka soo jeeda deeganada Khaatumo, kana shaqeeya Xafiiskiisa, kuwaasoo magacyadooda aan ku raadjoogno, ayaa wuxuu shalay isugu keenay Hoolka shirarka ee xafiiskiisa kooxo Qaaqlayaal ah, oo la sheegay inay ka xamalaanayeen suuqa weyn ee Bakraha qaybta Qudrada iyo Baddarka oo ay raashinka ka dejin jireen baabuurta.
Haseyeeshee ururweyne ay ku bahoobeen Dhalinta khaatumo oo lagu magacaabo Khaatumo Youth Forum ayaa warbixin ka soo saaray, taasoo horudhac u noqotay inay arintan weji kale u yeelaan.
Maxaa dhacay maanta.
Hadaba kooxihii lagu adeegnayey ee ayagu deegaan ahaan ka soo jeeda Khaatumo, kana shaqeeya xafiiska Raysal wasaaraha, ayaa maanta soo abaabulay kulan ay ugu yeedheen inay yeesheen ururada Bulshada ee SSC, ee ku sugan magaalada Muqdisho, ayagoo ka cararya magaca dawlad goboleedka Khaatumo State Of Somalia, waxaana la sheegay in halkaas la isugu keenay 50 qof oo badankoodu ka soo jeeda deegaano aan ahayn Khaatumo State, oo laga soo ururiyey xaafadaha Cabdicasiis, Boondheere iyo Shangaani.
Guriga la isugu keenay ayaa la sheeegay inay leedahay gabadh ayada loo sheegay in dad deegaan ahi ku wada hadlayaa, waxaana halkaas laga soo magacaabay afar xubnood oo la sheegay inay heleen ururada Bulshada ee Khaatumo State, waxayna xubnihii hawsha watay ay sheegeen inay ka soo Diiwaangelin doonaan xafiiska Abdiwel Gaas, afartan ruux ayaa la xaqiijiyey in labo ka mid ah aysan kaba soo jeedin deeganada Khaatumo ama beesha Dhulbahanteba.
Abdiweli Cali Gaas ayaa markuu waayey si kale oo uu Khaatumo taageero uga helo, ayaa isku dayaya inuu ka soo galo dhanka ururada Bulshada ee ayagu markaas uu isleeyahay waa ku dhex dhuuman karaan ergada kale ee la soo xuli doono.
Haseyeeshee, ilaa hada lama oga talaabada u qorsheysan maamulka Khaatumo State inay kaga hortagaan ficiladan uu ku kacayo xafiiska Raysal wasaaruhu, waxaana sidoo kale la ogeyn goorta sida rasmiga ah loogu dhawaaqayo Ergadii Khaatumo uga qaybgeli lahayd Dastuurka qabyo qoraalka ah magacyadoodii.
Kooxda HIG laanteeda Muqdisho waxay ku dabajoogtaa macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan mu’aamaradaha uu wado Abdiweli Gaas, ee ka dhanka ah Khaatumo iyo weliba xubnaha uu ku adeeganayo ee ka soo jeeda deeganada Khaatumo. Waxaana uga digeynaa inaan soo bandhigi doono xubnaahaas ka shaqeeya xafiiska raysal wasaaraha oo leh shaqaalle iyo Askarba magacyadooda oo sadexan iyo maclumaadkooda oo dha, hadeysan deg deg uga joogsan hawlaha ay faraha kula jiraan ee ka dhanka ah umadda iyo deeganada Khaatumo, isla markaana waxkasta waa inay uga danbeeyaan madaxda iyo Hogaanka Khaatumo State.
Waxii macluumaad ah noogu soo dir: Horufadhi.cominvestigation@gmail.com
F.G : Waxaan u mahadcelinaynaa dadka aan ka tirsanayn kooxdan HIG ee sida joogtada ah warbixinaha noogu soo dira, ciwaankayaga Emailka, waxaana leenahay waad mahadsan tihiin, waana soo dhaweynanaa cidkastoo kale.
Horufadhi Investigative Group.
Horufadhi.cominvestigation@gmail.com
Short URL: http://horufadhi.com/?p=15759



walalayaal aad ayaan uga xumahay cayda meesha ka dhacaysa waxaan ahay mj mana jecli in Harti coloobo siyaasiyiintu hawshooda personal ay watan udaaya makra wax la comment garaynayona yaan lailaawin soomalidu waxay tiraahda doqoni meel lagu kaftamay moodaa in lagu kala tagay pls hadaldaas oo qorayo maxmuud saleeban umamalayno cida uusheeganayo in uu yahay idinku is xakameeya oo hais raacin caqli kaashada
waawareey marag illaahay meeshii aan waxtiga iskudhaafinjirnay waalagu gal gashay kkkkkkkkkkkk nina waamaxay ina adeer caawa intaadii xumaydbaasocotee kkkkkk nimanka halkaan buraan burayana waxaan leeyahay dee is hubiya yaanaan hadline nika boocamow dee ismalahay nin reerkaas ah baa mj waxkasheegaya dee nin aan taariikhtiisa hayno iyi xiliga uuba dhulbahante noqday oo aanu kaxishoono inaanu dhahno waanu kanoqonay kkkkk hanaga hadlin baanu kuleenahay
Asc war maxaa lahayaana
wms
walal fadlan comments jooji wax badan ban akhriyay comments kaaga iyo waliba dad badan oo aad isu jawaabaysan marka waxan ka codsanayna inad joojiso magaca raali kama nihin aada wadato……………………….
iidoor ayan ishaynaye maxa kenay waxan kale.fadlan waxqabad ayeynu u bahanay uma bahnin xamaliyada bakaraha iyo wayahooda,tan gaasna waxan qiyaasayaa anagu waxan kula kulanabay ahay london wallahi si wacan ayanu isu afgaranay iminkana 18jun ayan muqdisha usocda waligayna man arag somaliyo dhan waa safarti iigu horaysay inkasto,an jecla laska inanku bilowdo hadana may dhicine eeqo walaal kii galay asagunbay gubtaye.afkina un rerkhatumow.w.m.s.haduu wax yahay waxanu soo dhigayo ayuu ka ashashi laha maha,balse wa inanyaro meshun kuyara cadaloolaya un.ku habsaanka dadkan shirkad ayanu doonaynaa inaanka furano muqdisha madhka ad ayuu noga gacansiyey.
NINA
WALAL HADAY GAROWE O DHAN LEEYIHIIN CIDI UGAMA XUMA HADA 50% BAA SIISAY MACALAYSH WAX AAN DHIB LOO ARAG WAX HA KA DHIGIN…..
NINA WALAL HADAY GAROWE O DHAN LEEYIHIIN CIDI UGAMA XUMA HADA 50% BAA SIISAY MACALAYSH WAX AAN DHIB LOO ARAG WAX HA KA DHIGIN…..
BISMILAAH WAXAN FADLAN WAXAN KA CODSANAYAA W.M.SALEBAN WALAL FADLAN AFLAGAADHADA JOOJI OO COMMENTISKA BADAN OO AAD SOO QORAYSO JOOJI DHULBAHANTE WAA DAD WALALAHAYA INAAD SIDA QAARKOOD AAD U HADASHO MAAHA DAD BADAN OO AAD ISU JAWAABAYSAN BAA JIRA MARKA WAXAA ILA HABOONAAN LAHAYD IN AAD HALKAA KU JADHO MAXA YEELAY DADKU ISKU MID MAAHA HADALADA AAD QORAYSANA DAD BADAN BAA DHIBAATO WAYN U ARKI KARA DHULKANA LAMA KALA LAHA DADKU WA TOL SIYAASADU WAA MEESHEDA LAKIN TOLNIMADU IYO WALALTINAMADU WAX GO’AYA MAAHA
WIIL MAXAMUD SALEEBAAN
MACNA YARE
MALAY XARIG KUDABE
MURANA NAAGOODLE
WAXBA MAAD ORANE AAMUSKAAD KU ROONAYADE
DULYOOW DAMIINKAAMA DHIGANE YAA KUU DIRSADAY HAWSHAN
KUU IBTIRIN MAYNO MAANTA WAXAAD TAHAYNA IYO KII KU DHALAYNA
UMADA U SHEEGI MAYNO MAANTA HADAADSE AKHLAAQDA DADKA SHEEGAYNAYSO LAGAA WAAYO WAANU KUU ABTIRIN UMADAANUNA
BARAYNAA MEESHA AAD KASOO JEEDO IYO CIDA KU DHASHAY.
WAXAAN U MALAYNAYAA BEENTII LAGUU SHEEGAA WELI KUGU QAFILAN
OO KII KU DHALAN MA TAQAANID.
WAXAANA TAA KA IDHI
AABIHII NINKII DIIDEY OO HAYB NINKALE SHEEGTAY INUU HOOYADII CAAYEY YAAN MARAG U HAYSTAAYE.
ANIGU KU SHEEGI MAAYEE YUU CAMALKAAGU KU SHEEGIN
UMALAYN MAAYO INAAD FAHMAYSO WAXAAN KA HADLAYEE
SOO DAA ABOOOOOOOOOOOOOOOOOOW
washle wiiqle wadhi. yaan hadal lagu daalin hayska washleeyee waa caaqii la sheegi jiray kkkkkkkkkk waa sakaraad mida kale waxaan la yaabay kaad aragtee reerkaa tolkeena sheegta sida iidoorkuu u hadlaa. hadaladay isticmalaan waa kuwa reerkaa markaa inay iyaga copy ka daba ahaadaan mooyaane miyeyna iyagu garaad & fikrad lahayn iyo damiir midnaba.
Good job HIG runtii shaqo wanaagsan ayaad dalka u haysaan halkaas kasii wada howsha hana u joojinina caaclayaasha Khaatumo neceb jiritaankeeda ee halkan ku waashay.
Allow dhowr Khaatumo Kheyr
w.m.s
maxxad tidhi dhuloos qaxooti ah oo garoowe ku haysid kkkkkkkkkkkkwalaahay waan qoslay waar garoowe waa laba xaafadood mid ciise m baa dega ta kalesna ugaasyada dhuloos baa dega (xassan ugaas iyo xaamid ugaas)yacnii magaaladu waa 50 & 50 adna qaxooti baad tidhi habtida iyo ganacsiga inta ka dhaqaaqaysana khaatumaa leh
Bilan Naciimo ?miyaa oo maxaad magaci kale iga carartay lol
Bilan saado cali weligeey macayin maliin midkan buraan bura ari laaye uu ssdf wax qaldan kufasiray baan soo qoray lakin ari laaye shan gabdhood iska soo hormari abaal laawe ilaa hada aan qaxootigiis garowe ka hayo garaadkisana 5 sano hayey ceerigabi garweyn baa kasoo cerisay laascano ayaa falastiin ka aheed lascaano waxaa kasoo saaray jamac siyaad iyo idoor iswata aniga gacan tol ku fidiyey ma ilowday abdi walogan aad cantara baqashka uso qoresod marku garoowe yimid sotaa isku.sawireysay adigoo wada uur kusan ma.shaxaadki naa dhamday
maraan maxamuud saleebaan
saado ma markay bosaso u heestay gob noqotay ileen waadigii webkan ka caayi jiree odhan jiray macaga ssc wuxuu yahay ma taqaanaa waar dhinac isugu baydh nacasnimadana kala bax meesha saado haday gob tahay iyo haday geesiyad tahayba hawl kuu taala maaha waxna lagaa weydiin maayee maantana ma saaday kaga dhegtay allaah kariim
Nina saado waa gabar gob ah wax xaq ah ayeey ka hadashay mana ahan adiga oo kale oo lagu yiri wax iska dhici waxna haqirin wax walbana ma jiraan dheh kkkkkkk
nacas m. saleebaan kkkkkkkkkkk miskiin ma saado oo kaa kaa saraysa oo kaa hoosaysa oo og intaad dadkeeda yeesheen baad maanta markhaati ka dhigatay maan gaab waaxid aan waxba la socon
Ari laaye imisa garoowe ku dhalatay hablihi garoowe ku mudahradayey yey caruurta uhayaan jawaabtadi wataaslol
Wareysigeesi ayeey ku sheegtay inay beeshas uqatay heesta ayna yihiin beel aan la tiigsankarin meshi la amani lahana laxagxagto qoloyinka aydhalatayna ay idacadaha ka cayaan kana raalo gelisay
kkkkkkk waa layga soo hormaray maba arkayne lol.
Nina
wareysigii saado dhageyso ayada fasirtay waxana aad ku hadlesana naga raali gelisay qoloyinkan aad magacoowday waxaa la yiraahda bah mj waana kufana waana gobgobo dashay websitekan lama soo gelinee oo wey ka xumadeen ee taleexmedia ka dhagayso
washle waqiiqoow hadalka iska toosi dhulkana soo kala baro nac nacda aad paltalk ka soo dhagaysato siiba iidoorka meesha ka cataaba golahayaga ha la imaan, nadal yahoow horaan kuu idhi hadal adiga kaa soo fulay ku hadal joji copy-ga . mida kale gobonimada aad sheeganayso waa tee? ceebta & daalim nimo balaayo reerka soomali u horseeday waa adiga ilaa iminkana raad xumadaad dhigtay wali sii taalo digadaa ba’day hadaan adiga ahaan lahaa waan dhuuman lahaa..ta kale cidi ma kala saarin MJ waar maxaad u kala saari dhulbahante. mahad canbaashe haduu soo caydhsaday & hadii kaleba waa inaaderkii maxaa badaa ku geliyey saw nacas nimo reeryaysan maaha? ilaa meshaanu deegaan u lahayn waanu degan nahay, hadalka iidoor siduu kuu galo kaayaguna isku day inuu kuu galo maan yare yahow fulaha ahi ta kale garoowe haduu joogo isagaa leh wax hudheelo ka furta oo daar qurxoon ka taagtaba anagaa ugu horaynay soo baro taariikhda idhoole yahoow meel alaale meeshii magaca nugaal sidata anagaa leh.nac nacda paltalk dadka nolosha ka dhacay ayaad meshan la timaadaa dhooroos yahow, iidoor sidaad ugu doodaysey iyo tactacda aan anigu ka keeno sidaad hub uga dhiganaysay ayaad khayrkaa & khayr xigeenkaaba ka hadhay duli.
AARAN LAAYE
abti kani waa kuwii xamar cuqdadii inqilaabkii fashilmay iyo ssdf ayuutadeedii ku soo koray isagoo jabhadihii is kaashaday daaqada ka saareen baynu fursad kale p/land ku siinay markaa khaladku waa khaldkeena inagaa kutaan dadka dhiigooda ku nool soo dhawysanay
w.m.s
miskiin meeshii daciifka uu ka ahaa laga taabtay waar saado mj uma heesin ee boosaasay u heestay boosaso oo dashiishe iyo warsan geli iyo carbta m saalax kaaga degaan iyo dhaqaalo badan yahay oo aad minoraty ku tahay and what you know reerihii kaloo dhan adaa ka boobaya amaantii saado magaalada u tirisay. bosaaso oo ah xudun dhaqaale oo lagu raayey wakhtiyadan dambe kkkkkkkk eedaday saadana magaceed ha jiree heesta waxay u aliftay(xaaja fii nafs yacquub)oo aadan adiga iyo caqliyadaada halkan dhaw ihi ayan fahmi karin kkkkkkkkkkkk saado uma heesto hal qabiil ee la soco waxay u heestaa xaalad caam ah oo ay is leedahay waa mutaysatay in this case boosaaso heestan way mutaysatay dhuux hadalka lkn maxaad wax dhuuxdaa kii baad tahaye
MAXAY SALEEBAANOOW
suaal qudha iiga jawaab ilaahbaan kugu dhaarshee koley dhaan dabagaalaad
ku dhalataye ma codweyn baa ku dhasay xaliimo dheer mise waxaad tahay kuwii
biyaha soo qubi jiray waxash yohow intaa qudha iiga jawaanb
VIAV KHATUMO STAE OF SOMALIA
MIDGAANKA MUDUG
isdhagayso
af jaahuurle oogada jirkaa osay lamoosaaye
waa aboodi meel yuurura oo awr xunb aa dhalay
asal xumada wa aalgu yiqiin isir MAJEERTEEREN
allay lehe inaad midhggaan tahay in aan shaki kkujirin
doqonyahay doqontu dhashay meel walba burush xaaraad lawareegasaa
adi iyo iidoor ba filinkiin waa dhamaadaye ee saas ual soco
labadaa albaab ee ku koray agab ka xaaraanta
iridaha garoowuiyio berbera gebilay aag geeeda
amin aan fogayn ban sidii aar ku degeyaaa
khaatumo alow djhowr
ari laaye
aduunka maanta buranbur kama shaqeeyo maxaa tahay iyo maxaa heesata waaye qabiil waxaa ka tahay xoolo ugadhyahan oo degankisi garweyn ka qaday
dagaalna mataqnid oo mahad canbaashe ayaa gelin kusoo qabqabtay kuna dhiibay idooorka kacaankina rufyaan ayaa ka aheed oo raga xininyaha ka qanini jirtay ninka kugu magac dheerna waxuu aha inan layaalki kursi ku helay gabadha
garaadkaguna waxuu aha labo alifle soo qabqabta islamaha canaha ibiya lol
garowe ayaa qaxooti ku tahay adiga iyo RRA isku mid ah nin gobanimo ku nool oo madax ah ayaa ubranburesa maanta garaadkagi abdi wali ayaa farta ugu yeray dastuurkana asago uu codeyey ayaan ku tusaya shalayna xafadeeda ayuu fadhiyey maskiin foqal maskiin
nina
belaha mesha kuso qortay oo weliba liban gashe kamaqan yahay kuligood waa tolkay waana wada degnaa lakin wax cuqdad qaba kuwa hadba meel uyacaya
haday badnaan noqoto harti number one ayaan uu ahay haday siyasad noqotana sidoo kale haday dhaqle noqotana number one degaanka number one markaa saado cali sheegtay aqligana boqol ayaa ka tahay beelna kow ayaa ka tahay powerkana anaa iska leh belana ka xijaban ma sha alaah noolow saado ali
dhamaan daraawiishtu waa salaamantahay gaar ahaan g koobaad
gabay kusocda dhabayaco
xaaraan hadaad guratidoo gurubsatoo naaxdo
maankaa ku gubanoo waqaa garasho kaa dheere
dhabayacoow gefkaad naga gasheen waa nagubayaaye
garbahaaray kuma haysatoo inaa siyaad guurye
maantana maxaad gibil ka dhigan aan gar kugu siiyo
gawraca waxaa naga daran ciida kii gadaye
bal garoowso hadalkayga oo yuu ku geesmarine
nimankii arlada gelalefee geeskasta u rooray
kala goynta kii doonayee ina gumeynaayey
gaaladu kuway wadatayee shaadh loo geliyey
ee calanka inay gaasiraan lagu guneeynaayey
qaranimada gaanka ah kuwii giniga loo dhaafshay
waa taan guyaal iyo guyaal gaadhka ka ahaaye
teer iyo gobeysane libaan daba ganboolaaye
garba duub markii aan uxidhay garaca iidoora
garbasaar amxaar soo tolaay guban ka taageene
googaradi loo soo macmacay waanigii gubaye
meeshaan abaal lay galiyo ficil ka ee gaayey
gacan saar hadaad ula tagteen gun iyo xaalkeed
faroolaa gareexaad naqooy gabdh ku siiyeen
adna gaas waxaad goobaysaa waa gedii hore
waa garashadiinii in aad gacalka ruugtaane
gunti laguma qaaatoo abees waa ku ganayaaye
gungumuhu markii uu kucuno gacanta haytaagin
VIVA KHATUMO STATE OF SOMALIA
waa xaqiiq taa waa la ogyahay inuu waashay balse yaa marsiinaya reer bintiland
xxxxxxxxxxxxxxx
khatumo wixii lid ku ah way ogtahay wayna lasoconaysaa ishana way ku haynaysaa cabdicawarna inuu nin waalan yahay oo dawo qaata waxaa sheegay waagacusub wayna ka muuqataa walee inaydan kursi dhulbahante leeyahay ku fadhiisanayn waxba tirada anaga hanagu badnsanina nin walba kabo le,eg ayuu qaadanyaaye. hadii cabdi cawar la fashiliyey dalan baabigiisa ma denbibaa nin walbaa waa ogyahay ninka jecel iyo kanacabkiisa ahe ….pintland iyo somalidiid midna halkan kama shaqaynayo hawareerina dad idin raba ayaa laisku dhedhejiyaa magarateen dhawkan jaahil ee halkan ka nacnacle baan lahadlayaa
ssdf uma dhiganto p/land oo dee p/land cida kalo sharafi naga dhexaysaa ku nool waa jabhadii ssdf kuwa kabaaraadaya ee kursiga dartii buufis u qaaday fikir baana jira odhanaya in isolation la gesho ssdf si beelaha la midoobay ay uga badbaadaan hadimadooda
war ileen SNM ta waxaa kadaran bintiland ciidanka daraawiishta dhawaan ka eega boosaso ilaa xeebta baanu soo taabanaynaa waxaanu aad ugu baahanay dekad cidaan ka xoogaynaa waa majeerteen kkkkkkkk
war ama qoladiina kor ku qoran ama idoor ahow ama pintiland ahow anagu idima kale jeclin waayo isku mid baad tahiin,markaa kolay marka somali lagu baabiyo gaalo idinkuna daba yaacdaan waa wax aad dhaqan uleedahiin oo wax aad hada bilowdeen mahan ee waxaad ogataan in khaatumo ay ka tashatay aayaheeda.
markaa looma baahna jalasnimo xun,way dhamaatay xiligii aad somali dhiigeeda cabi jirteen markaa iska hadla adeer somali maanta isaaq iyo mj labadaba way ogaatay waxay yahiin waxaana lagaari xili aad ka xishootaan reerka aad tahiin oo is qarisaan waayo waxaa lagu jiray 20 years oo aad u fool xun oo somali burburtay markaa waxii aad samayseen waa wax idiin yaalo ama ku faan reer maxamoud ama ku faan habar habar walee somali waji idiima yaalo waa hadii aad run rabtaan xiligii gumaysiga midna talyaaniga ayay u fataali jireen midna ingriis tii uun baadna iminka ku sifoowdeen oo waxaad isku marmarteen mahiga iyo xabashi.
raysalwasaareheenu maryuhuu dhigay mar oo uu masaxad galay in USA ilaahay haw sahlee iminkana dawada buufiskuu qaataa arimahan uu ku dhex jiraana buufiskayba ku sii furayaan arintanina waa xaqiiqad rivel kiisuna wada ogyihiin
war meesha ragbaa wada hadlayee maxaa keenay kkkkkkkk
bintiland libaax uma ekaan doonto mana aha maysayrkii ayaydaa dilay baa kuhaya kkkkkkkkkkkkkkkkkk
w.m.s
harti daarood waa
maxmud harti-warsangali
axmed harti-dashiishe
a/raxmaan harti-kaskiiqabe
siciid harti-dhulbahante
maxamad harti-majeerteen
bal intaasoo nin oo kaa degaan balaadhan ookaa dhaqaale badan oo kaa smartsan oo ka tashaday khiyaanadaada baad nacnac leedahay kursigii harti mj baa qaadanaya ma boqortooyaada u heshay faanka jooji taariikhdaada siyaasadeed waa la yaqaanaayoo weligaa adoo cid kale cuskada mooyee keligaa meel ma gaadhine gaasna ha ku riyoon inuu xukunka tago oo waa nin waalida dawo u qaata ma soomaali oonu ognahay waxay soo martaa magnuun madaxwayne ka dhigan kkkkkkkkkkkkkkkkkkk horufadhina diiraday ku haysaa waxa ka dhacaya daaha gadaashiisa nooooooolaaaaaaaaaaada horufadhi
Majeerteen waa halaq dilaa ah, oo Somali lagu soo habaarey.
Abaaye waqtigaaga qaaliga ah ha iska qasaareyn.
Cali Shire Ilaahay ha u naxariisto,
Waa ninkii yidhi ” Majeerteen waa calool , caloolna xaar iyo dhuuso iyaa ka soo baxa”
Suldaanka waxa uu aad ugh murugeysna sidii xumeyd ee Majeerteen ulaayey
Harti badan, sida Dashiishle, Dhulbahante, Warsangeli iyo Liibaangashi.
EDBIYE OO SNM IYO SSDF UNITED KA DHIGAY KKKKKKKKKKKKKKK JABHAD WELIGII WAA JABHAD SOOMAALI OO DHAMINA WAA IDIN ILAALINAYSAA MARKAN OO LAYDIN BARAY SOOMAALIYA MAANTA HOG DAMBE KU RIDI MAYSAAN
INTERNATIONAL LAW GU WUXUU ODHANAYAA NIN MAR WAASHAY OO MARYAHA DHIGAY IN AAN TALO MADAXWAYNE LOO DHIIBI KARIN TAASNA WAA LAGU DABA JIRAA IN GAAS UUSAN NOQON KARIN MADAXWAYNU OO HAWIYE GOUP BAA SHAQADAA KU MASHQUULSAN
nina waku salamaya ind habarkuna indho iyo dhago malaha meshan siaysada manta ayaa falanqayneena iyo shactirada horufadhi lol waxaan sugaya malinta ay sawirka abdi wali ay dhiig mariyaan ama geeso uyelaaan lol
meshan wax dacad ah mataal fikirki xaglatosiye markuu wayey madaxtinimadii pland ayuu samestay mamul yar oo ssc la dhaho midkaso dibad wareeg ahaa meshaas ayaa ali khaliif oo siyasada somalia meel ukaso galo wayey kursigi harti daroodna m j uqadanayo ayaa waxu ku fakaray inuu yirahdo shirbaa qabanaya asagoo ku hoos wata inu ciqilaabo ssc xaglatosiye ina samesto mamul asaga hoos yimada lakin usan madax ka naqon kuna gorgortamo resa wasaare somalia waxuu is yiri m j waxay kunoqanayaan resawasare ama madax weyne waa mamul gobeledka pland kkk markii uu ku hungobey wakaas idacadihi ka calcalaya mamulkan looma dhisin in dal lagusoo celiyo ama dhuloos lagu mideeyo waxuna soo kordhiyey inuu somalidi umujiyo in dhulbahante hal madax weyne ku heshinen taso keentay sidi ayutadi in ninba mar qato 6 biloood lol
ALOOW XAASIDKA KHAATUMO KHAYR JABI OO CAGTA HOOSTEEDA GELI INTA MUAAMARAD U DHIGAYSANA KA GACAN SARAYSII AAMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN
dooxa mudug ama edbiye iyo wiil.m.saleeban
huuno iyo boowe khaatumo waxay iska ilaalinaysa kuwa lagu iibsado kumiyada sida gaas naftiisa iyo ina cali waraabe oo dubai price ku yeeshay miyaydaan arag boqorkii xaawilay inuu garoowe u dhuunto in aanu casilay waa saas oo joogto ah idinku kuwiina la iibsado ilaashada intaad khaatumo musasaka ka qishaysaan meeye odayaashii isaaq edbiye iyo doobiye ee inta qaar xamar tageen cabanaya in ay tiro yaryihiin oo siilaanyo kuwii kale guryahooda ku ilaaliyo
wiil. m.saleebaan hadhoow ha kabash kabash layn markaan kuu soo jeesano
HORU FADHI.COM WAAD KU MAHADSAN TAHAY WARARKA AAD KU IFTIIMINAYSO CADAWGA KHAATUMO IYO MA’AAMARADAHA LOO DHIGAYO NOOOOOOOOOOOOOOOOLOW
kkkkk qoladan websitekan qora waxay ku ficnaaan lahayeen inay shactireyan niman dhulbahante oo ka xamala suuqa bakaraha iyo cadcad shangani ah kkkkkkkkk shekadina atareere waa dhaaftay atara wuru maresa lol